Barnaamijkii Suways & Su'aalaha oo xiiso gaar ah xambaarsan |Qosolka Reer Garoowe|

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 10 лют 2025
  • #Subscribe #Channelka #Suways #Gacayte
    Barnaamijka suways iyo su'aalaha oo xargaha goostay

КОМЕНТАРІ • 75

  • @galayrofficial7976
    @galayrofficial7976 4 роки тому +11

    Soo dhawaada asxaabta Suways gacayte waa cabdiweli galayr
    Sidee u aragtaan in barnaamijku hadyado yeesho? Maxaa se xiisayna saan ?
    Comnatiga ku soo qora ?

    • @hassanisse691
      @hassanisse691 4 роки тому

      Cabdiweli Galayr iyo suways shaqo fcn baad hysn runtiiy lkn barnamijka 30 daqiqo ka dhiga siy uu xisad uu yesho dadka dhan hada waa barten teda kale suweys Naga da dheeh labiskan iska bulada uu daran oo adan Lanbarka qabanayn

    • @cumarlaashin5460
      @cumarlaashin5460 4 роки тому +1

      Gambaalka lamafuri karo

  • @laarij682
    @laarij682 4 роки тому +1

    Suweys gaceyte wall horey u soco runtii aad baan ugu xiranahay barnaamikaada waxaan kaasoo salaamaya Seattle.

  • @hanad6666
    @hanad6666 4 роки тому +11

    Wxan bakhti yaa nasiib nahan dadka ha khaldin ina gacayte xage lagu arkay 20 person oo (NO) wada helay tas micnaheda wa warqada ha dhan 99.9% No ku qoron
    🤣🤣🤣😂🤦🏻‍♂️ from Bosaso hoyadi Pl🇸🇱❤️💉🙏

  • @Ibraahimgeedgale
    @Ibraahimgeedgale Місяць тому

    Mashaa allaah 😊😊😊😊🎉🎉🎉🎉

  • @shamsoaden3815
    @shamsoaden3815 4 роки тому +3

    Kkkkkkkkkk wiilka ugu horeeya kk

  • @user-jb5ce6nm7j
    @user-jb5ce6nm7j 4 роки тому +1

    Waraaqaha waa wada No kaliya Xanan beauty salon magaceeda bay maskaxdeena galisay🤣🤣🤣 Salon ka ugu bakhaylsan

  • @cumarlaashin5460
    @cumarlaashin5460 4 роки тому +3

    Yes waa 1

  • @fazkafamily8966
    @fazkafamily8966 3 роки тому +1

    Sueeys dadweynaha cayaarta kadaa waraqado zero ku wada qoran😀salon eber oo qalalan baa mesha ku xayesiin

  • @elossmania
    @elossmania 4 роки тому +3

    Suways Gacyte Vii QuLuubinaa 🥰🙏🥰

  • @zaytum
    @zaytum 4 роки тому +1

    Waa barnaamij shidaan.

  • @cumarlaashin5460
    @cumarlaashin5460 4 роки тому +4

    Waxa dhan waxaa kujira no

  • @ayaandheeman3843
    @ayaandheeman3843 3 роки тому +2

    Hhhhh mesha intayi no kuso wada qortayi ayayi ku ledayi nasiib so

  • @Koyama548
    @Koyama548 4 роки тому

    Keep going

  • @hassanisse691
    @hassanisse691 4 роки тому +1

    Ka jawab suways suasha inta madaxweyne dalka so jiraay ninku tadiiy wuu kaga jawabay deee😂😂😂😂laaska wlhy waa wiil hoog

  • @saidoelmi4351
    @saidoelmi4351 4 роки тому +2

    abaayo aan kaa saxo mida labada nin oo saxiibada ah labada gabdhood awlaadooda waxay isku noqonayaan abtiyaal oo ah midba midka kale buu abti u yahay waayo marka taas hala hubiyo????/

  • @Ymcofficiaal
    @Ymcofficiaal 4 роки тому

    Keep going bayeh

  • @Moaisse
    @Moaisse 4 роки тому

    Qofku haddii su'aasha Ka jawaabo muxuu bakhtiyo nasiib usii galaya? Kan su'aasha aqoon waaya gartaye

  • @HElm-uw5xc
    @HElm-uw5xc 4 роки тому +1

    5 star Abdiwali and Suweys

  • @Hajihassan223
    @Hajihassan223 4 роки тому

    War qadaha ooo dhan waaa no

  • @amhmed2430
    @amhmed2430 4 роки тому +1

    Madaa wada qaadanaya hadiyadii oo dhan cid wax maad siine

  • @fatimaq9424
    @fatimaq9424 4 роки тому

    Wa fiirsada barnamijkan

  • @cabdulaahimaxamed7958
    @cabdulaahimaxamed7958 4 роки тому +2

    Hhhhhhh laascaanoh🤣🤣

  • @kowsarowkonbe2306
    @kowsarowkonbe2306 3 роки тому +1

    Odeyga waxaa isoo baxay 0 iyo N buu yiri waa qosley 😂😂 waraaqaha oo dhan waa No😂
    Balcad war taaa Gorowe maba soo gaarine kulahaa😂😂😂😂😂😂

  • @Abdirahman_ali17
    @Abdirahman_ali17 4 роки тому +2

    Garowe magalo somali oo dhan kulmisay weye magaladaydii wan u xiisey todobo sano ma arag.

  • @abdelazizabdirahman8831
    @abdelazizabdirahman8831 4 роки тому +1

    Dadkan su aalaha la weydiin ma yes baa u soo baxdo cajabey cajiib

  • @deeqdooli761
    @deeqdooli761 4 роки тому +2

    Balcad waxaa loo aqaani jiray tateyleey

  • @mohanur3447
    @mohanur3447 4 роки тому +2

    Waraa qadahn wada No da ah maxy ahaayn, wr mesha Salon ka Fakhrisana mse wa , been sheekdau 100 qof oo wadda No ah xgge lagu arky , Nagala tagga waxa

  • @geesigunirifayso305
    @geesigunirifayso305 4 роки тому +1

    Gaalkacyo aad garoowe dadku way hurdaan😂😂😂😂

  • @cabdisamadmaxamed4456
    @cabdisamadmaxamed4456 4 роки тому +1

    🤣🤣🤣war dadka magaalka naljooga sidee wax yihiin macd lawada xawilantihiin🤣🤣🤣

  • @AFX-n9n
    @AFX-n9n 4 роки тому +2

    tuug 😂😂😂yes and no beenbeen

  • @ibnubacays8063
    @ibnubacays8063 4 роки тому

    Barnaamijka khiyaama ku jirta wayo waraaquhu yes kuma jirto

  • @dalmaraden4309
    @dalmaraden4309 4 роки тому +1

    Suweys wiil ayay waydiisay sheeg madax waynihii sadexaad ee somalia?
    wuxuu ugu jawaabay maxamed siyaad bare.
    iyana waxay tiri no😀
    malaha su`aashaas wiilku wuu saxay ee iyada ayaysan jawaabteedu jadwalka ugu jirin!
    Adan Cade iyo Dr.C/risid bes ayaa ka horeeyay isna kii sadeexaad ayuu ahaa

  • @asiyodini3990
    @asiyodini3990 3 роки тому

    Waxaan hubaa in degmada balcad la dhihi jiray TAYTAYLEEY.

  • @ubahdagan4322
    @ubahdagan4322 3 роки тому +1

    Daka hawaalin a hadiyad meesha Kuma heesan ne

  • @saidnourmohamoud3544
    @saidnourmohamoud3544 3 роки тому

    Meeshaad No kaliya kusoo Qortay maxay tahay Suways gacayte dadkaa walaysaan 🤣

  • @hanad6666
    @hanad6666 4 роки тому +2

    Rer garoowe wa Dad Dalan an waxpo ogen dadkan waba dad hurde Balcad magacedi hore wa (tayteylay) somalia 9 president aya somaray
    Markana farmajo marku solabto inshlh wuxu noqon dona madax waynihi 10aad
    Lkn rer garowe wa ilmo Deni wadaniyin maha maskaxda fadhida
    Suweys come Bosaso ada yapi 🤣🤔😜

  • @omargk4454
    @omargk4454 3 роки тому

    Waraaqdaha no ayaa Ku wada qoran

  • @kamalwaraabe8840
    @kamalwaraabe8840 4 роки тому +1

    Warqadaha kuli no ba ku qoran wad khyantay dadka

  • @amaalaadan1490
    @amaalaadan1490 4 роки тому +1

    Suways gacayte sxb sualaha ma how yran

  • @sacdiacusman2811
    @sacdiacusman2811 4 роки тому +1

    Nasiib beel naaa reer garowe wakaa sharaf badan yhiin shpooo🤬

  • @abdulahiyusuf8833
    @abdulahiyusuf8833 4 роки тому +2

    Hhh dadka wada xawilan xage ka kenta suweys

  • @abdulbkofficial2501
    @abdulbkofficial2501 4 роки тому

    No baad dadka meesha uga soo buuxisay markaasaa dadka qayaaneysaa ood yes baa Ku jirta leedhayay

  • @Ymcofficiaal
    @Ymcofficiaal 4 роки тому

    Mzhlah

  • @YusufAli-ij3hj
    @YusufAli-ij3hj 4 роки тому

    Wll xijabka qada

  • @abdifatah3786
    @abdifatah3786 3 роки тому

    No baa lagu wada qorey waa suuq geyn bilaasha ee dadka ka dayaa waxasi nasiib qabsasho ma ahee

  • @abdullahijama4306
    @abdullahijama4306 4 роки тому

    Wll. Dadka wax bar

  • @hassanisse691
    @hassanisse691 4 роки тому

    Suweys waxa wax waraysataba waa lagu waraystay ninka uu jawab deee

  • @asiaali3460
    @asiaali3460 3 роки тому

    barnaamijka wan salaaamaya iyo gabadhan suways miya la yidhaaha laakiin walal laba nin ee saaxiibka ah hablaha isaa siyay wax waa isu yihiin waxba isma ahaa baad tidhi bal ku noqo halka kk

  • @ahmedbihi145
    @ahmedbihi145 4 роки тому

    Kuweydinaya kulaha caadi mahan

  • @laasgeel5289
    @laasgeel5289 4 роки тому

    Teytaylay magaca hore balcad

  • @abdiaxmed9522
    @abdiaxmed9522 4 роки тому

    Naa dadka waraqaha madhan ee wada nooda wada ah kadaa

  • @cusmaniyinta
    @cusmaniyinta 3 роки тому

    kalmadaha ah yes iyo no badal af somali ku badal 2da kalmo wad xayayisinaysan

  • @yahyeliibanguudle6477
    @yahyeliibanguudle6477 4 роки тому +1

    Dadka dhn no maa uso baxaaa see wye heee aqyree

  • @aliyusuf3810
    @aliyusuf3810 3 роки тому

    Jowhar baa la dhahaa tay tayle ma aha balcad

  • @gfffdf4423
    @gfffdf4423 4 роки тому

    Kkkkkkkkkkhhhhhhh

  • @alikooll3665
    @alikooll3665 3 роки тому

    been badnaa warqadaha itaa badan waxaa ku qoran no intaabadan

  • @Hajihassan223
    @Hajihassan223 4 роки тому

    Naa dadka kada warqadaha beenta ah

  • @dadirhanas8534
    @dadirhanas8534 4 роки тому

    Dayib daya hh

  • @AFX-n9n
    @AFX-n9n 4 роки тому

    This show is so dead 💀 boring!!!!!!!🤧🤧

    • @Suuu-h6s
      @Suuu-h6s 4 роки тому

      Yoo puntland is diverse mashaAllah 😍 I thought only southern Somalia like banadir and jubaland was diverse

  • @khaliva
    @khaliva 4 роки тому

    Ina adeer barnamijka hapeen duub oo dhalinyardii mglda aan oga nimid wx wydii re miyi Elay iyo mid dhimn miyaa growe hdda jooga lawwxatu lil bashar
    Ama Re muduga utag aan wx kla fa'idesanee