Xasan Sheekh, Farmaajo iyo Sheekh Shariif waa kuma madaxweynaha ugu qabyaaladda badan?

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лип 2024
  • Mar walba waxaan kusoo gudbin doonaa sheekooyin xiiso leh.

КОМЕНТАРІ • 221

  • @Jaalejaale12
    @Jaalejaale12 17 днів тому +7

    Waxaagu waa isku dhererin wxaad isku dhererinaysaa Farmaajo iyo Kooxdoo mirayano ee xasan sheekh , wax logic ah kumaad hadlin

  • @mohamedfarahshirwac7318
    @mohamedfarahshirwac7318 17 днів тому +5

    hadalkagu wuxuu u muuqda in aad qabyaaladaynaysp farmaajo lkn nasiib wanaag waa lagu yaqaana

  • @user-vp3nd5lv8w
    @user-vp3nd5lv8w 17 днів тому +8

    Sharif sheekh axmad
    Waa geesi gaarab waayay
    2026 insha Allah

  • @markaawi750
    @markaawi750 17 днів тому +9

    Hadalkaaga waa macquul lkn dadka aad kusheegeyso dadka ugu tayada liito taasi cadeyn ayey kaaga baahantahay

    • @Koolkoliyow
      @Koolkoliyow 17 днів тому +2

      Caliguudlawe iyo xundubey Nika nokenay Wye 😂😂

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 16 днів тому +1

      Waxaa kugu raacsanahay In Wariyuhu sifiican udhigay lakin Dad ugu liito Ma Siinin beesha Xamar Ma Gen Odawaa ba ugu liitay beesha Muqdisho Ciidamadii Aawey Maanta uu Xukumaayey Dhamaan Waa la Xasuuqay ❤❤

    • @Professor4555
      @Professor4555 15 днів тому

      ​@@abdikadirhaji6852odawa wiil yar on waxba talis ka aqoon bu aha , farmaajo dhalin yaro u guulwadeyso on waxba galin bu qolo kasta matalaad uga dhigey, xasan shiikh na waxa laga sheegayo run bey u badan tahey saan ka arkeyno maamul xumadiisa hada

  • @ShaxdaiyoShaax
    @ShaxdaiyoShaax 17 днів тому +3

    Macnaheeda waxaan u fahmay in aad xasan ku daashay oo aad rabto in aad shariif u wareegto 😂

  • @anonymouslyhidden95
    @anonymouslyhidden95 17 днів тому +6

    Iskuma dabo hasan sheekh qabyaaladiste weyn
    Shekh shariif sidoi kale lakin xabiibul malayin waa somali wadani

  • @cabdisalaamxaajimaxamed9810
    @cabdisalaamxaajimaxamed9810 17 днів тому +1

    Adiga qof kaa qabyaalad badan wallaahay baan la helayn!.

  • @abdulahimohammed9099
    @abdulahimohammed9099 17 днів тому +1

    Wad mahantahay
    Madaxweyne Hasan sifaadkas waynu kuhaynaa
    Shariif na runbaad kasheegtay
    Lkn farmajo reer naceybka aad kusheegtay anigu kumaan arag ee kusoo cadeey mahadsanid Abdullahi

  • @mohamedosman3960
    @mohamedosman3960 17 днів тому +3

    Waasax Eedaha lagutilmaamay yaase wax kaqan kara?

  • @Sarta100
    @Sarta100 15 днів тому +1

    Warkaa ga waa sax sheriif waa mudan yahay in uu soo laabto dakjana wax weyn ayuu u qabtay sida xoreyn iyo isku wad bulshada waxaa ugu mudan in sheriif lasoo celiyo oo uu noqdo madaxweyne rasmi ah wasyo waa geesi daacad wadani dadkana maqla aan isla weyneyn oo ka diin iyo iimaan badan,waxaa lagu reebaa lacag oo dakaan waxaa msdaxweynaha keena imaaraat iyo khadar oo lasluusha xildhibasnada sidaasaa kursiga ku waayay sheriif laakin waa kaga fiican yahay karti iyo daacad iyo wadanimo sheriif soo noqaa leenahay dal xureeye dad mideeye fursad siiya sheriifka xildhibaano lacag wax ma tarteree .dalka hala badbaadiyo.oo dadkiina u tura doorta nin asn qabyalad iyo qabiil ka dhayn leh karti iyo diin iyo iimaan.

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 12 днів тому +1

    Sadbursiga waxaa saneyey Farmaajo iyo siyaad Bare waxaad tahay xaasid aan runta ka hadlin wasarada Arimaha Dibada farmaajo waxow ku safay cidiis daarood kkk .cadowga dalxureeya cagta ka hoos Amiin yaa Rabbi

  • @kingjaceeloow2405
    @kingjaceeloow2405 17 днів тому +1

    Sxb waan ku taageeri jiray lkn tan allah ka ogaado waa ka diiday farmaajo qabil ma yaqaan

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 12 днів тому +1

    Asc ma garaan dalxureeye madexweyne xasan sheekh.farmaajo yo sheekh shariif waxey Nabad ka dhigi wayeen muqdisho oo kaliya.laakin xasan sheekh waxow Nabad ka dhigay xamar ilaa jowhar afgoye ayaa bajaaj lagu tagaa Alxamdulilaah Rabilcalamiin..xasbunAllah wanicmalwakiil❤❤❤❤❤

    • @abcbc4008
      @abcbc4008 12 днів тому

      Sadbursi waxaa sameyey siyaad bare farmaajo .waxana sameeya sadbursi Qof walbo oo madax noqdo

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 17 днів тому +1

    Farmaajo iyo sheekh shariif labaduba ka fiicnaayeen Xasan Sheikh dhinaca wadaniyadda

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k 17 днів тому +1

    Taas waxay kutusaysaa inuu shariif diiniyan ka aqoon badanyahay kana xiahood badanyahay

  • @abdftahhazzan2563
    @abdftahhazzan2563 17 днів тому +1

    Shiriif shiikh ahmed alle haku guuleeyo madaxtinimaddq

  • @AdamMohaa-w9h
    @AdamMohaa-w9h 17 днів тому +1

    Waa aragtiyo macquul ah lkn midda ah farmaajo wuxuu necbaa qabiil gaar ah adigoo ku sababeeyay inuu kuwa ugu liita xilal ku taxay , waa su'aale farmaaja ma wuxuu ogaa kooda liita iyo kooda fiican ?.

    • @Professor4555
      @Professor4555 15 днів тому

      Asaga so xushey kuwo an waxba beelahooda ka dhex aheyn lagana aqoon, guulwadeynta kaliya bu qolo kasta ku xushey shaaribo weyne

  • @BukhariMohamed-sf6uz
    @BukhariMohamed-sf6uz 16 днів тому

    Abdulahi osman wll wad qaldantahy muqdisho waxaa daga dhaman somali seeweeye

  • @user-kx1ps4ib5x
    @user-kx1ps4ib5x 16 днів тому +1

    Farmajo waxan ku tageraa waa wadani dalkiisa difaaca xitaa haduu aniga idhaawaco ama ixiro waxan kutageraya wadani nimada ilahey hano so celiyo

    • @Professor4555
      @Professor4555 15 днів тому

      Halku dalka ka xoreeye 😔😔, guulwadeynta kaliya miya ugu xiistey lacagti lagu heli jirey

  • @Falanqeynta_musalsalada_Somali
    @Falanqeynta_musalsalada_Somali 17 днів тому +7

    Hassan Sheikh Mohamud wa qabyaaladiisye

  • @User-wrg23se4
    @User-wrg23se4 17 днів тому +1

    Dhulka dowlada iney ledahy ma ogthy mana ogtahy inaa dowlda ku edeyneyso dhulkeda?! Shacabka ayaa logu shaqeynayaa

  • @abdihakimmohamed6594
    @abdihakimmohamed6594 17 днів тому +5

    SubxaanaAllah ma farmaaja qabyaalad usaarisay.
    Tan Alle ogama baqin

    • @kalatuuraaye.7106
      @kalatuuraaye.7106 17 днів тому

      Adeerkaa farmaajo ayaa ugu qabyaalad badnaa sheekadii adeerkiis afweyne ayuu la yimid iyo in uu ra'iisal wasaare rooble uu xafiiskiisa weeraray marka anaga oo hawiye ah maxaa naga fileysaa ninkadan daaroodow sow ma ahan in aan kursiga ka tuurnay yaa idinka qabyaalad badan waxaa iska dhigeysaa nin aan eheyn munaafaq adeer munaafaq baa tihiin waxba magaca subxanallaah haku qaraabanin indha adeegaada adeerkaa farmajo sow mahan ninkii gedo geeyay ciidan uu ku difaaco reerkiisa miyuusan eheyn ninkii 16kii kursi ee gedo yaalay si cad u rabay in uu soo qaato iyadoo axmed madoobe joogo Haa ciidankii farmaajo geestay gedo ujeedkooda waxey eheyd in uu ku soo dhacsado 16ka kursi 😮😮😮 marka miyaadan eheyn munaafaq adeer adiga iyo reerkaadaba wada munaafiqiin ayaa tihiin ee adeerkaa farmaajo ka dhigo gudoomiyaha gedo anagu hadii aan nahnay hawiye qabyaalada waa ku dhaqmeynaa ilaa yowmudiin warkas sow ma cada mise indhaha ayaa fiish ku leedahay meesha aad gaarto ayan kula gaareynaa waa inoo qabyaalad iyo in aan difaacano ninka naga wada dhashta.

  • @AarkaBas
    @AarkaBas 17 днів тому +1

    Uskumidwey 3 Doda wayo kutubki illaheybeykatagen

    • @AarkaBas
      @AarkaBas 17 днів тому +1

      Illaheyhasohanuuniy inshallh
      😮

  • @bashiiryare4541
    @bashiiryare4541 17 днів тому +3

    Abdullahi osman farah ya ku balamiyay

  • @Bin-Isse
    @Bin-Isse 17 днів тому

    Farmaajo number 1, no qabiil, no musuq maasuq, no booob, waxay ilatahay in farmaajo saafi yahay❤❤❤❤

  • @ugaasmedia7987
    @ugaasmedia7987 16 днів тому

    Warbixintaadu maaha mid xaqiiqo ku Qotonta waxaana ku Madaxmartay Qabtaalad shalayna waaku Ogayn sidaad u Rasin jirtey Farmaajo oo lagu Qiyaaso inuu ahaa hogaamiye daacad ah

  • @omarali-oi7vv
    @omarali-oi7vv 17 днів тому

    Xasan iyo farmaajo waa isku mid Laakiin shariif sax baa ka sheegtey my opinion

  • @hasanhersi7914
    @hasanhersi7914 17 днів тому

    Haahey hadalkada waalayaba aniga wariye Abdulahi. Sedexda aad kasoo shekeysey labo madaxweyne yaal hore iyo kan hadda jooga Hassan sheikh runta aankuu sheego markad ledahay Farmajo sadbursi masameyn lkn beel gaar ah ayuu beegsadey horta taliyaha ciidan xooga yuu ahaa sow general Biixi ma aheyn Farmajo ayuu ku reer ahaa .labadan madaxweyne kale Hassan sheikh iyo Sharif aniga uma maleynayo iney qabiil gaar ah beegsaden lkn Farmajo toos ayuu ubeegsadey beesha aad kahadashey oo weliba usoo xuley kuwii ugu liitey inuu madax uga dhigo qaladkii ugu weyna uu galey ayaa sidaas noqdey uma maleynayo in mardambe la aamino okay Hassan sheikh iyo Sharif ka waalaga nabadgela gacantooda kumasoo gareyso haba lagu xanto ssdbursi iyo hanti uruursi lkn waa laga nabadgela adigaba sidaan umahadlen hadday xun yihiin waalagu soo xiri lahaa lkn hadda freedom of speech ayaa heysata ee balooniga hoos udhig saxiib

  • @user-wo8ku3cp2g
    @user-wo8ku3cp2g 15 днів тому

    ASC VIVA 7UP MASHA ALLAH SHARIF AYAAAAAA KU LEH MAMUL GOBANIMO
    ILLEEEEN HORA MURTI SOMALIYEED LEDAHAY
    GOBNIMO GREEEN AYAY GASHAA AMA GAABANE
    SHARIFKU KU CALLAMADAYSAN MURTIDI
    KU SUNTAN MAGACU ILLALIN AYUU RABBAAAA DADKA IYO DUGGAGA LA KAL DUWO WA FILLAYAY

  • @afeeyoffacialchenall611
    @afeeyoffacialchenall611 17 днів тому

    Farmaajo reerka muqdisho degan awooda oodhan ayaguu siiyey balse waxaad ka weyseen wax aad boobtaan marka waxad ku tilmaamee ragaas in ey doqon yihiin miyaa

  • @AbdaleXasan
    @AbdaleXasan 2 дні тому

    Asc mastar farax waa sax shiirf dhaankas balse siyasad fadhida maleh malinba meel ayaad ku arkee mana ufiina siyasiga❤😂🎉😢😮😅😊

  • @cabdishiikh4560
    @cabdishiikh4560 17 днів тому

    War cidla .ah lama rabee cadaymahana daba dhig oo soo baar nacaybkaan xadgudubka ah ee xasan sh hanagu daldalin awal baad amaan nagu dishay marka hada wax aan cadayn lahayn kaama dhagaysanayno

  • @muxamedmuuse9928
    @muxamedmuuse9928 15 днів тому

    Inta aad sheegtay waa ron lkn waxaad ilowday farmaajo in ow darood xataa kala saray ugadeen arki makaryo ninka kaliya ee aan qabyaalad lago arag waa sh shariif nin diin lahaa la dugaashadaa

  • @mmawad9679
    @mmawad9679 17 днів тому

    Waad la Wayday farmaajo iyo shariif qabyaalad mayaqaanan lkn xasan sheikh aabaha qabyaalada

  • @AbdikadirCumargure-ty3ll
    @AbdikadirCumargure-ty3ll 16 днів тому

    Xasan sh nin ka fiican Somalia ma soo marin mana soo mari doono ee qadhinkan hanagu soo dhisin

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 16 днів тому

      Waa kan Ugu liito uguna xun uguna qabyaalad Badan Uguna qaainsan dalkii boob xasuuq Ciidan Sharaf la.aan Qab yari Guurgurte maba Moodid Inu Madaxweyne uyahay Somalia

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 17 днів тому

    Wadani dhab ah qabyaalad kafog jacaylka qaranimo soomaaliyeed oo quwad iyo dhaqaalale sidoo kale jacaylka jiritaanka dawlad soomaaliyeed oo sharaf iyo karaamale

  • @mohamedhussien3757
    @mohamedhussien3757 17 днів тому

    Waxbaa kaa qaldane shariif puntuland ayuu dacay ugu jiray oo wexey rabaan ka sameyateen

  • @abdulazizd
    @abdulazizd 17 днів тому

    Sheekj sharifa ugu qabyalad yaraa labadan kale. Waa qashin

  • @user-qh7sv3io1i
    @user-qh7sv3io1i 17 днів тому

    Qof masuul ah oo eed laheen majiro ee walaaloow ololahaan xageed kakeentay maalmahaan hasan aad ku weerareyso mise gunadii ayaa lagaa jaray

  • @ahmed-bs9l
    @ahmed-bs9l 17 днів тому

    Shariifku waa sheekh soomaha maxaa siyaaasadooda ayaaba lagu hayty ee lagama sugayao inuu xoolo dada dhoco . Markaa waxaa ila quman labada oday ee kale sheekada ku koob cabdullahi wll

  • @EngAxmed
    @EngAxmed 17 днів тому

    Farmajaa saxan wayo awood benaadka hawiye 30 sano ayey dalkan wakatariladahy marka wa inlootaliyaa aniga sidaa ayan aaminsanahy hadeyba kasoobaxaan xasan shiiqookale

  • @hakashakin3306
    @hakashakin3306 17 днів тому

    Waa xaqiiq, oo ninka hadda jooga xaafiiska waa qabyaaladeyste aan damiir iyo dadnimo midna laheyn.

  • @user-ht6ci2qk9j
    @user-ht6ci2qk9j 17 днів тому

    Wax macqul ah nomad sheegin lkn waxan hadalkada kafahmay cuqdadi aad uqabtan farmajo farmajo qabiil gaar ah manecba dadka dhan usiman❤

  • @user-vt1vx7xl8b
    @user-vt1vx7xl8b 17 днів тому

    Meel baad oga dhacday tuugaan qabuuraha faqanaya ee dalkiba aan waxba ku riibin inad lasinto labadaa nin ee sharafta leh waxaan oo kalana umada la hor imaan

  • @abdisalaan2712
    @abdisalaan2712 16 днів тому

    Fatmajo wd caayi jirte hadana hasan wx aad kawayse bishan ayd mucaarad noqote somali waa kufahanto dhuuq qooos ayd rabtaa

  • @mohamednuur9770
    @mohamednuur9770 17 днів тому

    MudaneXaszn shekh guuleyso Gaashanka hay guuleyso waligaa waa maxadaweyne Sharafeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SOMALBLOGGER
    @SOMALBLOGGER 17 днів тому +1

    Aad iyo Aad

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 14 днів тому

    Waa Xasan safarow subaxanallah

  • @User7654suy
    @User7654suy 17 днів тому

    Mw Xasan waxa uu ku suntan yahay musuq iyo qabyaalad iyo dal Xaraashe 😂

  • @user-hx2uq6zn6h
    @user-hx2uq6zn6h 14 днів тому

    ilaah kama aadan xishoon

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge 17 днів тому

    Qabyaalad waxaa laga soo gaaray daarood
    Shariif hadii u qabyaalad samayn lahaa xil ayu helilahaa
    Waad aragtay xasan shiekh dowladoo dhan wuxu ku koobay hg waana cida aad ka dhalatay waxaad noqotay maski dabadiisa cunay hadaad qabyaaladnimadi adiga lagu sameeyay sheegayso
    Yaab

  • @Alihassannuur-yd3ge
    @Alihassannuur-yd3ge 17 днів тому

    Tan fikir ku gaara waaye sxb ogowna hadii madaxweyne abgaala xilka qabto lasoco waa ahlu bayd wax ka qabasho male
    Shariifna sharaftaa ka dhacday waana sababta u xil u heli la,a yahay waayo mowqifkiisa macadeeyo waaba loo baahan yahay qabyaalada waana mihiim waan ognahay waxa ku badalay waa debdamiska oo cidaada laga saaray adiguba caqlaad leedahay yaa qabyaalad iska dhaafi kara

    • @abdikadirhaji6852
      @abdikadirhaji6852 16 днів тому

      Amaa Beesha Abgaal iska dhaafe beesha Hawiye Amuu Galaaftay Hassan Guurgurte Somali Dib Dambe loodooran Doonin Magacaa Hawiye Somali ba kabadan

  • @almazeeddubai3204
    @almazeeddubai3204 17 днів тому

    HASSAN SHEIKH MADAX WEYNE KA FICAN NAMA SO MARIN(EE HADII LAGU LAALUSHI WAYEY SUMCAD DILKA KADAA MADAXDA)

  • @Aidarus-Abdullahi
    @Aidarus-Abdullahi 17 днів тому

    Farmajo kaliya ma aha reerka Muqdisho daga in uu neceb yahay ee Marka beeshiisa la eegana wuxuu aad u neceb yahay oo uuna ka ilaaliyay in wax saameeyn ah yeeshaan beelaha Ogaden iyo Maxamuud Saleybaan

  • @mohamedbillow8828
    @mohamedbillow8828 17 днів тому +1

    Tayoo liito?

  • @muhanadyusuf8487
    @muhanadyusuf8487 17 днів тому +1

    Sharif iyaga dhan kafiican

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 17 днів тому

    INA ADEER KA O SHISSHEYE U SHAQEYN NAAYE BU LAD LA DHECE INTAAS BU RER HEBEL NACEYB KU HELE BUT ISLA RER HEBEL NACEYB KI BENTA AHEED ADAA KUJABE MAANTA O SHAANSHI KA AH XAMAR 😂😂😂

  • @mohamedabdihassan1970
    @mohamedabdihassan1970 17 днів тому

    Ameerika waxaa u tartama labo madaxweyne ee midkoodna uusan sharaf laheyn dadka ree marwykane malaha dooq ay kidkale ku doortaan

  • @AliHassan-cx5dy
    @AliHassan-cx5dy 17 днів тому

    Hassan shiekh qabyaalad hadii layiraahdo waa shakhsiga hogaanka u haya sheikh shariif xili uu qabyaalad ku mucaaradayay farmaajo waa la soo arkay waa kii lahaa suma walahy suma walahy isgoo baalaha ay ka socdaan koox hawiye ahayd oo badbaado qaran la baxday xiligaas baa loo hayaa inuu card qabyaladeed xoqday si cad lkn farmaajo weli lama hayo gole uu qabyaalad qaawan sidaa soomali ula hor yimi reer muqdishana masoo mari doono shakhsi uga naxriis badnaa ugana damqasho badnaa lkn ninkan dooda dadka soo dhex dhigay waxaan u fahmay nin hassan sheikh ka soo quustay oo sheekh shariif la jecel inuu madxweyne noqdo lkn anigu waxan oran lahaa shakhsi inaynu taageerno waxaa ka horaysa qofkaa inaynu marka hore soo baadhno wuxuu yahay iyo shakhsiyadiisa inkastoo kuwo xaaran ku yimi oo tuug ahi soomali u keeneen qof dugaaga aan xishood iyo aqoon lahayn soomalina qabiil qabiil isugu diray isku soo wada duub farmaajo iyo sheikh shariif mar walba way ka fiican yihiin kan manta madaxweyne sheeganaya ilaahayse hogaan wanaagsan oo khayr ku jiro soomali ha u dhiibo

  • @user-rc6nn5de6h
    @user-rc6nn5de6h 17 днів тому

    Waa fikrataada zxp

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 4 дні тому

    Markii Siyaad bare laga soo tago M.D Farmajo nin Somalinimo iyo dhawrsanan kaga fiican majiro lkn Somali baa wanaga arag

  • @mrazizi583
    @mrazizi583 17 днів тому

    Adaa kow ka ah QABYALADA WAYO adaa FARMAJO so bax ku haaye😂😂😂😂 manta na outcomes ka guran naayo

  • @aaycom1
    @aaycom1 17 днів тому

    In sharuurki aad hrli jirtay meesha ka baxay.

  • @cadceed-wt5
    @cadceed-wt5 17 днів тому

    Hada hg mawaxad ledahay shariif sheekh axmed an dhisno war waa hogteene ninkiina dhista oo malgashada raaciyo abgaal marwalba ha noqonine ama agbadasha xita oo kheyre dhista

  • @abdurrahmanHarbi-cy8hy
    @abdurrahmanHarbi-cy8hy 17 днів тому +4

    Somalia waxa ubahan tahay hogaan 3sifo leh taqwa amaano iyo wadani faramajo 2 ayu laha wadani iyo amaano lkn xasan iyo Sharif midna malaha

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 17 днів тому

    FARMAJO UGU XUN QABYALDA WAA KII SAFIIRDA KA WADDA DHIGEY DAROOD XATAA SARAAKIISHA CIIDAMADA DAROOD BAAY U BADANYAAN IYO ASKARTABA😊

  • @user-xq9cr4yu7o
    @user-xq9cr4yu7o 17 днів тому

    Hassan sh abgaal ayuu sii kala cunsuriyeeyay i'm abgaal waa mooryaan qabiiliste laftiisa waxkasta u xeray

  • @abdijama603
    @abdijama603 17 днів тому

    Farmaajo Cid uga fiican reer Muqdisho ma soo Marin.

  • @user-xs7of2js7t
    @user-xs7of2js7t 17 днів тому

    Adiga waramaya sad bursi iyo qabiil jaa bilaway hadii dhahday farmaajo Reer gooni ah buu naceb yahay sharif na bari ka dhigtay still qabiil baa ku hayo

  • @maxamedxasancabdullahi7401
    @maxamedxasancabdullahi7401 17 днів тому

    Markii dad liito ku tilmameyso dad ka fcn miaa jiraan kuwa farmaajo xilalaka u dhiibay

  • @CaliCiid-k2k
    @CaliCiid-k2k 17 днів тому

    Maxaad u keentay aheegtay waarun intaas

  • @abdkarimharet3602
    @abdkarimharet3602 17 днів тому

    Waad ugaftay farmaajo iyo sheekh shariif waayo waxa aad kusifaysay QABYAALAD, BOOBKA HANTIDA UMADA UUGUDA mood iyo noolba, UUGU DAR inuusan aaminaynin QOFKALE
    ALLAAH habadbaadiyo DIINTA,DALKA, iyo DADKABA

  • @user-qf6fe6nk3n
    @user-qf6fe6nk3n 17 днів тому

    reeraha ugu tayada yar waa kuwee inaadeer

  • @user-wr6dl6dc1d
    @user-wr6dl6dc1d 17 днів тому

    2026 ama farmaajo ama SiihK sariihf 2badas mid haa lagadigo

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 17 днів тому

    Waxaan u fahmey in uu hassan sheikh kistii kaa jertey ka dib markii uu mahat salaat ceeriyey mw farmaajo ceeb waa loo waayey kooxda uu diidanaa na waa kooxda maanta ilaa qabuuraha faaqaneeysaa qabyaalad na kama aheeyn ee waxaa aay ka aheed horey buu u sheegey nin ba hadii tuugnimo lagu sheego waa kala dhimainey buu yiri
    Koleey tareen kii waad ka degatee bal xaqiiqda un sheeg waa iga naseexo

  • @user-ht8zh3fy2y
    @user-ht8zh3fy2y 17 днів тому

    War ninyahow ma laalush ayaa ka weysay xasan Shiiq xasan waa dacad wadani ah

  • @cherif101
    @cherif101 17 днів тому

    Somalidu markay dhaliil kuu waayaan waxay dhahayaan hadday rabaan "wuu khuuriyaa". Bal waxan hadda wuxuu sheegayo dhagayso! Xagguu hawiye wax ugu diiday farmaajo?

  • @mohamedabees7303
    @mohamedabees7303 17 днів тому

    Farmaajo been baad ka sheegtay, reerkuu ugu necbaa farmaajo waa majeerteen, waana dadkiisii

  • @user-kd8mr6bj6h
    @user-kd8mr6bj6h 17 днів тому +1

    Sadaxdaba waa khaa imiin nijaasta

    • @Shacraawi-
      @Shacraawi- 17 днів тому

      Shiikh cali dheere miyaa kuu sheegay😂

  • @abdikadirali117
    @abdikadirali117 17 днів тому

    REER BILILIQO QABIILESTE BAA MAANTA QABIIL KAHADLAAYO....FARMAAJO MIYAA QABIIL GARANAAYO MR FARMAAJO WAA MAREEXAAN

  • @sadecarured92
    @sadecarured92 17 днів тому

    Xasan qabyaalad ayuu kursiga kufuulay

  • @barrutabdi3113
    @barrutabdi3113 17 днів тому

    Sxb waan kaadiiday taas,farmaajo qabiil uu necebyahay majira.

  • @AbdisalanAbdulleAli-iw1fr
    @AbdisalanAbdulleAli-iw1fr 17 днів тому +3

    Hal xog oo rasmi ah oo aad nala wadaagtay majirto kaliya waxaa laga garan karaa warbixintaada haley fahmo wax la dhaho hadii kale waxaa rabaa sheegaa.

  • @abdiwahabadan6584
    @abdiwahabadan6584 17 днів тому

    Waxay ilatahy inaad beenaale weyn tahy . Farmaajo qabileste kulaha war Allah kabaq umada kaxishoo. Mdx weyn somalia inshallah 2026 wa farmaajo mse qeyre

  • @ishmaelmohamed1115
    @ishmaelmohamed1115 17 днів тому

    Inow farmajo wanagisa oo idil shegtid dhib kugu tahy lakin sowareyso shacabka muqdisho hadey run qar someyso waa arkeysaye

  • @AbdimahadJama
    @AbdimahadJama 17 днів тому

    Mudo hore ayaan dhegaysan jiray ninkan meesha wax ku duuba laakin markuu qabyaalad dayn waayay ayaan Iska daayay inaan dhegaysto hadda laba clip ayaan ka dhagaystay mise nacaybkii ayuu wadda marka ma gudo wax la dhegaysto farmaajo iyo qabiil fiirsi kala Dheer ee cadaalada weligaa haka tegin

  • @yasinmohamed1818
    @yasinmohamed1818 17 днів тому

    Farmaajo been baad ka sheegtay waxaad ku dicaaysaa Xasan shekh si aan loo odhan isaga keliyaa Qabyaaladiiste ah. Farmaajo intuh Hawiye u qabtay Xasan shekh uma qaban. Lakin shekh shariif waa nin shariifa sida magaciisa waa kugu raacsanahay taas.

  • @warsamemayele
    @warsamemayele 17 днів тому

    Qabyalada ku qaadey kuma dhigto

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 4 дні тому

    Ilahay mataqaanid hadaba leedahay Farmajo baa Hawiye qabyaladeyey Farmajo waa ninka kli oo Hawiye wax uqabtey beenlow

  • @AhamedSanqol
    @AhamedSanqol 17 днів тому

    Madaxada
    Somalida
    Waa
    Washen

  • @waqtilumis3577
    @waqtilumis3577 15 днів тому

    WARIYAHAAN CABTOOY MIYAA FARMAAJO MIYAA HAWIYE NECBANA HHH ADEROW ANAGA HAWIYA AH WANA DAGERSANEEN KUWA QAB QABLAYAASHA AYU DIIDANAA

  • @YamaniMaxamed-j9s
    @YamaniMaxamed-j9s 17 днів тому

    Adeer ka xasan shiikh qabyaalad toog nimo iimaan la aan

  • @abdiaziizraage
    @abdiaziizraage 17 днів тому

    wexee ila muqataa in kistii lagaa jarty sbbtoo ah warbixintada waxan xaqiiqsaday in ee beentay markaad dhahday farmaajo waxa ma sed bursan yacnii qabiil kiisa
    masuul intee Geena go,doomintii gedo laga soobilaabo 2018kii ilaa 2022 16kii kursi darteed ayaa gobal gedo looga jaray jubaland ?????????????
    marka SaaS ayaanba kulal nay warbixintada

  • @jeyowinaomar100
    @jeyowinaomar100 14 днів тому

    Farmaajo Been ayas kashegtid allaha kadafa wariye.... farmaajo wa wadani

  • @ahmedabdi2180
    @ahmedabdi2180 16 днів тому

    Adi laftaada xiligii farmajo wararkagu way qabyaladeysnayeen wax kaleba intaan la garin

  • @idrissaidarous-hi3mf
    @idrissaidarous-hi3mf 17 днів тому

    Farmajo been baad ka sheegtay
    Sharif waa sidaas
    Xasan shekh waa sidaas iyo so ka sii daran
    Lkn farmajo wax reer nacayb ah uu ka maydhanyahY waxan ahay hawiiya itobiya degan

  • @noornooradanabdi4267
    @noornooradanabdi4267 17 днів тому

    Wariye ankusaxo sondinjir iyo sodon malyan gormo xaranta tabcaday ma oktahay waa xiligii sharif

  • @abrahammohmed5045
    @abrahammohmed5045 17 днів тому

    Aniga ma arkin reer gaar ah oo uu necebyahay farmaajo taas badalkerda reer muqdisho wuxu siisay raisulwasarahii ugu aftahansanaa khayre iyo kii ugu siyaasi ahaa weliba isaga riday waa Rooble iyo beesha abgaalne hirshabeele iyo gobolka ayuu siiyay

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 17 днів тому

    Xasan shaikh noole ka qabyaaledaysan uore uma arkin 😅😅

  • @maxamedcabdiraxman6595
    @maxamedcabdiraxman6595 17 днів тому

    Walee galmudug iyo hirshabeele dadka maamulaya wa kuwa ugu tayo liita maamulada