In uu wadada somaliya lagu badbaadin lahaaa saaranahay Xurmadle Hassan sheikh mahamuud ilahay ha ka dhigo kii somaliya ku badbaadi laheed awooda dowladnimo soo celinlaheed Dowlada uu hagaami ee Xamza iyo XASSAN iyo dhamaan inata jecel in somaliya laga hor lexiyo daneestayaaal dalka hagardaamewyay
War waa munnaafaq munnaafaq dhalay xasan sheekh maxamuud uaan dheg jalaq loo siinin hadaladii ee axmed madoowe waa iska dhicinayaa kuwa kale ha nacamleeyen
Gedo 6 degmo iyo ka badan Waxa hysta habashida ethopia ciidanka ladaabulayo gedo hala geeyo gaaladas baahan aan marka hore meel iska saarno Xasan sheekh Ahmed madoobe waa somali Waa uso laaban karna
Wariyihu Waa ogyahay in aan puntland Xasan ku dhiiran karin waayo wa dawlad dhsan oo ciidan Leh wixii Somaliland ku dhacay Xasan Wa dawanayay wa mamulkkk
nin 2 sano iyo bar an xamar mena an udhafin o dalka wax kajiraba an ogeyn yuu werarikara wariyoo waxa ad shegeyso wa in ay xaqiiqda ku fadhiyan xasan shiikh waxba gacan ugumajiran
Loo taliye ! xassan sh isagoo arkaaya la dhisay qaatumo state lana soo dhisay hiraan state oo ka madax banaan hirshabeelle iyo puntland isla markaana kenya iyo Emirates uu maciin u raadsaday in axmed madoobaha jubbaland jooga loo tafa qabto 😂 somaliland iyo koonfur galbeedna waxaa maamula Ethiopia hadii la doona xassan sheekh waxaa lagu xiri karaa baydhabo iyo hargeysa si fudud sidii roobow 😂 ee wariyow xassan beenaale sidaad mooday uma adka ee Hassan sheekh waa loo taliye dhiiqo madaxa kula jira dhiman raba waqtiga ku yaryahay 😂😂 ee inta u harsan naftiisa Haa bad baadsado kkkkk Intaas ila tahay 😂😂
Gurgurde o ah ninka ugulida waxa madaxweyne so maraay somalia ugu dayada xuun ayat saan ufalinesa ahe ka waran hadi at farmajo ama abdi rashid ali sharmarke ama Mohammed siyat inaga dalan laha allow halyey lagu fano ini saahaal maryanow
Been mahan wlhi wa fariin u gobolada kale udiraayo wayo maanta hadu Axmad madowe so af Jari waayo mamul goboled walba Awood bey isbidi donan o ayagana markode la dagalami donan
Waxay ila tahay Qofkii iga hor imaado waa dambiile anigaa ah qof kaliya warkiisa sax san yahay oo daliil u ah war hader ka hor media-yaha ka sheegay Sanbaloolshe oo ahaa cidii dagaal ku adkaata ayaa dejisa sharciga dalka laga heli karo Socail media-yaha ee aan aragno wixii Natiijo ahaan soo baxo Guul anaa kaa Awood badan lagu gaaray iyo Guuldaro dalka dib u dhigta filim waay aan fiicneyn Talo rabi ku filan Soomaaliweyn
War ninka xasan is hayaan waa daarood jooji nacameynta wakhtigeedki ka soo hor dhacday maxaad sheegi doontaa hadii xasan jubaland looga guuleysto 20 kun oo aski oo itooiyanka ah markey baydhabo gaaraan iyo gedo xasna laga adkaaday in lafta gareena doorasha qabsado xaqiiqada soo socota wataa ee laq
Waxay nala tahay inaad Hassan Dhiigo ku taageersan tahay colaada iyo burburinta wixii ilaa 2002 la dhoobdhoobayey! Just care about wallet, bro! Don't remember Aakhiro!?
Waaar Abdullah osman waxa aad noqotay afhayeenka xassan sheekh ee wariye nimade ka tanaasul oo xasan isku sheeg in aad tahy nin hawiye ah oo baraha bulshada ka dufaaca
Dowladnimo iyo somalinimo naga bdn cidamada qaranka guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dalka iyo dadkuba waxey ujahesten qaranimo guul ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waa tub toosan MD dalxoreeye❤
HSM xaabsade Dalxaraashe Bad iibsada iimaan laawe Qabyaalad iidle xumaan oo djan isku darsade
@@Fowzia69xaa ka badali kartaa
Islaan daalan ayaa tahee bax canjeeradada iska Dubo intaadan garoob lagaa dhigin😅😅😅
I like how you analyse
Wallee Xasan Sheikh meesha uu Soomaaliya ku wado wax badan waa laga sheekayn doonaa
WAA IN LA ISKA QABTO
Waxa ila tahay wadadii Doladdnimo inuu hada qaaday xasan sh Dolad waa tii laga cabasada guul iyo gobanimo
Xukun jilicsan iyo gus jilicsan midna faaido malahan ee sido dalxureeye wax uwado haku wado dalka guul ayu gaari doona insha Allah
DAL XARAAESHE WEEYE MEESHA DAL KUMA HAAYO SHIDALAKIINA WAA II SADAY OO 6Billion $ ayuu qaatay qofna waxba kama arkin
Allow soomaalida deh dooda nabad yeel😢😢😢
Guul gobonimo Somalia 🇸🇴 ❤
Somali dadkeedu si ahaan Waa in cilmi baaris lugu sameyo maxaa yeelay haddiba Hassan sheikh Mahamud uu uyahay Madaxweyne iyo Ahmed Madobe Maxaayeelay haddii aanunahay dad, aqli ah, aan uu sareyo waxaan noqlaheen dad, madaxdooda yahiin kuwo bulshad ay xukumadyaa aqli, aan iyo darjo aahaan ka sareyaan lkn maanta ilam yare ee 12-15 jira iyo madaxdeenu waa isku darjo 35 sano nadad la aan iyo dal, la aan Macquul mahan Allah ayaa uu maqan dadkaan
Being part of the Web3 Infinity voyage has been fantastic. The team's passion and innovation are second to none. Don't miss the presale!
Mahadsanid abdulahi, dowladnimadu waa awood ciidan. Faderal waa fidno soomaaliyeed. Laakiin hasanka hada jooga. Siyaad bare waa loo aayi doonaa dhinac walba.
Awood ciidan iyo mid dhaqaale siyaad bare aa ku joogi lahaa haddii aa shaqeyneyso
MA JIRAYSO WALEE MA JOOGAAYO
Dalxureeye cabsi cabsi wlhi 🦁🦁🦁🔥🔥🔥
Waxay ilatahay inay dawladu adkatay😂
M.xasan shiikh xitaa but laan iyo s/lilaan , ayaa ka baqaya haddii axmad laga guuleysto
WUUBA aqoonsaday somaliland kan waxb a soo wado kala eri ayuu wadaa
Odaygaan cuuryaanka ah ee xayawaan madoobe waa la dhaafinaa umada islaamka ah ee somaliyeed insha allah
Doowladnimadu waa awood ciidan iyo siyaasad jihaysan oo goaanqaadasho adag ubaahan dhabahaas ayey kusocotaa guul guul guul guul doowladnimada soomaaliyeed aamiin inshaallah
WAXBA KUMA SOCOTO DHANANAMMAHAAYO QABYAALAD IYO QURUXN IYO IN XOOLAHA SOMALIA DHISHEEYE LOO SAXIIXU KU SOCDA ETHIOPIA BADII WAA U SAXIIXAY OOGU DANBAYN WALE DHAGAHA FARAHA GALIN DOONTAAN
😮😮😮😮😮
Xaqiiqada ayaa kahadashay ee Hogaamishaaya wa in lukta dhulka loogu dhuftaa
A.Madowe xabsiga haloo taxaabo😂
Asc
It varies from other tokens owing to Web3 Infinity's self-governing nature. Inventive talent at its best!
Xasan sheekh wadanka in uu xarasho buu rabaa
Sheeko yar oo Xamar ku kooban baad la balac-balac tiri lkn Axmed sida ii muuqatay waxuu soo dadajiyey fashilka Xasan...
Wariye Puntland maamulada kamid maahan miyaa😂
In uu wadada somaliya lagu badbaadin lahaaa saaranahay Xurmadle Hassan sheikh mahamuud ilahay ha ka dhigo kii somaliya ku badbaadi laheed awooda dowladnimo soo celinlaheed Dowlada uu hagaami ee Xamza iyo XASSAN iyo dhamaan inata jecel in somaliya laga hor lexiyo daneestayaaal dalka hagardaamewyay
Dawladnimadu ha sareyso
War waa munnaafaq munnaafaq dhalay xasan sheekh maxamuud uaan dheg jalaq loo siinin hadaladii ee axmed madoowe waa iska dhicinayaa kuwa kale ha nacamleeyen
Waa sidaas gacan bir ah in lagu wado qabto waan rabnaa hddii shacabka somaliyed nahay
SIYID CABDILLE XASAN BA YIDHI " CAR YAAN DILO XUKUMI N" SOMALI YACNI SOMALI WAXA XUKUMI KARA AJINABI SIFUDUD LKN DHEX DODOODA XOOG INAY ISKU MAMULAN MAHANE CAQLI
ISKU MA RACAAN🥺
Dowladnimada hasareydo Xalkale majiro
Qoor qoor wax dan ugu jirta doorasho qof iyo cod Ilaa hadda shacbiyad badan haysta haduusan lumin beryaha soo socda
Intaas oo dhan waxey cadeyn u tahay xasan sheakh kaduwan ninka dhoola cadeynta badan markuu warbaahinta hortaagan yahay itaas galabta waa iga qoslisay wlhi😂😂😂
Gedo 6 degmo iyo ka badan
Waxa hysta habashida ethopia ciidanka ladaabulayo gedo hala geeyo gaaladas baahan aan marka hore meel iska saarno Xasan sheekh
Ahmed madoobe waa somali
Waa uso laaban karna
😂😂😂😂 libaax
Waa ku saxanyahay xasan sh inuu talaabo qaado
Shalay waku tageersana Maan tana wanku didaysax ma ahan xasan ayaqaldan marwalba
Mid Ogow Gab Gabtaa Somalia Inu Ku Qabsado oo Somali uu Ka Gadmo Fikirka Xassan Sheikh Waa Habeenkii Xaley Ee Tagay Masoo Laabanaa Dadkiina Waan Barikicinaa Hantidii Umadda Somaliyed Na Waan Booba Taasi Dal iyo Dad Somali ah Laguma Qabsan Karo Ee Wuu Fashilmay Xassan Xumow
❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wad mahadsantahay abdulaahi osmaan ma rubaaa in ciidan itoobiyaan ah oo garaya 20duk oo askari ay sooo galeen gudaha somaliya
Bentinck
Xasan
Guurgurte
Ayaa
Faafisa
HAGUUUULAYSATO DAWLADNIMADA SOMALIA HOGAAMIYE KOOXEED WANA DAASHADAY
Xassan tuug Cidna u talinmaayo somaliya Cid walba degaankoodey mamushaan xassan moryaan wa adan aheyn noqon meysid
Xasan WA balaayo
Xasan shiiq gal mudug afka kumataagikaro lee axmed madowe ookale maaha asagaa lasooxiraa runtii ogadeenka bur burso leee 😅
Sxb
Bentawaxaaraan
Allah
Kabak
Butland na waa ku xigta 😂😂
Ahmed maha kuwa aad sheegeyso muuufo
Hasan waxa uu Miyirsan doona maalinta xaladu ay noqoto 1991 somalia ay kala tagto
Wariyihu Waa ogyahay in aan puntland Xasan ku dhiiran karin waayo wa dawlad dhsan oo ciidan
Leh wixii Somaliland ku dhacay Xasan Wa dawanayay wa mamulkkk
Xasan Dhiiqo maa noo Xayeysiine 😂
Waxey ila tahay inaad Xasan noo xayeeysiineysid
Axmad umadi ba nacaday 13 sano so taganyahay
Khain wadan
Xasan sheekh (xaraash) haddii uu isku dayo in uu isticmaalo awood ciidan meel xun ayuu ku
Danbeyn doona, xasan sheekh xaraash wadankan wuu gadayaa, waana qaa,in ah, lacag jecel, haddii
Keen naago wuu geenayaa si u faa,ido dhaqaale halkaa uga helo.
Waxay ilatahay xasan sheikh hadu dhabadi toosneed cakta saaray
Waxay ila tahay in xayaysiin fiican aan dhagaystey😂😂
Xasan sh 😂
Libaax
nin 2 sano iyo bar an xamar mena an udhafin o dalka wax kajiraba an ogeyn yuu werarikara
wariyoo waxa ad shegeyso wa in ay xaqiiqda ku fadhiyan
xasan shiikh waxba gacan ugumajiran
Si kaastaba saxan wax dalka uga fiican maleh
Dhaxdhaxaad ma timid hawiyenimo yaa kaa muuqata xasan hawiye said axmed waxba kama qaadayo maxay kula tahay adigu
Loo taliye ! xassan sh isagoo arkaaya la dhisay qaatumo state lana soo dhisay hiraan state oo ka madax banaan hirshabeelle iyo puntland isla markaana kenya iyo Emirates uu maciin u raadsaday in axmed madoobaha jubbaland jooga loo tafa qabto 😂 somaliland iyo koonfur galbeedna waxaa maamula Ethiopia hadii la doona xassan sheekh waxaa lagu xiri karaa baydhabo iyo hargeysa si fudud sidii roobow 😂 ee wariyow xassan beenaale sidaad mooday uma adka ee Hassan sheekh waa loo taliye dhiiqo madaxa kula jira dhiman raba waqtiga ku yaryahay 😂😂 ee inta u harsan naftiisa Haa bad baadsado kkkkk
Intaas ila tahay 😂😂
Oromo naga dhax bax
Xasan afgooye magaarikaraa horta waxay ilatahay in xasan xamar ookeliya uu kataliyo oo selina Shabaab kuhaysato
Hhh wa arin layaaba xasan shiq oo tabar isbidaya waxan been ahayn ragii farmajo kawalay inay odayga gacanta ku dhigeen😅
Siiriya waxa ka socdo maxaa waye ustaad war naga soo siih wixii xaga jiro mahd sanid
Wasaxan yahay hadi wa inow dalka 1 madaxweyna ka taliya hadi kale lakala tash ta
Somaliyay waxa na dhibay
Erayada cadawgu noo adergsado ee ah dowladda taagta daran ee xamar Lee ka talisa iyo erayga ah qaran fashilmay filled state.
Oo hada muxu kusameeyey jubaland, wax kasuurta galin kara jubaland majirto HSM
Hawiye waa soo duulay. Daaroodku sidii goojacade Hawiyaha soo duulay cashar ha udhigaan. Hada nahay daaroodka Europe iyo America jooga dhaqaalaha iyo hubka anaga gadaynaya sidii goojacade.
Gurgurde o ah ninka ugulida waxa madaxweyne so maraay somalia ugu dayada xuun ayat saan ufalinesa ahe ka waran hadi at farmajo ama abdi rashid ali sharmarke ama Mohammed siyat inaga dalan laha allow halyey lagu fano ini saahaal maryanow
Waxay ila tahay inaad kicin wado oo aad jeceshahay in maamulada kale kacaan oo doorashada xassan shiikh fashilmo cabir aad u hooseeya weeye
Adi wariye dhaxdhaxaad iskadhig ee dadka ha iskudirin
Deni ku dar dheh kulligood wada xiirxir ku dheh kulligood wa wada cadowga somalia
Faida makeneyso daqalihii o si qaldan loo istacmaley moyee
Been mahan wlhi wa fariin u gobolada kale udiraayo wayo maanta hadu Axmad madowe so af Jari waayo mamul goboled walba Awood bey isbidi donan o ayagana markode la dagalami donan
Asc banaanka is dhigtay waad isasoo saartayee meeqaa lagusoosiiyey awalba dab dhilf aad aheeydee
Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkk
Wixi sharciga ka hor imada hala soo gabagabeyo
Hassan gurgurte inkaarti ahlu qubuurta ayaa ka waalineysa ee Ahmed Mohamed islam ayaa dawadisa hayaa
Wali waxa aad tahy nin qabiilku kala way yahay somalinimada
Waxay ila tahay Qofkii iga hor imaado waa dambiile anigaa ah qof kaliya warkiisa sax san yahay oo daliil u ah war hader ka hor media-yaha ka sheegay Sanbaloolshe oo ahaa cidii dagaal ku adkaata ayaa dejisa sharciga dalka laga heli karo Socail media-yaha ee aan aragno wixii Natiijo ahaan soo baxo Guul anaa kaa Awood badan lagu gaaray iyo Guuldaro dalka dib u dhigta filim waay aan fiicneyn Talo rabi ku filan Soomaaliweyn
Weysha gowrac dibigu ha ku quus qaate miyey isu badashay shekadu
War ninka xasan is hayaan waa daarood jooji nacameynta wakhtigeedki ka soo hor dhacday maxaad sheegi doontaa hadii xasan jubaland looga guuleysto 20 kun oo aski oo itooiyanka ah markey baydhabo gaaraan iyo gedo xasna laga adkaaday in lafta gareena doorasha qabsado xaqiiqada soo socota wataa ee laq
Riyo oromo lee waaye waxaadu xasan waa qaran ee qabyaalada ka weynoow caanoow
😂
butlland magosatay Weyba ku xigaane
Wariye matihid afhayeenka xasan shekh tahy adiga
Waa yhy Maxa kle farmaajaba kaftan ayuub baa u ahaa
Waxay nala tahay inaad Hassan Dhiigo ku taageersan tahay colaada iyo burburinta wixii ilaa 2002 la dhoobdhoobayey! Just care about wallet, bro! Don't remember Aakhiro!?
Waaar Abdullah osman waxa aad noqotay afhayeenka xassan sheekh ee wariye nimade ka tanaasul oo xasan isku sheeg in aad tahy nin hawiye ah oo baraha bulshada ka dufaaca
ALLE Ka cabso ninkaan Cadalad u hadlaa
Hassan waa laba Qof
Hadaa wax garad tahay waaye
Wara somalia been badana qarac waaye kuwaan hawiye odaygan oo hadlaayo halmar hadlaayo been beey meelaha wareejinayan hawiyan ruufyaanymta beenta badan
Dabka aad hurisaa adiga ayuu kugu soo noqonyaa
Xasan sheekh waa beenlow khaa in wadan
Hassan munaafaq
BEEN BADANAA
Another rufiyan
Beenaalee tuug
Asc
Dabka aad hurisaa adiga ayuu kugu soo noqonyaa