"Karaasha waa danbiile waa nin Somalilander ah oo u baahan in lasoo qabto oo..."Gud Cabdilaahi Dahab

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 жов 2024
  • Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

КОМЕНТАРІ • 30

  • @ahmedabdi5176
    @ahmedabdi5176 2 місяці тому +3

    Iidoor waa dad Gabi ahaanba been iyo huuhaa isku wareeriya ...war wadankan somali maaleh he wuuna wada deeqaa somali oodhane ilma adeerayaalow buuqa iyo qoqobka inaga daaya oo aan gacmaha is qabsanee let come together 😊

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 2 місяці тому +1

    Geesi hadal cad munaafaq Dal kiisa iyo Dad kiisa dibin daabyey naya Cadaw na soo Adeegsaday baanu ahayn Nin Calooshiisa Makiinado iyo Mindiyo u qarinaya ayaanu Ahayn Waa Mawaadin Xalaal ah jecel difaaca Dalkiisa iyo Dad kiisa Insha Allaah Gudoomiye Xusbiyadda Soo baxaya ayaad One ka ka geli doontaa Insha Allaah 🙏✅👍
    Guul iyo Gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland Cadaw geedna ha jabo ha burburo✅💚💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️
    💚🤍♥️💚🤍♥️✅

  • @mohamedahmedmohamed9606
    @mohamedahmedmohamed9606 2 місяці тому

    Alla Habar Yuusaay Ninkan soo Sharaxa anaguna waanu idinla dooraneynaaya
    Bilaa Caleykum Ciro Candho inaga daaya waxa sara jooga ku khuurinaya ee sara jooga ku Xaaraya
    Ninkan ayaa Nina

  • @Akhalaq-i2k
    @Akhalaq-i2k 2 місяці тому

    Yaa danbiile ah ma,kan dalka soomaaliyeed kala jaraaya mise kan mideeynaya!!!!!!! Yaab

  • @alitani5045
    @alitani5045 2 місяці тому +1

    Arinta ciirgaabo waa magaalo huwantu qalqaalo ka biloodo oo ay ka danbayso dawlada soomaliya si ay soomaland kudaheega ka dhaliso sidii sool oo kaleh.xasuusta hadalkii hassan sheikh somaland gobol.gobol.ayaanu u kala jari

  • @farhiyajama2510
    @farhiyajama2510 2 місяці тому

    Weligen madhulmahante uun bayu subasalaynaa

  • @rashidmire2648
    @rashidmire2648 2 місяці тому

    WAAR DAAMUROOW HADAADAN RUNTA U SHEEGI KARAYN MUUSE BIIXI OO ODHAN KARIN REERKAYGA DAGAALKA KA JOOJI,OO AAD TAHAY LABEEBKAA.ADEER AFXUMADA KALA AAMUS,HADII KALE MU7SE ISMAACIIL HARGEISA AYUU KUGU KARBAASHI INNAN GUMEEDYOHOW.

  • @ismaciilhaybe
    @ismaciilhaybe 2 місяці тому

    Abti kaa hadalkaagu waa kuqasaare

  • @ahmedomarhassannouh4035
    @ahmedomarhassannouh4035 2 місяці тому

    hadal fiican G rjo cAX D UUYRI ISILAALIYA DALKIINA NAFTIINA

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 2 місяці тому

    Waxa lagu yidhi kaa baxa matiida dhulbahante kuwi habar jeclo iyo garxajis waxaye donayaan inaye xasuqaan nux taani iyo muse maxa kaa galaye Lakin waa laa xisabtami maha gojacade musew hadaydaan dafacayeen maatida sheega oo dhaha habar awal baaleh cidankan cawa hadi gabilaye aay tahaye cidanka iyo cidwalaba wuu soo kicinlaha

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 місяці тому

    Maxa xaram called u dhahi weysay Dhiigi reer LAASCAANOOD an ku dile iska amus ka yeli meyno Ada dhiigyo cab ah Muse Juudan wa la so xiri mar e noqoto ba

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 місяці тому +2

    Waar sanaag mmuuuse loogamahorayn.
    Sanaag dagaal mahee waa siyaasad xukuumadu wado iitashada bariyow.

    • @yazirbashir5005
      @yazirbashir5005 2 місяці тому

      Dagaalkan wll somaliya lagaso hurinya maalgelina wadata midnimadenu waa muhim

    • @osmaniaawow
      @osmaniaawow 2 місяці тому

      Nacas xun oo Caqligaagu hooseya, aya tahay. Waxad leedahay, Sanag muuse loogama danbeyn? Mudane Madaxweynr, miyuuna ahayn Nin Isaaqa oo Awoowasheen dhaleen. Mr. BIIHI, Miyuuna Xaq ulahayn inuu Booqdo dadkiisa iyo Dhulkiisa. Mr. BIIHI, miyuuna maamulin Somaliland? Mise waxay ahayd, sidaad adigu jeceshahay, in Xaaranta Somalia ka talisa amaba Garadad Dhulbahante iney Sanaag soo booqdaan? Ma sidaas ayaad rabta?
      Maxaa u diidaya Madaxweynaha Somaliland inuu Dadkiisa iyo Dhulkiisa Bilaaa Stress bilaa Buuuq u soo eego?
      Sanaag ma Somalia ayaa? Reer Sanaag ma Hawiya mise waa Dhulbahante?
      Sanaag waa meesha Awoygayagiii Sheekh Isaaq joogey, ku tarmey, ku noola, deedna ku dhintay?
      Dhulbahante hadday rabaan inay Sanaag qabsaddaan, adigoo Nacas ah oo Somalia iyo Dadkeeda u arkaya walalo, ayaa Somaliland iyo Isaaq ba jebinaya?
      Caanyo Asal ah baad tahay.....oo Muusa u arka Cadaw...Mr Biihi, waa madaxweynahayga, waxaa dhalay Awoowashey, waa Isaaq...waa dhiigayaga iyo dheecankayaga.....
      Anigoo Musa iSmail ah , ayaa Ciro iyo Biihi isku kaymidyihiin...Kana xigsanmaayo...Taa macanaheedu waxay tahay, Qof kasta oo Isaaqa waa walaky...
      Sida Hartidu ist jecelyihiin ee ay MID uyihiiin, hadey Isaaqu mid ahaan lahayen, Sanaag Muran maygasheen....
      Fakir oo kala Saar doorashada iyo Dadkaaga?....Cawaan camal ah ayaad u fakaraysaa

    • @Wrd-x8h
      @Wrd-x8h 2 місяці тому

      Sa u hanjabeyso shalay u Muse Juudan u hanjabayay isma dhanto iyo dashed Qalasyadi indhaha quduudna we ku dulsaran yahin ha caabaadin caa caa caaa caa reer isxaax Xaako

  • @ZahraIbrahim-vp2ez
    @ZahraIbrahim-vp2ez 2 місяці тому

    Dahab waa madaxweynaha mustakhbalqaa inshallah

  • @ahmeddahir5845
    @ahmeddahir5845 2 місяці тому

    Ahmed karash hadu danbele noqdo muse muxu noqonaya asagana

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 2 місяці тому

      Muse Muse …. Muse wa Madaxweyne lo dortay oo nasıl ka ah 6 Millions oo qof. Karaşahin, Galla dagalka Fihima Quje iyo Rama yar waa dambi kayacak waweyn

  • @cabdirisaaqmaxamud7003
    @cabdirisaaqmaxamud7003 2 місяці тому

    Waa runtii waa qalad in xukuumaddu ay difaac ka gasho gudaha magaalada.

  • @abdiqanifarah7750
    @abdiqanifarah7750 2 місяці тому

    Ninyahow waad ogtahay waxa jira beentana iska jooji
    Qofka danbiilaha ee beenta wareyjineysa waa adiga cid wali meesha ay degan tahay ayaa maamuleysa.Marka adiga hargeisa wax kama sooqaban kartid ee iska aamus

    • @ahmeddaud5075
      @ahmeddaud5075 2 місяці тому

      Dhulbahante waa jifo ka yar jifooyinka reer isaaq mid ka mida ,waa jifo la dagta dadka isaaqa ah waliba laba reer oo aan lala kaftamin Habar yoonis Bare ,Dhiigyacabyadii h/jeclo ,Duulimaadkii lagu soo qaaday laascaanood Dawlada oo masuuliyad muujisay iyo in ayshacabka dhowrto ayaa Daarood oo dhan iyo Dawlado,argagixiso isu soo bahaystay sideed bilood difaac kaliya ku jireen oo aanay mar qudha weerar qaadin ,codsigii dawladaha caalamka waxa laga soo saaray ciidankii saldhigoodii gooja cade,waa dhacaa Khalad farsamo marka ciidan dagaal ku jiro ,waxa ku godoomay ciidan masaafada oo fogayd ,
      Dhulbahante haduu u qaatay in ay ka adkaadeen oo guul gaadheen walee waalidii la sheegayay waa muuqataa .
      Dagaalku waxa uu ahaa hadana yahay dagaal siyaasi ah ,Waana ku guulaysatay 100% somaliland oo waxay moodayeen in hadii tuuladaa laga jaro somaliland in ay dumayso ,Sumcad dunida ah iyo xoog ciidan bay ku heshay ,
      hadeer iyo hadalada iyo faanka beenta ah ee jufadaa ,horta 50ka sano ee soo socda albaabka laydin kama furayo ee halkaad tuuladiina la tagaysaan la taga ,
      gugujada iyo boodboodkana dhirbaaxo aydaan waligiin ilaabin waa lama huraan in laydin ku dhufto,

    • @maryamdirie6842
      @maryamdirie6842 2 місяці тому

      Runtu maxay tahay : ma burburita SOMALILAND ayad saxabka uu tumaysa?

  • @deeqaosman1170
    @deeqaosman1170 2 місяці тому

    Waar diifacada dalkiina Somaliland guul guul insha Allah

  • @Wrd-x8h
    @Wrd-x8h 2 місяці тому

    Reer isxaax xaako Caa caa badana yar iyo weyn Muse Juudan e ahed Maxkamad la so tago af mooryaan dabo cajuun

  • @wondroussoul5414
    @wondroussoul5414 2 місяці тому

    Ala maxaad qiyaali ku nooshihiin. Reer qaran ismooday waa been ku shekeeysta maalin walba. Adeer calanka kaliya ee somali leedahay waa cawaale 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @Akhalaq-i2k
    @Akhalaq-i2k 2 місяці тому

    Waan kugarayaa adiga markahore kajoog qeybinta dalka iyo dadka soomaaliyeed. Qaran soomaaliyeed unbaa qaran ah Marna ma,aqbaleyno calanka beeshiina, kubiyo caba. Naga xishoo ma reerba reerkale udowladeya Maqabiilbaa qaran ah? waryaa anba calanbeleed waan Leyahay.

    • @yazirbashir5005
      @yazirbashir5005 2 місяці тому

      Somaliland waxy ledhy dawladnimo dhaqaale wadajir iyo iskuduubnan malagayaabo somaliya inaan lamidowno hdanu boqol sano joogno

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 2 місяці тому

      Midnimada somali adaa u diidey kala tagiina u diidey waase ayaan daro in somalida in badan aad ku khaldayso calan iyo midnimo afka baarkiisa ah

    • @Akhalaq-i2k
      @Akhalaq-i2k 2 місяці тому

      @@yazirbashir5005 midnimadee isaaq baan naf isku heyn