Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 80

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 3 лют 2025

КОМЕНТАРІ • 141

  • @Sacdiyaqaali-x9i
    @Sacdiyaqaali-x9i 8 місяців тому +37

    Cawa waa jimce igu la saliya nabigeni maxamed scw scw scw

  • @Cnasiribrahin-o4s
    @Cnasiribrahin-o4s 8 місяців тому +19

    Jumco kariim asxaabta qaaliga ah kusaliya xabiib keena muxamad s c w❤

  • @Nusaymamoha
    @Nusaymamoha 8 місяців тому +6

    odey waynosh mida xaaskiisa matalysa iyo mida inantiisa matalaysa waa isku eeg yihiin weliba saa id ma is dhaleen amba waa walaalo amba yaa ila qaba arintaas ❤❤❤

  • @fatimaahmed900
    @fatimaahmed900 8 місяців тому +9

    Good umulqeyr iska dhici aad ayaan Kula dhacey famliga cabdi meel IGA saar dhashaa ilaahey ayaa baxsha taas Hala ogaado wixii ilaahey meel Ku dhigey umulqeyr waad helisaa yaan Lagu baacsan quruxdaada leedahey Masha allh❤❤❤

    • @ladanahmed9630
      @ladanahmed9630 8 місяців тому

      Waaaa ruwaayad ha hilmaamin😅

    • @Nugaal125
      @Nugaal125 8 місяців тому

      Maandhay waa flim wxu😂😂😂😂

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 8 місяців тому +8

    Umal khayreey hayeelin inaad guri qaylada badnaa waa kaftan😅😅😅😅😅😅😅

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q Місяць тому

    umul khayr waa filimka labeentiisa ❤

  • @Ayaan-9900
    @Ayaan-9900 8 місяців тому +7

    Xaynoosh muxuu u leeyahay anaa ku dhalay😂

  • @MustafAlfaTube5521
    @MustafAlfaTube5521 7 місяців тому +2

    Umulkheyr wey saxantahay anigaba hooyadey hadeey sidaas ahaan laheed ma dheheen hooyadey ayaan kugu celinayaa

  • @IbrahimDahir-m6q
    @IbrahimDahir-m6q 8 місяців тому +5

    Umulqeyr keep going sister 😂😂😂😂😂❤

  • @SaidMahad-ld9bh
    @SaidMahad-ld9bh 8 місяців тому +7

    Caawa waa jimce aan ku salino nabiga scw

  • @SurprisedKiteboarder-sb7sx
    @SurprisedKiteboarder-sb7sx 8 місяців тому +33

    Umulqeyr is not easy 😂😂😂

    • @AyaanJamac-rd3bh
      @AyaanJamac-rd3bh 8 місяців тому +2

      ❤❤❤❤❤

    • @IkranHassan-hu4qr
      @IkranHassan-hu4qr 8 місяців тому +5

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😮😂😅🎉😅gx volgende

    • @Supr93
      @Supr93 8 місяців тому

      I the teacher 😂 detect aware signal can hedging system and a remote at the same I time nuts busy information to get data to an bad looked us at 😂

    • @tiktokmaanka
      @tiktokmaanka 8 місяців тому

      Oocadaa hee amiira😂

    • @xayichannel6307
      @xayichannel6307 8 місяців тому

      Umulqeyr is not easy

  • @HawaLiiN
    @HawaLiiN 8 місяців тому +2

    Abdi shukriyow pwe hoyada boonbale usoo iibi team umulkher❤😂

  • @RaxmoNuur-t3i
    @RaxmoNuur-t3i 8 місяців тому +1

    Cabdi shigri waa nin aad u wanagsan Oo waalidkiisa Baari u ah allh haku xifdiyo abowe

  • @MaxamedIbrahin-i2g
    @MaxamedIbrahin-i2g 8 місяців тому +2

    Illhow gabadhan ubad khayr qabo sii Aamiin Aamiin

    • @Rudiboyx7
      @Rudiboyx7 8 місяців тому

      Wara Wa riwayad maxa ka Qaldan Run Maxa

  • @NastehoMahamed-uz1js
    @NastehoMahamed-uz1js 8 місяців тому +6

    Anaa uhoreeya manta😊😊❤😂

  • @umuabshirabshir7654
    @umuabshirabshir7654 8 місяців тому +8

    Cabdi shugri wuxuu metelayaa nin dulmiga hooyadiis garabkusiinaayah sida umu khayr sheegtyna naag dhaqan maayo

  • @Maxamedcabdi-ks7be
    @Maxamedcabdi-ks7be 8 місяців тому +2

    Umulqyr ❤❤❤ love you

  • @JiijoSheikh-o7m
    @JiijoSheikh-o7m 8 місяців тому +6

    Naag nool umulqeyr😂

  • @SafiyoSaleeban-x9v
    @SafiyoSaleeban-x9v 8 місяців тому +2

    9:50😢😂

  • @NimoOmar-p3h
    @NimoOmar-p3h 8 місяців тому +6

    Umulkhair usheeq fariida 😂😂😂😂😂

  • @sagalabdirahmaan4815
    @sagalabdirahmaan4815 8 місяців тому +1

    Hhhhhh guriginu wa booran dawaco 😂😂 wlhy wa runteed umul khyr

  • @hamdixarago8234
    @hamdixarago8234 8 місяців тому +1

    Hooyadaa boonbale usoo iibi😂
    Islaamo badan baa ubaahan in boonbale loosoo iibiyo

  • @CabdullahiAxmad-et1qg
    @CabdullahiAxmad-et1qg 8 місяців тому +4

    musasalkan wacajib waxyabo oo jira kahadlaya wlhi wankaheley

  • @DEQASHODE
    @DEQASHODE 8 місяців тому +4

    Cabdishugri wejiyo badanaaa

  • @NahwoOmar
    @NahwoOmar 8 місяців тому +3

    Anaa udanbeeyay😅😅😅😅🎉🎉❤❤

  • @MustafeAxmed-ey4dn
    @MustafeAxmed-ey4dn 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dayaxxasan32
    @dayaxxasan32 8 місяців тому +5

    Anaa ugu horeyo manta

  • @KawsarAhmed-u2g
    @KawsarAhmed-u2g 8 місяців тому

    Growe❤️🖐️

  • @HooyBasr
    @HooyBasr 7 місяців тому

    Yurub adigaa ka qurux badan muntaazay adigaana wax walba xaq uleh, hadii qof meel laga soo helayna iyadaa meel laga soo helay oo garoowe lagasoo kaxeeyay

  • @SuleekhaSuleekhaxuseen
    @SuleekhaSuleekhaxuseen 8 місяців тому +2

    waa wataafilinkane qoftaasaan kahelayva

  • @bashiirbodhariofficial
    @bashiirbodhariofficial 8 місяців тому +4

    Aniga u horeyay manta

  • @xaliimoxirsi460
    @xaliimoxirsi460 8 місяців тому

    Mansha alaah ❤❤❤❤❤❤

  • @QueenSagal-f1c
    @QueenSagal-f1c 8 місяців тому +3

    Fariid iska ceeli reerkan walan😂

  • @Asiahaji1
    @Asiahaji1 8 місяців тому +2

    Waxan u malaynayaa xaynoosh waa ree garoowe ama reer puntland sidaa daraadeed adeer mcn khatar baatahay waana kuwadanaa…..horay u soco

    • @FatheShafici
      @FatheShafici 8 місяців тому

      Ma magaala khatar lagu noqdaa wakusidee😂 qabyaaladdii ku qaaday kuma dhigto😂

  • @nasramohamud2549
    @nasramohamud2549 8 місяців тому +3

    Sodogu caadi maaha 😂😂

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 8 місяців тому +8

    Fariid iska celi isaga iyo hooyadiiba

  • @aragsan2962
    @aragsan2962 8 місяців тому +3

    Wow mnta ana u dambeyey 😂😂

  • @Abshirohassan872
    @Abshirohassan872 8 місяців тому +2

    Xaynosh nagtisa iyo gabadha uu dhalay ma isla dhasheen😂

    • @ali.1484
      @ali.1484 8 місяців тому

      Wlh wa iskuegyihin😂

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 8 місяців тому +2

    film cusub ayey u muqataa. Gabadhii yareed oo 8 jirka aheed waay garaneesa dad kii soo korsaday, maheen cunug yar oo waxba garrneen . Cirfiid waaye , waqiti yar ayey baaluqday soo sheega waxay cuntay oo sidaad u wayneeyey waqti gaban.. Gabadha Reer badiyaha oo dhasay away ! Sacdiyo. Sheekada cilcilska ka joo jiyee hore u wada FAdlan!

  • @runeyhaji5348
    @runeyhaji5348 8 місяців тому +1

    Boombala 😂kulaha kkk umulqheir is active

  • @Xaawomuuseciise
    @Xaawomuuseciise 8 місяців тому +1

    Scw

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 8 місяців тому +2

    14:44 😂😂😂Naag Wax furaysa
    Hadana
    Naag kale ku le waa ku furaa😂

  • @hodanmohamed3784
    @hodanmohamed3784 8 місяців тому +1

    Kkk hoyada bonbale usogad😂😂😂😂❤❤ nin an ujeedo xita haday hoyadi xuntahay way xuntahay ma dhaheen wlhy

    • @maxamedabdirahman8603
      @maxamedabdirahman8603 8 місяців тому

      Alla wanaagsanidaa ma isguursanaa fadlan

    • @hodanmohamed3784
      @hodanmohamed3784 8 місяців тому

      ​@@maxamedabdirahman8603war sodohdayban lanolahay tagay tagay illahay sodoh iyo sodogla aan illahay namadhigo

  • @rihamcan9519
    @rihamcan9519 8 місяців тому +3

    Islanta odaygu qabo iyo gabadha maa iyada dhasjay

  • @abdinaasirabdiqaadir-qo2jj
    @abdinaasirabdiqaadir-qo2jj 8 місяців тому

    ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @dayaxxasan32
    @dayaxxasan32 8 місяців тому +3

    Anaa ugu horeyo manta😊😊

  • @Aybmhm
    @Aybmhm 8 місяців тому +1

    3:40 boonbale😂

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 8 місяців тому

    Yaab mamtar wey natay😂Sacdiyo nah urkii ay lahed hada dhashay🤔

  • @MinaalQurux
    @MinaalQurux 8 місяців тому

    😅😅😅😅😅😅

  • @nawaalsaid2915
    @nawaalsaid2915 6 місяців тому

    Gabadh aad 8sano soo korinaysay sidee u garanwaydaa iyada oo 15jir ah ileen intii badnayd waabad soo korisay filmku si buu bilaa milix u yahay

  • @DayibCaydiid
    @DayibCaydiid 5 місяців тому

    Filim kani maaha mid wakhti badan la galiyay

  • @SahalMaxamed-vr3dr
    @SahalMaxamed-vr3dr 8 місяців тому +1

    Wow qofkii 10 aa ahy caawa😂

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 8 місяців тому +1

    Asc Asxaabeey ma is tiraah deen Cabdi Shukri waxa uu isku badalay halkii uu ku jiray Xamse Jacbur ka dib ku taag naan ta Umul Qeeyr Muqaalifo na Rog rogad Reero Rabash iyo iifur Joogto ah Rag War kiis ma jirto xalku waa iska dabo wareeg aan dhamaan alloow sahal Amuuraha.

  • @sacdiyaandulahi1801
    @sacdiyaandulahi1801 8 місяців тому +2

    ❤❤❤🎉

  • @FatuushAhmeth
    @FatuushAhmeth 8 місяців тому +1

    umal is not easy😂

  • @MaynunMaynunxasan
    @MaynunMaynunxasan 8 місяців тому

    😂😂😂

  • @baashiqoobeey4402
    @baashiqoobeey4402 8 місяців тому +1

    Maama Dani caawa lagu qaxay

  • @LabisDheg
    @LabisDheg 7 місяців тому

    Odaygu waa lajan

  • @minaycabdi9353
    @minaycabdi9353 8 місяців тому

    Umulqerkeeb.going😅😅😅

  • @Moussaabdiomar-c5w
    @Moussaabdiomar-c5w 8 місяців тому +2

    War qofkii 9 ayan noqday manta qasal tv wan jognaa wan firinaynaa

  • @kabadisanadkaesomaliyed1047
    @kabadisanadkaesomaliyed1047 8 місяців тому +1

    Ar cabdi shugri dhibadana 😂😂

  • @SadaamcaliSeefle
    @SadaamcaliSeefle 8 місяців тому +2

    Hhh doyga cadi maxaa

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 8 місяців тому +1

    Hooyada raac kalbayaw kkkkk run ayaan mooday

  • @RaxmoNuur-t3i
    @RaxmoNuur-t3i 8 місяців тому +1

    Umulqeyr has isn’t easy

  • @hassancrahmaan5291
    @hassancrahmaan5291 8 місяців тому +1

    Laabta inoo qari umal khyreey

  • @sagalabdirahmaan4815
    @sagalabdirahmaan4815 8 місяців тому

    Xaynoosh xaaskisa iyo gabadha uu dhalay waxan umalaynaya way isdhaleen wayo aad bay isugu eegyihiin

  • @BashurXashi
    @BashurXashi 8 місяців тому +1

    Umul qeer saas aan kaarabaa

  • @HusseinMahamoud
    @HusseinMahamoud 8 місяців тому +2

    cabdi shugri hooyada lalama heshiin karo

  • @mustafacabdi638
    @mustafacabdi638 8 місяців тому +5

    Asc

  • @CabdihodanxasanCabdi-u9y
    @CabdihodanxasanCabdi-u9y 8 місяців тому

    ❤❤❤😂😅😢

  • @khadraahmed8599
    @khadraahmed8599 8 місяців тому +1

    ❤❤❤ 😂😂😂

  • @MiskiHareed-ln5vc
    @MiskiHareed-ln5vc 8 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤

  • @sulekhamuhamed
    @sulekhamuhamed 8 місяців тому +1

    👋🏻hallo

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 8 місяців тому +1

    cabdi shukriyoow hoouada iyo hooyadedba lajane nio hooyaday hooyafay maxa ugujirta gabadha noofur nio nacalaaye war ya sagagar lahaysta ah gabadh kudarsan jiray aaway tolkii qoflaan hadda 😂😂

    • @iqraudgoon7457
      @iqraudgoon7457 8 місяців тому

      😂😂😂😂😂wixiba runa ka dhigty

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 8 місяців тому

      @@iqraudgoon7457
      zawmaragtid😁😀😀😁

    • @Ubah.Suldaan.143
      @Ubah.Suldaan.143 8 місяців тому

      Anagaa tolkiisa gbdhu hadaysan hooyadiis rabin asagana ma rabtee warkiisa ha cadaysato 😂😂😂

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 8 місяців тому

      @@Ubah.Suldaan.143 waaba rrer dhan oweerara ilaahay amarki isma qananaaysaam xata kusocda wayhye😁😁

  • @CabdishakuurRaabiyo
    @CabdishakuurRaabiyo 8 місяців тому

    Umal is not easy

  • @Mukhtar114
    @Mukhtar114 8 місяців тому +1

    Qadaal TV muxuu u dhaqaaqi la,yahay oo meeshaan u joogaa lkn dadka heesaha iyo balaayada soo galiyaba waxooda meel dheer ayaa la gaarsiiyaaye

  • @degan4
    @degan4 8 місяців тому +2

    Sacdiyo ku aaway

  • @RuunAbdi-ll8hm
    @RuunAbdi-ll8hm 8 місяців тому

    Bookable uso gad 😂😂😂😂

  • @MedHassan-dg5gr
    @MedHassan-dg5gr 8 місяців тому

    Ibadan dumarah ee xaynoosh last jooga ismadhalin ee waa walaalo isku hooyo isku aabo mahadsanidin

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 8 місяців тому +4

    Umulkhayr oon wali gurigii ay ka duday todobaad ka hor ku noqon miyay tii yarayd ee luntay durba qaangaadhay

    • @yousra52
      @yousra52 8 місяців тому

      So layab maha😂😂😂

    • @xamdabarkhad8785
      @xamdabarkhad8785 8 місяців тому

      😂😂😂😂😂😂

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 8 місяців тому

      ​@@yousra52
      Xalqada 90aad maxaa dhici kara😂

    • @yousra52
      @yousra52 8 місяців тому

      @@Aybmhm iney duqowdo gabadha yarta😂😂

    • @hodanhawsi575
      @hodanhawsi575 8 місяців тому

      Qaangaadh ku dhib ba ma ahee, laakiin xisaabta filimka in la isku hubsado aheeyd. Sacdiyo baadiye uurkii Bay wali laheed, yartii mutaz na 7sano lagu daray

  • @waayeellegend9391
    @waayeellegend9391 8 місяців тому

    1:56 1:58 1:59 1:59 2:00

  • @BadriyoCabdi-ig2qh
    @BadriyoCabdi-ig2qh 8 місяців тому +1

    umulqayr is not easy

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 8 місяців тому +1

    Siday ta yari u garan wayday hooyadeed umulkhayrtii soo korisay ileyn caruurta yaryari qofka wayn way gartaan ilaa 8 sano haday isugu dambaysay sababtoo ah iskuma badalo dadka qaangaadhay 8 sano balse cunuga yar 3 sano kadib ka garan kartid wayo wuu korayaa

  • @Ubah.Suldaan.143
    @Ubah.Suldaan.143 8 місяців тому

    Sacdiyo intay uurka lahayd mumtas naag weyn bay noqoty mxaa qaldan

  • @Ayaancalinuur-pk5wp
    @Ayaancalinuur-pk5wp 8 місяців тому +1

    Umul qeyr maxaa dadka daba dhiga

  • @Luul-mh6zo
    @Luul-mh6zo 8 місяців тому +1

    Ku soo dara

  • @SulekaAbdullahi-p6l
    @SulekaAbdullahi-p6l 8 місяців тому

    Sacdiyo aaway

  • @ubahh433
    @ubahh433 8 місяців тому

    ❤❤

  • @SeynabLuul
    @SeynabLuul 8 місяців тому +1

    😅😅

  • @CaishoMacalin-zd1oc
    @CaishoMacalin-zd1oc 8 місяців тому +1

    Hye warka kena

  • @SulekaAbdullahi-p6l
    @SulekaAbdullahi-p6l 8 місяців тому

    Sacdiyo ku away

  • @amaaladem3486
    @amaaladem3486 8 місяців тому +1

    Raac labatan jira kalbyaw

  • @aisha6469
    @aisha6469 8 місяців тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂m.a❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @najmanajma6752
    @najmanajma6752 8 місяців тому +1

    Xaynoosh awal Awoowe buu u ahaa hadana aabo waa yaab taxanaha filimkani

    • @Aybmhm
      @Aybmhm 8 місяців тому +1

      Xalqada 90 na waa xaaskiisa cusub, maadaama uusan u ahayn awoowaheeda ama aabaheeda saxda😂Xaynoosh haduu saasameyo kwrn😂

    • @najmanajma6752
      @najmanajma6752 8 місяців тому +1

      @@Aybmhm wax walba ka filo

  • @MohamedGole-l5r
    @MohamedGole-l5r 6 днів тому

    Sodoh xun lalama degenaan karo.

  • @MaxamedIbrahin-i2g
    @MaxamedIbrahin-i2g 8 місяців тому +1

    Scwscwscw scwscwscw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @HousiaRash
    @HousiaRash 8 місяців тому

    Seed wax uwadan goormey muntaz waynatay

    • @maryanahmed1867
      @maryanahmed1867 8 місяців тому

      Inti sacdiyo sadka waday bay weynaatay

  • @nimcocabdi-ij9vu
    @nimcocabdi-ij9vu 8 місяців тому

    Hooyada hadey sheydamad tahay maqasaba inaad ladaganato umal khayr wey cadibtee naag Kaley doonayesey inet aqalka kurkey qabtey dibada usaartey ilmihi yareydee jahilka ahyd bey tuurtey umal khary waa fariid hayelin nafsiba kudhacay islaantii tey wadata kuboodey

  • @ashamohamud477
    @ashamohamud477 8 місяців тому

    Dameerda maxa lga raba 😡😡😡😡

  • @YahyeIbrahim-hl8he
    @YahyeIbrahim-hl8he 8 місяців тому

    Ccc