Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 81

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 30 тра 2024
  • Daawo Riwaayad Cusub Dhalma Doon | Part 81

КОМЕНТАРІ • 220

  • @nuurabdi-vp2ll
    @nuurabdi-vp2ll 2 місяці тому +12

    3dii qayboob ee u danbeeyay 10sano ayay Sacdiyo uur siday. War filimkii waad qasteene xaal ka baxsha sidan kuma sii daawan karnee 🙃

  • @nasroomar1810
    @nasroomar1810 2 місяці тому +4

    Maxaa khaldan aaway filimki😢😢😢 ish somali filimaantoda waxsa kunacay dhexday uga tagaan

  • @ayaanleabdule4715
    @ayaanleabdule4715 2 місяці тому +2

    Ar Guri gaan malaga Guuray mise Dadkii sii ma Qasa ayeey aadeen.

  • @AsmoDaahir-de7do
    @AsmoDaahir-de7do 2 місяці тому +2

    War wax qaldan anigu uma jeedee Aaway filimkii saan u sugaayay waan dalee

  • @shaaficimaxamuud4109
    @shaaficimaxamuud4109 2 місяці тому +3

    Xaynoosh batarigiisa wuu macaanaaday kkkkkkkk

  • @rahmaabdikalif8032
    @rahmaabdikalif8032 2 місяці тому +3

    Umulkhayrey ma this burnayd ba kugu fadhisatay😂

  • @quraysta6115
    @quraysta6115 2 місяці тому +4

    Ruwadii ba wad washeen wax aqli gal.ah keena wah, muntaz ma xasuusti ka guurtay

  • @CanabAbdi-tw6hy
    @CanabAbdi-tw6hy 2 місяці тому +6

    Mid kale muntas sida umal qeer u garan weyse muntaas qeebteda so sax adigo mahdsan ruwayadii waad ku ciyarteem waxa la rabey muntaas sxbey naga dhis waan ku wadaney

  • @habonsaed4047
    @habonsaed4047 2 місяці тому +14

    Sheekadu way idinka qaldantay mumtaz sowti ogayd inaan guriga laga dhalin waxay aabahan ay sheegaysa😂

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 2 місяці тому +1

      midaan layabay taas ah gaabdh weyn bay ahyd qagay umal khur haysatay zawtay kudhijirtay hooyaday iyo dadkayga ibar wana walayaan😂😂

    • @nimcomaxmud7802
      @nimcomaxmud7802 2 місяці тому +4

      Waxaa ka darn tan hada umusha ah ilaa inteey mutaas weynaanesy ma xaamilo ayeey ahyd hh

    • @sumayaaden1337
      @sumayaaden1337 2 місяці тому +4

      Sacidyo 10 sano ayey xaamilo aheed, filimkii caajis ayey ka dhigeen, oo view ayay bursadeen.😂😂😂

    • @Khaalidcade01
      @Khaalidcade01 2 місяці тому

      @@nimcomaxmud7802 😁😁😁😀😀😀😀

    • @user-ix6dc1gn4z
      @user-ix6dc1gn4z 2 місяці тому +1

      Meeshaas wey ka qaldanthy sheekada😂😂😂😂

  • @user-dg2ne7wt2o
    @user-dg2ne7wt2o 2 місяці тому +5

    Filinki intu kabaxe😮

  • @canabqardho7963
    @canabqardho7963 2 місяці тому +6

    Naa Sacdiyo afka ka hadal oo runta sheg😂😂

  • @RudwaanMaxamuud-uk7vu
    @RudwaanMaxamuud-uk7vu 2 місяці тому +1

    مشاءالله noosoobadiyaaaa walashaya qali

  • @hamdixarago8234
    @hamdixarago8234 2 місяці тому +7

    Riwaayada markaad mumtas waynayseen baad ku ciyaaryeen

  • @Ayub252
    @Ayub252 2 місяці тому +4

    Firimka diroctor kiisu inuu maskaxFaluuq yahay waxaa ku ogaaday sadexdaadn qodob :-
    1: mumtaas oo waynaatay, iyo sacdiyo oo wali aan ka dareemayno umusheedii,
    2: umul khayr iyo yurub oo horay xaynoosh isku baray balse la inoo ka dhigay hada dad aanan is aqoonin😂
    3: iyo filimka oo habeen la inooka dhigay asagoo wax ogaysiis ah la inoo soo raacsiin,
    -without schedual-
    Filim ka ilaa iyo ramadaankii ayaynu la soconaa sida inoo dhaama😂

    • @DayibCaydiid
      @DayibCaydiid 3 години тому

      Runtii waa fashil filimkani

  • @xafsashariif7477
    @xafsashariif7477 2 місяці тому +10

    Xaa qaldan he aaway filimkii😢

    • @nuurabdi-vp2ll
      @nuurabdi-vp2ll 2 місяці тому

      Igare badaw ayaa ku ciyaaray Caynosh ayuu u day waayay.

    • @xafsashariif7477
      @xafsashariif7477 2 місяці тому

      😂😂​@@nuurabdi-vp2ll

  • @hooyoqaali8625
    @hooyoqaali8625 2 місяці тому +7

    Wa isgu ciyarten qisada isga saxa

  • @aburaasmedia3682
    @aburaasmedia3682 2 місяці тому +6

    This is wrong. You lost the plot when you made Mumtaz grow, and Sacdiya hasn't delivered her baby. Sacdiya also knows Mumtaz's relation to Umulkheyr. Sacdiya also knows Umulkheyr is looking for her child. Why is Sacdiya keeping quiet?

    • @QGprincess
      @QGprincess Місяць тому

      Yes! Right there they messed it up. 😂

    • @nawaalsaid2915
      @nawaalsaid2915 Місяць тому

      Sidoo kale ilmo lumay isagoo 8jir ahi gebi ahaanba ma ilaawi karo ninkii lumiyay habartii dili jirtay iyo dhamaanba nolosheedii hore

  • @user-dz1oe4ph2f
    @user-dz1oe4ph2f 2 місяці тому +10

    Ana ugu so horey manta😂

  • @CAALIYACADEY-xo7rj
    @CAALIYACADEY-xo7rj 2 місяці тому +1

    Qasaal tv macnihiine de inader ciyaarta nagadaaya o riwaayadi wad nagala.raagteene waawaxaydee

  • @user-ss2dv8gi8h
    @user-ss2dv8gi8h 2 місяці тому +9

    Mumtaas Sootay Ayadoo Yar Reerkooda Raadin jirtay maxaa Qaldan 😅😅😅😅😅

    • @munocismaan496
      @munocismaan496 2 місяці тому

      Mashegin marka

    • @kaltunsaxansaxochannel6650
      @kaltunsaxansaxochannel6650 2 місяці тому

      Haa intaas Bay khalden waxay ahayd in ay ka dhigan in ay weli xaasusan tahay innay soo luntay ileen iyadoo weyn Bay lunte

  • @GaniAbshir
    @GaniAbshir 2 місяці тому +1

    Aaaway 82 🎉😢😢😢😢 soo dhiga azxb😢😢

  • @alfazaalhaji5988
    @alfazaalhaji5988 Місяць тому

    Mumtaz war badana she is even more talkative than her elder sister

  • @Ayeshahasan315
    @Ayeshahasan315 2 місяці тому +7

    Wixi dhan waa ku cayaarten

  • @JuweyriyoJuujuu-hc3km
    @JuweyriyoJuujuu-hc3km 2 місяці тому +3

    team qasaal

  • @sumayoosman1864
    @sumayoosman1864 2 місяці тому +1

    Filimkii NCAA kudhcay maad soo daysan

  • @saynabcabdiqadir7224
    @saynabcabdiqadir7224 2 місяці тому +3

    Mxa dhacy intas miyu ku egyahy ruwayda😢

    • @nuurabdi-vp2ll
      @nuurabdi-vp2ll 2 місяці тому +2

      Igare badaw ayaa ku ciyaaray

    • @nasroomar1810
      @nasroomar1810 2 місяці тому

      Siduu ugu ciyaaray bayo wax i fahansii@nuurabdi-vp2ll

  • @daahirfaarax-br4sr
    @daahirfaarax-br4sr 2 місяці тому +1

    War aaway filimkii misinka 😮😢

  • @shukrisugule6336
    @shukrisugule6336 2 місяці тому +6

    Ruwayda waa la isku qasay

  • @SafiyoYasin
    @SafiyoYasin 2 місяці тому +1

    82aaway

  • @kaltunsaxansaxochannel6650
    @kaltunsaxansaxochannel6650 2 місяці тому +3

    Asalama aleykum team dhalma doon salan kasib waxan raba in aan hal rayi oo yar idinku darsado dhinaca jilitanka inaga soo adkeya weliba dhan mumtaas waxay ahayd markay weynatay in aad dhahdan intaas oo sano kadib markas waa la fahmi karaa in ay wax badan ka soo wareegtay waxayna ahayd in ay weli reerkoda raadinayso waayo iyado caqli leh bay luntay teeda kale hooyo uur leh oo 9 sida ma dhici karto in mumtas sidaa u weynato qaybti shalay mumtas way soo xasuusatay in uu xaynosh awoowe u yahay maantana aabe buu kuu yahay sow khalad maaha Waa iga talo walalnimo

  • @xafsashariif7477
    @xafsashariif7477 2 місяці тому +2

    Maxaa qaldan hee aaway filimkii😢

  • @HaniAbshir-tl5bs
    @HaniAbshir-tl5bs 2 місяці тому +15

    My team ❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @Supr93
      @Supr93 2 місяці тому +3

      I the one 🎉who can office had✊unit too come to my lots cent on good we respect the rules

    • @SaadiaHassan-jt6we
      @SaadiaHassan-jt6we 2 місяці тому

      ​❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MulkiAhmed-pq2rf
    @MulkiAhmed-pq2rf 2 місяці тому

    Next part

  • @FarxaanCismaan-cc8hr
    @FarxaanCismaan-cc8hr 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SmilingBlockGame-id5pe
    @SmilingBlockGame-id5pe 2 місяці тому

    Prt 82 plz😢😢😢

  • @doubleclashestar8050
    @doubleclashestar8050 2 місяці тому +1

    Ruwayda ciyarta kadaya guys 😀

  • @AdenHamda
    @AdenHamda 2 місяці тому +1

    Waad naa kuu deerayseen

  • @AbdiShakur-yl5yw
    @AbdiShakur-yl5yw 2 місяці тому

    Dhalmo Doon qaybteeda. Part82❤❤❤❤

  • @Sameeya123
    @Sameeya123 2 місяці тому +2

    Duq xaynoosh ilmaha reer hoodi u celi😂😂

  • @user-ix7ew7sj7f
    @user-ix7ew7sj7f 2 місяці тому

    Riwaayada halkaaz baaan kaga hadhay😂 ma na waalaysiiN 😂😂

  • @HafsaAbdikarimHassan
    @HafsaAbdikarimHassan 2 місяці тому +1

    War intee la aadeen xalaadii 83

  • @SubeerMaxamed-fo7wg
    @SubeerMaxamed-fo7wg 2 місяці тому

    Wer xaynoosh inin tan wuu ka waa lay suu ulahaa anaa kudha lay wer ba like saara😂😂😂

  • @NuuroFalag
    @NuuroFalag 2 місяці тому +1

    Maxaa helay riwaayadii

  • @JuweyriyoJuujuu-hc3km
    @JuweyriyoJuujuu-hc3km 2 місяці тому +1

    RIWAAYADI max helay labadan habeen

  • @munocismaan496
    @munocismaan496 2 місяці тому

    Oday xaynosh qof jira hablihii yaryar midba garbuu ula hadlay ❤

  • @LeilaFarah-qo6mu
    @LeilaFarah-qo6mu 2 місяці тому +1

    Asxabey film kan madhamady

  • @saynabcabdicali-mo9rg
    @saynabcabdicali-mo9rg Місяць тому +1

    ❤❤❤❤❤❤❤😮

  • @zahrazahar2307
    @zahrazahar2307 2 місяці тому +7

    Hada ma waxaad naleedihiin umul kheyr maba xasuusato gabshii intii sacdiyo uurka leheedna gabadhi saan u weynaty😂😂😂😂😂😂

    • @user-mk1gp2cw7o
      @user-mk1gp2cw7o 2 місяці тому +1

      Walayazbey wuu kaqaldamey mutable sanadtu u cararey

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 2 місяці тому

      Gabar 8 jir ah bay aheed oo raadineesay waxii dhalay. hadana sidii ciirfiidka u korty wax walbana iloowday!

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 2 місяці тому +1

    😢😢😢😢😢😢

  • @AsmaNimcaan-uo1gx
    @AsmaNimcaan-uo1gx 2 місяці тому +5

    Filimku meelbuu ka qaldan yhy gabadhii yariista ahyd markay sacdiyo uurka lahayd waa naag wayn iyadana umul baabay thy hada yaab😂

    • @saadocabdi2533
      @saadocabdi2533 2 місяці тому

      Gabdha inteeysan guriga imaanin Sacdiya ayeey joogtey guriga

    • @AwosacadApdilahi
      @AwosacadApdilahi 2 місяці тому

      Sacdiya ayaa 5sano uurka siday😂😂😂😂

    • @xafsabintusanka4926
      @xafsabintusanka4926 2 місяці тому

      ​@@AwosacadApdilahi😂😂😂

    • @nuurabdi-vp2ll
      @nuurabdi-vp2ll 2 місяці тому

      @@AwosacadApdilahi 10sano dheh Muntas waxay u egtahay 18jir imika😁😁😁

  • @user-nk1kw6ux1q
    @user-nk1kw6ux1q 2 місяці тому +1

    Cawa makirci miyaa musaslka😂😂83

  • @user-sb3mz2lx5f
    @user-sb3mz2lx5f 2 місяці тому +1

    9 qif Lee iga soo horeyay😂

  • @user-vk5kt7gi5t
    @user-vk5kt7gi5t 2 місяці тому

    Waad nagu caajidyseen filimka🥲

  • @abdiwahabjibril4549
    @abdiwahabjibril4549 2 місяці тому

    Waa la kala shakiyey

  • @Mariami-er1wq
    @Mariami-er1wq 2 місяці тому

    Musalsalkan aaway qeebti kale

  • @user-cl3jp7yc4p
    @user-cl3jp7yc4p 2 місяці тому

    Sacdiyo maxay dhashey wiil mise gabar isheg ball❤🎉

  • @user-qb3ti6ph7h
    @user-qb3ti6ph7h 2 місяці тому +1

    First

  • @MiskiHareed-ln5vc
    @MiskiHareed-ln5vc 2 місяці тому +4

    ❤❤❤❤❤❤

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 2 місяці тому +1

    Mumtaz sidey ku iloobi kartaa Umulkheyr.

  • @habarkuuley
    @habarkuuley 2 місяці тому

    Film 📼 kii miyuu dhamaaday

  • @Zyheyla
    @Zyheyla 2 місяці тому

    War filimkii aawey

  • @ikraanalihareed9816
    @ikraanalihareed9816 2 місяці тому

    Filimkii awaay

  • @HafsaAbdikarimHassan
    @HafsaAbdikarimHassan 2 місяці тому

    83 maxaa uheysataaaan😂😂

  • @ShiyaamaliIbrahim-xo9vt
    @ShiyaamaliIbrahim-xo9vt 2 місяці тому

    Bisinka waaya filmikiii

  • @ShukriCabdullahi-ps5gc
    @ShukriCabdullahi-ps5gc 2 місяці тому

    Gabadhan hadi😂reerku heelo filimku waa dhamaan

  • @Khaalidcade01
    @Khaalidcade01 2 місяці тому +1

    mutaas waagay yarayd bayba saan ka aqli badnayd😂

  • @user-zz5ne9ug1v
    @user-zz5ne9ug1v 2 місяці тому

    Asc axbaabi aaway qeybtii 2 aad kusoo dhaqsada waan sugeynaa axbaabi

  • @sultanmohamud444
    @sultanmohamud444 2 місяці тому

    What happen to the show? Please update us

  • @rahmaabdikalif8032
    @rahmaabdikalif8032 2 місяці тому

    Maxa idinku dhacay wllyal 😂

  • @sacduushsabd6845
    @sacduushsabd6845 2 місяці тому

    Film sodhiga dee

  • @aragsan2962
    @aragsan2962 2 місяці тому

    Jaah Thnks ❤ team qasaal🥰

  • @XamdiXuseen-rg2nc
    @XamdiXuseen-rg2nc 2 місяці тому

    So daaya cawa

  • @sumayajibreel3813
    @sumayajibreel3813 2 місяці тому +2

    Xawo gabadha yar aday kuu egtahay mada dhalay waa tan yar oo oday catoish dhalay

    • @Quruxsan_Halawi
      @Quruxsan_Halawi 2 місяці тому

      Afkayga kala soo baxday miyaa wlhi waa is iriba saa I'd ugu egthy xitaa hadalka

  • @FarxaanCismaan-cc8hr
    @FarxaanCismaan-cc8hr 2 місяці тому +1

    Soodaaya

  • @AFRICANITV24
    @AFRICANITV24 2 місяці тому

    ma mumtaaz yar ba toos lo waayey miyaa ?

  • @ShukriShalaqbeen-yc7xt
    @ShukriShalaqbeen-yc7xt 2 місяці тому

    🎉🎉 ala xaynoosh😂😂

  • @RihaannaAbdi
    @RihaannaAbdi 2 місяці тому

    Celiya gabadhaa😢😂

  • @user-nz9el3uo7e
    @user-nz9el3uo7e 2 місяці тому

    Xaqladi kuu xiqtay maa jiro

  • @salatdakane535
    @salatdakane535 2 місяці тому +1

    Filmki wad ku ciyarten

  • @degan4
    @degan4 2 місяці тому +8

    Xaynoosh caruurta islamed iska sii dadkooda

  • @xaliimoxirsi460
    @xaliimoxirsi460 2 місяці тому

    Maxa ujoojiseen filmka

  • @aisha6469
    @aisha6469 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lp7mp7jn4g
    @user-lp7mp7jn4g 2 місяці тому

    Filimkii dhalmadoon maxaad cabdi shugri yoow nuugu soo days waydeen

  • @CabdaleMaxamed-pu6oi
    @CabdaleMaxamed-pu6oi 2 місяці тому +1

    Hhhhhhh

  • @BadriyoCabdi-ig2qh
    @BadriyoCabdi-ig2qh 2 місяці тому

    ma dhamdy
    meel macn by maray say

  • @FarxiyoDahir-ph7pl
    @FarxiyoDahir-ph7pl 2 місяці тому

    Medey riwayadi san usukeyney wandalne

  • @AyaanAbdi-si2nf
    @AyaanAbdi-si2nf 2 місяці тому

    Waa,runtasheeg xaynoosh

  • @LeilaFarah-qo6mu
    @LeilaFarah-qo6mu 2 місяці тому

    Asxabey film kan madhamady mise

  • @nestidarajo8591
    @nestidarajo8591 2 місяці тому

    Igu dhacay tagero gara oumalqer Djibouti salan kaga so diraya qali

  • @qobsarmedia1069
    @qobsarmedia1069 2 місяці тому

    Qaybtii 82 away

  • @hodanhawsi575
    @hodanhawsi575 2 місяці тому

    Reer qasaal Tv, ma akhlaaqdii baad soo celiseen, filim yada aad mar kaliya iska joojin jirteen, bilaa hadal bilaa apology. War niyoow dawayafaashiina/fans kiina ixtiraama oo ka xishooda

  • @daruurcuratay1969
    @daruurcuratay1969 2 місяці тому

    Filimkii aaway?

  • @FadumohMaxamuud
    @FadumohMaxamuud 2 місяці тому

    Waxy dee filimkii aaway😢

  • @FarxaanCismaan-cc8hr
    @FarxaanCismaan-cc8hr 2 місяці тому

    filmkii mee😮

  • @user-kt7dj6xt7s
    @user-kt7dj6xt7s 2 місяці тому

    Awaye deeeee

  • @SacdiyoShariif-os3it
    @SacdiyoShariif-os3it 19 днів тому

    😢😢😢

  • @faadumo7646
    @faadumo7646 2 місяці тому +3

    Aniga ugu horeyo 🎉

  • @ummu.amiira8890
    @ummu.amiira8890 2 місяці тому

    waxaan umaleynayaa sheekada nidaamkeeda inaad yera qaladeen, maxaa yeelay inaad mumtaaz ka dhigtaan qof weyn oo nin raadsaneysa sheekada qeebaheeda kalana aadan waxbo ka bedelin oo isla meesheedi ay joogto oo wax is bedel sameeyey aan la arag maxay tahay, waxaa la rabay maadaama muttaaz ay weynaatay muddo dheer kasoo wareegtay wax walbo iney is bedelaan

  • @XamdiXuseen-rg2nc
    @XamdiXuseen-rg2nc 2 місяці тому

    So daaya waxa

  • @ZacdiyaZiman-hw4zc
    @ZacdiyaZiman-hw4zc 2 місяці тому +1

    Maxa kudhacay musasalkan