Hereri Iyo South Africa Part5

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • Hereri Iyo South Africa Part5

КОМЕНТАРІ • 30

  • @abdirahmanyusuf8896
    @abdirahmanyusuf8896 3 роки тому +3

    Know your business is the key to every successful businessman

  • @aminaahmad3435
    @aminaahmad3435 4 роки тому +4

    Mashallah hore mar wacan somalida melwalba aad Hogan hereri wax badan ayan ka faiden noso badi barnamishadan oo kale mahadsanid

  • @abdirahmanbaksi8461
    @abdirahmanbaksi8461 4 роки тому +1

    Engineer said fuuraa was qof dadaal badan dadka soomalida ah wax badan uqabtay manshalaah guul baan kurajeynayaa

  • @liibaanmedia5382
    @liibaanmedia5382 4 роки тому +6

    c/salaan hereriy woo qof qiimo leh oo runtii aan xiiseeyo barnaamij yadiisa

  • @farhanabdile2600
    @farhanabdile2600 4 роки тому +2

    South Africa waa wadan ganacsi lagasamaykaro

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 4 роки тому +4

    Xayraaminta waxba kama iibisaan 😂😂😂 Hereri nin culus waan ku wataa anba xayraaminta ma salaamo , Hadaad Salaantid Minus buu ku galinyaaa

  • @xamsezoofe1274
    @xamsezoofe1274 4 роки тому +1

    abdisalan ibrahim hereri alle cimriga iyo caafimadkaba alle hku barakeeyo

  • @maantaiyoberi3327
    @maantaiyoberi3327 4 роки тому +1

    Asc marka hore wad mahadsan tihin Universal Tv iyo Wariye Abdisalan. Marka xiga waxan codsanayaa in barnaamijyadan oo kale aad mar walbo inoo soo deysaan oo isbuuci mar ah. mahdsanidin mar labaad asc

  • @kingswagtie6182
    @kingswagtie6182 4 роки тому

    Mnshalaah horumar wanaagsan wdankana keen inshalah si ay dadka uga faa’idaan

  • @hasefsouthafrica5535
    @hasefsouthafrica5535 4 роки тому

    Waa barnaamij muhiim ah, well done Saxafi Hereri

    • @mohamedyasin2924
      @mohamedyasin2924 4 роки тому

      Si cajiib ah oo xigmad leh ayaad walal u hadashay, talo wanagsana xaga danbe ayad ka raacisay

  • @nurdinkoshin7044
    @nurdinkoshin7044 4 роки тому

    Big man cabdiwahaab he is also goodballar

  • @cabdirisaaqcumar1222
    @cabdirisaaqcumar1222 4 роки тому +1

    Clsalan saxafi ruug cadaaya waxbadan nabaray soomalida waxaan leeyahay illaahay hani garab galo wadankiinii kayaacdeee

  • @ahmade.h5660
    @ahmade.h5660 4 роки тому +1

    Kkkkkk c.salaam baa yaabay
    Sixir bararka

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 4 роки тому +2

    Saxaraha kalahari tag hereriyoow. Soo warayso bushmenka

    • @Myhalimaworld
      @Myhalimaworld 4 роки тому

      I will like that, i always fascinate the bushpeople and the way they live.

    • @snapshotsvideos316
      @snapshotsvideos316 4 роки тому

      It's call himba people from Namibia

  • @Mowliid2024
    @Mowliid2024 4 роки тому

    Waa muhiim wareesiyadaaan

  • @Moha-mf2sv
    @Moha-mf2sv 4 роки тому

    Mashallah hareri

  • @liibanmumin6582
    @liibanmumin6582 4 роки тому

    Craxmaan ukun gudoomiye jaaliyada rastunberg longtime

  • @xaajishiineaxmednuur
    @xaajishiineaxmednuur 4 роки тому

    Cabdi Wahaab iyo cabdi Salaan
    SALAAN sare

  • @sayfudiinqudus5767
    @sayfudiinqudus5767 3 роки тому

    Kkkkk xayraanka waxba uma samaysaan

  • @somalistories5037
    @somalistories5037 4 роки тому

    Music?

  • @rathervita3377
    @rathervita3377 4 роки тому +1

    Kama daalo barnamijyada harari mar walba in aan daawado👀👁