LAASCAANOOD: SOMALILAND vs MUUSE BIIXI & BEESHA CAALAMKA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 23 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 6

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Рік тому

    Miskiin dhega-xidhan . Haddii xuuduudaha Somaliland ay qalad kula yihiin oo reer Europe sameeyeen orod baabii xuduudaha 50ka dal ee Africa ay reer Europe u sameeyeen . Waxba dunida kama ogid

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Рік тому

    Sheeko Irir iyo sheeko suuq micne ma samaynayso mana aha hadal ay shaqo ku leedahay dawladda qaranka Somaliland. Arrintu waa qarankii Somaliland difaacaya dalka iyo maleeshiyada kasoo tallowday dhinaca dawlad-goboleedka Puntland ay weheliyaan qaar ka mid dhallinyarada reer Las-Anod oo uu qalday garaad-xumaha daasadda garaacay ee qaxiyey dumarkii iyo carruurta magaalada Las-Anod

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 Рік тому

    Meesha sheeko Irir iyo mid Isaaq iyo mid Daarood midna ma taal. Dhibtu waa garaadkii dabka shiday ee yidhi dagaallama oo qaxa.

  • @fosiafaarax8998
    @fosiafaarax8998 Рік тому

    Xasuuqii dhulbante ayaa loo jaasay, markaa sland. In ay dhulbahante u Kala dhamaatay

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 Рік тому

    Hhhh caqliga daarood wllo idinkaa abuuray irirsamaale sababto ah yaa daarood ah afkina iyo dhegihiinu hays maqalan kadib dadka wax u sheeg lkin hashii cuntay ee cabaaday mayelayno naac dambe iyo dulqaad