Wararkii u danbeeyey Damaca Siyaasiyiinta Beesha Qorax Kasoo Baxa Somaliland Iyo Duruufaha Ku Gudban

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024
  • ATEENKA U TAAGO TAAR TV,WAA TELEFISHAN SOOMAALIYEED 00 MADAX BANAAN
    Shere + like + Subscribe

КОМЕНТАРІ • 68

  • @yaasiinsiciid5675
    @yaasiinsiciid5675 2 роки тому +6

    Maxamed aadan dirir wariye dhamaystiran hore u soco

  • @mahadcarte3975
    @mahadcarte3975 Рік тому +2

    somaliland iyo subeer awal

  • @asaldhaladsland9655
    @asaldhaladsland9655 2 роки тому +3

    Xiris xaaji xasan guushu raaci insha allah

  • @SNMwillneverdeisweonlymultiple
    @SNMwillneverdeisweonlymultiple 2 роки тому +2

    Maxamad kaahin madaxweeyneha mustaqbalka dhow maasha allaah 😍 😍

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 роки тому

      Wakhtigaa ka dhacay dawladiibaa dhaqaaqday oo inaga soo gaadhaysa

  • @cabdinuur3904
    @cabdinuur3904 2 роки тому +5

    Viva xirsi xaaji xassan

  • @kamalkhaldoun5949
    @kamalkhaldoun5949 2 роки тому +1

    ASC RAMADAAN KAREEM WAA INTU BIL KHAYR THEN TAAR TV .SXB.WAXAAD I XASUUSAY AF SOOMAALIGII ABAHAY IYO AWOOWA YAASHAY HHH HHH .M.TABAARIKA LLAAHU

  • @qaafmaxamed5372
    @qaafmaxamed5372 2 роки тому +1

    kaahin guuleyso xirsi dabadiii

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 Рік тому

      Ninkastaa ha guulaysto oon xirsi suul cawro ahayn 40 million leh bilaa abaal Siilaanyo lagaga quustay

  • @foozia426
    @foozia426 2 роки тому +1

    Maasha allaah mujaahid maxamed kaahin

  • @jiifcaaqildulmidiid4139
    @jiifcaaqildulmidiid4139 Рік тому

    saddexda xisbi ee soo baxaya waxaa ku guulaysandoona Kaah,Wadani iyo Kulmiye dhammantooda waxaa qabsandoona reerka Habarjeclo haddii aan il kalgacal lagu eegin.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 Рік тому

    bariga burco laanti wax soconaya ma jiro weligeed ba ha dawakhaan dadkan o ha isku meraystan

  • @adenali274
    @adenali274 2 роки тому +2

    👍👍👍👍👍👍👍

  • @AbdirshidMahamedhagi
    @AbdirshidMahamedhagi Рік тому

    Xirsi xaaji cali Strategiyadihiisa Mayal adeyga Nr 1 Beesha H jeclo Ninkaasaa bahasha Wata( Wlee Mxamuud xaashina waa Wiil hoog Ficil iyo siyaasada somlnd Ladhigiyaqaan ciyaarmaha ninkaasina.
    Aragtideyda. Anoon tageerin isaga Xaashi

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Місяць тому

    Ina xaashow madaxwayne manoqonaysid habar jeclo siiraanyaa nagaga filan

  • @axmedsiciiddhiif6345
    @axmedsiciiddhiif6345 2 роки тому

    Maasha allah m a dirir Allah yacizak wa barnaamij aad aan ula dhacay

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 Рік тому

    Ma jirto nin suurtii afuufayaa waxa xigtay inuu cirro-cad bisil yidhaa siidhi afuufi qoortana u sudhay. Walee suulcawro waa imtixaan

  • @user-em7di7xe5s
    @user-em7di7xe5s 2 роки тому +2

    FIFA Xirsi

  • @abdirahmaansoomar9410
    @abdirahmaansoomar9410 2 роки тому +1

    Maxamed kaahin waa nin oday ah oo masuul ah

  • @samsamm5996
    @samsamm5996 2 роки тому +2

    Taarow waxa Maxamed kaahin usharf
    Badan inuu iska nasto xirsi iyo xaashi
    Midkood beeshu hays garab taagto sidii
    Siilaanyo

    • @ijoxasan9132
      @ijoxasan9132 Рік тому

      samsamm5996
      ina xaashi iyo Xirsi gaab xagay joogeen 1983 ilaa 1991 ii sheeg? Xirsi waa abtagay hooyaday inaadeerkeed
      hadadaa hadaan la hadlo wuu igaranayaa balse madaxweyne uma qalmo Maxamed Xaashi ma aqaan
      balse maxamed Kaahin iyo Muuse biixi iyo nin kasta oo SNM ahaa cid waxaba ula qaybin maayo.
      maanta hadaan Muuse Biixi madaxweyne dalka ka ahayn walaahi faqash iyo alshabaab baa ina qabsan lahayd oo
      waxaa arkilahaydeen Farmaajo oo hargaysa haysta . Maxamed Kaahin 1983 isagoo guri gaadhi iyo shaqo haysta
      ayuu ka dhaqaaqay oo duurka galay markuu arkay shicibkii somaliland oo lagu joogjoogsanayo oo suuqa dhexdiisa askari ku garaacayo maanta ayaad leedahay naso. markuu ku xoreeyay!! markaa in uu iska fadhiisto ayay ahayd halaydin rartee sida dameeraha

  • @cabdishiineadan4061
    @cabdishiineadan4061 2 роки тому +1

    Xaashi uunbaa uliita 3 nin

  • @nathra7351
    @nathra7351 Місяць тому

    Maxamed kaahin ayaa ka guuleysanaaya
    Gaafaadhi xinif cali mareexan xirsi fircoon maxamuud xaashi waa zero

  • @Abdullah-rs7tm
    @Abdullah-rs7tm Місяць тому

    Xirsow miyaanad xishoonayn

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 2 роки тому +4

    MUUSE WAA TUUG,, IN MADAXWEYNE LAGU SHEEGAA QOF TUUG AH DHAMMAANTEEN NUSQAAN BAY INOO TAHEY..WAA TEFISHINNO CAANALEY AH ... KUWA AAN UMMADDA LA DAREEN AHEYN...WAA QAAR SABBEYNAAYA..

    • @axmedcali733
      @axmedcali733 2 роки тому +3

      Kkk miyaanad helin cid kaa dabiibta cudurkii muse17 ee aad shantii sano ba la ildarnayd waadigan wali jibaadayee? Qof buka duco mooyee hadal malaha ee illaahay hakuu gargaaro.

    • @farhaanjamaawed6852
      @farhaanjamaawed6852 2 роки тому

      Sultan Ahmed waa runta waa tuug qabyaladeysta ah

    • @AAAbdi-eb2of
      @AAAbdi-eb2of 2 роки тому

      Waar ka xishood madaxweynahaaga
      Inangumaydyahaw

    • @SultanAhmed-et3vc
      @SultanAhmed-et3vc 2 роки тому

      @@axmedcali733 AFSOMALIGA AYAA LAGAA HAAREY,EE SIDAAN KUU GALAA HADDAADAN WAXBA FAHMEYN,OO IL KELIYA WAX KU ARAGTID,DHEG KELIYANA WAX KU MAQASHID,..NINQAFILAN QURAAN NIN KU AKHRIYEY QAAF DHE KU HARRAAD....DHEGTII IYO ISHII KELIYA EE AAD LAHEYD WAA LA ISTICMAALEY

    • @axmedcali733
      @axmedcali733 2 роки тому

      @@SultanAhmed-et3vc aamiiin in aad tidhaahdaa kuu fiicnayde, nin buka lama garamo ee cid ku dawaysa raadcayso

  • @nimcokiin2681
    @nimcokiin2681 2 роки тому +3

    Xirsi cali taageerdiisa sacabku qarin maayo iskahadle

  • @wabarielmi3203
    @wabarielmi3203 2 роки тому

    Waaya waar ma hargaysa umbaa waarkagu taarow

  • @ibrahimomer65
    @ibrahimomer65 2 роки тому +1

    Wakhtiyaddi xukuumaddi mudane z
    Ahmed mahoued siilaanyo wuxui ka mid yahay ragga loo tirinayo in ay ku maqan tahay hanti badan oo leedahay somaliland.
    Ibrahim
    Omer

    • @cabdishiineadan4061
      @cabdishiineadan4061 2 роки тому

      Tii siranyaad ka hadlaysaa waar imikadan sadaqadii masaakiin loo ururiyay suuqa waaheen waakuwa qorshaystay muuse iyo inankuu abtiga u yahay iyo seedigii tan maanta taaagan maad kahadashaaan

  • @drkhaalidgeesh3915
    @drkhaalidgeesh3915 2 роки тому

    Wariye waxan kjgu soo raacey ku hadlida afka soomaaliga ee fadlan markaad kahadleyso siyaasisiyiinta dhulalka soomaalida laga xixirtay kanoqo DHEXDHEXAAD

  • @dhuuxdigaleduale3922
    @dhuuxdigaleduale3922 2 роки тому +1

    Beesha Qorrax-ka--soo-baxa Somaliland Habar Jeclo maaha ee waa Harti (Warsangeli iyo Dhulbahante). Ee Maxamed Aadan Diriroow, waad toosnaan jirtey, ee toosi hadallada. Degdeggana iska ogoow.

  • @raaxonuur127
    @raaxonuur127 2 роки тому +1

    Maxamud xaashi waa tuug anu lacag xoog igaga haysta ila maalintu dulista iyo hawada haystay

  • @aftooziyetv3015
    @aftooziyetv3015 Рік тому

    ragaasi keekuhaboon xilka gudoomiye nimo anigu waxaanleeyahay waainakaahin

  • @cabdiraxmaanallaale6977
    @cabdiraxmaanallaale6977 2 роки тому

    Maanta habarjeclo xirsi niman aheyn cod umaheyno

  • @cabdishiineadan4061
    @cabdishiineadan4061 2 роки тому +1

    Oo mawaxaad u ololaynaysaa kaahin waadigan caayaya xirsiye wariye racist ah baad tahay

  • @arawelo4324
    @arawelo4324 2 роки тому

    Kkkk mahamed kaahin aya taaheero mudan labada kale wa siyaasi hunguri beesha mooye somaliland way tijaabisay

  • @cabdimaxamuud2085
    @cabdimaxamuud2085 2 роки тому

    Halkaas maxaa uga soo baxay dadka dhegeysta codkan.
    Waxaa qof walba uu si cad u arkaa in weriyehani yahay mid xaqiiqda ka hadla
    Mid aan matatuul iyo waxaan jirin Mar Mar midna warka dhigan
    Somaliland na waa hal beel

  • @madashawanaga6577
    @madashawanaga6577 2 роки тому

    maxamuud Hashi xata kuwa sacad yonis soo bixidooda isaga wax kulaha waayo wa abtiyadii kuwa dhulbahnte isaga wax ku laha waayo wa seediyadii kuwan hj aad buu u soo saray wayo wa tolkiis
    maxmuud xashi wa halyay isgo da a yar ino halgamay waa nin adag isago ilamo ah weli malintii midnimo burco masuuliyada qaday isago jira 23 sano isago sodona parrliment wax ka dhisay hadna moyer ahaa hadana wasiirkii madarada noqday hadana wasiirki madaxtooyada noqday wa nin inu sii dalaco mooye aan dib u noqon waa nin qiimo badan leh waa geesi Somaliland hadan qabiil waalin ee danta dalka raban walahay waxan odhan laha maxamuud xashi inoo doorta hada diidana idinka cirka roob ku og
    maxamed kaahin manta wa nin wayn wa nin hero ah wadankan u halgamay lakiin manta wa da a wayn hadana madama Ahmed silayo soo qabtay doorkan in xashi baa leh hadi wax la isku wadayo oo aan dan kale la eegayn ina kahin hadu rabo han madaxwayne ma ahayn inu wasiirka arimaha debada noqdo taas oo manta cadowgiisa badisay xusbibigii oo mayda magaciisaba laga xanaqayo sidasi darteed manta hj waa inanu tagerno maxamuud xaashi wa rayigayga
    maxamed kahin waxba kama qabo lakiin maxamed kaahin waxay ahayd inu muuse ku yidhaahdo dadka ha iga eryin xusbiga ana kaga danbeeya umada ha iga didin xusbibagana asxabtiisa ha kala dirin taas ma odhan waataas xusbigi laga dareeray saxiibkii muuse sidas ku taliyay oo wanjaalay Mahamed kaahin
    hadba ninka ka gilgishay ee dareemay waxa muuse waday wa Maxamuud xashi amaba xirsi labada mid kood ha la tagero hadanu diidno maxmauud xashi xirsi anu tagerno tolkeen garaxajisna way khaldan yihin inay uruurada diidan lakiin hadanu doono anu cawino ingoo xirsiba u eegin waayo xirsi inay ku guurayan iyo in kale nooma kala cada xirsi xiligiisa ma dhowa hase ahatee tolkeen madama inaga tirsanaya waxooga ay iyaga inagaga horeeyen Ahmed silany ximiyeen hadana anu ka roonan talada meel isugu geya geeshaka hj manta tolkeen habar walna ma diidanin waqti dheer baunu siyada saxiibo ku ahayn balse doorkan iyaga ingu xumaday garaxajis wanu ka soo jarnay tay inaga galeen oo watanu muuse ka racnay muusena farta ayaad qabiinten buu yidhi hadba tolkeen oodi ab ka dhow tolken garaxajis xirsi na la socoda ma tageerna mise ina xashi banu tageerna kala doorta labaas bay idin joogta ina kaahin xusbi lagu dumiyay oo mayda ayuu dul fadhiya wa oday wayn hero ah inu muuse fahmo ayay ahayd ma fahmin khimada musue marka magaran karo siday u shaqynayso xusbi laala coloobay
    wadni haday talo maqalayan uruurada ayay diidin wayo wax ilahay u qorya uun bay helayan haday diidan uruurada intay iskaashadan ayay meel kale mari doonan taas iga qoraa waa hada wax xasuusan doontan

  • @muna619
    @muna619 2 роки тому

    Mujahidka ayaaa ku leh

  • @dhoolosman3777
    @dhoolosman3777 2 роки тому

    Mohamed kaahin kuma jirin wasiiradii is casilay waxa shaqada ja qaaday cabdurahman tuur.

  • @Ibrahim-vx1fu
    @Ibrahim-vx1fu Рік тому

    BERIGII UU U BAXAY MAXAMED KAAAHIN JABHADDII SNM EE UU ITOOBIYA TEGEY AYAAN JANARAAL REEER WOQOOYI AH WEYDIIYEY WAXA LAGA FILAN KARO MAXAMED KAAAHIN?
    JANARAALKU WUXUU IIGU JAWAABAY: WALLEE MEEEL UU MAXAMED KAAAHIN KA TALIYAA MA GUUULAYSANAYSO SNM-na WAY KU JABI DOONTAA TALADIISA. WAAYO ISAGU MA AHA NIN TALO KEENI KARA EE WAA NIN LAGU SHAQAYSAN KARO.
    MAAALINTAAS WAAN LA YAABBANAA HADALLADAA UU JANANKU IGU LAHAA,
    LAAKIINSE MAAANTA AYAYNNU ARAGNAA XAQIIQDAA UU JANANKAASI SHEEGAYEY. OO WAA KAA AH EYGA UU MUUSE BIIXI KU SHAQAYSANAYO LAGA SOO BILAABO CALAN CASTII ILLAA & MAAANTADAA AYNNU JOOGNO.

  • @guledyonis2153
    @guledyonis2153 2 роки тому +1

    Zuxufi sare

  • @cawilcolaadcawilcolaad1039
    @cawilcolaadcawilcolaad1039 2 роки тому

    War wanu tageersanahay wanu haysta cudud tageersan

  • @abdulkadirmusa3666
    @abdulkadirmusa3666 2 роки тому

    Madameerka inaaxaashi baan godab samaaysan inashaashi xirsi inakaahin ragaasi gadob sokeeye abuurayaal markaa habarjeclooy hadaa in aad dameer leedihiin oo aayihiina katalinaaysaan ragaa iska erya rag alayaqaanana keensada

    • @anabjama7166
      @anabjama7166 2 роки тому

      Abdulqadir muse mahooyadaa baa kuu sheegtey adeer kuwaasha ku hogaaminaya Luna talinaya ispecialy ina xaashi baa guryihiina kasoo shaqeyn doontay ina kaahin hada buu uma diyaar aha wuu iska aanay hajj waa rag rag dhaley inxaashi isagoo adeer yar buu 15 ku ahaa materials burco nin taliya ayaa dhaley waa ina xaashi cabdi cali xaashi mujaahidkii wayans baa la dhashey oo la waynaadey iyomaxamed xaashi daqtarkii mujaahidkii wayans ee snmi isaga iyo walalihii wsdsmka wax bay u qabtey laakiin cidi masheegto cali xaashi horta maxaa loogu sheegi waayey dadka gacan la xaqdaradu baadishey akshay haka doortoisagoo wzdsnkiisa u soo halgamey waayaab dhigi xoolihii reer xaashi cabdi baa ku jira somaliland Ahmed xaashi ninkii taageeradiisa iyo xoolaha bixin jireyadiga aabahaa iyo hooyadaa iyo adeerkaa iyo anigaa maxay u qabtey somaliland qof madhan weligood somalida qof aanay gaadhayn bay daba socdaankuwaalocaqli xume

  • @qarnimohamed1306
    @qarnimohamed1306 2 роки тому

    Kkkkkkkkkkkkkk

  • @engabdirazak5654
    @engabdirazak5654 2 роки тому

    Waxba noomaad sheegin sxb,

  • @anabjama7166
    @anabjama7166 2 роки тому

    Abdishiine aadan aadaa igu liita tug tuug dhaley adaa ah qof madhan baad tahaye iska naso

  • @jamacalibare1748
    @jamacalibare1748 Рік тому

    Ķ

  • @saidali8378
    @saidali8378 2 роки тому

    Hhhhhh

  • @cabdiraxmaan5591
    @cabdiraxmaan5591 2 роки тому

    TR tv beenaale