Niyow Adigu ninkan hadalka ka sug oo su asha aad waydinaysid ka sug ninkan xaadu Alshabab ahan laha bari hore ayu isku qarxin lahaye legend weeye ninkan sufyaan sh ahmed
Nin kan, laba dareen iyo dhaqan, ayaa ka buuxa hab dhaqan kiisa uu udoodayo. ufiirso, english ayuu kuso dhex tuuraya marka uu ku hafafto suaal sax ah oo jebinaysa mawqif kiisa, weliba (english slant ah oo street language loo yaqaano). 1) nin kani aqoon maadi ah waxaa iiga muuqda in uu qurbe tegay accent ka english ta soo hagaajistay formal and informal (Luqada dadka aqoonta leh iyo Luqada ciyaala suuqa) language ka kala saari karin. 2) Diinta wax badan ka bartay, inkastoon loo raacin axkamta, maqsidayada iyo cidda fulin karta iyo cidda ay wajib ku tahay in lagu fuliyo, hadana aanay qasab ahayn in lagu fuliyo. Dad badan oo Somali ah ayaa macaasi iyo wax nin caalim-muslim ahi ku kufriyi karo ama lagu dili karo ku dhaqma. 3) Lebiska iyo habka is qalqaloocintu waa tirfa toorayn, nin doonaya in uu tiigsado waxaanu ehel keed ahayn oo kale, lakin waxoogay soo bawsday. (sida street footballer doonaysa in uu Champions league ka ciyaaro oo kale) 4) Nin kani qoowm cusub ayuu ugu soo horeeyay, Qoowm suits iyo dhaqan western sita hadana uso tafa-xaytay in diinta Islamka loo adeegsado ciddii aan la aragti ahayn. Fiiro gaar ah: Dadka caynkan oo kale ah in saaxada warbaahinta fursad laga siiyo maaha, waayo dad badan oo taabaca hubaal wuu helayaa. Ha laga digtoonaado, Alshabaab oo sidata, Suits, dhinacyo xiiran baa dhawaan la arki.
Don't judge the book by it's cover qof ashahato oo Muslim ah sharaf leh inad gal kushegtid oo akhlaq xumo ku shegtid walaga ficanyahay ee isdaboqabo oo cafis wediso umadad galeysey before it's too late
Ninkani waa jaahil la khalday oo wuxuu aaminsanyahayn waa fekrada al shabaab oo cad Hadaan saxo khaladka uu ku soo celcelinaayo Marka hore dimuqradiyadu waa dhaqan reer galbeed mana bannaana in lagu dhaqmo arinkaasi waa arin ay isku waafaqsanyihiin muslimiinta saxa ku taagan iyo khawaarijtu Waxaa ay ku kala duwanyihiin waxa weeye qofka wax ku xukuma ama taageera qof wax ku xukumay ma gaalbaa mise waa muslim? Khawarijtu waxay leeyihiin waa gaal Islaamka saxa ku taagan laga soo bilaabo saxaabadii waxay aaminsanyihiin in aanu ku gaaloobayn haduu u arko in waxani khalad ay yihiin oo uu maslaxadiisa uun ku wato sida kursi ama magac ama lacag iwm Masalada labaad ee ay isku khilaafsanyihiin khawaarijta iyo islaamka saxa ku taagan waxa weeye qof kastoo gaal taageeray miyuu ku gaaloobayaa ? Khawaarijtu waxay aaminsanyihiin wuu ku gaaloobayaa Islaamka saxa ku taaganina waxay leeyihiin ku gaaloobi maayo haddii aanu aaminsanayn in diinta gaaladu ay diinta islaamka ka kor marto oo islaamka laga xoogroonaado Masaailkan waxaan u leeyahay takhasus 20 sano ah markaa sidaasaa sax ah markii aan wadamo badan iyo culimo kala duwanba aan masaailkan ka baadhay
Argagixiso is qarqarinaya baa banaanka usoo tuurtay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 Ee ninyahoo hawiye ha ceersanee axnad madoobe iyo guruubkii raaskambooni wxii ku dhuumaaleeysanayena banaanka usoo tuur Oo daaroodka argagixisada uurka kala jiranar Soo saar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
War kan waa waalanyahay english ayuu diin umaleeya diinta waa labartaa ninkaan sirdoon gaalo ayaa soo dirsatey hada waa la soo xirey waana la soo siideyn doonaa maa daama gaalo ushaqeeyo waad arki doontaan
Munaafaq illaahay ka go'ay taakeeye waa alshabaab waanu difaacaya somalia 🇸🇴 talaabo ka qaadaa hore ayuu dad u laayey manta wuxuu ku sheegay dadkii somaliyed ee malin walba qaraxa lagu halaagayo
Wariye nuur Waa nin saxaaafi wayn weeye ❤
Ninkaan waa waalan yahay waana, sida Qawaariijta oo kale ee umada Alaha ka qabto.Subxaana Alaah
Mawaalnee adigaa jaahil ah
Jahil batahay 100% his true
Aqoontee lagu bartaa in qof ashahaadanaayo u gaal yahay 😅 dadka dhan jahil kutilmaama maba xumee
Nin waleen ma ah qofka xaq ka hadalo waa waleen. Yahay ama wa alla qade
Niyow Adigu ninkan hadalka ka sug oo su asha aad waydinaysid ka sug ninkan xaadu Alshabab ahan laha bari hore ayu isku qarxin lahaye legend weeye ninkan sufyaan sh ahmed
M.a nin ficn way ninkan wlhi Guul Abo mcn
Alla yacizak wariye adag iga dheh nuur wlhi
Waa lasoo qabtay Taakeeye. Kuwa badan oo isagoo kale ahna waa lasoo qaban doonaa
Ku soco Wad haysa
Waa all shabaab
Esh calaa wariye ,wariye ka adag ma jiro,shajhdp ayuu leyahay
SHABAAB MUSLIM MAAHIN, ILLAAHEY XUKUN SHABAAB NOOGUMA DHIIBO.
wall wareysika wan kahelnaaay wall nuur rabi haku xafido
Subxaana allaah
1000 qof dad hal maalin Zoobe ku dilay wadanka kama tali doonaan inshaallah.
Taakeeya long life 🎉
Wariyahan caadi maahan masha'allaah inaad feerto wax yar ayaa kaaga dhinaaa ilkaha inad kajabiso ayay aheed
Iska jabi maha zxp
War ninkan wa shabab
Waayo somalidu 100%kiba100% waa muslimiin
if sickness was a man, he is! 👁️
Wlhi Shabeelow waxa ku dhinty walaalkiis isaga ladhashy
Xagu katirsana As mise Dawlada
@@NimoAliaboubakar-bj3gr shacabka dagan oo dowlada lasocdo ayu aha
Nuur wariye sare 2023
Waxaad ugu soo celisey inaad Taakeeye mahlako geliso laakiin intan oo kale adeerkaa Xasaan Xuseenba uu qabaa Nuurow.
Maanta gaalkaan wa xiran yahy. maxaa ka badali kartaa 😂😂😂
Ninkan somalida badankeed waa ka aqoon badan yahay, isagoo u jeedadiisu cadahay iyo fikirkiisa hadana waa adag tahay in denbi lagu helo.
Diin kuwaasi diinkuma dhaqman idacadanina maxay dhanta kuwa aad ka hadlayso kuli waa munaafaqiinta shaqale u ah cadowga. Wuxuu ku khasbaya wuxuu isagu rabo RABBIYOOW. Aamiin yaa Rabbi.
SUYAAN WAXAAN ALLE UGA BARYAYAA INUU CARADIISA KU RIDA WAA DAALIM.
Dawlada soomaaliyeeed Iney wadda Hadal ku dhameyso inta laba somali isku dhimanayaaan waaaa sax.
wàxaad rabtaan qaf aàn diingaranayn rabi waxba kama qarsoona waŕiye adaaba diin la daģaalanà
Waa alshabab kani halaqabto frm hargaysa
❤❤❤❤❤❤
Walaahi wariye wanaagsan😂😂😂
Waa alshabaab
Very good that is bont mareykan gaalo ma dilo
Nin kan, laba dareen iyo dhaqan, ayaa ka buuxa hab dhaqan kiisa uu udoodayo. ufiirso, english ayuu kuso dhex tuuraya marka uu ku hafafto suaal sax ah oo jebinaysa mawqif kiisa, weliba (english slant ah oo street language loo yaqaano).
1) nin kani aqoon maadi ah waxaa iiga muuqda in uu qurbe tegay accent ka english ta soo hagaajistay formal and informal (Luqada dadka aqoonta leh iyo Luqada ciyaala suuqa) language ka kala saari karin.
2) Diinta wax badan ka bartay, inkastoon loo raacin axkamta, maqsidayada iyo cidda fulin karta iyo cidda ay wajib ku tahay in lagu fuliyo, hadana aanay qasab ahayn in lagu fuliyo. Dad badan oo Somali ah ayaa macaasi iyo wax nin caalim-muslim ahi ku kufriyi karo ama lagu dili karo ku dhaqma.
3) Lebiska iyo habka is qalqaloocintu waa tirfa toorayn, nin doonaya in uu tiigsado waxaanu ehel keed ahayn oo kale, lakin waxoogay soo bawsday. (sida street footballer doonaysa in uu Champions league ka ciyaaro oo kale)
4) Nin kani qoowm cusub ayuu ugu soo horeeyay, Qoowm suits iyo dhaqan western sita hadana uso tafa-xaytay in diinta Islamka loo adeegsado ciddii aan la aragti ahayn.
Fiiro gaar ah:
Dadka caynkan oo kale ah in saaxada warbaahinta fursad laga siiyo maaha, waayo dad badan oo taabaca hubaal wuu helayaa. Ha laga digtoonaado, Alshabaab oo sidata, Suits, dhinacyo xiiran baa dhawaan la arki.
Fadlan waxaanoo kale
Yaan la wareeysanin
Istaahilkiisuna
Waa in umada laga qabtaa
Don't judge the book by it's cover qof ashahato oo Muslim ah sharaf leh inad gal kushegtid oo akhlaq xumo ku shegtid walaga ficanyahay ee isdaboqabo oo cafis wediso umadad galeysey before it's too late
Kani waa Xagjir Dadka Muslimiinta gaalaysiinayo. Dawlada Soomaaliya waad ku Mahadsan yihiin in Ninkan Xabsiga la dhigo.
Subxanallah
Subxaanallaah.. Kani waa waalan yahay..
Ma waala ee waa Alshabab is qarinaya
Scw
subxaanallaah
Ninkani waa jaahil la khalday oo wuxuu aaminsanyahayn waa fekrada al shabaab oo cad
Hadaan saxo khaladka uu ku soo celcelinaayo
Marka hore dimuqradiyadu waa dhaqan reer galbeed mana bannaana in lagu dhaqmo arinkaasi waa arin ay isku waafaqsanyihiin muslimiinta saxa ku taagan iyo khawaarijtu
Waxaa ay ku kala duwanyihiin waxa weeye qofka wax ku xukuma ama taageera qof wax ku xukumay ma gaalbaa mise waa muslim?
Khawarijtu waxay leeyihiin waa gaal
Islaamka saxa ku taagan laga soo bilaabo saxaabadii waxay aaminsanyihiin in aanu ku gaaloobayn haduu u arko in waxani khalad ay yihiin oo uu maslaxadiisa uun ku wato sida kursi ama magac ama lacag iwm
Masalada labaad ee ay isku khilaafsanyihiin khawaarijta iyo islaamka saxa ku taagan waxa weeye qof kastoo gaal taageeray miyuu ku gaaloobayaa ?
Khawaarijtu waxay aaminsanyihiin wuu ku gaaloobayaa
Islaamka saxa ku taaganina waxay leeyihiin ku gaaloobi maayo haddii aanu aaminsanayn in diinta gaaladu ay diinta islaamka ka kor marto oo islaamka laga xoogroonaado
Masaailkan waxaan u leeyahay takhasus 20 sano ah markaa sidaasaa sax ah markii aan wadamo badan iyo culimo kala duwanba aan masaailkan ka baadhay
Suxufi Nuuur Mr Takeeeye Mudane Aaad ha u Wareeerin Mudane Sheekha.
Subxanalah ninkan waa debi socda e sharkisa ilahey hanga xijaw qer kisana hana siiyo
Waa Safiirkii qawaarajka oo Kenya. Ninkaan ilaah kama baqo hadii uu qarinayo dadka soomaali dhiigeeda baneystey. Ninkan soomaalida gaaleysiiyey waa in sharciga lamirayaa.
Taakeye was alshabab. Ama done ama diid
Nuuroow
Subxanallah this man 😱🙆♀️🥵🥵🥵🥵😡😡😡😡😡😡😡
NINKAN UU SAXAN YAHAY
Odaygu waa taageere wayn oo khawaariijta taageeraya
3:03
Dhiiranaa oo indha adaga
Waa yaab Diinteena ma mid hada nala baraayaa ,war nimankan yey diinta wakiil ogayihiin oo soo dirsaday , waa calooshood u shaqeystayal .
Sheekh Shariif amaba Sheekh Shaydaan aan iraahee ayaa Kitaabka quraanka intuu diiday keenay Buugaan gaalada soo xariiqeen.
Subxaanala nuurow kan oo kale Hana horkeenina maxa a yeelay Muslim maha wakhatina ha ku luminin
HADII HOOYADIIS AY QARAX KU DILI LAHAAYEEN MA ORAN LAHEEN SIDAAS..MIDA KALE SOOMAALI ADIGOON DHALAN AYEY MUSLIM AHAAYEEN ADIGA IYO ARGAGIXSADABA.
ninkaani fakad fakad ayuu ahaa waxaan axlm ah in ummada laga qabatay
NISA ummadaa la jirta
This guy is As supporter
Waa takfiir, ama kuwii suubanaheenu noo sheegay scw ee Khawaarijta la yiraahdo.
Waa fekerkii calidheere iyo ragiisa
Ee wuxuu kameeraysanayaa in aan lafahmin lkn waa isku feker soomaali muslimiin uma arko subxaan allaahu axmaq sanaa oo gaalaysiin kudhiiranaa isaga oo aan aqoon lahayn
NISA shaqadiina qabsada noocan sooqabta bilaa edabka ah
Waaba xeran yahay hada Muqdisho aa laga soo dajiyay.
Argagixiso is qarqarinaya baa banaanka usoo tuurtay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Ee ninyahoo hawiye ha ceersanee axnad madoobe iyo guruubkii raaskambooni wxii ku dhuumaaleeysanayena banaanka usoo tuur
Oo daaroodka argagixisada uurka kala jiranar Soo saar 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
War kan waa waalanyahay english ayuu diin umaleeya diinta waa labartaa ninkaan sirdoon gaalo ayaa soo dirsatey hada waa la soo xirey waana la soo siideyn doonaa maa daama gaalo ushaqeeyo waad arki doontaan
Wa nin walan
Jaq jaqdii maxaa kadanbeeyay
Par2
Ilahy umada hakaa qabtoo shaayadintaa dhiiga biliadan kaa ah baaneystay uuf xaagjirka
Nuurow walaal qofkaan oo kale platform hadiin hada ka dib please, Kan waa duli munaafaq ah
Kan waa khawaarij aan ilaah aqoon in lasoo qabta ayaa wanaagsan oo la xidha lana maxkamadeeyo
Waa wareey nin aduunyo joogow maxaa aragti kuu laaban
War diinta islaamka hakubeen sheegin war ninkani hala iskaqabto ilaahayoow shartooda Naga qabo kuwani oo kale
Hadi ayy johaad rabaan falastin may iska aadaan
Niinkaaan wu ba Diifaacaa Al-Shabaab Caathu Billah waa Radical Al shabab niinkaan Taakiir na buu waadaaa Qoof oo Muslim ah haaga taakfiirtiid Athaa Gaal Ah Naftigaathi
Ninkaan waa Qawaarij.
"Maraykanku Gaalo ma dilo" ka wariyaha sheegta horuu ka qoslay ma aqaan sabbta
Qof Muslim ah in layirahdo wa gaal wa dembi weyn
Taakeye 200% wa saxan yahay
war taakaye wadanka halaga qabto
Aga waryada ninka oo kalee maxaade ka wareysanzysii
Marka lama oga hadana waa saxan yihiin macquul ma ah
Wale wariye nuur timo wayne wa wariye buxa suaalo adag buu waydey
Kan in umada laga Qabto wan ku Faraxsanahay Dowlada ninkaan Sharciga Ha Hor kennaan
Waa runtiis wariye ninkaani 5 qof ayuu dilay sharcina lama horkeenin xaq lagama oofin waa gartiis inuu yiraahdo soomaalid waa Gaalo ninkaan isaga waydii radii uulaayay ee wariyayaasha ahaa magaalay ahaayeen mise Islam
WAAR NIINKAAN WU WALAAN YAAHE CAATHU BILLAH
JAAHILKAN BAL FIIRIYA KUWA UU MAGACODA KUHADLAYO WAA ASAGOO KALE WAXUU KUWASHEY THEREFORE DULI ALLAH KUBAD
Uilahey cabso
Kan waa la Soo dirsadey qof ashahaadanaya gaal lama dhihi karo
Taakeeye waa ila meereeyso caadiya
Wlhi kan in lalahadlaba maaha
Hayaay war kan alshabaab ma ah dadkale baa wata alshabaab waa baqi lahaa
Munaafaq illaahay ka go'ay taakeeye waa alshabaab waanu difaacaya somalia 🇸🇴 talaabo ka qaadaa hore ayuu dad u laayey manta wuxuu ku sheegay dadkii somaliyed ee malin walba qaraxa lagu halaagayo
War kan shayaadiin baa laxisbiya xagee joogaan waxa la socda hadaan nahay xisbika tala kunool kulahaa
Warkiisu waa cadahay waana alshabaab
kan waa qushaash
Kan waa mujrim
Qof dambiila ah umo ha horkeenin ee dambllle ee umadda ha la laha gabto
Wareysigani waa kii lagu xidhay.
Shalay mooryaan buu ahaa
Maantana wunawacdinaya
Dumar udaranshuhu wa waxad xaynta uguxaraysatay xerada adigo nafta uraacaya rabitaankeeda
Markaa xiska la’dahay saanaa lee u daldalmee 😂😂
Sxb nurow suaalaha kama jawabaya
Kani waa irhaabi wayn.
Muslimiin soomaali ah ayuu dulmi iyo qabiil ku laayey hadana dad aan wax dilin buu gaaleeysiin waa wareerka iyo yaabka yaabkiis.
Sufiyaan waa gaal oo loo jeedo
Haa haduu xalaashadohaa waagaal
Ninkaan wa in laga qabto Ummada. Afkiisuu ka leeyashay Madax iyo shacab waa gaalo. Dawladda M. Xasan sheekh wa in ay ninkan sharciga mariyaan