Mahadsanid Dr, da'daas ban anna sannad ama laba u jiraa. Waa isleegnahay oo laba sanno da' ma aha, se hadana waa talo na anfacaysa maadaama khibrad tayda ka badan aad hayso. نفع الله بك.
asc dr adnan aad baad u mahadsanty wax bdn baan kaa faaiday wxn kaa codsanyaa in aad video nooga soo sameysid exams international ka ah sida usmle step 1 xilligaa ugu fcn ee la diyaarin karo iyo resources ka la isticmaalo ilaahay hakaa abaalmariyo sida aad noogu faaideyso
AZC DR ❤ DHALASHO WACAN AYAA KU LEYAHAYE ALLAH KU SIIYAADIYO CAFIMADKA IYO CIMRIGA I WISH Entire your life, happy life and good life Allah ku barekeeyo Awlaad iyo qosakga❤ 5 sano kaliya iga wayntaye I’m proud of you 👍
Mhdsnd Dr adnaan alle ha ku sharfo inta wxa ka faaidyy illahy og rabi ha ku ziyaadiyo 🤲 Runtii alx alle mhadas leh oo sandkan ku bartyyy wliba cilmi io garad ka korsadayy🫡💯🥰
waa kaaga mahadcelinaa hagidda toos ka ee aad nala garab taagan tahay haddaa nahay jiilka adiga kugu xiga qaas ahaan ardada caafimaadka qaas ahaan ardadaa barata kulliyadda MEDICINE AND SURGERY oo aan anigu ka mid ahy waxaa chanelkaaga kusoo biiray anoo f3 ah ilaa hadda oo aan medicine kala bar marsiinayana waxa aa tahay dr ka igu saamaynta badan marka talo iyo qibrad wadagin tahay way fiicnaan lahayd in dr badan oo kula mid ah la helo MAHADSANID DR E
سبع يظله الله يوم لا ظل الاظله واحد منهم : (شاب نشأ في عبادة الله)
WAXAAN AHAY 19 JIR HDA JAAMACAD BILAWDAY WANKUGU XIRANAHY DR ANIGOO AWALBA ACTIVE AHAA AYAAN DHIIRAGALIN KAA HELAA IMIKA EXAM DIYAARIS AYAN KASO BAXAY THANKS SIDA NOO DHIIRI GALISO🎉
kuliyad noce wada?
Faculty of education program English literature @@maowali6725
Keep going today u have Janes
10 sanno ayaad iga weyntahay waan ku faraxsanahay in aan kaa maqlo talooyinkaas mahadsanid
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴
21jir alhamdullhi ❤
Isku magac isku age😂😂😂😂
Khibrad, aqoon, xikmad iyo wanaag badan ayaan kaa faaiday walaal cimri dheer iyo cibaado suuban ayaan kuu rajeynaa❤
❤️
Mahadsanid walal Mariam.
Allah ku sharfo.
Mahadsanid Dr, da'daas ban anna sannad ama laba u jiraa. Waa isleegnahay oo laba sanno da' ma aha, se hadana waa talo na anfacaysa maadaama khibrad tayda ka badan aad hayso. نفع الله بك.
Doctor waa I anfacdy mahadsanid❤
Thanks ustad 22 year jira ilaa 4 sano kugu xidhanay alle ha ku xafido cimrigana haku barakeyo
Dr mahadsanid
30 years old 3 month's ayaa iga dhiman waynu is legnahay ilahay waxaan ka baryayaa cimiri dherer iyo cafimaad inuu ilahay nolosha inta ka dhiman no siyadiyo dadu waa lanbar mihimadu waa wakhtigaga inaad ka fa,idaysatid aduun iyo akhiraba ilahay dhamanten hayno naxaristo
gabadhi ugu horaysay een arko yado da, deda shegaysa.
@khaalidaxmed1315 wll da,dayda ma qariyo
Thank you Dr Adnaan ,marna macalinka Dhalinyarada.
Never give up
stop complaining
17jir Guul badan rajaynaysa ahay Alx
21 jir ahay first year of medical student at S.N.U
cimri dheer cafimaad iyo cibaado suuban alla kaga rajeynaya Dr Adnaan allaha ka awaalmariyo sida aad wanaga iyo waxtarka inoolajeceshay guuleyso
Mahadsanid dr adnaan wax badan ka faiday jazaka Allah
Dr cadnan tnkz Alle haku sharfo❤
thank you dre Taladaada wanaagsan oo aad dhalinta siisay sanado badan oo guulo ah baan kuu rajayn
Maasha allaah Dr adnan
Great ustaad adnan
ماشاءالله هي اجمل نصيحة❤❤
Dr aad ayaad u mahadsantahay talooyinkaaga wanaagsana kubii qaata Allah hanaga dhigo bulshada boos muhiima ugu jirta allah haku xafido
Iam 21 years old Alhamdullilah
Allahuma barik.
A good man learns for his mistakes.
Shukran doc sharing us this fruitful advice.
Mahadsanid walal my best dhirigaliye❤
thank yoU doctor❤🎉
18 baa jiraa hadana bilabay University faculty medicine and surgery hanblyo ilahy cimriga cilmiga camalkaba hakubarakeeyo bowe🎉
Thank you dr for your helpful advice ❤
Mnsha Allah ❤🎉
متعة ان تكون في الثلاثين ، waa muuqaal muhiimadiisa wato jazaaka allhu Dr Adnan
Shukran Dr...adnan🤝
Mahadsanid Dr❤❤🎉🎉🎉🎉
thank you dr
Msha allah Dr waxyabo badan ayan ka faiday waxan ku rajeynaya cimri dheer iyo cafimad tama cibado suban 🤍🍂🦋
Cimri dheer iyo cibaado suuban dr caadnan
Thanks Dr illahey haku sharfo ❤🎉😊
asc dr adnan aad baad u mahadsanty wax bdn baan kaa faaiday wxn kaa codsanyaa in aad video nooga soo sameysid exams international ka ah sida usmle step 1 xilligaa ugu fcn ee la diyaarin karo iyo resources ka la isticmaalo
ilaahay hakaa abaalmariyo sida aad noogu faaideyso
Cimri dheer oo cafimad leh iyo cibaado suban ayaan kuu rajeyna insha allaah
Dr cadnaan shukran wax badan ayaan kaa faidaa alle hakaa abaal mariyo
❤️
Masha allah Mahadsanid dr adnan❤
Mahadsanid milyan jeer Dr Adnan 🎉
Thanks for your effort, from the bottom of my heart
Masha allah dr allaha ku barakeyo cimrigaaga iyo cilmigaag
Keep going Dr
Aad iyo aad sadaqada wa muhiim jazaka allah kheyr dr
Mahadsanid Dr adnaan walaal aad ban abaal kuugu hayaa
Thanks for your motivation Dr adnan ❤
Ilaahy haku barakeeyo dr cimri dheer io cibaado suuban ban ku rajayn❤❤️
Congratulations 🎊 Dr Adnan Abdallah ale haku barakryo. ❤🤲
Congratulations 🎊 Doctor adnan Abdullah ❤Allah cimriga haku barakeeyo😊
Maashaa Allah doctore dhalasho wacan Allah haku barakeeyo cimrigaga iyo aqoontada iyo waxa haysato aad baad umahadsantahay
AZC DR ❤ DHALASHO WACAN AYAA KU LEYAHAYE ALLAH KU SIIYAADIYO CAFIMADKA IYO CIMRIGA I WISH Entire your life, happy life and good life Allah ku barekeeyo Awlaad iyo qosakga❤ 5 sano kaliya iga wayntaye I’m proud of you 👍
ماشاء الله كل سنه وانت طيب وعقبال مئة سنه
شكرا على نصائح دكتور 👏
شكرآ د. جزاك الله خير
Wow masha Allah dr❤❤❤
Aad baad umahdsan tahay Amiin yaa allah Alleh sw hanoo badiyo dhalanyarada idinka cabal ah inshaa allah😊
mahadsanid Dr, cimriga iyo caqliga allaha kuu barakeeyo❤❤
Mashallah dr mhdsanid
Dr wlhi abaalka ma koobi karno ilahay ajar iyo xasanaad ha kaa siyo guulayso inshallah wx ku dhibana ilahy ku ma tuso
جزاك الله خيرا
Hampalyo🎉 dr Ilhay cimriga haku barakeyo
Sido kale jazakallah dr anagana ilahay hanagu anfaco wanada iyo taloyinka ad noso jedisay
Cimri dheer cibado suban dr
Thanks ustaad ❤🎉
Masha allaah tabaara kallaah
aamiin yaarabi
Sanado badan ookle jirso dr insha alah
Masha alah dr cadnaan hamplyo cimri dheer allah ku gaarsiiyo
thanks ustaad barakalaah
Msha Allah
Masha allah Illah haku sharfo Dr Adnan wax badan ka faaidey🙏 ❤️
Same dr
Mansha allah cimriiga & cafimaadkaba alle haku barkeeyo 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉hampalyo🎉🎉🎉dr
Masha allah hambalyo cimriga iyo caafimadkaba alle haku barakeyo dr ❤
Alle haku barakeyo dr cadnan😊 l was wait your video
M.a Cumrigaga ilaahay hakuu bareekeyo dr adnaan❤
My motivator dr adnaan♥️🔥
Alle ha ku barakeeyo ustaad jasakallahu khayran❤
Masha allah dr aad ban ku tageeraa guuleyso
Mhdsnd Dr adnaan alle ha ku sharfo inta wxa ka faaidyy illahy og rabi ha ku ziyaadiyo 🤲
Runtii alx alle mhadas leh oo sandkan ku bartyyy wliba cilmi io garad ka korsadayy🫡💯🥰
Marshall Allah alhakuu barakeeyo cimrigaaa hombalyo🎉
waa kaaga mahadcelinaa hagidda toos ka ee aad nala garab taagan tahay haddaa nahay jiilka adiga kugu xiga qaas ahaan ardada caafimaadka qaas ahaan ardadaa barata kulliyadda MEDICINE AND SURGERY oo aan anigu ka mid ahy waxaa chanelkaaga kusoo biiray anoo f3 ah ilaa hadda oo aan medicine kala bar marsiinayana waxa aa tahay dr ka igu saamaynta badan marka talo iyo qibrad wadagin tahay way fiicnaan lahayd in dr badan oo kula mid ah la helo MAHADSANID DR E
Dr caafimaad iyo cimri Allah ku siiyo ❤
The best 👌 vedio wlhi waaka helay noolaw ❤
Ilhy ha ku xafido Dr Adnan dhiirigaliyaha nafta❤❤❤
ALLAHhaku barakeeyo doctor
Shukran Dr adnan🎉
Dr ka soo hadal madax xanuunka joogtadaa
Ustaad mahsanid❤
Iam 25 alx
Mnshlh Dr.Adnan Rabbi haku barakeeyo muuqaalkn waxad kusoo koobtay talooyin dhaxal gal ah
Cimriga Alle haku barakeeyo wall
Mahadsanid dr adnan
Wcs Dr mhdsanid 🙏
Happy birthdays Dr ❤️👑
19 years Allah ku mahadsan cimrigaas isiiyey🤲🏼♥️😊
Alle haku xifdiyo Dr adnaan
جزاك الله خيرا أخي
Happy birthday dr
🎉
Shukran Dr Cadnaan abdullahi
M.A Dr
waad mahad santahay ustaad ilaahey ha kaa ajar siiyo
Mashalah dr we same the age Mashalah Allah ku barakeyo nowala barakeyo dhamanten allah mahad os kale n'a gadhsiyay 30 old
Wll mhdsanid