Vol 3: Barnaamijka Tartanka Hibadda Codka

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • Vol 2: Barnaamijka Tartanka Hibadda Codka
    Soosaare:
    Barwaaqo Hassan
    Sakariye Sudaysi
    Sponsors"
    Dhaweeye Taxi
    Cali Gadhle Group
    Baabu-salaam JET
    Aadan Nineteen Babbi Ice Cream
    Hubqaad Beauty Salon
    Star Box Hotel
    Camera Crew
    Ridwaan Arteeto
    Muxiyadiin Ariido
    Axmed Gt
    Farxaan Gaaxnuug
    Xamse Xareed
    Editors:
    Xamse Xareed
    Axmed GT
    Special Thanks:
    Axmed C/raxmaan Heello
    Maxamuud C/raxmaan
    Khaalid Mahad Alleeli
    Axmed Midnimo
    Cali Qamaaciir
    Nasra Caaqil Yare
    Hamda Maxamed
    Muuna Dahabo

КОМЕНТАРІ • 982

  • @SAHANTV
    @SAHANTV  4 роки тому +79

    Axaabta Ku Xidhan Kanaalka SUBSCRIBE SAAR Si Aad U Hesho Barnaamijyadan Oo Aad U Tayo Sarreeya.

  • @dhalboqortoyo5806
    @dhalboqortoyo5806 4 роки тому +147

    Wlhi taysiir inta meesha jogtyba wu ugu cod wacnaa xaqdorro lkn wa nin raga sidiisu fanan ku yhyba😭😭😭💔💔💔

    • @ahmednour1737
      @ahmednour1737 4 роки тому

      Wll tayasiir wuu cod wanagsan yahay lkn meesha cod uun lama eego teenbad iyo xadhig ayaa jira qofka fanaanka ah uunbaa garanaya fankuna qabyalad ba mlaha

    • @mohamedismail8560
      @mohamedismail8560 4 роки тому

      Tayasiir xaqdaro ayuu ku hadhay wlhi sorry

    • @barwaqoomar8737
      @barwaqoomar8737 4 роки тому

      Meesha tayasiirbaa watay

    • @mohprp5573
      @mohprp5573 4 роки тому

      PAW PAW

    • @assamaddeofficial804
      @assamaddeofficial804 4 роки тому

      Sorry Taysiiir xaqiisi waa laga dhacay zhp

  • @golhyeshire9657
    @golhyeshire9657 4 роки тому +209

    Tayasiir sorr sxb qof kaa codmacaan mesha kama heesin inta yasiir tagersan like isaara

    • @sssss-rc5ey
      @sssss-rc5ey 4 роки тому +2

      Waan taager sanay from xidigta waa lagu gafay ninka sorry sxp

    • @badramuse3383
      @badramuse3383 3 роки тому

      Good

  • @abdikaremsead4710
    @abdikaremsead4710 4 роки тому +34

    Muna faysal inta taagersan like ii saar asxpta💓💋💔

  • @abdirahmanahmed5365
    @abdirahmanahmed5365 4 роки тому +90

    Tayasiir lagend cod fanaan ayaa kujira ninkaas hore soco bro

  • @shaficimohamud431
    @shaficimohamud431 4 роки тому +56

    Ayaaan codbaa kudhan hal qofna uma hambalyayn inanta maxaa lagu yasay walaalayaal
    Hambalyo ayaan👑

  • @bluelyrics1980
    @bluelyrics1980 4 роки тому +95

    Ka yar ee is walaya wxpa ma haye meesha tayasiir bay ku qaldameen wlhi

    • @barwaqoshorts2338
      @barwaqoshorts2338 4 роки тому

      Aqara waa ayaa laga rebay iyo nar ee qar iyo xasanad kamay rebin

    • @qadrafiidow4874
      @qadrafiidow4874 4 роки тому +2

      Haaa wlhi Teysiir ayaa mudna Lkn canugi is walayay wala rebay waxana rebay Wiil Teysiir udhigmay Ahmed Jecel

    • @arizonaboys9022
      @arizonaboys9022 4 роки тому +1

      Ahmed jaceyl waa libax

    • @shaafi2937
      @shaafi2937 4 роки тому

      @@arizonaboys9022
      Waa run nin dagan buu ugyehay

    • @mukhtardahir6365
      @mukhtardahir6365 4 роки тому

      Wll wasidad shegtay kayar wa Ba mesha kumahayo

  • @abdulbkofficial8476
    @abdulbkofficial8476 4 роки тому +14

    Reer somaliland dhabtii wan idin jecelahay Am from wajeer ee dalka Kenya insha Allh mar un wan Iman doonaa hargeisa ..hargeisa dagoo ka duul burcana booqasho ku aad Naftaada Nabad u door

  • @shukriabdullahi3242
    @shukriabdullahi3242 4 роки тому +178

    Somaliland hoyga fanka from muqdisho aad baan idin jeclahy

  • @jimcalecumar8976
    @jimcalecumar8976 4 роки тому +348

    Muna faysal inta taageersanayd liketa igu caawiya

  • @naruurocabdi7423
    @naruurocabdi7423 4 роки тому +49

    Inanka Ahmed jacayl la dhaho masha Allah waa wiil Dagan Hambalyo🥰

  • @aminaali6290
    @aminaali6290 4 роки тому +74

    May quraan ku tartamaan ilahow na so hadee

  • @drzkaldeeqa4555
    @drzkaldeeqa4555 4 роки тому +42

    Sorry tayziiir 🙆‍♂️🥰

  • @raadiyamahamed1168
    @raadiyamahamed1168 4 роки тому +7

    Tayasir waa wiil cod ilaahey kumaneystay fanan wiilka tayosir kolka laha wad kuqaladeen kayar ee iswaalaya mhmd ladhaho hore usoco wllky qali tayasir wlaal aan jclhy ❤🤴✌👍🙏🙏🙏👍 cadalo daro meesha tala

  • @Muwahib_khayre
    @Muwahib_khayre 4 роки тому +46

    Wooooow👏👏👏👏👏
    Tayasir wan ku wata anigu wll

  • @ahmedabdirashiid7797
    @ahmedabdirashiid7797 4 роки тому +116

    Tayasiir waa Fanaan Dhamaystiran

  • @dayaxofficial1323
    @dayaxofficial1323 4 роки тому +170

    Waxan gusha la donayey m.maame and muna fayzal inta ila doonaysay Like igu booba

    • @haniyasin8440
      @haniyasin8440 4 роки тому

      Mun fasal ayaan la doonayaa

    • @hothonjama8728
      @hothonjama8728 4 роки тому +1

      Ciyaal jigjiga yar wad so kalifteen wlhi😂😂VIVA GACAN LIBAAH AND MACALIN HAARUUN💪💪👍🤙✌❤💝💖🤩😎

    • @hamzabakri1913
      @hamzabakri1913 4 роки тому

      😂🖐cabdla cabdlyn

    • @Ms_Ahmed203
      @Ms_Ahmed203 4 роки тому

      Inanka kle ayuu cod ku dhan yahay

    • @dayaxofficial1323
      @dayaxofficial1323 4 роки тому

      @@Ms_Ahmed203 yaa hubana

  • @mhshow841
    @mhshow841 4 роки тому +18

    Maxamed maame intaa qiiro jabaan ku tuuranasid guuli kaa dheer Abti cod wa haysaye laxanka iyo jiniyada naga dhis 😂😂

  • @hamsegadhka4824
    @hamsegadhka4824 4 роки тому +20

    Haw Axmed jaceelow Walee iyo bile waa fanaan buuxa Nio xaguu ku maqnaa Intii fanka la kufsanayay kmmmm

  • @rasaamyarekhadar
    @rasaamyarekhadar 4 роки тому +54

    Ahmed dhagax Boy tayasiir💜

  • @mohkather5646
    @mohkather5646 4 роки тому +46

    TaYOsiir InTa araGta IN badhEedh Lola DagEy 👍

  • @nasteexosidiiqmuuse2300
    @nasteexosidiiqmuuse2300 4 роки тому +73

    Muna faysal in laga qaado inta ka xun liketa😥

  • @qadrinovic9320
    @qadrinovic9320 4 роки тому +9

    tayasiir xaqdaraa laguriday 😭😭 isga ayaa number one Ku jiray ,👍meesha cadaalad mataal

  • @hudaahmed2084
    @hudaahmed2084 4 роки тому +12

    Muna Faysal iyo tayasiir ayaa ug top San meesha wlhi ma shaa Allah alalh codbuu siyey

  • @amalzain3437
    @amalzain3437 4 роки тому +65

    1. Ahmed jacayl and maame
    2. Tayasiir
    3. Muna and nimco
    Saa in loo siiyo ahyd😁😁

  • @mukhtarkaahin7273
    @mukhtarkaahin7273 4 роки тому +11

    Tayasiir iYo mahamed maame in HeeskLe lagu kaLa zaari ayay ahyd zbbto lapaDn heesod makaLa Cod macaaNa☺️💚💭♥️

  • @mohamedrazto1960
    @mohamedrazto1960 4 роки тому +21

    Sakariye sudeysi xadarinimadi rer burco wey ka muqata bro go forwed

  • @abbasshire8134
    @abbasshire8134 4 роки тому +58

    Hadda wiilka tayasiir miyaa la reeby subxanallah

    • @kawsarqueen1061
      @kawsarqueen1061 4 роки тому +2

      Waa ninka ugu codka mcn

    • @abbasshire8134
      @abbasshire8134 4 роки тому +2

      @@kawsarqueen1061
      Wlhi waan yaabay ani , masraxiyad iyo codba wuu lahaa , kan yaree codka qasabka isooga keenaya wuu ka fiicnaa

    • @wardakorontooo8449
      @wardakorontooo8449 4 роки тому

      Meshaa waa kaley kasocda

  • @zakariyehadamrazhiid1301
    @zakariyehadamrazhiid1301 4 роки тому +19

    Dhaweeye saaxiibka dadwaynaha Love hala zaaRo ❤❤❤❤

  • @muftahofficial4355
    @muftahofficial4355 4 роки тому +5

    Alla hablaha rer Somaliland Qurux badana allow idin xafid from #canada hargaysa hoygi fanka waan sosocda

  • @mohkather5646
    @mohkather5646 4 роки тому +12

    Tayosiir MEsha Ninka KlIYe Kala XidhEy Mcha allah Cod mcaN lEdaY pro❤🤴💯

  • @DoolAcademy
    @DoolAcademy 4 роки тому +10

    Tayasiir legend baad sxp ha niyada jabin bilaa var baa ku ciyaarisay nio keep going bro work hard never give up love you from turkey

  • @nasraahmd6505
    @nasraahmd6505 4 роки тому +12

    Walee axmed jcyl wan waty xaq iyo xaq darraba 👌🏾👌🏾

  • @yazminmouze5801
    @yazminmouze5801 4 роки тому +64

    axmed jacayl wale wiil iga dheh
    inta ila wadata axmed jcyl like ku tuurta

    • @Enissa7
      @Enissa7 4 роки тому

      Waxu u yara eg yhy Saalax sanaag😂❤😁

    • @fihimadheeman1730
      @fihimadheeman1730 4 роки тому

      mazha alLH aNaa kula taageersan Ahmed jacayL

    • @abdifatahabdi1349
      @abdifatahabdi1349 4 роки тому +1

      Dadka taysiir ku hadaaqaya axmed JacayL ma arkaan miyaa

  • @naimamohamed7135
    @naimamohamed7135 4 роки тому +52

    teysiir wlh xaqdara lagu reeby mid ku coda majoogin

  • @museomar5396
    @museomar5396 4 роки тому +61

    Tayasir cadalaD daro laGu repay wlHi
    Ma ogalanano anGu Hadan naHey DawadyaZHa TartanKa

  • @fadxicali3660
    @fadxicali3660 4 роки тому +8

    Codkaa wada macaan masaajiida quraanka kaga akhriya taasaa hantiyee...........

  • @halabuurniyadsame686
    @halabuurniyadsame686 4 роки тому +49

    War meesha ninki ku jiray bay rabeen taysiir ninkaas waxba lagama qaban karo

  • @HomzikZeik
    @HomzikZeik 4 роки тому +15

    Muna Feysal Waa Isiidaa Wexeedu Inta ila AragTey Love ii Saar

  • @khadramohamed5308
    @khadramohamed5308 4 роки тому +8

    Maama sifiican buu heesta ugu xaragooday❤❤❤❤❤❤

  • @ilwaadqrux1950
    @ilwaadqrux1950 3 роки тому +3

    Muna faysal ilaahay codka hakuu barakeeyo xabiibti mcn gacbaan kuu taagay muna intii jecel in ay maalainkasta heeso qaado waan jecelahay walaahi guul xabiibti caday muna faysal intii jecel layk saaara muna haraysii huuno mcn🥰🥰🥰🥰🥰🤩🤩🤩🌍🌍🌍🎍🎍🎍🎁🎁🎇👰🍑🧨🌛🏠😋

  • @eyey-s4s
    @eyey-s4s 4 роки тому +93

    wllhi tayasiir iyo muna faysal way la gogoeen

    • @maryamajayte9381
      @maryamajayte9381 4 роки тому

      Abaa lagogoeen mxaa lagawadaa ifhnsii pleas

    • @axmednagaansheofficial2356
      @axmednagaansheofficial2356 4 роки тому

      𝖬𝖺𝗋𝗒𝖺𝗆𝖺 𝗐𝖺𝗑𝖺𝗒 𝗄𝖺𝗐𝖺𝖽𝖺𝖺𝗇 𝗐𝖺𝖺 𝗒𝖺𝖼𝗇𝗂𝗂 𝗐𝖺𝗒 𝗄𝗎 𝖺𝖽𝗄𝖾𝖾𝗒𝖾𝗇 𝗒𝖺𝖼𝗇𝗂𝗂 𝗐𝖺𝗒 𝗎𝖿𝗂𝗂𝗋𝗌𝖺𝖽𝖾𝖾𝗇

    • @fahiimaaxmed7186
      @fahiimaaxmed7186 3 роки тому

      Haaa wllhy😿😿😿😿😿

  • @anfacitoibrahimm7137
    @anfacitoibrahimm7137 4 роки тому +103

    Tayasir iyo muna markad rebten mxa hadhay
    Srry ahmed dhagax🙂

  • @kinghanatnour7121
    @kinghanatnour7121 4 роки тому +22

    The one and only tayasiiir

  • @farduusamare1540
    @farduusamare1540 4 роки тому +26

    Tayasiir Gaydh cali kuwata Apit😍❤

  • @kawsarqueen1061
    @kawsarqueen1061 4 роки тому +14

    All fanaan tayasiir

  • @subaydasuldan4558
    @subaydasuldan4558 4 роки тому +10

    Ogoreeeey Meesha tayasiir La reebay meel Mahe ka yaaca🙄😒🙋‍♀️🙋‍♀️

  • @bunniyuusuf9114
    @bunniyuusuf9114 4 роки тому +4

    Dhaga aar gudina ma tihidine meezha ka kaca wiilka tayaziiir xaqiizi meydan ziin walhi waa fanaan jira cod ayaad heyzaa walal ee keep going 😍😘

  • @jawharaadam5267
    @jawharaadam5267 4 роки тому +21

    Ahmed Jacayl What a beautiful voice ♥️😩💎

  • @halachiiliye4020
    @halachiiliye4020 4 роки тому +12

    Waraada tayaziir halazoo caliyo oo waliba hala raaligaliyo
    Waxa meezha joogaba asagaa u sitay

  • @cashstudio1459
    @cashstudio1459 4 роки тому +34

    Nimco zagal inta ka heshay like

  • @maxmedqqu175
    @maxmedqqu175 4 роки тому +19

    wlhi muni yurub fadhiiz0 tidhi INTII I RAACZAN LIKETA🤗

  • @updiazizahmet4448
    @updiazizahmet4448 4 роки тому +5

    Ayaan ayaan wLhi HaDaan Been La SheeGaYn inanta CiDKa CoD Macaani Ma JirtO 💘💘

  • @najmaanwar6626
    @najmaanwar6626 4 роки тому +12

    Tayasiir hore soco codbaad leedahye👏

  • @shaacasergio9564
    @shaacasergio9564 4 роки тому +8

    Tayasiir waa fanan jira kuwakle guulysanysaa zp

  • @safasamawada7034
    @safasamawada7034 4 роки тому +6

    Maaasha lllh bal idinkuba eega Marka lgu leeyahay hargaysu waa hoyga fanka umada somalida ah

  • @mohamedG21
    @mohamedG21 4 роки тому +18

    Sahan tv tartanku yuusan heeso kaliya noqonin farshaxanka guud ee suugaanta ha noqdo gabayada geeraarka arts
    Sidoo kale tartanka quraanka ka qayb qaata i.a

    • @naasiraadanabokor5843
      @naasiraadanabokor5843 4 роки тому

      Quraanka ka daa wll mahadsanid

    • @world-cz6fk
      @world-cz6fk 4 роки тому

      Waar n33vY0w qur aanka ha parpar dhigin h33z xun 33 dhaav dadka caanYay0w varzhaxankaga waz3

    • @mohamedG21
      @mohamedG21 4 роки тому

      Walaal hadii aaan idhi tartamada quraanka qabta ma dhibaa ileen wax lagu tartamo oo quraanka ka fiican ma jiri ee adigu afsomaliga si fiican u baro fahamkiisa ملكاتل world

    • @naasiraadanabokor5843
      @naasiraadanabokor5843 4 роки тому +3

      Mohamed Gabose wll fikir baad dhiibatay waa sax fikirkaagu lkn labada erey ee quraan iyo hees inaad isku qoraal geliso ayaa khalad ahba midna waa cadaab aduun iyo aakhiroba midna waa jano aduun iyo aakhiroba kolka waxay inaad tidhaahdo tartankaas heesaha waxa ka khayr badnaa idinkoo tartan quraan ka dhiga

  • @samiiraabdiali9699
    @samiiraabdiali9699 4 роки тому +34

    Waar tayasiir nio waa la khiyamay wlhi meesha ma codba Mise waa isluxid waar nagadaaya adeer beenta

  • @mohamedkhadar9830
    @mohamedkhadar9830 4 роки тому +31

    Yaaa isheegi kara sababta Taysiir loo reebay yaab iyo amakaag

  • @aliwayeel8523
    @aliwayeel8523 4 роки тому +33

    2 arinba gudida aad ayaan ugu taageeray
    1 in ay ka reebaan Ina maxamed faarax ikraan gabadheeda aad ayaan ugu taageeray sabab halkaa qabyaaalad faneed Aya ka muqan lahayd balse ceebtay diideen ee ayaan waa laga cod wacna ee sheegada soo noqon doonta ayay sidan u sameeyeen
    2 Muna faysal gudidu way jeclaayeen in ay Soo saran oo marba heesta ayay ka badalayeen oo raadiyeen dhowr jeer hees ay KU cod wacan tahay balse codku waa hibo rabi bixiyo ee miyaa lagaa badali karaya hore ayaa loo idhi daacadi ma hungowdo gabadha nimco Yar daacad ayay iska ahayd rabina cod iyo qurux ayu isugu daray. Ee ma wax markhaati laga yahay ayay gudidu qarin karta qalinka qasab KU saxeexay afka Hagar la aan ugu dhaqaaqay in ay Soo baxday nimco yar anigu nimco daacad ayaaban u bixiyay

  • @natazhaahmed3134
    @natazhaahmed3134 4 роки тому +8

    Taysiir saleban never give up king of kings🙏

  • @Salaanvlogs
    @Salaanvlogs 4 роки тому +4

    Sahan Tv, Barnaamij fiican baad qabateen Hambalyo, laakiin hoolka dadka ka yareeya markan oo kale.

  • @sacdioxidig9414
    @sacdioxidig9414 4 роки тому +8

    Maxamed maamo mash allha king waxpa lagama qaban karo❤❤❤❤

  • @puresomalilander6951
    @puresomalilander6951 4 роки тому +28

    #MUNA ayuunban wataa ilaa koobka aan qaadno🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆🏆
    Inta #MUNA tagersan LIKE___❤__IISAR

  • @lovellynataasha7885
    @lovellynataasha7885 4 роки тому +23

    Sorry taysiir saleeban cali
    Waa laga hiliyaay
    Lkn wakhtigu intan ka bdn

  • @mohamedhanad2439
    @mohamedhanad2439 4 роки тому +15

    Intii Ahmed Dhagax Wataa like Ta Ha dhaafina

  • @mukhtaarosman4530
    @mukhtaarosman4530 4 роки тому +2

    Wlhy ninkaa taysiir waa legend sidad fanaaan ku tahay

  • @ilwaadqrux1950
    @ilwaadqrux1950 3 роки тому +1

    Woooow iga kala daa xabiibti mcn hargaysa halkeed kadagantahay qaali anigu waxaan hargaysa kagalaa taangiga qaaali ii soo sheeg halkaad hargaysa kadagantahay qaaali mcn😋🎁🏞🍑🧨👰🎇🥰🤩🤴🤴⚘🌹🥀🌺🌱🌿☘🌷💮💐

  • @zamiirdaacadchannel9201
    @zamiirdaacadchannel9201 4 роки тому +6

    Gudigu cadaalad maaha inta igu raacsan like saar

  • @icmmedia8662
    @icmmedia8662 4 роки тому +27

    Tayasiir in la reebo maaha cadaalad

    • @calimarsa5314
      @calimarsa5314 4 роки тому

      Wallhi mnshllh weeye haday tiyarede heesaha aniga iqadijiray kalinta 1 baad gashay

    • @icmmedia8662
      @icmmedia8662 4 роки тому

      @@calimarsa5314 tee bay ahayd😀

  • @fatimaaragsan9167
    @fatimaaragsan9167 4 роки тому +2

    Tayasiir wiilka ugu cod mcn dadka tartamayay🥰🥰🥰🥰

  • @garadzamehlyrics2971
    @garadzamehlyrics2971 4 роки тому +7

    Inata tayasiir taageersan like isaaaraH plZ plz PiZ

  • @suleekhamaxamed7666
    @suleekhamaxamed7666 3 роки тому +5

    Ahmed Jaceyl ❤ keep going my brother 👏👏

  • @ahmedmohamedisse109
    @ahmedmohamedisse109 4 роки тому +4

    inta ila araktay 25;08 inu codka ka horeeyo videoka like isaar

  • @abdirahiimm.huseen8442
    @abdirahiimm.huseen8442 4 роки тому +22

    Ciyaalk waxay ukeeneen naag waligaeed guryaha kaga shaqayn jiratay heesaha 🤣🤣🤣🤣🤣 waa taa ka qaaday dee ka faa ida 🤣🤣🤣🤣🤣🙌

  • @mustafagarbo5046
    @mustafagarbo5046 4 роки тому +30

    Fc Ahmed dhagax

    • @alfanaandhoolayare4457
      @alfanaandhoolayare4457 4 роки тому

      Mustafe Garbo Ex Axmed Dhagax 😂😂Ama Xaafada Axmed guray .Cakaara😂😂😂😂😂😂😂😂🤣😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @mohamedismail8560
      @mohamedismail8560 4 роки тому

      Fc Ahmed dhagax 💪

  • @hipaaqphaizal1327
    @hipaaqphaizal1327 4 роки тому +21

    Muna iyo tayaziir labadii qofee iigu codka fiic mm aa barnaamijka

  • @abdikanihaibe9989
    @abdikanihaibe9989 4 роки тому +12

    Gacan lipaax🤜🤛✊🖐🖐

  • @tokiyaproductionstudio8063
    @tokiyaproductionstudio8063 4 роки тому +3

    Ahmed jcl .....nimcaan HiLaac Badalkiizi HelnaY 2022fanan Ka Codmacan Majiro

  • @hipaakosman7954
    @hipaakosman7954 4 роки тому +20

    Muuna faysal xaqeeday aaseen cid lacoda kumay jirn meesha

  • @hamzamohameddjama6570
    @hamzamohameddjama6570 4 роки тому +7

    Hoyga fanka somaliland wlhi from djibouti

  • @zamzammohamed4414
    @zamzammohamed4414 4 роки тому +3

    Taysiir waan ku watay codna adaa uku heestay lkn wey kula hareen 😓

  • @momoalie4091
    @momoalie4091 4 роки тому +1

    Maxaaaaa loooooooo reeeeeeeebay tayasiiiiir wuu ucod macanaa maxajiro

  • @ileys7994
    @ileys7994 4 роки тому +1

    Tayasiir iyo axmed jacayl raga perpera Ka soo baxay

  • @muusemohamed8776
    @muusemohamed8776 4 роки тому +6

    MAHAMED MAAME LEGEND ALWAYS MACALINKAYGA WEEEEYE

  • @naziimapdinazer4710
    @naziimapdinazer4710 4 роки тому +20

    inanka Tayasiir ladhaha inlarebo mey aheyn waa Fanan Jira

  • @melson9986
    @melson9986 4 роки тому +2

    masha Allah boqorada fanka wallahi munaay fanaanad ayaad isoo baxaysaa

  • @mohamedabdiabdullah9764
    @mohamedabdiabdullah9764 4 роки тому +1

    Heesaha Waa Dhaqanka Afkeena Iyo Hidda Soomaliyeed WaNa Ku Farax Sanahay In Fanaantii Waaweyn Ay Eegayaan Dhalin Yarada Cusub Ee Hibada Fan Leh Manshalaha Congratulation Abaabulasha Barnaamjkan Qurux Badan
    Heesaha Dhalin Yarada Ku Tartameyda Waxan U Sheegi laha Waxa Jira Qof Kaa Cod Mcn oo Lkn adiga Aad ka Guuleysayso adiga Sabab Tuna Waa Fanku Waxuu Leeyahay Qibrada Iyo aqoon Markaa qibradaas baa Rag Iyo Dumar Is Dhaafisey Ogaada Thanks

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 роки тому +14

    Anigu wxn watey muna faysal iyo maxamed maame labadiina meel adag ayaa lagu reebay

  • @nasracabdilaahi8595
    @nasracabdilaahi8595 4 роки тому +8

    Muuna faysal ciise diin maamo quruxey
    Waa nasiip waan jeclaa in aad soo baxdo inantaydiiyey
    Lkn naziipkaa kaa hiiliyey
    Go foward hapo quruxey
    Uma malaynayo dadkaa meesha soo istaagay
    Cid kaa cid macaan

    • @fihimadheeman1730
      @fihimadheeman1730 4 роки тому

      mazha allH alle haysku kiin DaaYo
      muna faysaL zidaas ku so bxazthyba aduu

  • @naadirhalkanaadirhalka1491
    @naadirhalkanaadirhalka1491 3 роки тому +1

    Anigoo ah guuleed xamse xuseen cali kaahin wxaan ka codsanayaa talfiishanka sahan barnaamijkan barnaamijka xiga inaad igu cazuumtaan please waan idinka codsanayaa

  • @mobilesoftwaresolutionunlo5593
    @mobilesoftwaresolutionunlo5593 4 роки тому +1

    Muna faysal tayasiir xaq daro u arka hadhitaanka ay hadheen inta igala midka ah like

  • @ilhanmohamed4727
    @ilhanmohamed4727 4 роки тому +3

    Taysiir cod Ilaah ba ku maneystay😘❣

  • @khaalidjaamac8115
    @khaalidjaamac8115 4 роки тому +10

    NiMco iyo teysiir xaqmah waa
    Laga shubtey

    • @hamdaomer1861
      @hamdaomer1861 3 роки тому

      Caaac ayaaan ba ka cod mcn shp siiidaaa

  • @apdiweli9276
    @apdiweli9276 4 роки тому +2

    New hargaysa🏆🏆🏆🏆
    Gacan lipax iyo macalin haaruun
    🏆🏆🏆🏆🏆🏆i miss u N Hrgysa❤❤

  • @bastardcat385
    @bastardcat385 4 роки тому +4

    Tayasiir ayaa ugu cod mcn wlhi 😪❤

  • @gaaniyare2017
    @gaaniyare2017 4 роки тому +11

    Tayasiir wallee waa laga hiiliyey

  • @mahamethnasir6264
    @mahamethnasir6264 4 роки тому +11

    Ahmed jacayl legend

  • @malyunhodan6370
    @malyunhodan6370 4 роки тому +1

    Tayasiiir eesh caalaa cod wllhi meesha waxa jooga isgaa ugu cod wacan👌🏻👌🏻👌🏻

  • @abdirahimabdilahi8757
    @abdirahimabdilahi8757 4 роки тому +9

    Muna feysaLeeY meel walpa ka muuqo waa lagu muunad beelaaye
    Mxad Xagan kasoo doonty😅😅🤣🤣😅