DAAWO : Xafladda Gaba Gabada Barnaamijka Tartanka Fanka Iyo Fanaaniinta

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 22 сер 2024
  • KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA KU BIIR FACEBOOKAYAGAN / horncabletvhctv AMA BOOQO WEBSITE KAYAGAN
    www.horncable.tv/

КОМЕНТАРІ • 292

  • @mubaarikabdirahmanancestor406
    @mubaarikabdirahmanancestor406 4 роки тому +78

    Geel laba jir somar manta wakaa
    Garsoore ka ah tartanka muqdisho
    Kasocda like isaara inta daawata Yusuf xayboro

  • @abdirizakgalgal9253
    @abdirizakgalgal9253 4 роки тому +41

    Intiii Sandka 2020ka Dawanaysa like Iiisaara

  • @cawildiiriyexaaji639
    @cawildiiriyexaaji639 4 роки тому +45

    inta daawayanaysa2019 like ii saada

  • @seedsomalikoob2250
    @seedsomalikoob2250 4 роки тому +123

    Inan dawano waxa nagu kalifay tartanka muqdisho ka socda misa ila mida

  • @updyrahmanahmett9813
    @updyrahmanahmett9813 Рік тому +2

    2023 daawanaYaa😁🥳

  • @saeedcaaqil893
    @saeedcaaqil893 5 років тому +89

    Intii zanadka 2019ka dawaneysa like iizaara

  • @hodan9455
    @hodan9455 4 роки тому +40

    wiilka tartanka ku soo baxay yusuf xaybaro waakan iminka tartanka muqdisho gudiga ka ah.

    • @najmanajma4943
      @najmanajma4943 4 роки тому

      Haha waaH ruun❤

    • @fosiyacali4333
      @fosiyacali4333 4 роки тому

      lkn qadad wayntu way necebyihin

    • @qadiijocabdiwahb6263
      @qadiijocabdiwahb6263 4 роки тому

      haa mila arktay horta Yusuf xeybaro nin culus

    • @fardowsaiimaan3351
      @fardowsaiimaan3351 4 роки тому

      Walee wagaas wan daawanaayay hadane waandawadaa

    • @mohaawyz7589
      @mohaawyz7589 4 роки тому +5

      @@fosiyacali4333 hadee necebyihiin soo xamar kujoogaa 😂 runta weeqaraar tahay huuno ninkasto asagaa garanaayo meesha noloshiisa u fiican caay iyo aflagaadano aniga umahaayo reer soomaaliland ee dadka xamar soo aasahaayo lugaha kaxera 😂 lkn hadee soofakadaan fadlan yaan lagasoo daba hadlin👈
      mida kale nin aad shegtay waa fanaan waana saxafi xamar hati ayuu kuleeyahay hadaad lasocoto hargeysa idaacad in lagafurto lamaogo lkn xamar ayuu kafurtay waa kaasaa jiil cusub soo saaraya hadii fursadaas u diideyn hadane inaad kasii daba bursataan waa wax laga quruxbadan yahay .

  • @muhiyadinyonis7102
    @muhiyadinyonis7102 4 роки тому +5

    Xaybaro somali oo dhan ayaa taageero u ah
    Lkn habeenkani ismuu soodiyaarin ama wuu naxay 🙏 great boy

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому +29

    Naaag wariye ahi kama danbeyn we missed u walahi

  • @davidcharly7657
    @davidcharly7657 5 років тому +9

    Wwwo I nta ilamidka ah dawanaysa 2019 iso raca 💞 3 ka helay

  • @mohamedawke2747
    @mohamedawke2747 4 роки тому +24

    Garsoore Xaybaro, oo tartamayya yaa illa arkay

  • @nonaxariis661
    @nonaxariis661 10 років тому +8

    Beautiful show. ...girl singing Hibo nuura she is super talent

    • @farhiyomohammed2954
      @farhiyomohammed2954 7 років тому +1

      Abdirisaq Ahmed

    • @suegurray3756
      @suegurray3756 6 років тому

      Abdirisaq Ahmed agreed bro

    • @asmaibrahim7292
      @asmaibrahim7292 5 років тому

      That's true bro Mashallah she is nice voice like same Hibo noura yare weyi way dhigtey halkegi hesta ❤

  • @gabadhixalay2066
    @gabadhixalay2066 4 роки тому +5

    Hadi ad marka so ogatay xebaro inuu tartankan kuso baxay kadib a inta so aday🖒❤👐

  • @laydhcaafimaad1814
    @laydhcaafimaad1814 Рік тому

    👋👋👋🥰🥰 Gabdho & Wiilalba marka layskusoo wada qabto inanta HAMDI ladhoho ee heeskii Hibo Maxamed ee Xiddig ku tartameysey baa No:1 ahayd.🥰🥰🥰

  • @deeqsulub9315
    @deeqsulub9315 4 роки тому +4

    5 year had elapsed this song competition race inta 2019 dawaneysa gacanta taag

  • @lakiladan9326
    @lakiladan9326 4 роки тому +6

    Inta dawanaysa Manta oo ah. Axad sanada 5/1/20/20

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 4 роки тому

      Aniga kula daawanaya haben sabti ah 24/1/2020 saacada 🇬🇧 23:36 habenimo

    • @fartunabdicigaal75
      @fartunabdicigaal75 3 роки тому

      Hadan dawade ana

  • @abdiruuzi858
    @abdiruuzi858 7 років тому +12

    waraabe alaha caafiyo
    somalia ku waashay
    meel fan looga hadlaayo
    somaliya iyo waxa loo joogin ayu ka hadlaya

    • @mouztapheuk847
      @mouztapheuk847 6 років тому

      Hoyadah was

    • @saccdiyamahmed2975
      @saccdiyamahmed2975 5 років тому

      Adigu,,,,Maxaa,,,Kagalay,,,,Miyad,,,,Ka,,Xigta,,,Somaliya,,,,Edeb,,,Milihide,,,,Kalexo,,,,Duqa,,,,

    • @luulmoha92
      @luulmoha92 4 роки тому

      Maseyr.maxa.naloshegi.wayay.aqonsiguna.afkenu.kujira.waligiba.darbika.hafero

  • @abbeyare1829
    @abbeyare1829 10 років тому +6

    faysal cali waan jeclaa wuxuu iila muuqan jiray lkn
    maantuu iga dhintay waayo ma moodeynin in uu
    saa somali naceyb ugu jirto koley iyo koley
    barnaamijka waa nice tubeec yarena waa fanaan somaliyeed
    isaga iyo inta kale ee xaybaro uu ka mid yahay iyo ku wakalaba lkn
    faysal oo kale yuu fan iyo siyaasad isku darin

  • @shucaypapdi4890
    @shucaypapdi4890 6 років тому +54

    Wr nio quraanka Ku tar tama

  • @maxamedcabdiraxmaanciise2433
    @maxamedcabdiraxmaanciise2433 5 років тому +7

    Wan idin Hamabalayanan reere soomalilnd one love

  • @fahimafahima9268
    @fahimafahima9268 10 років тому +4

    Tubeecyare guuleyso heesti awoowga boqorki codka m.suleeyman way ka uqaadey enjoyyed very much wanku cel celshta next time teg xamar xaqada kadono inshsla allh wad haleysa ..feysal waraabe waxan is iri afkisa waxu ugasasri wayey xamareey wa meshu waqtibden kuso qatey 8diss carur kudhaley wunajecla in kunolado lkin doqonimadisa ma oga in lagu fahmayo soomalia u kuwaashey nin kugaareyn aya kuhadel haya ku ekoow mesha jogto ad siyasadeda tahay afkadaneh kbixi rer soomaliya malaha rer ethopia tahay

  • @nasrajama3179
    @nasrajama3179 4 роки тому +6

    Kaaf iyo kala dheeri Muqdisho iyo Hargaysa 5sano ka hor Wooooooow

  • @raqiyadihad2010
    @raqiyadihad2010 4 роки тому +9

    Dadkan maxa udiday inay quranaka ilahay kutarataman maha uso arakay heso iyo qatumo xumo subxanalah ilahay ha sohadeyo

  • @ilkaabchennal9283
    @ilkaabchennal9283 4 роки тому +1

    Yaa ila dawanaya 2020 lekta

  • @bashkadahir8798
    @bashkadahir8798 10 років тому +2

    Wlhi adban ugu farxay hcbtv hasha culusu qabtey guul hcbtv

    • @mustafe8576
      @mustafe8576 4 роки тому

      بؤبلببذؤبؤءبؤؤؤؤؤلبؤببءؤببؤبؤببءءبؤءلببءلللبءببؤؤبلؤلليؤءبءلللءءببؤؤؤؤؤؤبءؤؤءؤؤؤلبؤبببؤبيبؤؤؤؤؤلبؤبؤؤﻻلءلبءءءؤبلؤءللءبؤؤلبللءلبببؤؤلببؤللءبؤؤلؤؤبللؤللبؤؤءببؤبؤببؤؤبؤبؤلبببؤبللءءلؤبلؤؤرؤلؤلءءبؤؤؤءلءيللؤببؤءبؤبؤؤؤبؤبؤؤؤؤلللؤببؤبللءلفبءربلللءبللءبءؤؤؤؤبؤؤءءللءبللببؤلءءءؤلؤببءءلءبؤيببلبءءبؤلبءللللءءلءللبلليءذذذءلءءلؤبءءللبلبءللبءلءبلللؤبلبءءللبلللللءلءلبلللءلؤبببءءلبللءبلءللءلللبلببلببللبلذءؤببؤؤببؤلؤؤءلءبءبببببؤ--₩_-$-$#$_₩₩₩_₩___₩₩₩₩₩___$$-₩__₩_₩_¥₩_¥₩₩__₩₩₩₩___>_₩₩₩_₩_$$--$-$--$--_₩__₩₩₩₩_₩₩%-$-$-$#$-$@$-$-$--$$؛$--/$-$--$$---/-/-$##$$-/-$#--#$$$$$-$$$-$$$$₩__₩$-$-$$-$-$$$¥_₩__₩---$-¥₩₩_₩%_¥%₩₩₩₩%₩_₩₩_₩₩_₩%₩₩₩¥%_%_₩_₩₩₩_₩₩%__₩__%₩₩₩_₩/5-$$/$//-#-$_₩₩_$#$#//_____%₩__₩₩__¥₩¥₩_₩_₩_₩₩_¥¥₩¥%₩_₩₩___¥₩_₩___₩_₩¥£$_₩₩₩_%%$//$/$-$$/$-$__%%₩₩%₩>₩₩₩_₩%₩%%%₩₩_%_₩₩₩₩₩-//₩₩_₩₩%_₩_₩%-$/$$$-/-///$-/-$---/$---/$-₩₩_₩₩___₩%₩_%%₩¥_₩₩___₩_₩₩_-$-/%¥_%_₩₩_₩%_₩_₩___%₩_>___%_¥//$#$/$--$-/$$/$$#/-$$-$#₩_%_---₩%₩%%%₩_%₩%%__%_%%$#¥%_-#$#--£%_₩-/$#$//_₩₩₩%_%₩%₩₩%%>/$₩_5/₩₩$$$$$/$///-%%₩₩%_₩_%₩-$$-///#//_%%¥/$---/-%₩_₩₩$/%¥%_¥$$#/$//-/-/$_₩_%__₩%_₩__>₩%_₩₩%%_₩₩₩₩_₩£¥₩¥_¥_₩__₩%¥$#-$-/---/--@$-$-$//--/$-$_₩$-%__₩$$-$-$$/$-///$-//$-$_₩¥¥₩%₩_$$%$-__₩¥%_₩₩₩%¥₩₩¥₩₩₩$%%₩₩5$/$$/--/#-$$//5/#$%%%₩_₩-$#%_/$$-#-/-_$-_₩₩_%_%%_%%$₩%₩₩%%__₩__₩_%₩_$-__-%_₩₩_%₩_%_₩₩%_₩₩_₩_-_--------#-##$//-/##-$-¥¥_₩¥¥¥-/--#-#-#--$--$-$_¥_-_-_¥_₩__¥___₩-_----/$-$₩₩₩₩%_¥₩_₩₩£₩₩-/$-#₩_₩$₩_¥_-_-¥ذلبؤؤءءءءذءذءللءبؤببببليبؤؤليءيببءؤءؤءيءيءيءيءبءءبءبءبلبذءبذءلءيلؤبؤييببؤلؤءببؤليبؤءؤؤءيؤلؤللللليللببللبءيؤءؤلءيللءبءبؤبءبؤؤبءءلؤبؤلؤلبؤؤءليؤؤيءبءؤببيبلءلءبلءلبءلبذءءءللءلءيءءءفءبيلؤيذيبللبؤلؤليؤيبءؤبؤؤبلؤلءببؤلؤبؤلءءءلءلؤلءؤءذءؤؤؤءؤؤءءؤؤيؤؤؤلؤءؤءلبلءللءلءءءءءلذبذلءبءللبءبلؤللءلؤبءؤلءذلذلءءبءءءلءلببؤؤيؤلءبءلءءؤؤءءلللءءلءءءؤيءءؤببلببلبؤؤلءلللليؤؤلبلليبؤؤءءءبءؤؤلؤءؤبءءيبؤللبؤءيلللؤللءبلءللؤلبللؤببيؤءلؤبلؤءلءبلءؤلليبءبءءلببؤءءببؤلؤببءلؤلءءءءلءءءبءءبءؤؤبءلؤؤءءءءءءؤءءءءءءءءءءءءءلءبلؤءءؤءيءءءءءيءءءلبذيءليذلءءلءءؤيؤبؤءبءءؤؤءؤؤؤيلءءءبءلءؤءءلءءءءءءءءذيءءءذيءؤءبلءذيببلبءءءءبذءبءبءييؤءءؤؤؤءءلؤيءلذءءبؤءؤؤءيذؤءءءءءؤءذءذذؤءؤءبيذيءءؤليلؤؤؤيلؤؤيؤءءءءؤؤيءءءءؤبءييءيبؤؤءءءءءءءءءلءيءءبءلءبءءؤيؤيءؤبؤبءؤبءيؤؤيءبيؤلءءلبءبلءيببءءببءيءييؤؤءبءبؤييءلءبءؤبءءءءءيييءيبؤؤءيؤؤلءءؤءييءيؤيؤءؤءءءسيءءؤؤءؤءءبذبءءذءءلءءءلبءليءؤءءءيؤؤءبذؤيببيؤبيؤءؤؤءبؤءؤبءءيءءءءيؤذءءذذءءءيبؤؤييؤءؤؤؤؤءؤؤءؤؤؤيييبءيؤؤذءئءيءفءؤييءبببءببءؤءيلءؤءلءذ₩₩___£-__¥------___ءءءذءءؤءؤءءءبءلءلءءءءذءؤءءلءلءلءللؤبؤؤلءؤؤؤؤلؤءيلللؤلءللؤءبءءليؤللؤللءلؤؤيلءلءليلؤلءلؤللءلؤذءءبلءلءللءليؤءءءليءيءيءءلءبؤءلءءلبءلؤيءلؤءؤؤؤبيؤؤللءؤلؤببؤلؤؤيءيؤءيءبءيءؤءؤؤءؤؤؤؤييءءلءءلءللبءلللءلءلءءفءءلبءللللللبءءؤءءؤءءءءءؤلءؤءبؤؤيءؤيلؤءءءءءءلؤؤليؤءسءؤؤلءءءءؤؤؤئلءؤؤءؤؤءفللؤبؤيؤءؤءيؤيليلءؤلؤؤيلؤللءؤؤؤيؤؤيلبؤؤؤؤؤللييليبؤلؤءبؤيؤبيللبيء

  • @hodancabdirihman674
    @hodancabdirihman674 4 роки тому +3

    nimco samriye wariye aan tabnay runtii ❤🥰🌹

  • @MaxasmedAbdi
    @MaxasmedAbdi 3 місяці тому

    2024 in hargeisa😂❤

  • @Seey667
    @Seey667 5 років тому +12

    Aad ayaan ugu farax sanahay gebadha kutar tameyse heesta hiba ruuna Ine kalinta labad gasho inkasto kobad aan siin lahay aniga😻

    • @Mahuraan979
      @Mahuraan979 4 роки тому +1

      Haaa koow bey lahayd
      Lkn inanka laga siiyey hees aabihii uuu lahaa buu qaadaayo gudiga xasuus buu geliyey

    • @cabdixakiimxasancali2764
      @cabdixakiimxasancali2764 4 роки тому

      @@Mahuraan979 xusuus muu galinee lkn wuxuu ku tartamay heesihii qaraamka oo kuwa adag

  • @saccdiyamahmed2975
    @saccdiyamahmed2975 5 років тому +3

    Ala,,,Jecliyaa,,,Faysall,,,Cali,,,Warabe,,,,Darr,,,Ale,,,Wallhi,,,,Odayga,,,,Cadi,,,Maahan ,,Ilahay,,,Ha,,xifdiyo,, ,Faysall,, ,,From,,,Konfurta,,,,,Somaliya,,

  • @user-dh9bd5st6t
    @user-dh9bd5st6t 4 роки тому +2

    Waa barnaamij u qalma in la daawado. Soomaaliya ha noolaato.

  • @garoodi
    @garoodi 10 років тому +16

    xamda cumar xasan oo qadeysaa heesta hibo nuura waa cajiib wana u cod eektahay hibo nuura aad bay u codwanaag san tahay

  • @teamdirizlethomazka5553
    @teamdirizlethomazka5553 3 роки тому +1

    inta sidayda daawanayza 2021 like

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 3 роки тому +2

    Nimco samriye weriye buuxa oo nafteeda ku kalsoon

  • @a_m_gureylion-heart1210
    @a_m_gureylion-heart1210 5 років тому +2

    Maxamed xussen. Xamda iyo xaybaro sadexduba waa fanaaniin top ah waliba maxamed xuseen anigu bilow ilaa dhamaad wan lasocday gudiga waxan leeyahay cadaalad ayad samayseen good job

  • @abdirahmanfarah1568
    @abdirahmanfarah1568 10 років тому +15

    Anigu Kamaniistaan ahay Intaan fanaan dhalinyara ah aan arkaayay Waligay ma arag Fanaan lamida Maxamed Xusee Cali! Walaahi waa Fanaan Buuxa ood moodo inuu waligiii heesaa ahaa.Heestuu ku luuqaynaayay iyo tii horaba ee Beerdilaacshe waa Heesaha fanaaniintii Waaberi testiga lagaga qaadi jiray!
    Maxamed Xuseen aqoon uma lihi lkn waan hanbalyaynayaaa runtiii.

  • @abdikariinahmed729
    @abdikariinahmed729 4 роки тому +4

    Hadii si'sax ah loo codeeyo.
    Kaalinta koowaad 1 aad
    Xamda Cumar Xasan.

    • @galadguule486
      @galadguule486 3 роки тому

      Runti intaan lasheegin kaalimaha
      Aniga xamda ayaa 1aad siiyad
      Lkn wey boobeen

  • @ayaanfaaris7874
    @ayaanfaaris7874 Рік тому

    Xamda is the best

  • @abdibasidosman4416
    @abdibasidosman4416 10 років тому +4

    wooow xaybaro ayaan la jiray lkn hambalyo dhamaantood

  • @salmaali3886
    @salmaali3886 4 роки тому +3

    Xaybaro iminkana waa garsoore tartanka muqdisho

  • @abdilaahiabdi36
    @abdilaahiabdi36 4 роки тому +6

    Waxan daawaday 5 sano kahor welliba sitaxane ah inaan marlapaad djawadi waxa isoo xasuusiyey tartanka muqdisho kasocda hadda uu kamidyahy garsoorayaasha tartankaas Yusuf xaybaro horrumar fiican ayan leyahy dhaman fanaaniintiisanadkaaz sobaxxay

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 10 років тому +7

    Waxan si gaara hanbalyo ugu dirayaa hobolka xaybaro oo aan fanaan uun ahayn laakiin dhankasta ka geli kara bahda fanka wacyi gelinta iyo wax baahintaba. Waxan ku rajo weynahay inay wasaarada wacyigelintu ku badhaadhi doonto inankaas oo meelo badan u gufayn kara.

    • @aragsan6552
      @aragsan6552 4 роки тому +1

      Disappointed waaka maanta xamar jooga way ka faaideysan waayen waan uu hambalyeynaya halku joogo waa dhul soomaaliyed aniga oo ah gabadh somalilander ah

  • @ibrahimomer6825
    @ibrahimomer6825 3 роки тому

    Well done.
    Heestani waxaan Maqley 1958.

  • @hajialiinthehouse8170
    @hajialiinthehouse8170 4 роки тому +1

    Tartan kan iney kamaseren. Tartankii mogadishu. inta ila aragtay like ta.
    🤣🤣🤣🤣🤣

  • @sumayasarahassan2307
    @sumayasarahassan2307 6 років тому +10

    Oday siyasada fanka kadaa xanuunka Soomaaliya amba xamar kaa haya waad u dhimanaysaa Walahi inadan ka caafimaadeyn

  • @mohamedmohamud1767
    @mohamedmohamud1767 4 роки тому +1

    i am born chesterfiel missouri

  • @ruqiyamaxamed5310
    @ruqiyamaxamed5310 2 роки тому

    Caadi u hadal soomaaliyo in haku faafin

  • @ifraahismacilismacil659
    @ifraahismacilismacil659 4 роки тому

    Masha AllaH kii moqdishee badhaasuqa ahaaba kan dhawrka sanno ka hor la duubaa ka shidan

  • @raabi681
    @raabi681 10 років тому +4

    Walahey xaybaro wa fanaan dheh

  • @kabaxadka7426
    @kabaxadka7426 10 років тому +5

    waaar nimanyohow naga joojiya qabyaalada waa waxa aduunkii oo dhan inaga reebay mid hadhay iyo mid helayba dadku waa isala dadkeenii kawda horeba inaad kala barataan ciday yihiin ayaa qalad ah

  • @princesshani4012
    @princesshani4012 6 років тому +2

    Subxanllh mawax lakufanaa hees illahay ha idin soo hanuuniye walaalayaa waad dhusantihiine

  • @yusufguled8624
    @yusufguled8624 4 роки тому +4

    Kan muqdisho ayaa kuleh dhalin yaro yar c/wali guuul

  • @farxaancabdi2831
    @farxaancabdi2831 8 років тому +2

    mahmad abdilahi iyo wiilsha kale khadr

  • @hannahaskar7587
    @hannahaskar7587 6 років тому +11

    Qof waloba bari ilahay una shaqayso sidad ku heli lahayd janadaa sugayseen kuli giin inaa ilahay wada hoostagtan ayaan rabay waan ku gulaystay qof danboo Brooke ah ma arki karo dadka brooke broke ka biyaa misee waynu ku caynaa broke ayaa tahay ayaynu nidhana dib u celiya maskaxdiinaa dhamantiin

  • @caashaluul235
    @caashaluul235 5 років тому +2

    xamada waw mashallh ax yaa cod mido music hore u soco hesta xidig

  • @hannahaskar7587
    @hannahaskar7587 6 років тому +13

    Hindi af soamaliyaa yaan ladawan musalsal af somali ahna yaan ladaawan somaliyay idinku wax fiican samaystaa waa wether

  • @harguees
    @harguees 10 років тому +1

    SUPER STAR Give it UP for HAMDA AHMED HASSAN , HAMBALYO Walaal.
    ********** Xidighyahow woooow so 1derfull sida loogu wada kacay 27:10*******
    Halka ragga my vote:1 haybaro, 2 Tubeec Yare, 3: Maxamed
    Hambalyo HCTV iyo Nimco samriye walaal so nolaynta magalada ART-GEISA

  • @gureymadare6957
    @gureymadare6957 10 років тому +28

    Waa su.aal isweydiin mudane janada miyey kuguuleysteen maquraanka ilaah bey Ku tartamayeen waad dhunsantiihin ee ciyaalka sheedanimada aad kutaba bareysan kadaaya ilaah ka cabsada maali aan maanta eheyn ayaad kashalayesaan taasina waa xaqiiqo dhab ah ee ilaah usoonoqda waa IGA dardaaran asc

    • @yassinhassan5060
      @yassinhassan5060 5 років тому

      Gurey Madare h

    • @cashaaqli2584
      @cashaaqli2584 3 роки тому

      Odayga wayn ee siyaasigaa ee sujuudu kamuuqato ee tiyaatar kubaaqaya bisinka

  • @garoodi
    @garoodi 10 років тому +2

    sida ugu dhaw ayaa ugu garsoorteen

  • @abdinurseefka
    @abdinurseefka 9 років тому +4

    Faysal cali waaraabe waa ka xumahay sida caruurtii u hadlo kulahaa hesaheenee ayaay somalia jiid jidaysaa usseless

    • @abdihussein8230
      @abdihussein8230 7 років тому

      wariyaha xorta abdinur seefka yrntjvfhjgttfwbl. pjhgybxuyyyyýuruyhdth ftyljghljtyljfu, bulbe, tu, gylhyjgjyyjhyjhyjhhhyjgybvyujgtyu hgyujjhhyhyjbccfgthhjnh

  • @yahyeelmi6517
    @yahyeelmi6517 5 років тому +3

    Imika yaa ku celiya dhalin badan ayaa ka qayb qaadan lahayd wllhi

  • @askfreitag6794
    @askfreitag6794 4 роки тому +1

    Maxamed khader Hussein shodhahaygii 🥇

  • @ahmedabdi2065
    @ahmedabdi2065 10 років тому +19

    qabyaalad ayaa wax ku xuleen cadaalad daro willka 1 galay uma qalmo willka maxamed saleebaan tubec ayaa ahaa number1

  • @abdiwaalimohamed6581
    @abdiwaalimohamed6581 4 роки тому

    Intii hbn kaan ila jogty like dhacigusii huno fro garmani

  • @bashiircali112
    @bashiircali112 4 роки тому

    Idacaa wadnaha mugadisho caban maysee naga daya shaxaadka hctv

  • @axmedcabdiaxmedcabdi7734
    @axmedcabdiaxmedcabdi7734 3 роки тому

    Xaybaro legend

  • @abdiqadirabdirashid6040
    @abdiqadirabdirashid6040 4 роки тому

    Horn cable tv waxqabadka ay wado
    Waan uga mahadcelinayna
    In ay gobalada somaliland kabilaban ban jeclnahy sida lascanod ay ugu horeysa

  • @ruqiyamaxamed5310
    @ruqiyamaxamed5310 2 роки тому

    Feysal dhow

  • @mohamouda.dualle0277
    @mohamouda.dualle0277 3 роки тому +1

    Aan iska deyno isku tuurtuurka koonfur iyo waqooyi
    Fanku cid maleh
    Soomaalidaa wada leh

  • @mohamedmohamud1767
    @mohamedmohamud1767 4 роки тому +1

    may parent from hakaba

  • @reermiyi1fi
    @reermiyi1fi 10 років тому +10

    Run mise been. Meeshan habeenkan ugu damvaysay guushu waxa lahaa tubeec yare iyo gabadha heesta hibo nuura qaaday. Laakiin waxa ceeb ah in tubeec yare loogu dambaysiiyo.

    • @abdifatahabdi1349
      @abdifatahabdi1349 4 роки тому

      Been maha wlhi fikrad ahantyda 1,Tubeec yare ,iyo inanta heesta hipo nuura qaadey fanka wax ka taqaana bro

  • @cabdikariinkayse8356
    @cabdikariinkayse8356 3 роки тому

    Ok

  • @hdyrgdhdyehdg9135
    @hdyrgdhdyehdg9135 4 роки тому +2

    Waaxn idin leyahy Habmlyo habmlyo maxed tubeec year dhman inta kazoo qeeb gashy hore usocda soomalildnd ma ahi lkn wa idin jecalahy

  • @garoodi
    @garoodi 10 років тому +2

    waa talaabo kale oo loo qaade dhinaca sax da ah guleeysta

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 2 роки тому

    Wow tubeec yare

  • @rahulmd887
    @rahulmd887 4 роки тому +1

    Hadaa halkuu kaa dhacay kaa yarii

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 2 роки тому

    Hargesa Caasumada Somaliland Waa Hooyga Fanga Soomaaliyeed

  • @sasqarimdiis8482
    @sasqarimdiis8482 4 роки тому +1

    Hadaad ka soo baratay wadnaha fm, farta taag... xaybaro wil cod cajiib leh

  • @yasminali5399
    @yasminali5399 10 років тому +1

    waaar xishoow dadku waa isku mide

  • @wiilwanaaagsan6794
    @wiilwanaaagsan6794 5 років тому +2

    22:03

    • @hassankb9481
      @hassankb9481 4 роки тому

      sxbyalow wxba lysma dhamo hrgysa iyo xmr waxaaba laha hoyga fnka wa hrgysa lkn arky dhaman trtamadoda waxba isma dhman

  • @suufishirwac1789
    @suufishirwac1789 3 роки тому

    😂😂😂waar ileen ragu way soo wada jabeen

  • @shucaybshataa4500
    @shucaybshataa4500 4 роки тому

    Muqdishana haday jirikaamo ugaraaceen accedemiyadii hargeisa kasoo baxday xaybaro ciyaal qudhac dheer salaan sarre sxb

  • @princeaamin5472
    @princeaamin5472 6 років тому +1

    Wlhi gabadhan xamda laleyahay wan qiroday sidey uqadeso heesta hibo nura ayan so xasustay

  • @kaledhozen3462
    @kaledhozen3462 7 років тому +9

    Ninkaa ku gulaystay anaa qiray heestu ku luuqeyay Aroor ba la idhaa waa heesihii heelada loo yaqaan Markaa Way adegyihiin Sida lOo qaaado xaq boo ahaa Sidaa loo xulay

  • @mohamedkapitanoofficial1400
    @mohamedkapitanoofficial1400 4 роки тому +1

    Xamda

  • @rowdohassan156
    @rowdohassan156 7 років тому +4

    ala maxow iska hadlay odaygu. dadka qofka ugu aqliga yar wayya waxi o dhan siyasad qalad ah ayuw kadhigag yaq waxow xayawaanka ugu magacyahay waa dabaal nimadisa

  • @sasqarimdiis8482
    @sasqarimdiis8482 4 роки тому +1

    22:33 ma ila aragtan inanta yar oo action-ka gelgelineyso

  • @farhiyomohammed2954
    @farhiyomohammed2954 7 років тому +3

    anigu waan taageeraa fanaanada khadra daahir

  • @fardowsaabdi334
    @fardowsaabdi334 2 роки тому

    Inanka heeska hanuuniye qaaday waa fanaan dhaba waaw

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 4 роки тому

    maxaa farxad ah ?

  • @mustafe8616
    @mustafe8616 3 роки тому

    2021

  • @solostgen3862
    @solostgen3862 4 роки тому

    Wllhi dhal shiiqaan kasoojeeda. Hodkeyga caadi mahan tartanka muqdisho inaa ku biiro iga haysa xata mama qadro dahir anigaa ka codmahan 😆

    • @heerqaran580
      @heerqaran580 4 роки тому +1

      Walal tajwiijka ku qaad codkaas macaan kaasaad ajarka heleysaaye

  • @arababdullahi7441
    @arababdullahi7441 2 роки тому

    Hargesa Hooyga Fanga Soomaaliyeed

  • @rahmaabdi2689
    @rahmaabdi2689 3 роки тому

    Xaybaro ma xamar bu iska xadiriyaya

  • @naimaabdirahmannaimaabdira681
    @naimaabdirahmannaimaabdira681 4 роки тому

    Xaybro wuxuu kamaid yaahy fananataan aadka u jeclahay hesahoda nolow yuusuf inta nololi jirto walipa nolo raxo lehe

  • @mustafe8616
    @mustafe8616 3 роки тому

    Zahra kiin fananada hada maaha

  • @farxaancabdi2831
    @farxaancabdi2831 8 років тому +1

    tashi ahmad

  • @farxaancabdi2831
    @farxaancabdi2831 8 років тому +1

    walalyal ha ladhafo takorka onli somalilnd no takor

  • @alfazaalhaji5988
    @alfazaalhaji5988 4 роки тому +1

    Comment aqris usoo galay mesha

  • @heerqaran580
    @heerqaran580 4 роки тому

    Horta gabadha xamda horaan u qiimeeyay iney koowad gali doonto lkin wiilkan waalaga lahaay

  • @khaalidnuur5492
    @khaalidnuur5492 4 роки тому +2

    Tartanka 5nta sano ka hor ay somalilnd qabty miyaanu ahyn kn hda muqdizho ksocda kkkk