Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

Mucjisada Codka Warda Siciid Iyo Maxamed Maame Heeso Xula ||2021||

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • Camera And Edit
    Mutasir Ali Shaah

КОМЕНТАРІ • 292

  • @suhaybmohamed7740
    @suhaybmohamed7740 2 роки тому +27

    Ku saliya Nabigena Subaan Ee maxamed 🙌

  • @mohamedyaasin3770
    @mohamedyaasin3770 3 роки тому +124

    Warda siciid codka Alle hakuu barakeeyo lkn quraanka ku dadaal
    Wlllo

  • @abdirisaqdaahir1903
    @abdirisaqdaahir1903 3 роки тому +25

    SaydhiYaw Sxb Warda Siciid Iyo Nasra Haldhaa Ayay Tageeraayashu dalbanayaan🙏inta igu racdaY like saara👉

  • @deqanur8298
    @deqanur8298 2 роки тому +18

    The girl’s voice is another level MashaAllah

  • @marwoabdi8397
    @marwoabdi8397 3 роки тому +15

    Dadkaasa aamusan misu socdaal ku leeyahay fankaan badbaadinayaa😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🤣😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @cadareoficial2899
    @cadareoficial2899 2 роки тому +4

    Al fanaan Maame inta igu raacsan like sar

  • @ngmaahmessamaysane4603
    @ngmaahmessamaysane4603 3 роки тому +20

    M.a fankiiyo dadada reer somaliland❤💋

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 3 роки тому +17

    warda inan qaliya shodhadeydi nolow alow codkaga yan laga cunin❤😍

  • @cazuzyareahmed3224
    @cazuzyareahmed3224 2 роки тому +5

    Qofta Warda sicid Hala ii doono. Reer sheikh isxaaqow qofta kaliya 😍

  • @marwovariito5824
    @marwovariito5824 3 роки тому +20

    Maalayiin KUN OO doller xata MA siisan KARO codkaga wllo MOHET maaame keep going♥️🔥

  • @apdiqanihaldhaa1516
    @apdiqanihaldhaa1516 3 роки тому +11

    Woow warda io Maxamed 🥰👋what a voice 👋

  • @Koyama548
    @Koyama548 2 роки тому +7

    Waaw esh calaa hees reer Hargeysa nolada keep going 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️🙏

  • @somaliman7693
    @somaliman7693 2 роки тому +14

    Meeshan waa soo funny Inamadu waxay u codaynayaan warda habluhuna maame 😁
    Max'ed maame 500%🙆‍♂️
    Warda siciid 500%🙆‍♂️
    Waxani cod waa dhaafay oo percentagekii qiimayntaba korbuu u dhaafay wllhi waxa alla waxa hadda heesa labadoodaa ka culus oon siisanlaa❤

  • @ismadhiba5683
    @ismadhiba5683 3 роки тому +25

    Ax ʏᴀᴀ ᴢᴀᴡᴛ ᴍᴏʜᴀᴍᴇᴅ ᴍᴀᴍᴇ🥰♥️

  • @aflaxxiis1071
    @aflaxxiis1071 Рік тому +4

    Bests warda and maame voice alla yaa cisak❤

  • @mukhtaariftax5449
    @mukhtaariftax5449 3 роки тому +22

    Warda Siciid Fankaa kuu baahan WlaleYy Masha Allah 🥰♥️

  • @fadimohashi771
    @fadimohashi771 3 роки тому +10

    Maxamed mame gabo gabo colaad halkedu dhigay 🥰😍

  • @fanicabdilahi557
    @fanicabdilahi557 2 роки тому +2

    Karaysan socdaalkii fanka dhiiqaynayey alle codka hani barakeeyo🥰 legend of the legend

  • @sheymamalabooo3101
    @sheymamalabooo3101 2 роки тому +7

    Fananka sanadka maxamed mame🤴🔥

  • @maxamedcade3006
    @maxamedcade3006 3 роки тому +9

    Waaaw waaw m.a werda heestii cadar axmad halkeediibad dhigtay wall qaali horay usoco eynu guri yagleelnee goorman ka dhiganaa waa hees cajiiba m.a

  • @abdisaanyasin1556
    @abdisaanyasin1556 3 роки тому +13

    Wow-what voice😍

  • @jamalfaras5063
    @jamalfaras5063 3 роки тому +7

    Gabadhaa quruxlayda ah ee 23 bir Ka Adag ah, halaygu soo xiro

  • @abwaankanbaal1147
    @abwaankanbaal1147 3 роки тому +8

    Fankii oo dad ah💯

  • @abdulwelidaud6584
    @abdulwelidaud6584 3 роки тому +14

    Cadar axmed kaahin ayaa qaada heesta inkastoynu garab iyo gaashaan ahayno

  • @mercimoe1055
    @mercimoe1055 3 роки тому +3

    Weli maxamed cameradii lamuu qabsan , good hore u gasii soco

  • @jamaaldeeq8026
    @jamaaldeeq8026 3 роки тому +4

    war inantu cod macanaa🔥🔥🔥mshllah allah hakama dhigo fananad

  • @jadensmith3504
    @jadensmith3504 3 роки тому +10

    Keep going pro 👍 💪 👏 🙌

  • @liicodkaoffocial5633
    @liicodkaoffocial5633 3 роки тому +7

    Keep gonig zaxibyaal dadki fankah eye🥰😍💡

  • @xamdiboss3071
    @xamdiboss3071 3 роки тому +5

    Waaw waa layaabay warda codkeeda❤

  • @farhiagudow8932
    @farhiagudow8932 3 роки тому +2

    wwwwwwwew caadimaahi wiilkaan yara codkiisa

  • @luulkaboey6236
    @luulkaboey6236 3 роки тому +8

    War guribarwaqo iyo musigi sugayay🥰

  • @jawharaxasan5120
    @jawharaxasan5120 2 місяці тому

    Mashal allaah ilaahay hakubarakeeyo

  • @hafsaahmed7581
    @hafsaahmed7581 3 роки тому +10

    Quruxlaowgan Yar So Cute

  • @nasriinabdi3964
    @nasriinabdi3964 2 роки тому +2

    MonchAlaH ilahay hipada haydin barakeeyo warda iyo maame❤🤙👸🤴

  • @yaxyeofficial9814
    @yaxyeofficial9814 2 роки тому +2

    Mahamed MaaMe inankii iNamada keep Going pro🥰🙏🏁warDa 🥰🙏

  • @user-rz8lk3hx9t
    @user-rz8lk3hx9t 6 місяців тому

    Two legend mame vs warda❤

  • @user-we3jl3zf9t
    @user-we3jl3zf9t 4 місяці тому

    Ishcalaaa cod inanta❤❤❤❤

  • @kaltunsalaan9412
    @kaltunsalaan9412 3 роки тому +10

    Masha Allah 😍😘😘♥️🤩

  • @sidiiqcali3192
    @sidiiqcali3192 3 роки тому +4

    Keep gowing dhamaantiin

  • @raxmamohmet5001
    @raxmamohmet5001 3 роки тому +4

    Mohamed layab layab wale 🤴❤️

  • @mustafemohamud94
    @mustafemohamud94 3 роки тому +5

    SAYDHIYE KEEEP GOING PRO LKN Cadawaraq soo qapo nio Heeso ma rapnee qosolbaanu Rapnaayeh🙏🙏🙏🙏🤣

  • @asmamo1134
    @asmamo1134 2 роки тому +2

    Maame only man handsome somali
    Very handsome voice sweet🤣💯💯

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 місяців тому

    Waa tEE gabadha qatraaaay qiimobadan dumaroo marwoyareeeey goid girl fariidataan facyaashEEEy tarooneeey bilyan dumar uwadaataaay qaasatan hablaha facyaashay

  • @ladanfatusha201
    @ladanfatusha201 3 роки тому +4

    Waaw Mohammed wnku siiyey

  • @zuhaybdigfeer6141
    @zuhaybdigfeer6141 3 роки тому +2

    Wlhi cod alle haku dayo wll wardiita 🥰

  • @mohkather5646
    @mohkather5646 3 роки тому +2

    Heesta 2aad maaMe qaadayo
    Yaaa qaada Nio wx kle wye😇😇😇😇🥰

  • @muhannetmahdi1444
    @muhannetmahdi1444 3 роки тому +3

    War heedhaha innagoo soo fadh fadhina ayaaba si hoose laysugu shukaansanayaa heeshaha salla calee bal eega meeshaas hdda🤣 2:31 & 4:31 wallee waa fariiddo👏🏽👏🏽👏🏽❣🥰

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 місяців тому

    Saabiriineeeeey saxaneey samawadeeey

  • @axmedmustafa6062
    @axmedmustafa6062 3 роки тому +9

    Hada dadkan iyo socdaal waxay wadagaan magaca fanan taasina waa cadaalad daro
    Waa in magac kale loraadiyaa

    • @user-di1gp6zw3d
      @user-di1gp6zw3d 2 роки тому

      Socdal fann mhe wa F kliya isga iyo kuwa lmidka ahiye

  • @xaliimocabdi5926
    @xaliimocabdi5926 3 роки тому +3

    wooow woow Axyaa codad ❤👏👏👏👏👏

  • @nacimadahapo5743
    @nacimadahapo5743 2 роки тому

    Woooow mzha allah warda zicid codka alle haku parakeyo

  • @khadracabdi6973
    @khadracabdi6973 3 роки тому +5

    16:22😫♥️

  • @abdiwarsame2999
    @abdiwarsame2999 3 роки тому +2

    Warda masha allah

  • @hibaaqkhyrdoon8002
    @hibaaqkhyrdoon8002 3 роки тому +5

    Mansha Allah Mohamed and warda wad cod mcn tihiin ❤️🥰

  • @jaabircawil876
    @jaabircawil876 2 роки тому

    Warda ziciid cumar fankaa kuu baahaN legend of legend

  • @rithwanmahamud2434
    @rithwanmahamud2434 3 роки тому +1

    Fanka aya ku bahan prother mame💯👍

  • @mohamedbuaalechannel2396
    @mohamedbuaalechannel2396 3 роки тому +1

    Mohamed Iyo warsa Codkiina malap😘

  • @yurub5288
    @yurub5288 3 роки тому +4

    Waaw 👍👍👍👏👏❤❤❤

  • @kingak6053
    @kingak6053 2 роки тому

    wow warda allaha ku daayo codkaada❤😍

  • @mahadmahad4643
    @mahadmahad4643 2 роки тому +1

    Masha allah

  • @yasinmaxamed7172
    @yasinmaxamed7172 3 роки тому +2

    Fankii oo dad ah

  • @cabfirizakcabdilahi291
    @cabfirizakcabdilahi291 2 роки тому

    Ni
    CE
    Bro
    Fanano xalala keep going

  • @sacadbile5564
    @sacadbile5564 3 роки тому +1

    Cabdikariin qeeq axmed xaashi salsn sare bro

  • @idilawad3233
    @idilawad3233 3 роки тому +7

    Wa cod macantihiin labadiinuba lkn meesha wadareen hadlaysane jcyl miyajira sikastay ahataba hore usocda dhalinyaro😂

  • @mohameddayib2894
    @mohameddayib2894 3 роки тому

    Alayacisak maxamed maame iyo gabadhuba way cod macaanyihin.walaahi maxamed maame rag badan oo fanaanin ah ayu kacodmacaanyahay.horay usoco walaal cod cajiba ayu ilahay kusiyay

  • @maxameddaakir8813
    @maxameddaakir8813 3 роки тому +1

    Sxb gabadhan eyadaa iscasilaysa ee horoy usocodheh

  • @saabriinaweys1690
    @saabriinaweys1690 2 роки тому +1

    Codkiiiiiiiiisa♥️♥️♥️♥️🥺😖😖

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 роки тому +1

    toppp weeye noolaada

  • @abdulwelidaud6584
    @abdulwelidaud6584 3 роки тому

    First view waaryaa saydhiye

  • @A-Dirir11
    @A-Dirir11 3 роки тому +6

    Golden voice 13:08

  • @off2025
    @off2025 3 роки тому +5

    Ninkan innaba cadi maha

  • @AkramWarsame-lx7hj
    @AkramWarsame-lx7hj Рік тому

    Mashallah

  • @deeqamaxmedali9362
    @deeqamaxmedali9362 3 роки тому +6

    Keep Going PrO ❤️

  • @daahirsalebanm.dorthopedic8090
    @daahirsalebanm.dorthopedic8090 3 роки тому +6

    This two are the best team inaba caadi maaha marlabaad ayaan codsanaynaa

  • @hamsenasir3324
    @hamsenasir3324 2 роки тому +1

    Gapadha ayaa ka padizay wiilka inkaztoonu hawl yareen izagupah🥰😇

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 3 роки тому +6

    Wow Codkeedu been maaha inantan

  • @daauudmahdi1494
    @daauudmahdi1494 2 роки тому +1

    Wardo wll cod macan ledahy wlhi

  • @saamiyacabdirahman4825
    @saamiyacabdirahman4825 2 роки тому

    Mshllh maame and warda dad an jeclahy codkooda io aragoogaba💖❤️

  • @mubarikfarxan688
    @mubarikfarxan688 3 роки тому +6

    Warda siciid😘

  • @funnyfootball365
    @funnyfootball365 Рік тому

    6:59 golden voice

  • @niciimacl.qaani.776
    @niciimacl.qaani.776 2 роки тому +1

    Mansha.allah.sawtu.dunyaa.heeye

  • @mkafficaial378
    @mkafficaial378 3 роки тому +2

    Mame ✨♥️🙈

  • @updynaazirmohamedjama6306
    @updynaazirmohamedjama6306 2 роки тому +1

    MaxameD MaaMe M.a allaH

  • @MkXiddo
    @MkXiddo 3 роки тому +2

    All the best

  • @mustaqbalmuuse8498
    @mustaqbalmuuse8498 3 роки тому

    Hooyoy macn maame legend ninkan nin la codi majiree

  • @maxamedsomali8499
    @maxamedsomali8499 3 роки тому +1

    LapaDan zhaqzi dad badan oo Fanka mudo ku jirey misna magac wayn ku le ayay ka cod macaan yihiin alle Ha sharfo

  • @apdallaofficial6512
    @apdallaofficial6512 2 роки тому

    Saalax sanaag u ekyahay wiilkan

  • @hothoyouzuf4811
    @hothoyouzuf4811 2 роки тому +4

    yaa ila qaba inay hees so wada qadaan mohamed maame iyo warda siciid waayo waa laba qofo xula walahi oo kuso baxaya inay hees talantaaliya wadaqaadan waayo labadooduba aad bay ucod macaan yihin nio codsida noyeelo nooso wada qaada hees

  • @sihamofficial4065
    @sihamofficial4065 2 роки тому

    Wll mame kep going

  • @ayaanibrahim6831
    @ayaanibrahim6831 2 роки тому

    Wllhi cod iga dheh warda siciid😗😗

  • @nimcoibrahim2599
    @nimcoibrahim2599 2 роки тому

    Masha allha ❤

  • @faadumomahmud4418
    @faadumomahmud4418 3 роки тому

    Masha allah eshcala soowt 😍😍😍

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 місяців тому

    Sooooooo dhawoow qatraaaayqiimobadaneeeey

  • @fqduma1faduma137
    @fqduma1faduma137 2 роки тому

    Qalbi yu jabine taysir ku quruxon heeystas🥺

  • @hawaartonabadu8743
    @hawaartonabadu8743 3 роки тому +1

    Labad ku soo celi mar labaad warda wey shidantahay waa fanaanad qarsoon

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 місяців тому

    Absuttlyyyy saxsax Runrun iyoiyo. Nonseseseseseses

  • @ducalemame3978
    @ducalemame3978 Рік тому

    an onother level

  • @jabanefaraska2583infho
    @jabanefaraska2583infho 21 день тому

    ❤❤❤❤❤

  • @khatharzahane3736
    @khatharzahane3736 3 роки тому +1

    Dad iGu cuLuS Cod iGa dHeH wllHi❤️

  • @FarhiaFarah-wg5qe
    @FarhiaFarah-wg5qe 11 місяців тому

    JEMAADEEEY jano gasho qiimobadan dumaroo