Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

JUWEERIYA JANO ( SAW ADIGA MAAHA ) LIVE STAGE SHOWGA DAYAX BAND IYO GURI BARWAAQO 2017

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 1 вер 2017
  • KU XIDHNAW MAAHIR MEDIA PRODUCTION PLEASE SUBSCRIBE LIKE COMMENT AND SHARE THANKS FOR WATCHING

КОМЕНТАРІ • 225

  • @Qofnaba.
    @Qofnaba. 5 років тому +10

    hees kamida heesaha ugu caan san ee laba qof oo kasto is jecel isku qaadan ama massge ahaan Iskugu diri jireen sidayada💔😭🙏🏾

    • @ruunruuhi1762
      @ruunruuhi1762 5 років тому

      Aad iyo aad wll

    • @luulsuuley1884
      @luulsuuley1884 2 роки тому

      Heesta ruin waxaa u laheyd xali mo muse Milano ee saas kula soco

  • @mohamedhassanali6694
    @mohamedhassanali6694 5 років тому +32

    Xasuus inantu codwacana ma reer burcaa talow wixi togdheer Ku abtirsada like ta bal

  • @cabdirisaaqdhamme2932
    @cabdirisaaqdhamme2932 6 років тому +38

    Heestan waxaa qadi jirtay fananada reer. Jabuuti deeq a gaydh lkn tani yari sifiican bay u qaadaysaa anyway congratulations

    • @warso-spt1
      @warso-spt1 5 років тому +2

      @Muse cade Deeqa waa samaroonka reer jabuti siday issak reer jabutiyaba u jiraan. Malaha waxa moodeysa inanay samaroonku dagin jabuuti 😂😂

    • @warso-spt1
      @warso-spt1 5 років тому +1

      @Muse cade Ok walal sida u la soco, ina gaydh waa reer quartier 5 oo xafaad jabuuti kutal. Marka waxa odhan karaysa jabuuti way ku dhalatay somalilandna way u dhalatay.

    • @quruhduumaar227
      @quruhduumaar227 5 років тому

      @@warso-spt1 Djibouti bay ku dhalatay o u dhalatay iska sara waxa kof rer Djibouti wa rer Djibouti wll anagu waxa ma naqano iyadna way is ogtaxay inay rer Djibouti dhalada taxay Djibouti gaboye xadu qof yaxay o u ku dhasho kalas dal kale malay

    • @cajabcajab4823
      @cajabcajab4823 5 років тому +1

      Maya sxb qaldan tahay hestan deqa laftarkedu dib bay uu qaday hestan original waxa isleh fananada XALIMA MILANO

    • @adamjuun7678
      @adamjuun7678 5 років тому

      Originalka xaliimo milaano ayaa leh

  • @abdiqaniahmed7468
    @abdiqaniahmed7468 4 роки тому +5

    Mid Ayaanle
    Ayaa Aqal ila Gashee
    🥰🥰🥰🥰
    From Abdiqani Xaraaro 🥰🙌🏻

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 5 років тому +12

    Woo juweeriya Jano mashallah you got nice voice you are number one X X x

  • @nadirazunio6898
    @nadirazunio6898 6 років тому +30

    juweerya jno zxpdayadaqliga hore usoco

    • @kinglove4917
      @kinglove4917 6 років тому +1

      Nadiira nalka nyrus inader gabadhan jacayl xad dhaafa baan u qaadaye ma sxbadaa baa iga caawi ciwaankeeda fcb ama whatsap keeda

  • @hassankafio1262
    @hassankafio1262 5 років тому +52

    Hestan jacelkeyga aya isodirta markaste inan is helno iso duceya

  • @haby18maysomalilander67
    @haby18maysomalilander67 5 років тому +2

    Sababta ad wlshy Fanka u gashey ayaba heestan Quseysa wlhi wll hore usoco wllo Qli juweriya 😘😍

  • @hapeepahmedpuuh9614
    @hapeepahmedpuuh9614 Рік тому +2

    In 5years idk why still this song didnt reach 1million views🙉
    This song didmt deserve 600k views🙆‍♂️

  • @naimabarre7307
    @naimabarre7307 5 років тому +4

    Maasha Allah quruxx iyo cod lagama hadli karo noolow juweriya abayo🌹🌹🌹💖💖

  • @sihaamibrahim9458
    @sihaamibrahim9458 4 роки тому +5

    Wow heestn aad bn u jeclhy sow adiga maha nlosheyda idil kan kaa amine ayah kasugi my king ilahy nabad haysku keen tuso ❤❤

  • @hibomahamed7770
    @hibomahamed7770 5 років тому +25

    ina ila aratay guri barawqo iyo ciyaar wacanida liketa ku qabta😊😉

  • @muktarbulshawi1543
    @muktarbulshawi1543 6 років тому +18

    Xaaskayga ayaan rajaynayaa inay ii qaado heestaa in badan mana iloobi doono ❤️😄😄😄😄

    • @biimbiim8454
      @biimbiim8454 6 років тому

      Muktar Bulshawi 😂😂😂😂😂😂😂 hadey kuqado sxb mid kala kuqadeyso wad iloweysa ileyn nin somalia tahaye

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 5 років тому

      mukhtar waxaaga waa qasab hadey qaadi waydo iska guurso xataa

    • @Kooshin.official
      @Kooshin.official 3 роки тому

      @@biimbiim8454 sau

  • @kurlipaaxofficial9980
    @kurlipaaxofficial9980 4 роки тому +1

    Fananad An iska jecelahay Juweriya Jano ila malinti la so geliyay ila manta 12/07/2020 Ban Ku Cel Ceshanaya
    Xasuusti Deeqa Gaydh❤

  • @abdirashiidawbireeye6603
    @abdirashiidawbireeye6603 4 роки тому +2

    MacHallah Codki DeQa Gaydh Way Ledahy fanaanadani Hore Usoco See 2020

  • @sharmake1211
    @sharmake1211 5 років тому +1

    waar somali weyn
    hesta wad iska dhagay sanaysane
    ka la shega YaaaaBA wa GUREY BARWAQO LONG LIFE PRO

    • @haby18maysomalilander67
      @haby18maysomalilander67 5 років тому

      Doqon Adoo kala Lagama dhex waayo Dadka War Gabadhu wa Marwo xas ah oo Caruur Badan leh weliba gurey Bareaqahana la Ordeysa Reer Bu leeyhy isna

  • @fatumaabdi4290
    @fatumaabdi4290 6 років тому +5

    Mansha allah aad bay uu cod macantay really I like her voice

  • @mosaid4737
    @mosaid4737 5 років тому +4

    Love yaan ku ahay ma garnysn jano 😁👏

  • @llovemywife8770
    @llovemywife8770 4 роки тому

    Me From Thailand's inan ka agtago naftu ma ogolo mel ayay itabatay wlhi 😍😍😍😍

  • @kinglove4917
    @kinglove4917 6 років тому +24

    Ar fadlan gabadhan habeen walba waan dhagaystaaye jacayl bay igu abuurtaye ha la ii raadiyo hadii tol la yahay

  • @luulhussein8790
    @luulhussein8790 5 років тому +6

    lamanahayga nolosha ayaa hestan videos clip ahan iguso diray dartii u dhagaystaa noloshayda allhe haysku kayaga calfo aminta badiya dadkaygii ❤💋inta jcylku hayo like

  • @kingbarahow2128
    @kingbarahow2128 5 років тому +2

    I’m from meelahaas I don’t even understand the Somali language but like it

  • @abdikariimhudaya4967
    @abdikariimhudaya4967 5 років тому +2

    heestan waxaa la qaatay dhamaadkii toddobaadankii waxaana qaatay fanaanadii caanka ahayd ee xaliimo muuse milaano hees waayo waayo ku dhisan

  • @nejahjeh8108
    @nejahjeh8108 6 років тому +10

    Saw adiga ma nolayshayda idil kan ku amine ayaha ka sugi saw adiga maa 🔥🔥hees iga dhe 😘❤️

  • @intafayowintafayow809
    @intafayowintafayow809 6 років тому +8

    Caadi mahan inantan keep going

  • @stayblue759
    @stayblue759 6 років тому +14

    Guurey Barwaaqo day aaar abti ciyaar wacanida plhi khatar meeshaba adaa ugu shidan libaax

  • @garaadabdirahman1639
    @garaadabdirahman1639 6 років тому +2

    waaaaaw Heestan Caadi Mhn Qofta Qaadaysa Halysoo Qabto Waan Kahelayeeeeeeee

  • @cabdicasiismaxamed7281
    @cabdicasiismaxamed7281 3 роки тому

    War nio gabadhan wlhi way iga dhex baxday waa dookhayga hadana la qabin wlhi waan guursan lahaa 😋

  • @elhajiqararacle5798
    @elhajiqararacle5798 6 років тому +3

    Sida kale Waa Top xanjada inay ka daaysee aheyd Horay Usoco Walaalo Respect ladies always 🤦🏽‍♂️🤦🏽‍♂️❤️😍😍

  • @abdishire8705
    @abdishire8705 5 років тому +2

    Damn bro she killed it walaahi masha alah. Iga qora haday noqon waydo the new sahra Ahmed in the near future. Heestaan deeqa Gaydh baa lahayd lakin inantani way dhaafisay

    • @mustafaabdi4006
      @mustafaabdi4006 3 роки тому

      waaba muse ismaciil sahra axmeda cusuba weeye

    • @mustafaabdi4006
      @mustafaabdi4006 3 роки тому

      waad la heshay waa gabadh gadhweyna oo reer ceerigaabo ah sahra axmed cusub

    • @aaminaahmed218
      @aaminaahmed218 10 місяців тому

      ​@@mustafaabdi4006hhhh riyoode waa habar love

  • @laylaraqiis3804
    @laylaraqiis3804 4 роки тому +1

    Xasuus iga guurna waxan xasuusta sxbty oo iga hoosaysa manta alle ha unaxarıisto2003😢😐

  • @fatxisaid5528
    @fatxisaid5528 6 років тому +4

    sowa adiga maha nolosheda idil kan ku aamine aayaha ka sugi sow adiga maha maslax my ❤💋

  • @nashadmaxamed2339
    @nashadmaxamed2339 6 років тому +1

    heeesta waaan jeclhy walhy waxbadan ayaaan ku xasuuusta ❤❤❤❤❤❤❤ inaaan ka agtago maxamed naftu ma ogoleee 💖💓☝

  • @a.shakouraidiid8609
    @a.shakouraidiid8609 6 років тому +6

    Waxaan Cod sanaynaa Fadlan Bilaa Music Inaad ku Heesto

  • @nimcorozia-1159
    @nimcorozia-1159 5 років тому +2

    sow adiga maha nolozhayda idil kiiyow😍😍😍😍

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 4 роки тому +2

    Soow adiga ma aha ax hess jecly iga dheh💞

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 6 років тому +1

    Juweyriya cod iyo qurux iyo fan hormar leh

  • @TheSamale
    @TheSamale 5 років тому +2

    ManshaAllaah will have to be able too much of love from London.

  • @garaadmire7380
    @garaadmire7380 Рік тому

    Theatre faalko caws oo ku yaal hargaysa hambalyo stage ciida ah ayaad ku arkaysa

  • @omarguled691
    @omarguled691 4 роки тому +2

    Old is Gold True Back To Lagend Deeqa Ahmed Galydh

  • @nadirazunio6898
    @nadirazunio6898 6 років тому +2

    mnzha Allah hore usoco boqorada cod ka iyo kooxda dayx band hore usoco daa

  • @inamohet3175
    @inamohet3175 6 років тому +5

    😉inaa kaa agtago nafto
    ma ogoleee
    saw adiga maahaa
    nolozhyda idil kaan ku aamnee 👌👌❤
    zhdnan iga dheh
    #nice_voice

  • @furrestudio270
    @furrestudio270 6 років тому +3

    best song and good styl juweriya jano

  • @asmahussen5166
    @asmahussen5166 5 років тому +3

    Walee reer hargaysa magaalooyinka lama tartamikaraan kolba mid aadla yaabto uunbaa soo bixi hasocoto hawshu

  • @Hanad75
    @Hanad75 6 років тому +1

    Axsan cod iyo music erayo horay usoco bayo

  • @caydiidaxmed954
    @caydiidaxmed954 6 років тому +65

    Waar inantu cod macanaa oo qurux badanaa

    • @cusleyeciltire1008
      @cusleyeciltire1008 5 років тому +1

      @Caydiid Axmed,waxaan ku maleynaya inaad dhegoo culus tahay,maayo ma gabdhan ayaad ku sheegtay cod macan,dhageyso ma lahayan cod ku soo jiita ee waxaay leedahay qurux badan oo ku soo jiidanaysa

    • @luckylizhane9049
      @luckylizhane9049 5 років тому

      Masha Allah dheh walasha

    • @abdalemohamed5148
      @abdalemohamed5148 5 років тому

      Oppopoopooppo shidantty

    • @abdishire8705
      @abdishire8705 5 років тому

      Cusleye Ciltire walaahi fan waxba kama taqaanid iyo cod la qiimeeyo. Hadaad wax ka taqaaan codkeedu ma Altaa mise waa paase mise waa labadaba?

    • @kafiyaidil3159
      @kafiyaidil3159 3 роки тому

      Say mansha alaah wallo adop raliya

  • @ahmedadem7349
    @ahmedadem7349 6 років тому +2

    Saw adigah maah noloshayda idil tan ku amine ayaha kasugi saw adiga maah

  • @alliahmet8305
    @alliahmet8305 6 років тому

    Mnsh allh juweeriya jano illahy haku daayo mcnto

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 6 років тому +1

    Waa fanaanad iyo bar inkastoo xooga magacu adagyahay

  • @khadarkhaan7588
    @khadarkhaan7588 6 років тому +1

    House Barwaaqo waa ciyaalkii hore

  • @siciidkayse2792
    @siciidkayse2792 6 років тому

    Axyaa heees juweeriya janno waa layaabay

  • @princessahlaam3669
    @princessahlaam3669 4 роки тому +1

    Inaaa ka ag tago nfta ma ogla😪😪😪💔💔plse asi wuu iska ke fogena

  • @mohedgarad4780
    @mohedgarad4780 6 років тому +12

    wxan idhahdo garan mayee alle dariska hakaa dhigo

  • @funyxidiigta4726
    @funyxidiigta4726 7 років тому

    wash wah esh qiyaask juweeriya jono wale mashrixii wadiga ruxay

  • @filsanmaxamed3339
    @filsanmaxamed3339 5 років тому +4

    ❣💖Uur daacadiyo
    Indho caashaqbaa💖🌹
    ❣🌹Kaan Ku eegayow🌹💖
    Sow adiga maaha
    💚💙Inaan kaa nolashado o idli❤
    Naftu ma ogalee
    ❤🧡💚Sow adiga maaha
    🌹🌹Nolashayda idil kaan🌹
    Ku aamineen
    🌹❣Aayaha ka sugayeen
    🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹
    ❣💖💚Aynigaygiyo ✈✈✈✈✈✈✈❣❣❣❣❣❣❣uurkiyo qalbiga
    Sow adiga maaha
    Mid ayaan labaa
    ❣💙🌹Aqal kula gashee✈✈🌹
    ❣❤🧡Sow adiga maaha❣✈✈✈✈✈✈✈✈✈✈✈
    Noloshayda idil
    Kaan ku aamineen
    Aayaha ka sugayee❣❣🌹🌹🌹❤❤💛💛💛💚💙💓💔💛❤💕💕💞💓❤💜💜💚💛💛❤💜🧡💜💓❤💓💔❣🧡❤💚💘💝💔💙💙❤💙❤💚❤💟💟💟💟💟❤❤❤🧡🧡SOO ADIGA MAHAA khadar hanad xayati

  • @abdirahman322
    @abdirahman322 4 роки тому

    Heestaan waxaa hore uqaaday xaliimo Milan oo uqaaday seeygeeda bashiir. Kadib markeey dhimatay deeqaaa soo cusboonsiisay oo jabuuti joogto lkn original waxaaqaaday xaliimo milano ooseeygeeda waagas qurbaha kasoolaabtay ay uqaaday lawadodaba Allah unaxariisto

  • @ibramoha8238
    @ibramoha8238 Рік тому

    Heestan kumadan soo bixin juweyriyooy 😁

  • @ahmedmohamednuur1927
    @ahmedmohamednuur1927 5 років тому

    Heestan kama daalo juweeriya waa axsan wllhi

  • @mariobertinho1073
    @mariobertinho1073 6 років тому +2

    Siciid mahirow abti tan yar waan ka helaye iisoo qabo

  • @sayidcilmi4976
    @sayidcilmi4976 5 років тому +2

    Taaas caabaayada madow xidhan ee sii jeeedka wayn way iga dhex baxday ha la isoo qabto

  • @sacdiyoaxmed5270
    @sacdiyoaxmed5270 6 років тому +2

    Heesta codka music 100%100👄👄❤❤

  • @akmedia1383
    @akmedia1383 7 років тому +2

    Wah wah waxasa cod ah
    Big salan mahir studio

    • @muunaheego4668
      @muunaheego4668 7 років тому

      wah wah eshcala hees jiweriya zxb inolow Qali alle codka haku barkeyo zxb

  • @mohammed-jama
    @mohammed-jama 5 років тому

    *walaashay juweeriya cod baa kugu jira* ❤

  • @Mmaw_21_officially
    @Mmaw_21_officially 6 років тому +3

    Wwww caadi mcn ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @nimcocabdi7598
    @nimcocabdi7598 3 роки тому

    yaa ila dawanayaa 2021

  • @ilyaasmuxumed9884
    @ilyaasmuxumed9884 6 років тому +5

    Waaw xusuusbd igalisey wlshy ax heestn waxaa qaadi jirdey Deeqa Axmed

    • @cajabcajab4823
      @cajabcajab4823 5 років тому

      Hestan.deqa maa leeh ee dib bay uu qaday originaly waxa iskaleh fananad la odhan.jirey XALIMO MILANO

  • @axmedmowlid8786
    @axmedmowlid8786 Рік тому

    Tan Yar Xamaasad baa Ka Muuqata.

  • @Dayr12
    @Dayr12 2 роки тому +1

    4/2/2022

  • @cabdiqadirsiciid6441
    @cabdiqadirsiciid6441 2 роки тому

    Mnzha allah alle haju xafido

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому

    Jaweeriya ma tii guuryo samaa looool

  • @mahamedabokorhusein9511
    @mahamedabokorhusein9511 Рік тому

    Hees igu qaliya

  • @zakariamohamed6771
    @zakariamohamed6771 5 років тому

    Juweeriya magaciida ayaa iga kadan aniga

  • @bakarbiixibootan4742
    @bakarbiixibootan4742 6 років тому

    Guri barwaaqo ciyaarow igud dilay qosol ayan la dawan wayay

  • @regalsnow9707
    @regalsnow9707 5 років тому +1

    Beertii libaxyadu club bay noqdayba top voice lkn inanta

  • @ayaannaxidigtaawdal6408
    @ayaannaxidigtaawdal6408 5 років тому

    Mid ayaan leba aql kula gasheee jacelkeyga mustaqbalka

  • @shariif2270
    @shariif2270 5 років тому +1

    Waad kabaxasatayi abyo

  • @abdigafarmuhudeen8934
    @abdigafarmuhudeen8934 5 років тому

    Heestan way mcntahay run ayay ka hadlaysa m.A

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 5 років тому +1

    Manta ka hor man arag tan heestana way Soo xaday

  • @quensamaraa8621
    @quensamaraa8621 5 років тому

    msha alh wxba ka dhcy axsan yaa hees

  • @qurxdumar6100
    @qurxdumar6100 4 роки тому

    Ya ila dawanahaya 2020

  • @farahdiamond9602
    @farahdiamond9602 5 років тому +4

    Mid ayan lehba aqal kula gashe
    Wiilkan jecelay malinta an isgursano ayan qoralkaygan reaply uso qorya inshlla🤒

  • @kalidbentufek3074
    @kalidbentufek3074 3 роки тому +1

    روعه وابداع

  • @lilboss5452
    @lilboss5452 5 років тому

    Hargeysa fanka mashidaan way ololiyaan💥💥💥👑👑👃👃👃

  • @qadroip8073
    @qadroip8073 Рік тому

    No no no no❤😊

  • @zirzcadd9382
    @zirzcadd9382 7 років тому +3

    😭😭zw aniga mha

  • @mujahidsomalilander5979
    @mujahidsomalilander5979 6 років тому

    Axyaa cod jaweeriya jano. Xidigaha geeska halagu daro

  • @abdifatahabdi1349
    @abdifatahabdi1349 3 роки тому

    Deeqa axmed gaydh boqordii codka ayaa qaaday lkn juweriya way la keentay

  • @kaafiyamustafe6567
    @kaafiyamustafe6567 6 років тому +3

    wax ciyaarikaraya guribarwaaqan hayaaa😂😂😂

  • @somalisame2416
    @somalisame2416 5 років тому

    Aduunyo Dumarkiina Goormay Sida Cimaamada U Xidheen Shalmadii

  • @ahlaamcadey616
    @ahlaamcadey616 5 років тому

    Inabada caadi maha cod macaan dofarta😍

  • @amoulahassan7474
    @amoulahassan7474 6 років тому +1

    Woooòw caadi maaha

  • @abdirisaktyga3782
    @abdirisaktyga3782 5 років тому

    Ma nanaystii ayaa ka dhamatay ma qofba jano la dhahaa

  • @somalidhabah1485
    @somalidhabah1485 5 років тому

    Quruxda hjeclo ayay u tahay masha allaah u dhaha asxaapta

  • @abdinasirmohamed8058
    @abdinasirmohamed8058 2 роки тому

    Best songs

  • @suganta.dahson
    @suganta.dahson 8 місяців тому

    Juweyriya 5sano ka hor ayan said u tageri jiray hada markay ina ali shah laso hestana kaba sii daran

  • @promahamedaxmed1274
    @promahamedaxmed1274 4 роки тому

    Waxaa ciyaari karaya guri barwaaqo ayaan anigu halkaa ku arkaaa

  • @mohamedgirile4234
    @mohamedgirile4234 6 років тому +1

    Aamzing

  • @dalmardeeqsimedia1536
    @dalmardeeqsimedia1536 5 років тому +1

    Keeepgoing

  • @hassanmatan9269
    @hassanmatan9269 4 роки тому

    Waaw j love you

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 роки тому

    Barteeday dhigtay yartu