🤣🤣Male Lion =is Aar Female Lion=is Gool That's Right Words Lkŋ Maryan Ahmed Sheekooyin Khayaali Ah Bey Aamin San thy Aad ban Usalamaya Ayadana From Gabiley Sxp Abdi Aziz 🇮🇹
Sorry for my comment but waxan qariyo mahay lkn qoftan waxa kudahtha ummad madan aya iguxiran ee daqanka wanajiso kudeh sxp plz igagarsih ان اللة لا يستحي من الحق
Asc walaal dadbaa kugu xidhana e dhalinyaro teenage ahna e waxa aad soo gudbinaysana e way saamaynayaana e sida uhadlayso ,labiskaaga iwm intaasba waxay u qaadanayana e inay sax tahayna e gabadhaas aanan asturneyna e waxa laga yaaba in gabdhahaas teenage ay ku daydaana ay yidhaahdana e waa wax caadi ahna e in sidan loo labistana e markaas cidkastaba dadka ha hor keenima e mahadsanid.
Maryan ahmedey kenya 🇰🇪 lee Joogta Gormad dharkii turtay😂😂😂
Wxeey tusaale katahay SOMALI MARKAAN JOGA DADKA DARTOOD AYAAN DARKA U XERTAA EE ILAHI DARTIIS UMA XERTO
Waa merry, not maryan
Wah Ida waye@@highhigh7476
صلى الله عليه وسلم على نبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا.
Oo warabow maryan ahmadey
Allaha soo haniniyo walashen,labis galo ayey wadataa😢
DHARKA IN LATUURO MA ILBAXNIMAA SUBXAANALLAAH.
Uf naaya is astur oo muslinimada meel ha ugu dhicin doqon yaheey uf
stupid baa tahay qofka markaa u nasteexeeneyso si degan wax ugu sheeg hana u hadlin sida gabdhaha nin rag ma dhaho uf gabdhaha aa dhaha
Uf uf waxaan qaawan
Qoftan dhaqanka hablaha somaliyed ayay meel uga dhacaysa ee hakuso darin videoska danbe pro wa codsi
Is astuur abyo
Waa run libaax ninka waa aar
Naagtana gool
🙏
ألهم صلى على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد صل الله عليه وآله وصحبه وسلم أجمعين ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Djibouti 🇩🇯
❤
Mashallah 🥰
💯wan jeclahay muqaladada walalkey
Thank you bro
Nice video pro keep going
🙏
Hargaysa kawrn ❤
Zizu walaal maryan dharka islaamka ha xerato ee maxaa helay gawadha subxaanalah hadii yurub ay tagay laheeyd maxey sameeyn laheeyd gawadhasi hada oo keyna jookta ayeey sarwaal fonaanad xeratay sida wiil oo kale ee ilaahey ha soo hadeeyo maryan inshallaha
Naagihi somalida baa isqawiyo biryahan ee cadcad yemen kasoqexe maxaa nagagale
Gabaga wax u sheeg is astur ku dheh pro
Oo waaba qof wayn e maxaa qaaty alow na astur qawanaan ayey dumrkii ilbaxnimo modern
the legend yuor tube in the best 😮😅😅😊😊😊😊😊
Alle gabadha aan isdhijira edab badana masaan u dembeyse. Oo afka dhexdeeda dharka ki dhigatay. Naag weyn aaba tahee. Mxaa dharka kaa dhigay
Bahashan bilaa dhaqnka ah ,sidaad somalia xijaabka ugu xidhn jirtay u xidho.hadad leedahay xor baan ahay car wir somaliya ku xidho.
China blod long life jirani wangu
❤❤
Qoftan ma soomalibaa wlhi intii aanan furin muuqaalka gabadh cadaan ah ayaan moodayay oo sidii dumarka galada ayay u labisan tahay diintii dhaqankii somalida iyo xishood kiiba waa laga tagay oo ilaa luqada mooye muuqaalka dumarkii galada ayay uga eeg yahiin surwaal iyo garan
Leyla gabar qurux badan 💓
🤣🤣Male Lion =is Aar Female Lion=is Gool That's Right Words
Lkŋ Maryan Ahmed Sheekooyin Khayaali Ah Bey Aamin San thy Aad ban Usalamaya Ayadana From Gabiley Sxp Abdi Aziz 🇮🇹
❤🙏
Inteeeee idinka la idiiin gaaarin: anigaa cabsi cabsi dareemoyaa laakiin waaaa iga geeesi tihiin.. qiiil qiiil ayaan ku dhameysay fiirsigiisa barnamijkaan... KuMahadsanidiin codsi: inoooo sooo badiya barnamijyadanoo kale..
good content sobadhiii
Thank you❤
Nice video bro😊
Thanks 😇
my family qaar baa korsada masaska waawayn aan ka biqin aniga fulay baan ahay ma jeceli mas waan ka baqaaa
Maryan xbbti maxa ku daare qof asturan ahaan jirte pls so laabo we need our old maryan 😢😢😢😢
shimee dhar gamow bilowday aay maryan
Alhlaaqda hagaajiso
Waan ku salaamay zizu, from Djibouti 🇩🇯
❤
Wa marki igu horesay aan maqlayo nyaxaas ilkihisa total😮
❤🙏
Maryan markee dhaheesay nin soomaali marabi baa dareemay inee gaalnimo soo wado
Hore usoco sxb
English: chameleon
Kiswahili: kinyonga
Somali:Awoo jirole
❤💯
Maryan ahmedey miya miskiin😢 wlh wan garan wyey surwel io timaha wll melkasta qawiso lkn tintaاعظم عوره باالبنات 😢
Talo xumitha. is astur lee maad iskadahthid. isqaawi tintana qarso xeey tahay
Kkkkkkkkk dhaadhantan ku lahaa waa kacsanyahay gus miyaa
Great content 🔥🔥🔥
Thanks bro
Sorry for my comment but waxan qariyo mahay lkn qoftan waxa kudahtha ummad madan aya iguxiran ee daqanka wanajiso kudeh sxp plz igagarsih ان اللة لا يستحي من الحق
Thanks our son from GSA. InshaAllah, when i come back home, I will visit there. Where in Nairobi is this place situated?
Thank you❤❤ Stedmak Zoo Karen
You are doing good brother, hore usoco🙌🙌
Appreciated❤️
Wa mee ad u qurux badan
Stedmak zoo
Ala maxay kibirtey Ina ahmedey 😂
❤❤❤
Islnti mxa qawiyy😅😅
Way waxay sidani naagtu may waalatay
Waaawo are they somal girls?
SubhanaAllah oo maxaa iskuqaabise nayaa
😂😂😂😂 meykumaqleysa marka 😂😂
ala maryan ahmadey wey fadhisaa subag 😂
🔥🔥🔥🔥🔥💯
Xayawaanka Bini aadamka u eg
Xaguu joogaa 😂
Waa libaaxa😂
weligee ma maqlin xayawaan bini aadam u eg weeba iiga yaabisay maryan axmdey
Akhas waa maxey naagtan qaawan naa is asdur doqon yhay
Laakin muuqaalkaan hadafka laga leeyahay waa in dumarka surwaalka caadi looga dhigo 😢
Sxb Arbacadi subaxdi Hore intaad muqalka Sodubin ayaan kuarkay anigo usocdo Garissa saraan Buska Alma adigo agtagan Near BBS Mall🎉❤ So Bigfan Kuahay Horey Usoco Wllkey Abdiaziz Mohamed🫶💪
Thanks so much❤❤️
Tan wa adoomey faido maleh
Waar waa gabdhi dhaktaar
😢Ilahi haso hanuuniyo
Oowaraaboohoo merlkiifhali habar
Lacagta leqaway
Asc walaal dadbaa kugu xidhana e dhalinyaro teenage ahna e waxa aad soo gudbinaysana e way saamaynayaana e sida uhadlayso ,labiskaaga iwm intaasba waxay u qaadanayana e inay sax tahayna e gabadhaas aanan asturneyna e waxa laga yaaba in gabdhahaas teenage ay ku daydaana ay yidhaahdana e waa wax caadi ahna e in sidan loo labistana e markaas cidkastaba dadka ha hor keenima e mahadsanid.
Luul run bay sheegaysaa
Haha haye
Awowgey libax bu dilay mey dahday😂😂
😂
Zizu xage jogta
Nairobi
@@PerfectZizou ok dhinace
Jirjiroole aya La Dhaha Xata wan Ka Yar ee Bule ga
Libaax Afsoomali wax Lugu dhab AAR
Libaxada Afsoooli wax Lagu Dhaha goole
🙏
Way lacnadatahay ee yaan ladaawan ayadaa sheegatay inay gaalo cad tahay
Hada naag taas rag baa la dhashay la dhihi doonaa 🤦♂️🤦♂️waa wada dayuusiin
Raaga maxey kaa qaban karan nagta waa naag weyn iqtiyarka ayaada leeh Ayaada ayu Alle kulaa xisabtami dona
@@queenqadra4659dumar ka somali jogan meshas le ku asturan yihin lkn marke mel somali kabaxsn imadan ilahey kama😂xishodan
@@abdimalikakofficial1289 nagaha caanka ah muqdisho kayimado markey Nairobi imadan dharkey turtaan waa waxan layabey
Zizuu🎉
❤
Maryan ahmedey waa funny😂
Waar gabadhan cadaan baan u malaynayay😂
Sxb keep going Marian axmadey ayaa lasocotaa ❤
Maryan Ahmadey i never seen bfor No English,no Somali,no kiswahili & no nothing 😢
Aydo intasba aqonin ee business ledahy 😂😂😂
Tan dhaqbo cadiya bay noqotay yahuuu niman ku dhagdhag iyo dhilanimo bay xalki kuso gabagabaysay
Qofta fanaanadacad faniwaa wali qosalka ika dhameesay
😂
Maryan ahmedey waa funny😂
Haha😂