Це відео не доступне.
Перепрошуємо.

ROODA KAYF FT AXMED SHAAKIR XASUUSTII TUBEEC FT MAGOOL OFFICIAL QAACI DIGAALE YARE

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 19 сер 2024
  • #SUBSCRIBE#LIKE#SHARE#
    Name Digaale Yare
    Producer / Musician /
    UA-camr /somali social media
    Pls Subscribe Like & Share
    Fadlan Haka ilaawin Inaad Dhahdo Share Like & Comment.

КОМЕНТАРІ • 212

  • @cabdidhaxyar5394
    @cabdidhaxyar5394 2 роки тому +58

    saliga nabiga scw scw scw hala xasuusto quraanka iyo hadal rabi baa mcn

  • @dudubleboy2647
    @dudubleboy2647 2 роки тому +28

    Way ila tagtay gabadha ee ninkii ila mida ha is cadeey masha allah cadeey

  • @fatumaiftin6787
    @fatumaiftin6787 2 роки тому +13

    Xasuus xaliimo qaliif magool iyo maxamed salebaan tubeec alah u naxariisto janatul fardows alah siiyo aamiin yaa rabi aamiin
    maan

  • @asadohio5540
    @asadohio5540 2 роки тому +10

    Digale music is the best kayf iyo Ahmed shaakir wan idin sitaa alla ya cizak 🙌🏾🙌🏾🙌🏾🔥

  • @updyrachedosman7089
    @updyrachedosman7089 2 роки тому +15

    Oof oof Caleek Caleek Rooda Keyf Ninka way Ku Cabtay Wuxu iska keen keen Maahe Waa U dhalasho
    Tageero Buuxda💯
    Hore soc wanagsan Inta iyo inka Badanba💥

  • @mankainacawlle3767
    @mankainacawlle3767 3 місяці тому +3

    Micnaha hesta ereyada iyo musica waxa and fahmi kara qof marqana bis jawi dagan 😂❤

  • @kalomart
    @kalomart 7 місяців тому +7

    Why do the backup musicians overact and flail their handas, which is a bit distracting. Please tame it down

  • @AbdouYap-ij1ns
    @AbdouYap-ij1ns Рік тому +3

    Roda fanaanada aan jeclahay wakhtiga maanta from djibouti

  • @king15716
    @king15716 2 роки тому +11

    Wakhtigeedi baa soo galiseen anoo cirka marayaa 2:00 habeenimo

    • @HeeloMaal
      @HeeloMaal 2 роки тому +1

      😂😂😂😂😂😂😂

  • @faysalhassan1678
    @faysalhassan1678 2 роки тому +3

    Best youtuber digaale yare faro dahab keep going

  • @Issechannelyoutube
    @Issechannelyoutube 2 роки тому +4

    Minikiini anigaa imidee kowdheh marti oo kle baa ahyee labaa dheh ileen xaaja madexiyo mijo kala lahaatee marinkey wuxu yahy waad inaad imarisaaa
    Best vioce💯song💯and vedio💯
    Rooda keyf keep giong sis👍✔️
    13:50 28/8/2022💥

  • @kingburco
    @kingburco Рік тому +2

    Oof calayk walahay waa magool oo halkaa tagaan "waxaad maqashaye dhacay" subxaanaka ya cadiim

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 роки тому +3

    Digaale ama Rooda keef nr ii soo dira berigii baan u balan qaaday inaan heeso siiyo.. Walee yartaa waan u codeeyey watay

  • @nuurabiib9227
    @nuurabiib9227 Рік тому +1

    Inta kaliya ee fanka soo noolaysay ee keentay codadkii dumarkii qaraamka qaadi jiray sahra,khadra ,hibo nuura ,kinsi haaji,iyo xaliimo khaliif magool alla yacisika horey u soco xidigta sanaag ka sooo baxday

    • @rabiicadagan2346
      @rabiicadagan2346 3 місяці тому

      Haybad ayey uleeyihiin rerka garxajis fanka somaali oo dhanba

  • @ruqitv900
    @ruqitv900 Рік тому +1

    Ahmed Shakiil iyo Rooda
    Xidigaha Fanka 2022
    Ruqi (Tuulada xildhibaanka) ayaaan ku dhagystaaa

  • @abwaanumal2506
    @abwaanumal2506 2 роки тому +5

    Wllee digaale khibradiisu kor ayay usocotaa xaladkale

  • @BlueSkyedCountry
    @BlueSkyedCountry 2 роки тому +21

    Furinle adaa Ka fiican oo Somali music saafi ah tuma hore usoco ustaad

    • @ibraahingaashaan-ve1pc
      @ibraahingaashaan-ve1pc 6 місяців тому

      Furunle ayaaba baray musiga lkn waa laga baray laga badi😅😅

  • @khaliilegal4490
    @khaliilegal4490 2 роки тому +2

    Labo fanaan oon caadi ahayn .beryahan lama arag waxay cadayn in fankii hore anoon ka cusub aan diidayn in fankii hore uu ahaa hodon waqti walaba nool waayo labadan fanaan ee da "a yarta ahi siday ugu soo baxeen

  • @husseinmohumed282
    @husseinmohumed282 2 роки тому +8

    Good fanaaniin way ka baxeen heestan oo ka mid ah heesaha aan la koobiyeyn karin, waa labo fanaan oo hibo fiican leh hore u socda

  • @adnaanalsharaapi6506
    @adnaanalsharaapi6506 2 роки тому +4

    Rooda keyf mucjisada fanka
    Digaaale musiciankii musicainada
    Keep going brother adna

  • @xamdiabuukar272
    @xamdiabuukar272 2 роки тому +12

    The powerful people
    Milgo iyo sharaf baa ka muuqata kooxdaan cod iyo qurux badan

  • @davidcholmanyok708
    @davidcholmanyok708 Рік тому +5

    I watch and listened to the beat , thought I don't listen to Somali

  • @khadarcabdi1189
    @khadarcabdi1189 2 роки тому +6

    waw codka 100
    music 100
    muqal 100/msh alah

  • @khadraahmed6227
    @khadraahmed6227 2 роки тому +5

    Gabadhaa waxan kala Dar Dar Mayaa un In Aysaan Naxiin Wyo Hada waa Gabaadh Quruxb badan E markay Naxdo Way Folxumanaysa

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +11

    Beautiful ❤️🥰💓🥰 song in loving memory of Tubeec and magool two wonderful legends that passed away missed greatly

  • @maxamedaadanblack7737
    @maxamedaadanblack7737 2 роки тому +2

    Digaalaw zxb inantani caadi maaha wlahay waa cajiib fanaanad top ah weeye

  • @mohamoudyacaqoub2090
    @mohamoudyacaqoub2090 Рік тому +4

    Wow,! Roodo Keyf, what a Talented girl with sweet voice And Also have Adorable Style, Keep it up.,
    I have already told, that Roodo will be another MAGOOL., maasha Allaah God bless her.

  • @abdialimedo8889
    @abdialimedo8889 2 роки тому +20

    Asc bro Digaale i am from jabuuti keep going the best UA-camr record single for Roodo ok

  • @axmedaden388
    @axmedaden388 Рік тому +2

    Hinta jiifka ku dawanaysa loveka ku qabta

  • @hassanihaashow4997
    @hassanihaashow4997 2 роки тому +2

    Barteedi ayee dhigeen 🔥🎯

  • @abukaromar7003
    @abukaromar7003 Рік тому +1

    Yesh calaaah cod
    Roda kayf hiray usoco

  • @farxaanqarasta9268
    @farxaanqarasta9268 Рік тому

    Digaale yare and xamud axmed shakir keep goin zxbiyaal

  • @mohamedarts8485
    @mohamedarts8485 2 роки тому +1

    No malaha la gaadhi maayo labadii marka hore lahaa. Magool iyo Tubeec waa lama taabtan heesahoodu

  • @Yoolpodcast_112
    @Yoolpodcast_112 2 роки тому +5

    Digaale yare classic somali musician. Talentiganaga hore usoco zxp

  • @fawzymohamed7784
    @fawzymohamed7784 Рік тому +1

    Walee qoftan waaa mucjisada fanka soomaliyeed

  • @noahD1636
    @noahD1636 2 роки тому +5

    RooDa Keligaa hees, adaa isku filan.

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 2 роки тому +11

    Masha Allah, I can’t get enough of your music. This is amazing teamwork thank you 😊.

  • @libanmilano673
    @libanmilano673 Рік тому +7

    🎤Rooda kayf ❤️🙏 AXMED shakil 🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏💯

  • @hassanabdiartan393
    @hassanabdiartan393 2 роки тому +1

    Wow wallhi qoftaan way tagty keep going waxbaa kasooburqanaya❤️

  • @axmedweersame5760
    @axmedweersame5760 2 роки тому +1

    Oorganka sida aad u garaacday ayaa cajiib ah Digaale yaroow kabaniistahana waa uu ku kaabay halka inantu ay halkeedii geysay doorkii Magool

  • @kopend8638
    @kopend8638 2 роки тому +6

    The girl is good,but the brother is amazing. His voice is so soothing

  • @Farah-mz2nz
    @Farah-mz2nz Рік тому +6

    Ooof! her voice and style is on point 🔥❤️she’s such a talented singer

  • @omarsakoon9711
    @omarsakoon9711 Рік тому +3

    Rodha Kayf Woow wat. A voice. I like this song can’t stop playing vit🎉

  • @mohammedalsomali2726
    @mohammedalsomali2726 2 роки тому +2

    Inanta waxa ka muuqda inay fanka aad u jeceshahay aad baanay u cod macaan tahay musigana si fiican ayay ula socota. Waxaan ku dhiirinaya inay sidaa quruxda badan u heesto meheradeedadana wadato sharafteedana dhowrto.

  • @hanadabdimuxumed5300
    @hanadabdimuxumed5300 2 роки тому +3

    Ustaad waan ku wataa shaqo wacan digaale

  • @yusufaxmed2590
    @yusufaxmed2590 2 роки тому +1

    Rooda kayf 🥊 waaaw heesii hore way dhigtay cod kinsi xaaji adan kuli. Zaynab cige ii soo qaad.. khadra daahir... waxaad way dhafisay

  • @madheedhle
    @madheedhle Рік тому +5

    Rooda is a magnet and so amazing

  • @axmedtigta7323
    @axmedtigta7323 2 роки тому +1

    Rooda keyf
    Waaka soo baxday
    Cidii la qaadi lahayd
    Oo meteli lahayd maxed saleban
    Mahayo

  • @fatumaiftin6787
    @fatumaiftin6787 2 роки тому +2

    Maansha alah barteedii ayey dhigeen fanaaniinteena erayada sidey u saxeen ayaaba cajib cajib digale yare

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Xaliima khaliif Magool, janada ayay ku jirtaa.

  • @maxamedaar3153
    @maxamedaar3153 Рік тому +1

    Hees culus qof walbo cod loo habeeyo heeskan wa ku adkaada dhadhanki magoolna ma keeno iyo tubeec balse wa isku day wanaagsan labadan fanaan, Rooda waxa ay ku macdahay heesaha Kinsi Xaaji Aadan o ay si wacan ugu raaxeysato dhan walba

  • @umleelee5316
    @umleelee5316 Рік тому +5

    ألف ألف مبروك صوت وصوره حلوا مره والله ماشاء اللة تبارك الرحمن

    • @faisalabbi
      @faisalabbi Рік тому

      آمين آمين آمين الله يرحم كليهما

  • @deeqadhudi2025
    @deeqadhudi2025 2 роки тому +4

    🎤🎤🎹🎻🎵🎵🎵🎵🎵🔥🔥🔥👏👏👏👏keep going 💚❤💚

  • @mohamedindho1
    @mohamedindho1 2 роки тому +3

    Meesha reer sanaag baa isugu timid

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому +1

    Rooda keyf, way u egtahay MAGOOL. codkii way keentay

  • @awosaleban105
    @awosaleban105 Рік тому +6

    This girl is so talented wlhi❤️oooof🔥

  • @boqortooyoboqorka3835
    @boqortooyoboqorka3835 Рік тому

    Wow yartan roda kayf caadi ma ahan runtii qurux iyo cod an caadi ahayn mashaala

  • @yusufibrahimmohamd3210
    @yusufibrahimmohamd3210 Рік тому +1

    Gabdhan waxay isku Darsatay Akhlaaq Labis Qurux Badan oo Asturan iyo Heesi hii oo Ay Sidoodii U Qaaday

  • @zaakkahin7370
    @zaakkahin7370 Рік тому +3

    Best voice for her generation 🎉🎉🎉🎉🎉🎉

    • @CaytomaxamedCayto-mp4yk
      @CaytomaxamedCayto-mp4yk Рік тому

      V..m r
      Iiue. F f
      Iyuvb b
      V. Dcj i.i. Vvv. V fvr ffffbbrvrrbv bb ifff cu..tvg rr cr fib ct r a r r fre ht j..i. Tggtft rt. Frrrrrrrrrrrr to

  • @Issechannelyoutube
    @Issechannelyoutube 2 роки тому +2

    digaale yare music💯✔️

  • @user-mz1hb4td1v
    @user-mz1hb4td1v 10 місяців тому

    Joker rooda keeyf kaalin walba way buuxisaa mar magool oo yar Marna sahra Ahmed oo Edo ruma u ahayd ayey meteshaa

  • @axmedtigta7323
    @axmedtigta7323 2 роки тому +2

    Xaamud ubax
    Yaa kasoo bixi lahaa
    Kaalintaa
    Eesh qiyaasak
    Isku ceel ka cabeen

  • @Hasandacad.channel4870
    @Hasandacad.channel4870 Рік тому

    Digaale ardaygii furunle rooda kayf hore usoco wll

  • @shadowonyt669
    @shadowonyt669 Рік тому +1

    Samiday Rooda man sha allah latinska dirac kuguma ogi xabiibti ❣❣

  • @dabagalkaheesaha3352
    @dabagalkaheesaha3352 11 місяців тому

    Quruxda jirka qaab ciyaarka jaan goynta smiling ka labiska codka dananka inaba caadi maaha

  • @fathiabulkhadir3589
    @fathiabulkhadir3589 2 роки тому +2

    Wow kaalay arag inaba caadi maaha😍🥰

  • @mohamedibrahimomar8874
    @mohamedibrahimomar8874 2 роки тому +1

    Coodku hibo eebe ku siyo rooda keif kusooco waxaan jcla ina maslax la heesto

  • @muminochanel5191
    @muminochanel5191 2 роки тому +5

    Waaaaaw this is amazing 🌹❤️😘🥰🥰❤️

  • @casiisali8855
    @casiisali8855 2 роки тому +4

    Waa kuwan dadkii fanka dhaxli laha
    Ama waa iska dhe
    Ama waa dhab u hees

  • @hiboahmed4791
    @hiboahmed4791 2 роки тому

    Manash Allah keep 🙏 going

  • @ahmedhusein6933
    @ahmedhusein6933 Рік тому

    Rooda kayf inta kaliya ee aan kugu qiimeeyey waa jiiditaanka wooow

  • @yaballo1
    @yaballo1 24 дні тому

    @What a fantastic rendition of this old & lovely Somali music [I am an Oromo]. But, "why do the backup musicians overact and flail their hands, which is a bit distracting. Please tame-it down". Thank you.

  • @sayidaadan812
    @sayidaadan812 Рік тому

    Digaale aadban ku salamaya zxb aniguna fanka inan kubiiro wajecely

  • @king__zhucaip1095
    @king__zhucaip1095 Рік тому +2

    Ala maxan jcyl u qaaday inantan ❤

    • @King_Budnacab
      @King_Budnacab Рік тому

      Adeer jacayl baa kaa horeeyay, ticket 4000dollar aanu australia uga soo goosanay. heesa heeda xataa private baan ka dhiganayaa hadaad hadal dambe soo celiso lol

  • @MubYus
    @MubYus Рік тому

    Macnahooda ii sheeg, macaaan

  • @adamyounis4449
    @adamyounis4449 Рік тому +1

    Rooda Kayf the new star 🌟

  • @BouhOmaros-u6v
    @BouhOmaros-u6v Місяць тому

    Istahil aleek wow

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 Рік тому +3

    Mnsha Allah Her voice😭👑💗

    • @ahmedliban4356
      @ahmedliban4356 Рік тому

      Waa gabadheydii waa ina giije waxay ka soo jeedaa awoo wa yaa sheed waa la yaqaanaa in la is weeyr diiyo uma baahna

    • @ahmedliban4356
      @ahmedliban4356 Рік тому

      Waxay la dhalatay 30 Kalle att wallaalow yihiin

    • @ahmedliban4356
      @ahmedliban4356 Рік тому

      Aa bahood walligood lama kulmin ayagaa is koriyay

    • @ahmedliban4356
      @ahmedliban4356 Рік тому

      Ayadana ku Wii ka waa weynaa baa koriyay ayadana ku Wii ka yar yaraa Bey korisay

  • @yahyeidiris2245
    @yahyeidiris2245 2 роки тому

    Digaale yare, gacmo dahanle

  • @garaadyusuv8545
    @garaadyusuv8545 2 роки тому +1

    Midh madhaafo aad soo dhigtey gacanta alle kaama gooyo digaalow Balo waxaad kudhigtey Inaad garbaxdo marabtid Eedban kuhayaaye 😁😁

  • @sakariyaabdilramadan9562
    @sakariyaabdilramadan9562 2 роки тому

    Niyaw inanta yufle bila calykum kuso xigsiiya ♥️♥️♥️♥️

  • @youzufahmed2809
    @youzufahmed2809 2 роки тому +2

    100% weeye musika iyo codkuba, wanu idin ogolahy, mise waa mudaahanoo midhkan aad i leedahay

  • @axmedguuleofficialtube5823
    @axmedguuleofficialtube5823 Рік тому +1

    Al ustaad ubax iyo degaale yare maxaa samayseen axya album

  • @somviews5981
    @somviews5981 Рік тому

    Woof caleyk cod iyo xarakaad cajiib ah

  • @haglemacalin3794
    @haglemacalin3794 Рік тому

    Kooda kayf waxay nasoo xasuusisay barisamadli waxayna soo celisay af soomaligi lumay

  • @dayibahmed9387
    @dayibahmed9387 Рік тому

    Waw caadi maaha wiilkaiyo gabadhuba kala daran ♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @keysaanfarah6830
    @keysaanfarah6830 Рік тому +1

    Roodo Keyf iyo Qalinle next please

  • @soombit8586
    @soombit8586 Рік тому +1

    this is so hyp,and she has the flair .

  • @mohamedadensaid1822
    @mohamedadensaid1822 2 роки тому

    Luquntaa dheer markaan arko ayaan wareera Masha allaah

    • @Ahmedmustafa329
      @Ahmedmustafa329 2 роки тому

      ninka kaliya ee ila arkataad tahy halka alla mxe wax baratay hhh belo ku cayaadhey

  • @faysalmaxamd7603
    @faysalmaxamd7603 Рік тому

    Gabadhu caadi maahan wiku waamaxay caacdu

  • @abdullahi9609
    @abdullahi9609 2 роки тому +1

    Ninka heesta teembadeeda waa ku lumay wuu iska heehaabayaaba

  • @nimomohamud8224
    @nimomohamud8224 2 роки тому

    Ooof caaleek esh cala cooood ❤️❤️❤️❤️❤️❤️😘😘😘😘😘😘🙏🙏🙏🙏

  • @osmanmahamad6369
    @osmanmahamad6369 2 роки тому +2

    Mudaahino✅ dheh not Mudaacino❌

  • @khaalidyareofficial912
    @khaalidyareofficial912 Рік тому +1

    Woow😍🔥

  • @hodanmeecaad685
    @hodanmeecaad685 Рік тому

    Martiyoo kaleba baad tahaye 2dheh ayay ahayd heedhe may ahayn marlabaadka

  • @somaliamericantruckdrivers1812

    Ahmed Shakir best fanaan

  • @cabdulahicalixuseen6545
    @cabdulahicalixuseen6545 2 місяці тому +1

    ❤❤❤❤❤

  • @dhuunidhaani192
    @dhuunidhaani192 2 роки тому +1

    Dj haka dhabqinin Gabadha

  • @AliIbrahim-tu8dg
    @AliIbrahim-tu8dg 2 роки тому

    Wow nice thanks bro