YAAB: Dhulka Adiga Malihid Majeerteena Xoolo dad Aad dhacdid kuuguma Hiilin doonaan"

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 26 сер 2024
  • kala soco daauus media dhacdooyinka siyaasadda dalka, barnaamijiyo, wareysiyo & doodo xiiso leh.

КОМЕНТАРІ • 100

  • @hawafarah2410
    @hawafarah2410 2 місяці тому +16

    Mamadan ma abihiis baa qabey mise adeer kiis ? Arinkaan deriskii wax halaga weydiiyo alow sahal amuuraha amen amen amen

  • @degan4
    @degan4 2 місяці тому +5

    Illaheeyo ummadaan ISOO kale gargaar😢😢😢

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 місяці тому +4

    Ilaahay ha iddiin gargaaro,

    • @JsheEhehej
      @JsheEhehej 2 місяці тому

      Haweyah,ab.iyo.sijih.ulah.duganimadah
      Oo.xamar.oo.buxah.beykabaxan.cidah
      Laqday.hantidih.talay.xamar.maranah
      Kabahan.waa.rerkah.haweyah.

  • @user-pi8kw5ir2c
    @user-pi8kw5ir2c 2 місяці тому +3

    Kan Xaq Darada wada Allow xaqa Tusi isagoon Dhib kale gaysan Loona Gaysan insha Allaah Ka Daaya Habaarka Duceeya Xaqa Markasta isaga Aya guulaysan dooona Xaaiiq

  • @somalidaacadah9734
    @somalidaacadah9734 2 місяці тому +12

    ILLAAHAYOW LABADAAN QOF OO WAAYEELKA AH ADIGAA KALA OG CIDA XAQ KU TAAGAN IYO CIDII XAQ DARO KU TAAGAN. ILLAAHOW SI AY SOOMAALI UGU CIMRO QAATAAN. ILLAAHOW QOFKII LABADAAS QOF XAQDARO KU SOCDA CALAAMO KA IFI AY DADKU KU KALA GARTAAN AAMIN.

    • @mrsocotraisland1939
      @mrsocotraisland1939 2 місяці тому

      AMIIN BRO

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 2 місяці тому

      Aaamiiin

    • @haldhaa2420
      @haldhaa2420 2 місяці тому +1

      Habaar maficna ee ilahayow qofkii xaqa ulahaa usahal dheh

    • @somalidaacadah9734
      @somalidaacadah9734 2 місяці тому

      Soomaali lama habaarin ee haday dulmo dayen waa yeen ALLAAH AYAAN KA COD SANAY IN UU MUCJISOOYIN KIISA KU KALA SAARO AAMIN.

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 2 місяці тому +1

    YAA ALLAAH
    CIDA KU XAQA LEH USAHAL ADIGAA NAGA OG E YAA ALLAAH UMADA SOMALIYEED UGAR GAAR.

  • @Onceuponatime-f7h
    @Onceuponatime-f7h 2 місяці тому

    Waa xadaarim qoyskani

  • @haweeyaumalaskar3062
    @haweeyaumalaskar3062 2 місяці тому +1

    Kolay anaga xaqiida ma ogin laakiin Allah baa og iyo deriskii meeahaa deganaq waa in markhaati loo helo waayo dersku waa kala biyayasha dadkan qaldan iyo dadak saxan

  • @Betasquadclips66
    @Betasquadclips66 2 місяці тому +3

    Aamino ilhay kabaq dadkan gurigood uceli maal xaaran waxba Kuma taro Qof weyn baad tahy maanta waad geeriyoon kartaa damac aduun yuu ku qaadin wabilaahi towfiiq

    • @BarodiirMadaxeey
      @BarodiirMadaxeey 2 місяці тому +3

      Ma kula yahay qof daarood ah in uu qof hawiye ah gurigiisa muqdisho in uu ka dhaco u soo staagaayo oo waraqo u suubsanayo taas ma dhici karto

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 місяці тому +1

      Tuug qabiil malahan qabiilka uu doono ha ahaado ee meel fadhiiso. ​@@BarodiirMadaxeey

    • @fahima6186
      @fahima6186 2 місяці тому

      Miyaa taqaanaa wll? Qof runsheegaaya hadii aadan aqoon ulaheeyn iska jir dhinacaada eex iyo qabyaalad waatii laeeday😭

  • @boqoradathaibani7176
    @boqoradathaibani7176 2 місяці тому

    إن الإنسان على نفسه بصيرا

  • @owliyo1218
    @owliyo1218 2 місяці тому +1

    Maamada qofkii ka gaday amuu khiyaamay 39 sano ka hor ma dhawa ma dikumanti khaldan baa looga gaday

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 2 місяці тому +1

    MARKUU LAHAA NABIGU SCW DARDAARAN HALAGA TAGO WAXAN OMURAN AH IYO WAXAAN O ISJIID JIDASHO AH WAXAA SABABAY IN AANAY DARDARAN IYO MARQATIYAL KATAGIN QOFKA WAYELKA AH OQABAY QOFTAN DUMARKA AH ALOOW UNAXARIISO INTII DHIMATA O UMADA NABI MUXAMED AAAMIIIIN

  • @safiawarsame8598
    @safiawarsame8598 2 місяці тому

    See marka Aamino kudagtay 40 sano guriga haysanlahayn sheekadaan waxwayn baa kaqaldan.

  • @AxmedMacalin-fp3jk
    @AxmedMacalin-fp3jk 2 місяці тому +1

    Asc

  • @bardacad
    @bardacad 2 місяці тому

    MAASHAA'ALAAH
    ❤❤❤❤❤❤
    NIN MOORYAAN ADEEGSADA UMA EKA NINKAA
    ALAHA DAWLAD CAADIL AH NA SIIYO

  • @mariaali7281
    @mariaali7281 2 місяці тому

    Adeer is ilaali dad kumagaagey umada hantidooda Allah hadin kasoqado xaqiina

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 2 місяці тому

    Subxanallah allahayow dadkeena somaliyeed xaqa kuhanuuni

  • @siradtosane6680
    @siradtosane6680 2 місяці тому

    wax maa qaldan see wax yihiin Raboow xaqa uhiili

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 місяці тому

    Wallaahi waayaab soomaali xagee loosocdaa Aabahaa dad gurigood kama dhaxlikartid adeer

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 2 місяці тому

    Kkk subxanalaah war Alle ka baqa oo gabadha dhulkeeda siiya oo xooga aad dadka guryahooda aad ku jirtaan uga baxa anagaba 2 guri ayaa nalaka haystaa oo maxkamada wax ba noma qaban xamar xitaa wa nalo hanjabay lakiin ilaa 1 qof naga haro ma daayn doono nafkastana wakhti ayeey ledahay

  • @jamahussein6860
    @jamahussein6860 2 місяці тому +1

    Waa runtaa,

  • @abdinasserj2022
    @abdinasserj2022 2 місяці тому

    Waa layaan, waa 2sheeko oo kala fog. Cadaalad ba ka maqan meesha, qofka beenta sheegaya ma qarsoomeen.

  • @mohsen6878
    @mohsen6878 2 місяці тому +5

    Islantan markii ay lahyd qabiil dhan baa i dhacaya iyo qaab hadalkedii wey muuqatay in ay been shegyso

  • @hawaabdulle686
    @hawaabdulle686 2 місяці тому

    Ya rabb xaqa ma tus

  • @SamiiraXiiray
    @SamiiraXiiray 2 місяці тому

    ILAAHOW DAALIMIINTA. NAGA. QABO. ILAAHOW QATUMADA KHAYR NOGU QATIN DHAMANTEYN AAMIIN YAARABI ILAAHAY. XAQAAGA. HAKAA. SIIYO. AAMIIN YAARABI 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @Bytity35
    @Bytity35 2 місяці тому +1

    Ninkaan hadal yaqaankaa isagaaba wixiisa u af dheer.
    Dulmane Allaha u hiiliyo.
    Islaanta mareerteen
    Ma mooryaan baa ka gaday guriga laga qaxay.
    Xamar dhibaatooyin noocaana baa maxkamadii gobolka hareeraysay.

  • @zahraabdalla7376
    @zahraabdalla7376 2 місяці тому +2

    ❤❤❤❤

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 2 місяці тому

    Sayid cali ki quusqaata ila meerayso oaydo wixi ku cadyihiin wale tiirka mala geeyay ?????

  • @deqawarsame-ml7fm
    @deqawarsame-ml7fm 2 місяці тому +1

    Waxa uga ficned islantan iney tirahdo ano somali ah lakin mj darood an ahay hakaga qadan he

  • @kafiosaid746
    @kafiosaid746 2 місяці тому

    Sharci maka jiro muqdishe maxkamadna sida dharka ayaa lo bedela waraha ka so baxa inta meesha jooga lo hanjabo Alle sharkina umada haka so qabto wixi cadaalad xumo raali ka ah

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 2 місяці тому +1

    Waa runtiis ninkii lagu helo hanti dadweeyne inuu kuboobayo sharci beena waa inuu xakun yeeshaa

  • @ismailyusuf415
    @ismailyusuf415 2 місяці тому

    Odaygaan laba guri buu sheegay inay xoog ku haysato,
    iyadana waxay leedahay gurigayga oo sadex cunug ku dhalay ayaa nin axmed sacuudi la dhaho igu haysta .
    Yaa og waxa socda ?
    Xamar maafiyo ayaa ka buuxdo.

  • @zahroyussuf996
    @zahroyussuf996 2 місяці тому +1

    Digfeer agtiisa shacab ma deganeyn dawladda soomaaliya ayaa deganeyd ee xagee ku yaal guriga adeerkaa

    • @umusumaya-mq5ms
      @umusumaya-mq5ms 2 місяці тому +1

      Guryaha waaweyn miyaan arag ee ee ilaa iyo banaadir jeexan sidoo kale raga guryaha lahaa dowlada ayey u shaqeen jireen ee siya barre

    • @user-pl7du6nc8t
      @user-pl7du6nc8t 2 місяці тому +1

      Waadagan yihiin Digfeer agtiis fooqyo Kulehe

  • @raxmojowhar451
    @raxmojowhar451 2 місяці тому

    Maxkamadda iyo Booliska gobolka iyo degmada waa in eey kula tagaan ,oo si nabada looga bixiyo ,haddii eey diidana la xero.

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 2 місяці тому

    Yaab waye

  • @user-gf9hm1fh6w
    @user-gf9hm1fh6w 2 місяці тому +2

    Adiga laftirkaaga gurigiina magaraneysid miyaa digfeer agtiisa maxaaladhahaa anaa iskele ayaad dhaheysaa manataqaanid

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 2 місяці тому

      Waanba kanaxay oday gaan xaafadaan ma aqaano guryaa nogu yaal

    • @Cadar49
      @Cadar49 2 місяці тому

      @@user-sn5yz7vg8v30 sano kadib dagmo walbo xaaafado badan iyo magacyo badan baa la baxshay

  • @abdikadirasheikh180
    @abdikadirasheikh180 2 місяці тому

    Ninkaan axmed sacuuudi maba laga maqlayo aaway axmed sacuudigi aay sheegeysay

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 2 місяці тому +3

    Aqmino dadkaan woxoodu waa cad yihiine ku wareeji adigoon is karaamo qaadin awood kasta haku garabtaagnaatee hadii aadan heeysan dukumiinti beec kugu soo galay oo dhulkooda ka mida

  • @user-he9hz2uw1g
    @user-he9hz2uw1g 2 місяці тому +2

    islaabtaan mj waa ceebeysay ninkaan qof mooryaan ah uma eka reer banaadir ama reer xamar cadcad buu u egyahey dad dhib badan ma aha cidii xaqleh allaha xaqooda siiyo cajiin!

    • @kafiosaid746
      @kafiosaid746 2 місяці тому +1

      Kkkk mj maxay ku cebaysay ma hadi ay xaqeda rabto qabiilki ku qaday kuma dhigo

  • @kulucowpeter4839
    @kulucowpeter4839 2 місяці тому +1

    Damanyo maqaldanto

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 2 місяці тому +1

    Gurigas reer camuud ayaa leh kabaxa majeerten now dad dag

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 2 місяці тому +2

    Oda abdulle wuxuu yiri: mid kab kakuday, mid koofi kakuday iyo iska kuday...kkkkk Aaminaay waa laguu maah maahay ee inta Goori Goor tahay # iska kud.

  • @Nafisoaliaadan
    @Nafisoaliaadan 2 місяці тому +1

    Tuug madaxa caad maxad maxkamada u iman weysay

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 2 місяці тому

    😂😂😂WALAHI BILAHI TALAHI WAAN YABAY NAAGTII XAMAR AYAA LEYGU DHACAA HAWIYE AYAA IDHACAA 😂😂 SAAN MIYAA MORYAN BILILIQO DHUL BOOB MJ IYO XAMAR WAA ZABINU AAKHIR WALAAHI 😂😂😂

  • @bulohus8548
    @bulohus8548 2 місяці тому +2

    Salaama ! Naag mj Ah Xagee ka keenin
    Ayaduna waa )Gardaran tahay !!?
    Because 1991 ! Ayaa Xamar laga -
    Huleelay!! Aad bay u gardaran tahay !!
    ma’iimaanka Ayey la’dahay Naag -
    is xasuuso!! Yaad tahay !! Tolow ma -
    Aayadiis baa !!? Naagta. Hala Hadlo -
    Way Gardaran tahay !?

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 місяці тому

      MAJEERTEEN WAA SOOMAALI HALKA AY DOONAAN AYEEY DEGI KARAAN, DHULKA HADII AYSAN LAHEYN AMA AY LEDAHAY MACKAMADA AYAA CADEEYNEYSA EE ADIGA MAXAA XUMAANTA KUGU WATA?

  • @user-hn7pj5kc5k
    @user-hn7pj5kc5k 2 місяці тому

    Hala raadsho dadki dariska ay ahaayeen iyo dadkii dowladii hore la shaqeen jiray oo wax ka ogaa hadii ay noolyahiin si loo kala saaro dadkaan waa arin fudud iyadoon cidna lagu xad gudbin

  • @Yusro557
    @Yusro557 2 місяці тому

    Aniga waxan arkay mamada oo leh gurigan 39yrs leyahay waliba islan eey daris yihin ayaa marqati u ahad iney amino gurigas gadatay qabtii somaliya kahor👈odaygana wuxuu leyahay anaga iskaleh guryaha😳fikir keyga hadan hadlo amina guryahan wey kuledahay dhaxal waa haduu yelahay odaygeedii oo eey ciyaal uheysay sida eey shegtay iney kudhashay guriga 3ciyaal👈

  • @s.o.6544
    @s.o.6544 2 місяці тому

    Abaayo Allah SWT ka baq waa adduunyo akhiro ayaa ka badan Islanimada dhowr dumar baad tahay.

  • @maryamadirie8722
    @maryamadirie8722 2 місяці тому +2

    Addeaday Amina abdi Mohamed faarax Naaleeye ka soo carar yayku cunine wixii kabadnaaba looka soo cararye waxaan bililiqada iyo boobka kunaaxay

    • @MaxamedSanka99-qm6mg
      @MaxamedSanka99-qm6mg 2 місяці тому +2

      Hhhhhhhh qof joran hadalkii waaka war wixii aad leedahay oo hanti maguurtaa hortu maxkamad madhaafi kartaa nacas nimo miyaa guryo lagu helaa neefyahaw

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 2 місяці тому

      ​​Gurigeeni hg hadaysato 2012 ilaa hada maxkamad waa xukumeen balse kuwii baa ka bixi la marka maxkamad maryaanta ku naaxay hantida dadka kama qaadi karto

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 місяці тому

      @@owliyo1218 . Qofkasta oo reer ayeeydeey ah guryo ayaa xamar looga heesytaa, waxaana ka heeysta reer ayeeydeey kale. Owliyo hafii ay runta tahay in aad guryo meesga ku laheeydeen maxaa idiin dareeriyey maad iska celisaan? Mise beenta waa idiin cuno 😳. Labdiina qabiil ee ayooypoyinka ii ah wlaaahi Soomaali iyo Soomaaliyaba waa dhibteen, ALLE idiin soo qabay inta dhibka wada.

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 2 місяці тому +1

    Subxaanlaha angi waxaan aan ogahay maxamaddaha ee xamar inay yihiin kuwaa laalushayaal qaatiyaal oo kii lacag siiya ayey u xukumaan marka aniga 100/00 waxaan aminsanah haddii maxkamad sida uu sheegeyo inay u xukumeen waxay maxkamadu qaateen laaluusho.

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 2 місяці тому

    War illaahey baad ka baqdid aduuunka waa labo iyo labo meter .teeda kale islaantaaan sidee cabdalla shideeye intey tagto waraaqo been a buur u sameeneysaa.adeer tuugo ayaad tihiin eee umadda xoolahooda ha dhina

  • @ahmedhagi7096
    @ahmedhagi7096 2 місяці тому

    Ogaada waxan aad isku rafaat saneysaan waat ka tagi doontaan. Mara cad oo 2 meter ah ayaad qabriga la gali doontaan.

  • @kowsaralihassan7674
    @kowsaralihassan7674 2 місяці тому +1

    Odeygan wa wax loso qorey ma u jeeda hadalka u ku hadlaya ka fiirinaya warqada war ale ka baq majeerteen guri ay lahayn ma sheeganeyso mj wa dadka ugu badan muqdisho dhistay xaarana loguma baran wa la yaqaan dadka guryaha dadka dhaca oo heysto

  • @user-yo9nz4fv3i
    @user-yo9nz4fv3i 2 місяці тому +1

    Ader hadad gabadh naga qabto mad noga xishotid xidid beynunahay xitaa hadeysan lahen guriga adigaba shegayo ineysan waxba haysan wa dumashida iskasii anaguba guryo badan ayanu idiinka socararnay hadad xidid garanweyday bal garo kuweni ad haysatan

  • @bardacad
    @bardacad 2 місяці тому +2

    Maxay ku doodaysa
    Ma dhaxalkay ka mid tahay .?
    Ma la qabay?
    Maxaa ay ku doodaysaa

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 2 місяці тому +4

    Majeerteen your time finish 😂😂😂

    • @june6206
      @june6206 2 місяці тому

      Guryihiina ad dhac Deen akhiro ayad keenay san majeerten wa dad dhulkooda na Ada jooga mooyane maha guryo xarana ma galan

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 2 місяці тому +3

    Tuugtii majeerteen 😂😂😂😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 місяці тому +1

      Edeb yeelo, majeerteen xoolo islaameed wax ku fali maayo'e

    • @june6206
      @june6206 2 місяці тому

      😂😂 ma mooryanta guryaha umada xaranta ku haysta majeerten oo cidna dhulka dhicin dhulkooda na Ada dawlad ah tuugo ku sheega 😂😂 aduunka intad hoogten guri abihin leeyahay ma dag teen Maya guri xarana iyo guryo dawlad du leeday kkk

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 місяці тому

      @@june6206 90% dhulka dowlada qaasatan dowladii siyaad la dhisay waxaa laga kiciyey shicinkii lahaa, marka la yaabi maayo hadii ay dhicib degaan dhulka dowlada. Ta kale gobolkasta wabiilkii qabsaday guryo dadoow ayeey ku qabsadeen ee tan xamar oo kaliya ma ahan. Caay colna waxba kuuguna tarto nabadna waa fogeeysay ee xulo erayo wanaagsan aadan hadlin/qorin.

    • @user-zy3te4fp7y
      @user-zy3te4fp7y 2 місяці тому

      @@niyaaladem tuug daruud

  • @user-gf9hm1fh6w
    @user-gf9hm1fh6w 2 місяці тому +1

    Adiga guri aabahaa leeyahay xaafada oo kuyaala seegugaran weysay

  • @hawahassan6915
    @hawahassan6915 2 місяці тому

    Aabahaa miyaa qabay

  • @Nafisoaliaadan
    @Nafisoaliaadan 2 місяці тому

    Tuug baa tahay maxad u imaan weysay cadalada maxase laakugu arki waaye

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 2 місяці тому

    islaantani waa HG indhotare ah oo Majeerteen sheegatey waa tuugo halaga saaro islaanta waa HG Cayr tuugo ah

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 місяці тому +1

      😂😂😂 islaantii miyaad qabiilkale dhakada ka saartay???? Cayr kaa fiican adiga tuuga ah iyo tuug kalkaalka

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 2 місяці тому +1

      Qabiil keedina ma ka dhacday awal gurigeedina dhacdeene hawiye see wax ku wadaan

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 2 місяці тому +1

    Islanta xamar guri xoog ku heysta amey hg tahay o mj dusha laga saray?😂😂😂

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 місяці тому

      U maleun maayo in ay HG tahay waayo Habargidir is Mursade waa dad is yaqaan, meeshuna waa xamar oo weey wada joogaan.

    • @AM-jd2fq
      @AM-jd2fq 2 місяці тому

      Ameey dhaleen kkkkkk

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 місяці тому

      @@AM-jd2fq waa suurto gal 😉😉😉

    • @owliyo1218
      @owliyo1218 2 місяці тому

      Hg waa ka dhib badtahay waa mj bicidyahan cida musiibada somali ma taqaanid hadaa reerkas aqoon

    • @ijaaboosoble1320
      @ijaaboosoble1320 2 місяці тому +3

      Hadeey hg ahaan leheed odaygaan saas uma hadleen waa is aruuri lahaa hadlkiisa saan mahaadeen hg qofka caaynaa ama xamanaa xataa wainoo salaama naqsadaa marka cida wax walba lama dhihi karo

  • @Galxoor91
    @Galxoor91 2 місяці тому

    Oo see islaanta majeerten xamar xoolo xoog ugu'haysan kartaa wax baa isqaban'la reer hawiyaa baa haystay oo waraaqo been ah wata waa maangal lakiin habar ayaba waa hore cararty mahaysan karto.

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 2 місяці тому

      Islaanymta majeerteen ayaa tiri guriga anigaa iska leh oo nin Hawiye ah oo Mursade ah ayaa iga heysta.

  • @ubaxismail6285
    @ubaxismail6285 2 місяці тому

    Suurtagal ma tahay in aad adinku dhulka ka gadateen hadana aad isbedesheen.