Dhagaxaa Madow ee Makka waxay kuu xaabudayaan Jiniyadii carabeed inay been idiin sheegin, dadkan waa dhagan kooga in aya caabudaan jiniyo min Sumer ilaa Saudis.
😂😂😂 wahaabi ii dardaar warin mayo Waxa diinta islaamka foolxumaysinaya wa kuwan o midhan muran iyo cay moyane xujo kle ba ma haystaan waxasa umada wadado u ah akhas Diintu wa nasteexo e maha aflagado
Somali muslim iyo non-muslim.. inay isku mashquulaan ma aha.. 1. islam ma matali karo qof sacuudigu wax yar kuso shubtay 2. Qof islam ka cararay marku is yidhi wax yar baad baratayna ma Bahdili karo. Khaladaad dhanka taariikhda islamka ka dhaawacay o madmadow badan keenay way jiraan oo dadka maanta nool ayuunba noola wakhtiga.. rag jeclaysi nifaaq maamul jacayl iyo wax Kalo badan. One thing is for sure: meesha waxa loo jooga waa jirab iyo intaxaan.. cida guulaysani waa kuwa laga amaan heelo ee takabur diimeed ama aqoon indhaha ay ka tuurin. Somaliyeey shaydaan iska weheshada waxaad isku haysiina qiyaamahay Ilaahay iskula taga. Sidaa halagu kala nabad galo.
الاسلامية واليهودية والنصرانية والهندوسية والبوذية والصابئية المندائية والايزيدية والسيخية والبهائية والاحمدية القديانية والنصيرية وما الى ذلك من المعتقدات العالمية
WOW!!! Daadkan wahabiyadu aad ayay uu fashilmaayn!!! Sii xuun ayay isku bahdilayn!! WOW!
Garaadna marka ugu yaryahay gaalnimuu qarsanayy
2 saacadood oo dood ah oo aan la is dhaafsan fikrado dhab ah, waa ceeb dhab ah. Walaalkeen muslimka ah caayaya, caayaya, caayaya, ku jeesjeesay, xumeeyay niinka mulxidka ah iyo martidii oo dhan, muxuu uga baqayaa inuu diintiisa islamka difaaco. taasi waa doqonnimo!
Astaamaha wahabiyinta weyan diinta ayey folxumaysinayan
Dhagaxaa Madow ee Makka waxay kuu xaabudayaan Jiniyadii carabeed inay been idiin sheegin, dadkan waa dhagan kooga in aya caabudaan jiniyo min Sumer ilaa Saudis.
😂😂😂 wahaabi ii dardaar warin mayo
Waxa diinta islaamka foolxumaysinaya wa kuwan o midhan muran iyo cay moyane xujo kle ba ma haystaan waxasa umada wadado u ah akhas
Diintu wa nasteexo e maha aflagado
Culumada sharafta leh oo mulimiinta ah kuwaan diinta waxay uga bexeen uguna jeesjeesaayaan kibir iyo islaweynin. Diinta hanaloo cadeeyo oon daacad laga ahayn ayey rabaan dadkana xiijiyaan mana mudna wakhtiga aad gelineysaan
Yaab badanaa wahaabida diinta ma difaaci karaan 🤣😂🤣😂
😂😂wahaabigu diinti bu cebeyey bal waxa dadka hoog haysta
Horta midwalba Illaahey diidadaa muxuu wahaabiyo uugu marmarsoodaa?
Idinku Illaahey ma rumeysan tihiin?????
Waa kuwa ugu dhaqanka xun lkn Mxy diintooda u cadayin wayeen?
Somali muslim iyo non-muslim.. inay isku mashquulaan ma aha.. 1. islam ma matali karo qof sacuudigu wax yar kuso shubtay 2. Qof islam ka cararay marku is yidhi wax yar baad baratayna ma Bahdili karo.
Khaladaad dhanka taariikhda islamka ka dhaawacay o madmadow badan keenay way jiraan oo dadka maanta nool ayuunba noola wakhtiga.. rag jeclaysi nifaaq maamul jacayl iyo wax Kalo badan.
One thing is for sure: meesha waxa loo jooga waa jirab iyo intaxaan.. cida guulaysani waa kuwa laga amaan heelo ee takabur diimeed ama aqoon indhaha ay ka tuurin.
Somaliyeey shaydaan iska weheshada waxaad isku haysiina qiyaamahay Ilaahay iskula taga. Sidaa halagu kala nabad galo.
Sheekh Xusen beenta jooji, Christian Prince waadka cabsootiin, dadka beentina garanayn ayaad la doodaan.
Way cadahay garaad inuu fair moderator aheyn uu rabin qofka waxi la waydiiyo inu ka jawaabo
Sual sual lagagama jawaabo
Why dhagaha dadka loo ga ilaalinayaa shakiga😂😂😂
الاسلامية واليهودية والنصرانية والهندوسية والبوذية والصابئية المندائية والايزيدية والسيخية والبهائية والاحمدية القديانية والنصيرية وما الى ذلك من المعتقدات العالمية
Wegerey kawaasacan
Waxan oo wahaabi iyo bayd gaab ah xageen ka soo ururiseen