Dood: Xaqnimada Islamka: Sh Abu Xasaan iyo Ustad Risaaq

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @najkavlado5698
    @najkavlado5698 2 роки тому +11

    Diintan carbeed difaac male waa dhibaato markad difaaceyso waxaan la difaaci karin

  • @ahmedabdi7922
    @ahmedabdi7922 2 роки тому +1

    Great debate

  • @faisalkulane4683
    @faisalkulane4683 4 місяці тому

    Cumat qafiifoow Afsoomaaliguussan si fiican u fahmin ama waa munaafaq isqarinaya oo magaca Islaamka inuu ku ciyaaro raba!

  • @Abdikaaf
    @Abdikaaf 2 роки тому +2

    Mahsanid Risaq iyo dhaman groupka free thinkers taarikhda ayaa ku xuusi doonto

  • @abdullahisheikhosman978
    @abdullahisheikhosman978 2 роки тому +2

    Waad ku mahadsanthiin dhincyada doodaaya iyo kuwa hagaayaba.waxaa wanaagsan in maamulka laga fogeeyo kuwa xanaaga badan ee aan laga doodi karin sabatuna waa aqoon daro somalida ayaa u badan nuucaa deenteena ninna lama odhan waar diyo ka noqo انانحن نزلنا الذكر وانا له لحافظون

  • @husseindirie531
    @husseindirie531 Рік тому +1

    evolutionka humaag ma ahan waa xaqiiq, waana aragti cilmi ah oo la arki karo

    • @hamseomar3951
      @hamseomar3951 Рік тому

      hhh sceintifically waa la disproof gareyey modernd secience ka ayaaba aragtidaa iyada ah beeniyey ma hadda ayey cilmi noqotay hh aqoon darada ku haysa

    • @husseindirie531
      @husseindirie531 Рік тому

      @@hamseomar3951 evolution is scientifically proven taas dood kama taagna.
      qeeyb ka mida evolutioonka wuu diiday sayniska casriga ah

  • @mohacade213
    @mohacade213 2 роки тому

    Mahadsanid sh omar

  • @SomaliNomad
    @SomaliNomad 2 роки тому +4

    Waxa ku mahadsantihin in aa qirateen jiritaanka Allah, kadib in aad kasoo gudubteen ceelkii sal la’aanta ahay.
    Su’aal: Dhaqdhaqaaqa Dunida yaa maamula?
    Muxu Allah dunida u abuuray?
    Su’aalahan jawaabtooda la’aantood Allah dunidan ma abuuri lahay? Aniga ya ahay? Intee aan ka imid? Maxa inta ka sameynaya? Maxa waaye purpuse keyga? Su’aalahas ma isleedahay in uu Allah jawaab la’aan inooga tagi lahay asiga oo Nabi soo dirin?
    Dhimashada kadib, maxa ka dambeeya?
    Hadii dhimishada ugu dambeyn tahay, jiritaan muxu u jira?
    Ma is leedahay dunidaan sharci la’aan in uu Allah nala xisaabtami lahayn oo ey sida cadaalada tahay in sharci uu jira? Sharcigaas ma isleedahay in uu yahay Quraanka?
    Diinta kaliye oo Allah aqbalaya waa Islam - Ali 'Imran:19 - Quran

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 2 роки тому +1

    Diintu waa rumayn ee kuma salaysna caddeyn.

  • @engshaficisaleban2715
    @engshaficisaleban2715 2 роки тому

    Abuu xasan waa dhaama omer oromo waa nin aad u macquula oon wahabi ahayn.