Taasu waa run oo khaladka iyo aqoon darada wariyayaasha wadankan ayaa sidaa u badan. Sida habooni waa inay dhagystaan qofka dacwoonaya ee ay waraysanyaan aygoon ayagu go,aan gaadhin dabeed isku dayaan in haday u suurto gasho ka laga dacwoonayana soo waraystaan.
Dee shaqee hadaan Magacaaga ahayn keen waraqqaha lacagta ku bixinaysay... Xafiiska shaqada tag iyo cadaaladaa.. Ilaa hada save children lacagta waad ku leedahay xafiiska weyne Qm midoobay u dir siduu yahay yaab
Su’aal, ninkan waxa uu leeyahay 1,600 oo dollar ayaa musharkayga laga goosan jiray. markaa mushaharkiisu imisuu ahaa? ma waxa uu qaadan jiray 4,000 oo dollar. Safe the children ma bixiisaa mushahar intaa leeg? halkaa ha la hubsado.
Waa kuwaas wasiiradii muuse ceeboobay waxkadarana way dhacaan waa run lamanasixikaro dawlad xaga sare dulmigu ka socdo bal kuwa ka hooseeyana waa ssidee
Futada ha ka hadlin jaalle ee afka ka hadal. SOMALILAND 1960kii 26kii June ayay xornimadeeda ka qaadatay ee ma Muse iyo ina Kaahin baa dhoodhoobay. 1991kiina ummadda reer Somaliland ayaa go'aansatay in ay qaranimadii luntay ay la soo noqoto. Imika iyo haddana SOMALILAND waa ay guulaysatay waana ay helaysaa awoonsigeedii labaad. Guuul iyo Gobannimo Jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland
Ninkani waa aqoonyahan, consultant intii aan aqaanayba Hay'adaha u shaqeeyn jirey. Maamulka Ina Biixi meel kasta carrabkuu mariyay. ILAAHAY umadda ha ka qabto
1600 mushar laga goosto macquul maha. Ee ha lahubiyo. Waayo. Mushahar intaas leeg. Marka hore ayuuba yaabyahey
Soodanow sxb wanku salaamey qalad culus ya lagaa galey e haka hadhin
Sheeko beena
Subxaana laah dulmiga ilaahay majecla Allah aaqiro warbaajira 😭
Ninkan odayga ah waxay ahayd lacagta wasiirku ka dalbaday intaanu bixin in uu u sheego lana tashado madaxda ka saraysa ee safe children,
Dulmigu waa badan yahay meel walbana wuu ka socdaa oo kordhay siiba maalmahan u dambeeye muddo xileedka Dawlada Kulmiye iyo kalaguurka waad yaabaysaa inta shaqaale cabaadaysa oo laga cunaayo xuquuqahoodii iyo dhididkoodii,,,,Subxaana Laah
SHEEDANI WAXAY U EGTAHAY INUU QORAY XIRSI-GAAB OO UU NINKANINA KU SIIYEY QANDARAAS!!!!!!!!!!!
Xirsi xirsi xirsi xirsi xirsi xirsi ala muxuu wadanaha idin galay legend xirsi xaaji xasan
Talo ahaan hadi ad qof waraysanayso haka hor dhicin ee dadka iyo qofka ukala bax kadib su aalo waydii.
thanks
Taasu waa run oo khaladka iyo aqoon darada wariyayaasha wadankan ayaa sidaa u badan. Sida habooni waa inay dhagystaan qofka dacwoonaya ee ay waraysanyaan aygoon ayagu go,aan gaadhin dabeed isku dayaan in haday u suurto gasho ka laga dacwoonayana soo waraystaan.
Galo aayayi muwadin uu baha dilayan alle ha duleyo ciidi garaba siisa alle xaqaga ha kaga soo qado
Mar hore ba ahayt ina hadashiid
Waar waxay naggu haystaan guryo dhisan iyo qaarbannaan ba. Oo kumanyaal jooga Hargaysa dhexdeedda. Somaliland waa maafiya ee Illaahay ummadda haka qabto.
Bal dhinaca kalena soo warayso si xaqiiqda u fahano
Wax fiicanay intaanad dhiiga isku kicin bal wax hubso adaaba ninka la dhacay ka soo horeeya sidi sidiidaada moose is hubso
Waa iimaan la yahay wasiirkaasu
Gaadhi Qabso lee yihiin save children ama wasiiradaa dadkaa jilicsan haday jirto waa waa in wax laga Qabto
Save children maxay ka qabataa Somaliland oo la taaban karaa?
waxba ma qabato aan ka ahayn isku dur iyo xatooyi
Wxay idha idhaysa nimadka aynu ufikirno iyo kartididena itay le eg rayay wana dadka ina curyamiya ina bara
Dee shaqee hadaan Magacaaga ahayn keen waraqqaha lacagta ku bixinaysay... Xafiiska shaqada tag iyo cadaaladaa.. Ilaa hada save children lacagta waad ku leedahay xafiiska weyne Qm midoobay u dir siduu yahay yaab
Waar waxanoo kale tv lama keeno
E meela lagu xaliyaa jira wax walba warbaad ka dhigaysaan xishooda
Beenaataa wasiirka ciidagale haday jirto waa laba nin oo ciidagale ah kan laga qaaday iyo kan ka qaatayba. Salaamaad
Maaha ciidagale wasiirba ma leh ee wadadka ku mabay dalka ee wadanka ceebeeyey
Subxaanalaah walaahi waa wax lala yaabo waana dulmi weyn
Mgaca tv kaaga ayaan ka kartay inaad huwan tahay oo kaambayn ay tahay somaLi duli isaguna waa beenaale arintuna wax jira mahaa ee wuxuu dhaafay dadii hayaduhu qoran jireen
Mushahar 1600 laga goyay imisu aha 3
20
Mushahar 1600 laga goostaa muxuu yahay waa sheeko aan macquul ahayn mushaharkiisu imisuu ahaa markaa?
AAR NINKAN AQOON YAHANKA AH XAFIISKA DHAQAALUHU HAGALO KIISKAS
Wabanyabe 1600 doler lagagostay Imisuu ahaa musharkagu
Waa wax jira alle wayn
Kooxda muuse waa qawleysato mooryaan ah
Way gaajonayaan wallahi waa in maxakamdbla soo taaga oo la ceebeeyaa
Calaamad xun oo muslimka la arag Allah Swt ha kaa ifiyo.
Sawirka Somaliland ka jira ayay muujinaysaa arintani .
dulmi subxaanala
Waa layaab
Cadaynteeda muwaadin faalo kabixi
Ninkani waa daskii qurbaha ku soo wareeray
Mustafe godon ma horgalkii baa
Wacdaro waa xaran cunayal reer cerigabo waxay. Cunan agonta dhaxalkoda weliba ku dilan haday hadlan markay koran aniga inta ixigta wabay igu togten
Boy, you still don't really understand how journalism works.
Maxkamaduna waydiiday inay qabato markay diiday wasaradu
Guuuuuuul somaliland guuuuuuul somaliland somaliland viiva viiva somaliland
Adeer dhinaca kalena soo warayso waa haddii aad tahay weriye provisional ah.
Hadalkaasi run uma eka
Waa jaahilnimco iyo koburshan nin Hayad yar dhawraaya.( SCF) waxa ay qaataan labada Wasiirba Lacag baa la siiyaa (waa tuug)
Madaxweyne Muse waan in Barri laga eryaa Shaqada. It’s should be out.
Waxaan ka mid ahay Qurba joogta . Nin wax buu boobayaa ( Mauuliyada waxaa Iska leh Madaxweyne Keeney Meesha ee Wasiirka u yihiin.
Somaliland needs changes.
Subhaanallah, subahaanallah 😭😭
Adigu ma maxkamad ayaa thy
War ilayn qof Wayn o been sheegaya campaign ku jiira Wa taan o kale
Mashaharkiisu farabadanaa sidee mushahar 1600 uga goaa bil walbaa
Sidee loo goosankaraa mushaarkaaga wax macquula maahan laba bilood 3200 waaye adna 11000 dollar
Bal isaga maqalee wasiirkana soo warayso kahor dhicimaynee
waar wax. kale ka waran nacas yaw
Tuugweeye, in wadanka laga qabto weeye tuugtaa
Caaaaaaaac caaaaaaac faqasha xaarmajo huwantaa xaarmajo
Adigu afsomali kale ma taqaanid qof dantisa ka hadlaya farmaajo la doonaneysa
Adigu afsomali kale ma taqaanid qof dantisa ka hadlaya farmaajo la doonaneysa
Su’aal, ninkan waxa uu leeyahay 1,600 oo dollar ayaa musharkayga laga goosan jiray. markaa mushaharkiisu imisuu ahaa? ma waxa uu qaadan jiray 4,000 oo dollar.
Safe the children ma bixiisaa mushahar intaa leeg?
halkaa ha la hubsado.
Somaliland lagama yaqaan
Xiishood beenaale afqadhmuuni
Kama suura gasho ali xoorxoor
adigu goormaad maxkamaf nqotayyy
Hada haddii la eryo wasiiradaa wadani bay tegayaan.
Wadhibaato kuhabsatay Somali melwalba oo jogan
Ceeb baa dhacday
ABB soulutly DONT DESERVED THAT...
Dulmi xun weeyaan
Maad ka duubtid oo aad so qarxisid
Wasiqaa magicisa sheeg waa bilaa'admi waxalbaa kafiil lakiin dadka laysqumaz khabtoo waa dokhnimo
Duug weye reer kulmiye
War la hubo sheeg wariye sidasi wariyo nimo maha
Kkkkl waar wax runa lakaaley been aan xaqiiqo ahayn hanoola imane
Kan yaa yidhi waa wariye waa huwan asal ah
Wariyahaa yar jeelka ayuu kuhorciyaarayaa jeelka liinta
Inu xaqa tagero dulmiga diido ma jeelka lagu galaya
Benaale tv
Imisa muwaadin ayey arintani oo kale ku dhacday oo iska aamusan. Subxaana Allah
SUUDAANI MA SIDAASAA U DANBAYSEY,KA QAAD QAADO IIDDOOR
WAA CADALAD LA AAN IYO DUUL MII UMADA KALEBAHAYSTA
Ma reer wadani baa kkkkk
Jubo tuuuuug xaarmajo faqasha xaarmajo
Maxkamad ayaa jirta ee maaha meel dhex u ah xukuumadda iyo
kulmiye wakaa
adaa kusoo cayan
Iska hubi waxaad sheegayso
Get hell out of here, why he did expect it. Xolo ba tahay Hada hadleeysa 😂😂😂😂
Waabuuni ama waa horgalkii dhulbahante
Yaab yaab
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Dulmigu waa waxa rogay somaalilaand
Bacaaac bacaaac bacaaaac ma cada
Waxani waa been. Sheekadu waa campaign.
Yaab yaab 11:35
Shaqaale baad laga qaado waan maqlee run maan moodayn
Waa kuwaas wasiiradii muuse ceeboobay waxkadarana way dhacaan waa run lamanasixikaro dawlad xaga sare dulmigu ka socdo bal kuwa ka hooseeyana waa ssidee
Madaxdeenii ma budhcad Bay noqotey subxaannallaah allow nagasoo gaadh
Kkkkkkkk
BUDHCAD AYAA DAWLAD INOO AH UU HOGAAMINAYO MUUSE DUBJIR
😂😂😂
Walaaal maxkamadda daahir calasow tag dheh isagaa dhiig joojin ku siin doonee
Waa waxaanu kulmiye uga yaacnay
AKHAS MA MEESHAAS AYAA HAGAAGAYSA WALAAHI ANIGUBU WAAN LA KULMAY XAALADAHAAS KUWO LAMID AH CITIRAAF IYO HORUMAR TOONA MA HELEYNO
Waa qof xanuunsan sida korkiisa ka muuqata
😂😂😂😂😂😂😂
Wlhy inany macquul ahyn in sidan lagu egto mel isysdulminayo
Dadka goormay dhabta ogaan doonaan. Somalilan waa sheeko gooni goosad ah oo ay dhodhoobeen muuse bixi iyo ina kahin. Sharci iyo cadaalad ma jirto. Dulmiguna waa xad dhaaf. Ilaahay ha noo sahlo oo ha nabadbadiyo.
Futada ha ka hadlin jaalle ee afka ka hadal. SOMALILAND 1960kii 26kii June ayay xornimadeeda ka qaadatay ee ma Muse iyo ina Kaahin baa dhoodhoobay.
1991kiina ummadda reer Somaliland ayaa go'aansatay in ay qaranimadii luntay ay la soo noqoto.
Imika iyo haddana SOMALILAND waa ay guulaysatay waana ay helaysaa awoonsigeedii labaad. Guuul iyo Gobannimo Jamhuuriyadda barakaysan ee Somaliland
Hadaba marka shaqaale haayadeed sidan loodulmayo bulahadiina waa inbariisdhacay iyo dawodhacday ayaa lasiiyaa iyagaana ukeenaya.
Dee waa laangaab.muu uska celiyo oo muxuu ugu jar jari waayay. Sabaag ayuu ceebeeyey
Waa cadalad daro wayn
Ninkani waa aqoonyahan, consultant intii aan aqaanayba Hay'adaha u shaqeeyn jirey. Maamulka Ina Biixi meel kasta carrabkuu mariyay. ILAAHAY umadda ha ka qabto