Borofesarku waa uu mahadsan yahay, idinkuna waad ku mahadsan tihiin soo tebinta. Afka Barawaaniga haddii uusan Soomaali ahayn maxaa loo xaqiray? Soo iyagu muwaaddiniin ma aha? Afafka dalka rasmiga ka ah in lagu daro ayay ahayd. Waqti aan fogayn, waxaan maqlay in idaacad afkaas ku hadlaysa oo laga furay Baraawe ay xireen maamulka KG taas oo cabburin ah.
AHN PROF CMAANSUUR