Розмір відео: 1280 X 720853 X 480640 X 360
Показувати елементи керування програвачем
Автоматичне відтворення
Автоповтор
Masha Allah tabarkallah ilaahay baa xaqa wafajiyay oo 33 sano waa waqati dheer waxaa fiican in lagu daydo dadka oo xaqo la iska ilaaliy
Manshaalaah❤❤❤ xaqa umada waa lagu gubtaa
Allaha barakeeyo dadka xaqa islaam ceshay
Masha Allah
Dadka cafiyay oo gudoomay wanaaga allaha barakeeyo
Manshal Allah tabarak Allah kaxafi xafido inshalla gulleys iyo midnimo inshalla
MAANSHALLAA ☝️
33 Sano 😂😂😂
Dadka waxaa ugu daran nin guri iyo xoolo uusan laheyn xajka aadaya yaab badana 😢
Wixii geelaasi. Dhalay. Maye
Ila 33 Sano wixi ay ka intifaacsadeen haba yaratee wa lagu leeyahay ila inay ka cafiyaan mahaane
Adigu maxaa kaa maqan dadkanu wax bay isu celinayaan ilaahna cafiskiisa wax ka waasacsan lama arag ee dantaa adi
Bin aadamkii wax laga dhacay baaba cafinayee ilaahii dartiisa loogu celiyay oo dartiisa kuwii wax ceshay loogu cafiyay maxaa ka filaysaa?Hadaa adigu naxariista alle ka quusatay muslimku kama quusanin
Masha Allah tabarkallah ilaahay baa xaqa wafajiyay oo 33 sano waa waqati dheer waxaa fiican in lagu daydo dadka oo xaqo la iska ilaaliy
Manshaalaah❤❤❤ xaqa umada waa lagu gubtaa
Allaha barakeeyo dadka xaqa islaam ceshay
Masha Allah
Dadka cafiyay oo gudoomay wanaaga allaha barakeeyo
Manshal Allah tabarak Allah kaxafi xafido inshalla gulleys iyo midnimo inshalla
MAANSHALLAA ☝️
33 Sano 😂😂😂
Dadka waxaa ugu daran nin guri iyo xoolo uusan laheyn xajka aadaya yaab badana 😢
Wixii geelaasi. Dhalay. Maye
Ila 33 Sano wixi ay ka intifaacsadeen haba yaratee wa lagu leeyahay ila inay ka cafiyaan mahaane
Adigu maxaa kaa maqan dadkanu wax bay isu celinayaan ilaahna cafiskiisa wax ka waasacsan lama arag ee dantaa adi
Bin aadamkii wax laga dhacay baaba cafinayee ilaahii dartiisa loogu celiyay oo dartiisa kuwii wax ceshay loogu cafiyay maxaa ka filaysaa?
Hadaa adigu naxariista alle ka quusatay muslimku kama quusanin