Somaliland runtii uma aanan dhalan, laakiin waa meel dimuqraaridi ay ka jirto, oo leh xoriyad uu qof walba uu ku hadli karo, Somali meel kasta oo ay degan tahay taas kama jirto, from puntland🇸🇱❤ Salaan.
Jaamac shabeele waa nin geesi ah cadaali ah qofkan aan ka gaban wlh nin kaan 100 lamid ah Somali hadii laga heli lahaa aduunka wan dhaafi la,hayn Waa geesi Waa run sheeg ku dha leh xiligeda Anigu nin rer galkacyo ah ban ahay harti ah laakin rer london ah waan taageersanahay jamac shabeel waana in la dhageeysta hadalkiisa
Jaamac shabeelow Ceerigaabo iyo Sanaag tag oo dadkan kala dhex gal adeerow plz, wlhi waxaan aaminsahay in Daarood ama Harti hadalkaaga ajiibayaan xushmada aynu ku heyno darteed💯.
Ma Argagixisad Firdhiye iyo Karaash soo diray ee dadka iyo Xoolaha ku soo duulay ayuu Muuse waday Muuse waa geesi Xaqdhoowr badan oo aan dhib Alleh u dhalin
@@abdullahduale8922 Waar Ummada waa Dad wada dhashaye Allah ha qaboojiyo Colaada Nabad wax lagu waayo Colaad laguma helo Colaadna Wiil baa ku dhinta ee Wiil kuma dhasho Allahayow naga qabooji Intaa dhimateyna u naxiiso ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@@abdullahduale8922wax lagu waydiinayaa yar qaranka kuwa soo weerarayaaba waa qaranka laakiin isbdel doon ah ee ha moodin qaranku inuu fekerkaaga doqonka yahay
Ceerigaabo waa lagamamaarmaan in lagukalaguuro. Suurto galma ' aha we have to back to old Culter. We can't live together. Because true is true. Sorry I don't know good English.isha Allah khayr. Hanoolaato Somali
gobolada Togdheer, Sanaag iyo Sool intubaba sida dhulalka kale somaliyeed waa la wada deggan yahay. waxaa wada deggan reero somaliyed oo haybta iyo fikirka siyaasiga ahba ku kala duwan. waxaa muhiim ah si walaalnimo is aaminidi u timaado in laysku ixtiraamo degaanada ay deggan yihiin oo aan fikirka siyaasiga ah ee dhinac qabo aan lagu deyin in khasab lagaga dhigo dhinaca kale.
Qaranka uumba lagu soo wada duulay. Ee difaaca laascanood hadaad ka baxdo hargeisa degenan maysid jaamacow ceerigaabo iska daayo. Marka qaranka ma wada difaacnaa
WAXAA BILAABAY ODAYAASHA MAGAALADA OO MUUSE LACAG YAR SIIYAY AMARNA SIIYAY ILAAWAY REER SSC DA MAGALADA LA DAGAN OO AY HISHIISH KALA SAXIIXDEEN NINKA REER SSC MARKUU ARKO WALAALKII OO LADILA WAA IN UU U JAWAABAA
I know one thing, tribalism is worsen than cancer and should be dealt as such. Dan siyaasi wato in wiil dhalin yara ah ku dhinto or loo isticmaalo, waa basiib daro.
Sanaag gaar ahaan caasimada ceerigaabo dagaal bay foolanaysaa, waxaa ka qarxi doona kii laascaanod ka dhacay mid ka xun. Ceerigaabo mawad deeqdo harti iyo isaaq.
Dadka reer cergabo waxa lenaya o somali ugu digaya Oromada ad u maleyneysan in ay tugsanayan wa jaajuus wax wax lenayo somali maha sida ay labo qabiil isu diraa
dadka aad u waramaso ma xoolaad u haysataa sidaada maangaab yahow cida is laynasaa waa dhulbahante iyo habaryoonis sidiina ma nihin hadaan ree waqooyi nahay waan is naqaan cida wax disha meesha muqdisho ha moodin
dagaalka ceerigaabo looma baahna wanaag haba yaraatee laga keeni maayo waana dagaal siyaasadeed oo dano gaar ah laga leeyahay. waa in degdeg loo joojiyaa.
Heego naas dheer adigu dagaalna waxba kama tartid mana taqaanid maalin baa talada lagugula kufay oo maalintiina waa taa haadku ciidankeenii ka dhergeen baaqigiina Oog ku soo urureen talaxumadaadii. Faqash oo ina hawaysan jirina gododkoodii bay ka soo baxeen markay ku arkeen. Waxaanay daan garanayn baa faraha la gasheene iska soo wareejiya talada, aanu daba qabanee. Oo laxooxdaa ku wanaagsanydeen shaqadiinii qabasada sariirahana noo soo gogla.
Abaha iyo 47 kale oo harti ah Aya ceerigabo 26 Jun dabal daga yidhi waxan ku dhigay zo daawo xabsi iyo jeedal Aya u qoray ceerigabo comment kaguma yeesho ee kalay inta timado sida ka dheh
Abaha iyo 47 kale oo harti ah Aya ceerigabo 26 Jun dabal daga yidhi waxan ku dhigay zo daawo xabsi iyo jeedal Aya u qoray ceerigabo comment kaguma yeesho ee kalay inta timado sida ka dheh
Jaamac shabeele all Somali baa ku taagersan waliba daarood iyo isaaq ugu horeeyan becouse cadaali baa tahay gobanimo 👍👍👍👍👍👍
JAAMAC SHABEEL WAA GEESI SOOMALIEED OO RUNTA IYO XAQA SHEEGA. ALAHA KU XAFIDO.🙏.
From PUNTLAND ❤
Mahadsanid Jaamac Shabeel. Waa run oo macquul hadaladaada. Illaahay cimri dheer ha ku siiyo
Jaamac Shabeel geesi Geesi dhalay noolow noolow cadawgaa hajabo aamiiin yaarabi
NAA CAJUUSAD YAHAY TIKTOK KU WAALATAY 🤣🤣🤣🤣 HADAAD IS CADAYSAY INAAD KURDISH DAAROOD TAHAY
Somaliland runtii uma aanan dhalan, laakiin waa meel dimuqraaridi ay ka jirto, oo leh xoriyad uu qof walba uu ku hadli karo, Somali meel kasta oo ay degan tahay taas kama jirto, from puntland🇸🇱❤ Salaan.
Allah ha ku sharfo
Dhabayaco iidoorka U niikiya
@@rock_diamond9475
Wiilku Runtii buu sheegee
Maxaa Reeraha ku gaadhsiiyey
Waad udhalatay somaliland,waxa tahay qof somaliyeed somaliland na waa dhul somaliyeed
Laandheeraha uun baa loo ogolyahay inuu hadlo somaliland 😅😅
Jamac Shabeel waa nin run badan oo marku hadli 🔥🔥🔥🔥 oo geesi ah Mashaa allah sharef iyo kareemo ku noolow 🎉🎉🎉
Shabeelow ilaahay janno ha kuugu beddelo- LasAnod
Jaamac shabeel waan ku taageersanahay anoo dhulbahante ah wallaahaya runtuu sheegaa mana qoonsan hadalkiisa waxaan ka xanaaqaa aqoon gaabyada edebta daran oorunta sheegin
Jaamac shabeele waa nin geesi ah cadaali ah qofkan aan ka gaban wlh nin kaan 100 lamid ah Somali hadii laga heli lahaa aduunka wan dhaafi la,hayn
Waa geesi Waa run sheeg ku dha leh xiligeda
Anigu nin rer galkacyo ah ban ahay harti ah laakin rer london ah waan taageersanahay jamac shabeel waana in la dhageeysta hadalkiisa
Odeygaan Qadarin iyo qiimo ayuu agteyda kuleeyahay!!!
From Galkacyo
Walaalayaalow nin walba daantiisa iyo calankuu doonaya haka taagta, Qabiil qabiil udowladeyn kara majira.
Cadaalada ha waarta, dhiiga muslimka waa xaaraam.
Jamacoow waxaa tahay nin rinta sheega anigoo ah nin harti ah thank you from mombasa kenya
Alaaha hakala qaboojiyo aamiiin aamiiin yaarabi
Jaamac Shabeel geesi geesi dhalay, biyo sido had iyo goor waxa kaa muuqda haraad 🎉👍✋
Jaamac shabeel waa nin wax gal ah
Jaamac Shabeel waa thul caqli, caaqil sare, haddii uu dadka u talin lahaa waxba ma halaabeen. Kheyr Allah haku siiyo.
Dan waxay ku jirtaa nabada. Waa marka dadka dhab wanaagu ka yahay.
In,lagu dhiirada dilka qof,aan waxba galabsan oo ganacsade ah waa gardarra cad dadkiisana caana qaboow kasugi meysid.
Jaamac shabeelow Ceerigaabo iyo Sanaag tag oo dadkan kala dhex gal adeerow plz, wlhi waxaan aaminsahay in Daarood ama Harti hadalkaaga ajiibayaan xushmada aynu ku heyno darteed💯.
Hanjabaada inaga daa jaamacoow oo warka waa laguu cadaystee warkaaga cadee ama orod dee hor fadhiiso firdhiye oo soo bari
Sowkan nimankii lasoo weeraray ee isdifaayay eedaynaya walee waa yaab
Jamac shabeele run sheeg intaas bad qoladiina Habar awal ku caayesan
Si fiican ayuu hadalka u dhigay. Asc
Dagaalka ceerigaabo waa mid muuse hargeysa ka soo xawileyye dadka ehelka ahi isma hayo
Hhhhhh
Ma Argagixisad Firdhiye iyo Karaash soo diray ee dadka iyo Xoolaha ku soo duulay ayuu Muuse waday
Muuse waa geesi Xaqdhoowr badan oo aan dhib Alleh u dhalin
Allah heynaga qaboojiyo oo Dadka haysu sakhiro
Inta dhimateyna Allah how naxariisto Illahey Samir iyo Iiman Saadiqa ha ka siiyo Qoysaskoodii,Eheladoodii,
Qaraabadoodii
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
Jaamac Shabeel Allah ha xafido.Hadalkiisu markasta wuu wanaagsanaa .
Somaliland inay Madaxwayne kaa dhigtaan ayaa u fiicnaan lahayd lkn taladaasu way seegtay.
Ninka masuulka ah ee waajibaadkiu xashka ujojey Dil islaam somali allaaha hausahlo
Ninkan baa Madaxwayne ku habboonaa!
Ninkaani waa nin Alle ka cabsanaya oo neceb dagalka 👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾اللهم اكثر مثله
امين 🤲 اللهم صل وسلم وبارك عليك
Jamac waa ninka kaliya ee iidoor ugu runta badan away culimadii SOMALILAND sheekh mustaf iyo sheekh dirir may kahadlaan dhiiga dadanaya
Guul saldanada ugu facaweyn reer sheekh isxaaq!! Dadkii 91kii aduunku uga bilaabmayoow ka carara meesha ragii xaqlaha isaaq ahaa ayaa calaamadii saldanada soo xidhayeh
Jaaamac shabeel. waaa Kabo qaad , kabo qaad dhalay
masha allah
geesi qaranka
Jaamac allahaku xafido
SALDANADA GARXAJIS GUUL IYO GOBONIMO HORE U SOCDA ALLAAHU MACAAKUM
ADEER SHABEEL
Walee inta ay aragtidaadu garxajis joogto ayaanad meel gaadhin. Qaran ayaa lasoo weerer markaas ayaad garxajis ka hadlaysaa
@@abdullahduale8922
Waar Ummada waa Dad wada dhashaye
Allah ha qaboojiyo Colaada
Nabad wax lagu waayo Colaad laguma helo
Colaadna Wiil baa ku dhinta
ee Wiil kuma dhasho
Allahayow naga qabooji Intaa dhimateyna u naxiiso
ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin
@@abdullahduale8922wax lagu waydiinayaa yar qaranka kuwa soo weerarayaaba waa qaranka laakiin isbdel doon ah ee ha moodin qaranku inuu fekerkaaga doqonka yahay
ninkan laftiisu waa nin Garaxjjis ah
Ceerigaabo waa lagamamaarmaan in lagukalaguuro. Suurto galma ' aha we have to back to old Culter. We can't live together. Because true is true.
Sorry I don't know good English.isha Allah khayr. Hanoolaato Somali
Mashallah shabel wa nin damiir leh waliba xaga diinta lkn qabil kasta maamulkiisa ha ku ekaado
Waa imisa xaafadood ceerigabo isheega wllayal
Waa Labo qeyb OO lakala dago walaal qeybna isaaqa ama idoorka daga qaarna walaal qabiilo kala daga hartiga ayaana ubadan walaal
Wax alaale waxay daarood Ku Ka yihiin ceerigaabo ma jirto. Waa minority
Guuuuuuuul somaliland viiva somaliland viiva
Waxba somaaliland ha sheegan isaaqland sheego
من قتل نفسا متعمدا………
Hooooy qof walbi wuxuu geysto….,.,,,.
Alle ka baqa
gobolada Togdheer, Sanaag iyo Sool intubaba sida dhulalka kale somaliyeed waa la wada deggan yahay. waxaa wada deggan reero somaliyed oo haybta iyo fikirka siyaasiga ahba ku kala duwan. waxaa muhiim ah si walaalnimo is aaminidi u timaado in laysku ixtiraamo degaanada ay deggan yihiin oo aan fikirka siyaasiga ah ee dhinac qabo aan lagu deyin in khasab lagaga dhigo dhinaca kale.
Runta sheego allaha barakeeyo
❤amac
shabel
waxgarad
nolow❤
Ninkastaa diigaankiisa haku ekaado Ceergaabana qolo kastaa qabyteeda ha maalulato
Dowladi soomaaliya inta xasanshiikh joogo majirto
Jaamac Shabeel ninka kaliya ee xaqiiqada og,
Labada nin aa runta badan somalida waa shabeel iyo Ahmed khalif cimri dheer baan u rajanayan Somalida runta waa dhibta ❤❤❤❤❤
Anigu Jaamac harag shabeel Lama yaabo ee waxaan la yaabaa dadka wareysta ee u heysta qof caadi ah
Nac'nac Ceeri gaabo waa dhul warsan geli waana dhul hartiyeed, hadii cidi ku kibrayso dhulbahanta ku kibraya.
Jaamac Shabeel sidaad nabad uga taliso mar walba ilaahay miisaanka xasnaadka ha u saaro
Qaranka uumba lagu soo wada duulay. Ee difaaca laascanood hadaad ka baxdo hargeisa degenan maysid jaamacow ceerigaabo iska daayo. Marka qaranka ma wada difaacnaa
Wiilow abaarso iska joog oo futada meermeeri waxaad difaacaysid majiraane beenta muslimka kala tag😂😂😂.
Libaax shabeel
Jaamac shabeel, waxa uu wadaa waa Hoosaasin, isaga waxba kama gelin Ceerigaabo.
BASAAS. LAGU. DILAY. CEERIGAABO. AYAA. U. OOYASAA. RAGA. LALAAYAY. EE. XOOLAHOODII. LA. DHACAYNA. MA. SAXBAA. JAAMAC. URAYE. TALA. KUMA. LIHID. CEERIGAA O. IN. ADIGA. LAGU. DILAA. AYAA. XASH. AH. URAYE
Waa nin caqli badan
Jaamacoow firdhiye ceerigaabo qaybta uu ku leeyahay wuu tegayaa dhawaan inuu si nabada ku tago buuna ka shaqaynayay beryahan lkn runta u sheeg reerkan muuse dagaalkii uu rabay gashay nabadii ceerigaabana jebiyay ceerigaabo nabad baa lagu soo caano maalay mar hadii ay jabiyeena waa la isugu imanayaa gudaheeda viva ssc khaatumo !
Daahir jimcaale dhegataag.
Waxan dhahayaa mudane jaamac shabeel si fiican baad u hadashay halkaasi kaga hay.
odayiga jaamc shabeel waaka nugu soo jaheeyeyi huwanta
ALLE COLAADAHA HA SIYAADIYO AMIIN
انا من sscبالله عليكم مانريد حرب أهلية مش خوف بس علشان اولاد يموت من أجل السياسية موسى الله يحفظ صومالين
Saaqidka Siyaasada Jamaahabeel, Xaba ku hadlimayside iska AAMUS......ISH
Kuwaad buurta ku laysay Muslim may ahayn miyaa?
Ma Warsangeli baad baryaysaa oo aad leedahay naga celiya ?
Bal ninkaa weyn dhegeysta "Way iska lulayeen" Carruurtu kuma sheekayso, waar reerkii Garxajis Ilaahay u ilbixinmaayo sanadahaas.
WAXAA BILAABAY ODAYAASHA MAGAALADA OO MUUSE LACAG YAR SIIYAY AMARNA SIIYAY ILAAWAY REER SSC DA MAGALADA LA DAGAN OO AY HISHIISH KALA SAXIIXDEEN NINKA REER SSC MARKUU ARKO WALAALKII OO LADILA WAA IN UU U JAWAABAA
I know one thing, tribalism is worsen than cancer and should be dealt as such. Dan siyaasi wato in wiil dhalin yara ah ku dhinto or loo isticmaalo, waa basiib daro.
Maxaad jaamac oo kale hadslkiisa ka soo dhigtay meeshan.
Dhulbahante waali baa dishay iyo fudayad baa waalaya meel kadta faran bay ka furayaan iyo coolaad waaliya muusay rabaan inuu sii joogo
Hooyadaa buu fudeyd futada ka waaley marka walaalkey la dilo sidaa u hadal neefyahow
Muuse iyo reer kiisu waa fidmo
Faradhhiiye mesha mallah Axmed waa nalaye Axmed jaamacow
Kkkkkk yusra
Dulmiga ad benta kasheegayso oo ay ku soo dhexmarsadeen aya Havana gurigagii laguguhaystaa
SAKHRAAN KII MAXAA LAGA WAREYSAN
YUSRA HARTI BAA MUJAAHIDIIN AHAANA HAYGA HADHO 🤣🤣🤣🤣🤣
GARXAJIS HADUU YAHAY YUSRA HARTI, MUXUU MUSE BIXI KASOO DOONAY OO UU U RABAA IN UU DAGAAL GELIYO SI AY KURSIGA KULA DAGAALAMIN ?😊
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
bagga ceerigabo ha la qabsadoo... habar yonis waa markiini ceerigabo wala qabsanaya...
@@TeoAgar
Waad riyootee Runtu waamaxay soo oydee
Xadka ma hooyadiin baableh.
Kkkkkkkk
Hashii gowracna ma hadlayaa.
Ceerigaabo reerihii xanuusanaa ilmo dabshid ba duulan ku ah dhulmahante waxay usocdaan dhulka warsangali iny isaaq siiyaan ileen tabar ay isaga celiyan maleh war xasan ba idinka dhex hadlaye fariista
Maxaa qudhin ka siiyey Isaaqii talaqaeenka ahaa iyaga ?
Sanaag gaar ahaan caasimada ceerigaabo dagaal bay foolanaysaa, waxaa ka qarxi doona kii laascaanod ka dhacay mid ka xun.
Ceerigaabo mawad deeqdo harti iyo isaaq.
Jaamac shabeel maaha nin runta ka gabada
Dadka reer cergabo waxa lenaya o somali ugu digaya Oromada ad u maleyneysan in ay tugsanayan wa jaajuus wax wax lenayo somali maha sida ay labo qabiil isu diraa
dadka aad u waramaso ma xoolaad u haysataa sidaada maangaab yahow cida is laynasaa waa dhulbahante iyo habaryoonis sidiina ma nihin hadaan ree waqooyi nahay waan is naqaan cida wax disha meesha muqdisho ha moodin
34 sano kadib nidaamkii somaliland waxuu kusoo ururay
Degmada ceerigaabo anagaa leh!
Iyo masoo weerari kartaan!!
Firdhiiyaha ssc/khaatumo ayaaba dawlo uga eg somaliland maanta.
Dee anagaa leh. Ma awalbaanu dhul dad kale ku noolayn.
Jamac shabeel taladiisa qaata .
dagaalka ceerigaabo looma baahna wanaag haba yaraatee laga keeni maayo waana dagaal siyaasadeed oo dano gaar ah laga leeyahay. waa in degdeg loo joojiyaa.
Ninkan qaad haloo qoro,qaadkii ba laga gooyey wuu iska mashquulsanaa
Maa hadsantahay jaamac boowe magaalada waa lawadaleeyahay waa inlahelaaxeer ayheshiis ku yihiin oo mideeya boowe ninmiyir ilaahsiiyey baan kuu aqaan oo waxa soosocda og
Warkiisa halaqaato danbaa ku jirta
JAAMAC shabeel GEESI RUNTA U sheeg KUWAN YARYAR EE DADKA moodaya In BEESHA dhexe KALIYA Inay leedahay waydii Somaliland xagayka timi? Dadk
Yusra wale warba ku yaal toolka darood way ka diiden in ay nabaad qatan marka maliin walba tacsi yar oo raqiisa diir jabayeey yaa daroidaykkkj
Heego naas dheer adigu dagaalna waxba kama tartid mana taqaanid maalin baa talada lagugula kufay oo maalintiina waa taa haadku ciidankeenii ka dhergeen baaqigiina Oog ku soo urureen talaxumadaadii.
Faqash oo ina hawaysan jirina gododkoodii bay ka soo baxeen markay ku arkeen. Waxaanay daan garanayn baa faraha la gasheene iska soo wareejiya talada, aanu daba qabanee.
Oo laxooxdaa ku wanaagsanydeen shaqadiinii qabasada sariirahana noo soo gogla.
jaamac shabeel ninka layiraahdo waxaan daawaday qudbado hore waa oday somaaliyeed hadaladiisa dhab halooqaato
Wa kan sakhrankan Shabeel garxajis habar ba ku dhacay
Maxaa ka galay laangab ciise tahaye ceerigaabo waa magaalo hartiye idoor sida laasacaanod looga saara 😟
Abaha iyo 47 kale oo harti ah Aya ceerigabo 26 Jun dabal daga yidhi waxan ku dhigay zo daawo xabsi iyo jeedal Aya u qoray ceerigabo comment kaguma yeesho ee kalay inta timado sida ka dheh
Abaha iyo 47 kale oo harti ah Aya ceerigabo 26 Jun dabal daga yidhi waxan ku dhigay zo daawo xabsi iyo jeedal Aya u qoray ceerigabo comment kaguma yeesho ee kalay inta timado sida ka dheh
Dabacayuunow is adkee calacal looma baahnee warsangani kaliya kugu filan
@@duuban533 dhuxulaysatoy jedalka ki ku qaray mad ilowday ee carigabo dhexdeda jedalka kugu qora
@@duuban533 dhuxulaysatoy jedalka ki ku qaray mad ilowday ee carigabo dhexdeda jedalka kugu qora
Adiga iyo nooc la mid ayaa wadanka duulimad ku ah markii horena ciidanka jebiyey af aad ku hadasho kuu ma furna
Caaqil shabeel ha loodhiibo talada
Ceeri gaabo waxay noqonaysaa sida gaalkacyo laba maamul bay yeelanaysaa daantayada anagaa leh shan farood iyo calaacal ayaanu ku qaadan iidooraw taa ku biya caba
Adaa fudud waadna guuraysaa.
@@HawrarLyrics cidii guurta waaa la arki
Firdhiye telefan u dir oo naga daa rabshada iyo dagaalka ku dheh sidan isumeynaan ogayn naga gaadhsii.
Heat ku makugaadhay
cerigaabo dhulbahantw hadaanu nahay garxajis ama colaad ama nabad soo doorta labadaa mid
ninkan ninkan madaxwanaha somaliland halaga dhigo aad buu ucaqli badanyahay
Sakhran ya wax ka qiraya
Ma muusaa xajdib udhigtay muuse xaj mabalaga aqbalaayo
Odaygan axmed Qoroto/kharaab/karaash halayska qabto