Waa arin wanaagsan in ay dadka usheegaan in baruurtu aanay wax faa'ido ah lahayn. Sidoo kale warbixintani way dhaantaa warbixinada kalee ay kufaafiyaan isku dirka bulshada reer Somaliland 💯.
@abdurrahmanHarbi-cy8hy oo waxaan moodaayay inaad somaligan cusub la socotee hadii and ka cabanas baruur. Jubidhii cun laba wiig kadib waxaa lagu moodayaa in lagu nufriyay lol
Masha'allah waa suldaan nolosha fahmay. Baruuri culays iyo xanuun mooyaane faa'ido kale malaha. Dadka juhalaaga ah uun baa buurnaanta qurux u arka!.
Masha allah suldan daakir waana shiikh salafiya
Mashallah gul ❤❤❤❤
MashaAllaah waad ku sax santahay
❤❤❤❤❤
Masha Allah halkaa ka wad
Waxn ahaa dadki islaha macanba ku
Dhacay
Allw naga dhaaf
Fariid weeye suldaanku
Muusa jaray wixi umada ee la iska cuni jiray kaligina maha ee waa dad badan buu ka dhacay kkkkkkkkk
Iska hadle
@@Miketyson-o2k waa runtii kkkkkkkkkk Abxadaa is huwatay
Alla run badnidaa kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk Abxadaa iswada huwatay
Badaw, ninku waa suldaan maaha caaqil. Salaadiintu payroll xukuumadeed ma qaatan@@TogdheerBurco-x3p
Waar waxaasi war maahe suldaanka wax kale waydii maxaa ku jira misaan lariday
Maxay tahay saxaafada nin miisaankiisa riday kasheekaynaysa
Waa arin wanaagsan in ay dadka usheegaan in baruurtu aanay wax faa'ido ah lahayn. Sidoo kale warbixintani way dhaantaa warbixinada kalee ay kufaafiyaan isku dirka bulshada reer Somaliland 💯.
Nosheg wax usameyay
Jubidhii cun
@@YAHYEXUSEEN-h5m af oromo miya?
@abdurrahmanHarbi-cy8hy oo waxaan moodaayay inaad somaligan cusub la socotee hadii and ka cabanas baruur. Jubidhii cun laba wiig kadib waxaa lagu moodayaa in lagu nufriyay lol
Lose the weight somaliyay ninkaa ku dayda waxba mamaqadhaan 😲🫨🫨🫨HALOOOO
HANBALYO
Muxuu uuga gaabsaday inuu sheego siduu miisaanku uga dhacay? Waxaan u malayn xanuun baa ka riday ee isagu juhdi ma gelin!
Hooyadaa iyo somaliyaba was anagu ma somaliyaa nala yidhaa midgaan yahaw midgaanku dhalay
Waar ilaahay ka baq waxani waa Aduunyo oo waa laga tagayaaye Waxad qortay iyo Cayda Muslinku waa Dambi Wayne