Asc Shekh Abu Hamza Anigu waxan ahay gabadh kulaso xidhiidhay mudo sanad ka hor alx ila manta ilahay Raxmanka ah e I caafiyay aya mahad o dhan u sugnatay kadibna Rabbi adiga ayu Sabab igakaso dhigay noloshayda haben iyo maalin isugu kay mid ayay ahayd cabsi darted inan u dhinto ayanka baqan jiray Waxan is odhan jiray tolow goormad sida dadka kaliga qol ad sexan donta haben iyo malin man sexan kari jirin kaligay tan labad lug aya aad iyo xanuni jirtay sanado badan mantana alxamdulilah wiilkaygi yara e Autism ka aha e mar ad na wada dabiibtay walhi sidu isku badalay ilahay unba og alx sidi ad I sheegtay ayan ila hada qur,aan ki ku wada Ilahay haku Barakeyo o haku xifdiyo o danbigag o dhan haku dhaafo wllo Bi,ithnillah
Asc sheikh hamza Allah ku xafido shekhow waxaa ku waydiin rabay qusdul hindi iyo xabasowdo miraha shiidan iyo malab hadan isku darsado subixi iyo haben kii hadan qado kacabo kwrn
@@abuhamzaherbalcentre156 wax caafimaad daro malaha miyaa shekhow dhib maka imanayo so maaha inshallah shekhow iga jaahil bixi waligay waa jeclaa mideda kale wa in aan isku dheli tira soo mahan
War isoo jwba somali nebi maxamed ilme yar iga xnusan sanad iyo afar bilood jiraa ma kaco ma socdo ma faristo wanku wareray waxba makala yaqaan isoo jwba somali
Waxaa u maleeynaa cp wax la dhaho inuu qabo cerebral palsy ku qor UA-cam ka u riix riix ama u masaj garey Mar wallpa quranka adi saar samirks badi Alle talo saaro abaayo adi kaliya maaha hoyoyin badan oo ilmo sidaas hesta jiro oo Anka mid ahay
Wiilkayga quran badan ayanu sarnay alxamdulliah manta iyo marki hore alx ad ayu I fahmaya marka quranku wa shifaa
Alxamdulilah...ilaahey caafimaad ha siyaadiyo
@@abuhamzaherbalcentre156 sheekh wxaan jiraa 20 sano xaganolosha aduun dhib badan baaiga haysata waxba ima hagagan sheekh hooyaday ayuu abahy dumaalay marka waala sixiray aniguna calooshan kujiray hooyaday ayana isheegtay wxaa kuriyoda xabaalo beertayada kuyalo oo dagay aybiyo kujiraan libaaxa shabeelka anigo ceel biyood kushalwanaya awrka xoor habeenki iag fadhiya mas madaw iyo eyga madaw wxaan leyahy xanaaq ad udhaw sanifad walwal badan madaxa oo gunta igaxanuuna dadkana lama macamilo waan oyaabila sabab noloshayda marwalbaa waxaan uarka xayndab inay kujirto calooltag badan xasuustayda oo nusqantay caqligayga oo hurda xaqayga anan dhicsan karin maqane jogaa on ahy hooyaday hadalkeduna aad buu idhibaa sheekh xanuunka waanlagara daystay wxaa anku shegay oo dhana waa wax idhashay igu sonoqnoqday surto galmiyaa inaa ana xanuunka isameyay
@@abuhamzaherbalcentre156 asc sheekh iso jawaab qoralka anku soqoray
Dhaman miyaad kuu dhamaysay quuranka wll imisa cisho ayaad kuu akhriday
Wll wiil 6 sano jira ba sida shiikha shegay iga ah adiga inte quran sartay
Shikh allah haku barakeeyo calamadah aad sheegtay ilmah yar ayaan kuu arkay
Mansha Allah Alle ha ku xifdiyo sheikh
Azc dhamaantiin wani salamay waxanraba qof labta ila cunaha cidhiidhi kaderemaysa marmar sidi higado kale hiq dhaha dhaqtarna waxba wuigawaye qof igadhamo waxaz ishega raba inata xanuusan alle hacaafiyo rabil carshil cadiim😥
Masha alah sheekh jazakalah khair
Masha Allah sheekh aduun iyo akhirabo Allah ku barakeeyo amiin insha Allah
Amiin dhamaanteena
downloadka ufur shekh
Ma fahmin suaasha
Very very informative
Shiiq sida loo cilaaajiyo ka soo hadal
Masha Allah sheekh alle haku xiftiyo
Shiikh wiil yar o jiradasi hayso
Hooyadi sixran tahy
Cilaj ka ya lagu hor bilaba
Hoyada mase ilmaha
Masha allah ilahay haku barakeyo cumrigaga dhiri galin ayan ka helay wll
Amiin dhamaanteena
Sheekh xageed joogtaa khasajalahu khayr
Turkey ayaan joogaa
@@abuhamzaherbalcentre156 sheekh abu xamze turkiga qofkii kuu baahan maku heli kara adoo raaliya
Turkiya ma joogi, safar ayaan aadey
Masha Allah sheeq jizakallaah lkn waxaa finalaheyd in aad umada somalia baraarujisid oo video Tiktok sodhigdid mahasanid
Sheikh waan kuu bahanhy what's up Malaga helaa cunug ayaa xanunkaas oga hayaa
Amiin Amiin yaa Rabi 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ilaahay ha ku barakeeyo
Amiin dhamaanteena
Asc Shekh Abu Hamza
Anigu waxan ahay gabadh kulaso xidhiidhay mudo sanad ka hor alx ila manta ilahay Raxmanka ah e I caafiyay aya mahad o dhan u sugnatay kadibna Rabbi adiga ayu Sabab igakaso dhigay noloshayda haben iyo maalin isugu kay mid ayay ahayd cabsi darted inan u dhinto ayanka baqan jiray Waxan is odhan jiray tolow goormad sida dadka kaliga qol ad sexan donta haben iyo malin man sexan kari jirin kaligay tan labad lug aya aad iyo xanuni jirtay sanado badan mantana alxamdulilah wiilkaygi yara e Autism ka aha e mar ad na wada dabiibtay walhi sidu isku badalay ilahay unba og alx sidi ad I sheegtay ayan ila hada qur,aan ki ku wada Ilahay haku Barakeyo o haku xifdiyo o danbigag o dhan haku dhaafo wllo Bi,ithnillah
Amiin dhamaanteena
Xabibti anaa hada xaladaas ku jiree xagee kalaso xiriraa illahay dartisa aad I cawisidee?
Isheg abaayo mel aan kala xiriro
Wll wiil 6 sano jira ba sida iga ah
Caawima ka raba wll
Xage kalaso xariira
WhatsApp igala soo xariir insha Allah 001-780-245-6544
Asc sheikh hamza Allah ku xafido shekhow waxaa ku waydiin rabay qusdul hindi iyo xabasowdo miraha shiidan iyo malab hadan isku darsado subixi iyo haben kii hadan qado kacabo kwrn
Waa arin fiican laakiin waa inaad Quran ku aqrisaa marka hore
@@abuhamzaherbalcentre156 wax caafimaad daro malaha miyaa shekhow dhib maka imanayo so maaha inshallah shekhow iga jaahil bixi waligay waa jeclaa mideda kale wa in aan isku dheli tira soo mahan
Allah ajar kaasiiyo aakhiro iyo aduun hooyo aarabay inaa siiyo Allah caafiyo ayada iyo inta muslina
Maya dhib malaha
Shiikh quraan ka ayadaha lagu akhrinayo no sheeg
Ayadaha isha iyo sixirka ku aqri insha Allah.
War isoo jwba somali nebi maxamed ilme yar iga xnusan sanad iyo afar bilood jiraa ma kaco ma socdo ma faristo wanku wareray waxba makala yaqaan isoo jwba somali
Waxaa u maleeynaa cp wax la dhaho inuu qabo cerebral palsy ku qor UA-cam ka u riix riix ama u masaj garey Mar wallpa quranka adi saar samirks badi Alle talo saaro abaayo adi kaliya maaha hoyoyin badan oo ilmo sidaas hesta jiro oo Anka mid ahay
Wll in ay dabayl jin marta laga yaba e
Dadka dabaysha daweya uge
Shekhow aniga dadka bdn waan ka cabsanaa kaliya guriga iska joogaa mudo lawo sano ah🥲
Cilaaj biloow...ilaahey haku caafiyo
Sheekhaw dhibaato aya ihaysato waxan raba inan wax kaa waydiiyo helkee kala soo xidhiidha watsapka
WhatsApp igala soo xariir insha Allah 0017802456544
ilaahey hanag qabto sixirka
Amiin dhamaanteena
Waxaan ku dhashay sixir waxaan dhalay ilmaheyga anoo sixran , ilmaheyga hada ma xanunsana lakin kanyar ayan ku arkay waxaa shegeyso kan weyna wuxuu bilabay abahey ayaan jeclahay anigana ilaa hada waxan u dhaxeyaa guriga iyo isbitalka
😢😢😢😢😢😢
Shiikh Sixirka inlay cabsiyay iyo in aan ku joogsaday se lagu kala garana
Kaso hadal plz
Markaad ku joogsato inta hoos oo dhan ayaad xanuun ka dareymeysaa. Hadaad cabto calool xanuunkaaga ayaa aad u badan
Asc sheeq ma caafimaad qabtaa marhoraa yotube kugu dambese
Alxamdulilah
Masha Allah shiikh asc xage jogta
Turkey