Sogootinta Madaxweynihi hore Farmaajo & salaan sharf

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 29 сер 2024

КОМЕНТАРІ • 209

  • @cismanyusuf8249
    @cismanyusuf8249 2 роки тому +59

    Maansha allah madaxwayne farmaajo wuxuu ahaa muwaadin somaliyeed oo soo celiyey karaamadii iyo sharaftii somaliya guulbaan kuu rajaynayaa mudane madaxwayne iyo soo noqod danbe insha allah

    • @fordoosabdalla9819
      @fordoosabdalla9819 2 роки тому +1

      Aamiin yaa rabi 🤲

    • @cumarmohamed2412
      @cumarmohamed2412 2 роки тому +1

      Ameen ya allah 😥😥🤲🏾🤲🏾
      Guul Madaxweyne Farmaajo ❤️❤️

    • @dalmaridow7040
      @dalmaridow7040 2 роки тому +2

      Aamin yaa Rabbi i.a

    • @kamilkayf4474
      @kamilkayf4474 2 роки тому +2

      Madax Wayne caadilaa tagay farmaajo
      Hasana alow khayr nooga dhig yaarabi ❤️❤️❤️

    • @nastehasheikh8454
      @nastehasheikh8454 2 роки тому +1

      I.n the country will be waiting for him

  • @binisse8738
    @binisse8738 2 роки тому +39

    axyaa madaxwayne farmaajo insha allah guul danbe iyo adoo caafimaad qaba

    • @cumarmohamed2412
      @cumarmohamed2412 2 роки тому +2

      Guuleyso waligaa Madaxweyne Farmaajo ❤️❤️❤️💯💯💯

    • @binisse8738
      @binisse8738 2 роки тому +3

      @@cumarmohamed2412 ameen ameen ameen insha allah guul danbe iyo mar 2aad iyo madaxwayne farmaajo

  • @kaahoxajiyusuf3611
    @kaahoxajiyusuf3611 2 роки тому +21

    😭😭😭😭😭😭😭farmaajo fii quluubinaa allaw no xifdi o noso celi asago nabad qaba ya rabi kan joogana no barakee tawfiiqdana waafajiyo

  • @transsomalirealestate3004
    @transsomalirealestate3004 2 роки тому +26

    Mashallh Madaxwayne Farmajo guulaso inshaallah 2026🇸🇴🇸🇴✊✊🤲

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 роки тому

      Rerka mogdisho kuharay maraban farmajo sas ulasocdah dadka qar haa

  • @kiinabdi680
    @kiinabdi680 2 роки тому +16

    Masha Allah Madaxweyne Farmaajo wax qabadkiisa wa sadar muuqda su’aal ka dhan Allow dib noogu soo celi anagoo wada nabad qabna dalka iyo dadka ayaa u baahan guul iyo gobanimo

  • @ismailabdi3654
    @ismailabdi3654 2 роки тому +12

    Mashallah madaxweyne farmaajo ilaahay hakufixdiyo guul Somalia

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 2 роки тому +23

    Waxaasaa madaxweyne la dhahaa ilaahow ifka nolol fiican ku sii aakhirana firdawsal aclaa ku damaashaad

  • @farxasahal6375
    @farxasahal6375 2 роки тому +24

    Sharaf kawayn malahan. Dad iyo dal kujecel madax Wayne farmaajo guul insha allah qalbiyada dad soomaalida baaqi ayaad ku ahaan

  • @fadumowardere4511
    @fadumowardere4511 2 роки тому +13

    Xabibul Malayiin Farmaajo we are never forget you ♥️♥️🇸🇴🇸🇴

  • @Makhircoast
    @Makhircoast 2 роки тому +14

    ciidanka koofiyad cas ta soomaaliyeed madaxtooyada farmaajo keenay
    xasan shiikh 2016 wuxu kaga tegey Ugandiis
    allow alleh

    • @jamilajama3194
      @jamilajama3194 2 роки тому

      #Hogol Casar ciidanka koofiya casta waa wada boonmariixaan hadaa lawada badalaa

    • @mohamedelmi8706
      @mohamedelmi8706 2 роки тому +1

      Jamiila qaraar ayaa. Ku hayaa quruxda ciidankaaga ayaad. Ka xuntahey .&kala danbeenta .

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 2 роки тому

      @@jamilajama3194 kkkķkkk kuma cafinaayi

    • @sadiaisse2176
      @sadiaisse2176 2 роки тому +2

      @@jamilajama3194 yaab qabyaal in taad wadaan wax inila noolaanaya majiraan subxaanallaah

    • @fathimamohammedxusen5839
      @fathimamohammedxusen5839 2 роки тому

      @@jamilajama3194 mariixaan miyaanu Somali aheen qiyaali wadaa qabyaalad Somali wa somali qabiil mel iska dhiga dunida kaharney qabyaalad darted isku laayne 35 sano ma quusatan

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 роки тому +10

    Maasha allaah madaxweyne farmaajo si wanaagsan oo hufan baad dalka iyo dadkaba ugu adeegtey amaanadii waa gudatey sharaftii iyo karaamadii soomaaliya waad ilaalisey jizaakalaah kheyr baan ku leenahay

  • @nasromaxamed5281
    @nasromaxamed5281 2 роки тому +7

    Mashaalah Dib usonoqo madaxweyne farmajo inshalah

    • @cumarmohamed2412
      @cumarmohamed2412 2 роки тому

      Guuleyso waligaa Madaxweyne Farmaajo ❤️❤️❤️💯💯💯

  • @Saynababoqran
    @Saynababoqran 2 роки тому +12

    Farmaajo xafidahullah 💚

  • @aabahajcylka4165
    @aabahajcylka4165 2 роки тому +9

    Masha alaah mw maxed c/laahi maxed farmaajo guuleeyso insha alaahu

  • @farhiaali3873
    @farhiaali3873 2 роки тому +7

    Ilaahay somaali ha kadhiga nabada dadkeedan ha is jecaleeyasiiyo aamin yaa rabi

  • @zakariyasharaf4043
    @zakariyasharaf4043 2 роки тому +8

    Maasha allaah sharaf iyo karaamo korkaaga alle ha yeelo

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 роки тому +6

    ilaahay haku xafido farmajaw

  • @medinaibrahim7365
    @medinaibrahim7365 2 роки тому +6

    All of us somali we love you Farmajo. ❤💞💝

  • @nasramohamed781
    @nasramohamed781 2 роки тому +5

    laandheerenimo waa tan 😍💖 sharafi korkaaga ha ahaato mudane farmaajo

  • @ericaone3273
    @ericaone3273 2 роки тому +6

    Guul farmajo xasan kudayo farmajo

  • @fadkabari8554
    @fadkabari8554 2 роки тому +2

    Wanaag khayr iyo nabad gelyo walaalahayo. From Hargeysa ❤️ ❤️ ❤️ ❤️ ❤️

  • @MohamedSaid-qn5hr
    @MohamedSaid-qn5hr 2 роки тому +21

    Wa lagu darsan madaxwayne farmajo insha allah wad solaban dadka & dalka aya kubahan shacabka dayee kursiga ayaa kuu ilmaynaya wa malin murugo umada somaliyed

  • @Somali-One
    @Somali-One 2 роки тому +5

    Qurux dawlad waana tustey madaxwayne big Love 😘. Xasan uga baqi maayo inuu wax haleeyo. Madaxwayne walba in la taageero waa mudan yhy si uu wax u qabto

  • @xaawogameele7658
    @xaawogameele7658 2 роки тому +22

    insha'Allah iskusonoqosho dambe farmaajo qalbinadiif guulayso biamaan alaah🤲🥺🥺🥺

    • @barlinsabriye2029
      @barlinsabriye2029 2 роки тому

      Hanagu soo niqon by by

    • @sofiaa1635
      @sofiaa1635 2 роки тому

      Masha alaah ilaahey ha ku xafido maanta isha maclina guuleyso

  • @nooralihussein2445
    @nooralihussein2445 2 роки тому +11

    Mudano farmajow qalbiyadena baad mariid jacel kudhaftee insha Allaah nabad iyo cafimad dorashadena dambe iyo Dorasho qof iyo cod

  • @umuyahya6866
    @umuyahya6866 2 роки тому +10

    Masha Allah Guulyso farmaajo 🌱☘☘🍀🌹🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👑👑👏👏👏👏✅✅

  • @barnialisalah5647
    @barnialisalah5647 2 роки тому +5

    Mashaa allaah soonoqod wacan allaha ku dhowro mudane Farmaajo

  • @rahmoalqadi1333
    @rahmoalqadi1333 2 роки тому +10

    Hasan waa yaaban yahay hhh hawsha halkii uu dhigay kasii wad madaxweenaheena sharafta badan mudane maxamed Cabdullahi farmaajo sumcad ayad soomaaliya usoo hoysay

  • @bashiirmaxamad1410
    @bashiirmaxamad1410 2 роки тому +5

    Ax yaa madaxweyne sharaf badanidaa sharaftii somalina soocelisay

  • @ruqiyoxaaji2567
    @ruqiyoxaaji2567 2 роки тому +1

    Masha allah madaxweyne farmaajo allah haku xafido

  • @sacdiyamohamud3775
    @sacdiyamohamud3775 2 роки тому +3

    After 4years kusugeena mdxweynahena farmaajo❤❤

  • @barwaqo7791
    @barwaqo7791 2 роки тому +7

    Sharaf ku noloow geesigii sharaftena so ceshay Farmajo

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 2 роки тому +7

    Illaahey idankiis mar kale soo noqo adoo nabad ah dalka iyo dadka soomaaliyeedba adeey kuu baahan yihiin insha allaah guul illaahey ha noo kaa daayo

  • @umuahmedkhayr3370
    @umuahmedkhayr3370 2 роки тому +4

    Msh allah karamo kuhaynaa xabiibu malyiin sharaf iyo karamo korkadda ha ahaato

  • @hibomahamed5147
    @hibomahamed5147 2 роки тому +5

    mudane farmaajo 😭😭😭

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 роки тому +4

    Farmajaw 😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @yasminmohamud4982
    @yasminmohamud4982 2 роки тому +4

    Nin lamid ah masomarin ayan dihikara wa maxweyne dacd ah o qaranimada iyo amanada dadweynaha ilaliye hadana waxn aragna durba lacg qebsi aya bilawde allah hakbabdiyo umada somala Hass. hurgurte amiiin

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 роки тому +5

    Ciilow way maanta cadowgeenii dhoolaha ayey kaqoslayaan. Allaah ha xafido mudane madaxweyne Farmajo iyo familkiisa hana noosoo celiyo maalin kawanaagsan maanta.

    • @mohamedyuusuf7289
      @mohamedyuusuf7289 2 роки тому

      Maxey dholaha uga qoslayan o naga halabay? Dalku wa hanqararac lug uma hitiyo waxa so socda Miya qeybka lagu ogeysiyay? Ma sidi jubuti Hal oday nahesto ma rabtay? Iisheg hal madaxweyn e somalia so maray e dalka Iyo dadka layacay? Caadi iskadhig. Kursigas waxar hadeykoryo adeec hada muwadin dalkisa jicel tahay.

  • @haruunbey2203
    @haruunbey2203 2 роки тому +5

    Nabad ilhy haku yelo

  • @aliiaali3523
    @aliiaali3523 2 роки тому

    Mudane Madaxweyne Farmajo you have bigger vision for our country and our community Somalia people will never forget you for your legacy and anyone will pray you.

  • @samafashosacdiyosafi4263
    @samafashosacdiyosafi4263 2 роки тому +3

    Wlhi wan ilmeye anigon goobtas joogin Askriga mesha joga iyo shacabkaba qalbigey ka oyayan😭😭😭😭

  • @osmanabow9128
    @osmanabow9128 2 роки тому +8

    In shaa allah wuso labanaya farmajo ilahada waxan u hesta inu yahay madax weenaha somalia qof kaga qalmo majiran wallahi

  • @mohamedelmi8706
    @mohamedelmi8706 2 роки тому +5

    Ninkii doonaabe hayska hadlee walee madaxweyne farmaajo sharaf &,qurux dawladnimo ayuu uga tagey wadankiisa. Noolow alah ha ku karaameeyo madaxweynaha cudub ?????

  • @ninween6865
    @ninween6865 2 роки тому +3

    Guulayso Farmaajo

  • @yasminmohamud4982
    @yasminmohamud4982 2 роки тому +3

    Mashaallah madaxweye sharafle qaranka iyo umada somalia way ku darsaden o waykubahi qawan

  • @duniaali6691
    @duniaali6691 2 роки тому +2

    Masha allaah tabarakalaah mudane maxaweene farmaajo guuleeyso waxaoow sooceliyay qabgi iyo sharafti umada soomaliyeed masha allaah madaxweene guul wcn iyo in aad dib noohogaamisid ayaan rajeey heenaa insha allaaah rabina hakuu cafiyo markasta allaahu muaamiin 🤲🤲🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 2 роки тому +1

    Mashaa Allaah meeshu qurux badanaa

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 2 роки тому +4

    Yuģaan dhees ma joogay mahaas maloo sheegay 🇧🇮

  • @shacnidaimon6936
    @shacnidaimon6936 2 роки тому +2

    Ciidanka soomaaliya miyaa mise mareykan 🥰🌹💞

    • @caddeeye
      @caddeeye 2 роки тому

      🇸🇴 ❤❤

  • @jamalgorgor7650
    @jamalgorgor7650 2 роки тому +6

    Farmajo waxa dilay deni iyo Axmed madoobe balo idin qaaday 😂

    • @bilicdumar7403
      @bilicdumar7403 2 роки тому

      @Nusaibah Mohudin Mohamed been maha labadan dabadhiliif oo darood ba 5 sano farqaha haystay hawiye waa gob walahi ani isaaq qirayo xamarna wuu jogaya 😍

    • @fatumavision8252
      @fatumavision8252 2 роки тому

      @Nusaibah Mohudin Mohamed lakin muqdisho wa magalo somaliyed cid kasta dagi karto

    • @fathimamohammedxusen5839
      @fathimamohammedxusen5839 2 роки тому +1

      Muqdisho cid iska leh majirto wa magaalo qaran qof kasta Somali degi karo qabiil lagama yaqaano mana lagu riixayo qabil siyaasiyinta qabyaalad miiran shacabka wa dad wanaagsan ilaahey nabad waarto hasiiyo

  • @nasramohamed781
    @nasramohamed781 2 роки тому +5

    yaa allah qalbiyada soomaali isjeclaysii soomaalinimo!!!!!

    • @aliabdalla1623
      @aliabdalla1623 2 роки тому +1

      Aamiin thanks mashallah walaasheen. Qalbi saafi. Cimri dher IYO cibaado suuban

    • @nasramohamed781
      @nasramohamed781 2 роки тому

      @@aliabdalla1623 aamiin dhamaanteen wll qiimoleh

    • @cumarmohamed2412
      @cumarmohamed2412 2 роки тому

      Ameen ya allah 🤲🏾🤲🏾🤲🏾

  • @kamilkayf4474
    @kamilkayf4474 2 роки тому

    Maasha allah madaxwayne caadilaa maanta wadanka ka Dagay alow xifdi Hassan shiikhna alow noo barakee maasha allah ❤️❤️❤️

  • @ruunafrahow4423
    @ruunafrahow4423 2 роки тому +3

    Masha allaah

  • @sadiaisse2176
    @sadiaisse2176 2 роки тому +1

    Wooooow sonoqo adoonabada

  • @muntaas1xuseen984
    @muntaas1xuseen984 2 роки тому +2

    Soo noqo adoo nabada mudane farmaajo

  • @mahamuodjoof7090
    @mahamuodjoof7090 2 роки тому +1

    Waa loo baahan doonaa Madaxweyne Farmaajo markale. Noolow inta nololi jirto.

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 роки тому +2

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR MASHAALLAH CIIDAMADA XOOGA DALKA SOMALIYEED NOOLAADA

  • @sports-lk7ne
    @sports-lk7ne 2 роки тому +7

    Allow 3sano iyo bilaha u haray noo fududeeh oo hanagu dheeren farmajo dal iyo dad iyo diin iyo shacabka oo quluubtooda dagay buu kadagay xilka xildhibanadana allaha xaqayaga haka soo saaro

    • @cumarmohamed2412
      @cumarmohamed2412 2 роки тому

      Guul waligaa Madaxweyne
      Farmaajo ❤️❤️❤️

  • @faravsharif4988
    @faravsharif4988 2 роки тому +3

    Wiilkiisii yaraa jeneral odawaa ayaa garab socda Allaah ha idin xafido ciidankeena iyo dhamaan umadeena soomaaliyeed

  • @homeh3455
    @homeh3455 2 роки тому +9

    insha alaah waad soonopon mar labaad farmajaw madax waynahayagu waa farmajo

    • @nasro7666
      @nasro7666 2 роки тому

      4sano kuficned toko to hasan uducen inuu ilhay lagarbgalo

  • @mariamahmed9936
    @mariamahmed9936 2 роки тому +2

    Waxaasa karaama lagaa dheha soo noqo adoo nabada mudane maxamed amiin

  • @fadumaabdi9765
    @fadumaabdi9765 2 роки тому +2

    Maashaa allaah ilaahaw noo xifdi mudane farmaajo ciidadkna noo xifti wadankeena xifti

  • @mohamedsharif7544
    @mohamedsharif7544 2 роки тому +6

    Shan sano guduuhood uu heerkan Soo gaarsiiyey afarta kale jaddii loogu. Dari lahaa ka waran

  • @cabdalecismaan1393
    @cabdalecismaan1393 2 роки тому +1

    Ilaahey baa kumahadsan dowladnimadeena curdunkaa
    Noo soo celiyey

  • @khalidmahamadahmad4680
    @khalidmahamadahmad4680 2 роки тому

    Msha allah allah kuxafido madawayne farmajo

  • @dalmaridow7040
    @dalmaridow7040 2 роки тому

    Wlhi mesha waxba Kadhacay Masha Allah farmajow i.a markale sonoqo

  • @kamsuma91ibra2
    @kamsuma91ibra2 2 роки тому +2

    Wad ku mhdsantahy wixi ad wadanka uso qabaty msxwene frmajo nsib wcn mudane mdxweyne

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 2 роки тому +4

    60 jirkan ayaa xukunka baneynaya xilli taageero badan ku haysto bulshada somalida ,,,

  • @deeqoahmed7878
    @deeqoahmed7878 2 роки тому

    masha alaaaaaah xafidullaaahi MW farmajo nabad nolool qeer qabto inshalaaaah

  • @RFSedits
    @RFSedits 2 роки тому +2

    Maashaa alaah guul iyo gobanimo aabo farmaajo

  • @fadumoali7402
    @fadumoali7402 2 роки тому

    Mansha Allah madaxweyne Maxamed cabdilaahi Magacaa ha jiro.👍🇸🇴❤️🕊
    Wadanigu ma seexdo, wehelkii ciida weeye🇸🇴 wakiilkii beesha weeye💙🤍.

  • @naimamahamaud5622
    @naimamahamaud5622 2 роки тому

    Masha Allah madaxweyne farmajoo noolow so noqo adoo nabada

  • @aanulaabanoshareecadaraxma5502
    @aanulaabanoshareecadaraxma5502 2 роки тому

    Dastuur waa kan rabi soo dejiyey. Jecloow oo uololeey kitaabka rabi Inuu xukumo dalkeena asageey kujirtaa cadaalad iyo badbaado aduunyo iyo aakhiro ...
    أَفَحُكْمَ الْجَاهِلِيَّةِ يَبْغُونَ ۚ وَمَنْ أَحْسَنُ مِنَ اللَّهِ حُكْمًا لِّقَوْمٍ يُوقِنُونَ

  • @fatimamohamedmohamud9432
    @fatimamohamedmohamud9432 2 роки тому

    Masha allah Masha Allah.
    Allow ku xifdi waxad nooga tagtay ciidan hormarsan waxaadne nagu beertay wadaniyad jaceyl.
    Waxad natusisay dadnimo iyo dal u adeega wadankeena sida saxda ah.
    Next three years qof iyo cod insha allah waan ku sugeena. Cimri dheer cafimaad sacaada Allah nagu gaarsiiyo dhamantee.

  • @clnuurxiis2954
    @clnuurxiis2954 2 роки тому +2

    Maansha Allah guul soomaaliya

  • @aliiaali3523
    @aliiaali3523 2 роки тому

    Mansha Allah xabibul malayiin markale igo guul

  • @kawsarhussein4446
    @kawsarhussein4446 6 місяців тому

    Mashallah si qurux badan iskugugu wareejiyen 😢❤❤

  • @Burco.
    @Burco. 2 роки тому +3

    Xasan sheikh was so surprised about the army achievement of Farmaajo

  • @abdirizakabdallah2672
    @abdirizakabdallah2672 2 роки тому +1

    Xabiibul malaayiin

  • @abdirashidawaleh2562
    @abdirashidawaleh2562 2 роки тому +3

    Sharafta iyo quruxda cinkaa daawo manta

  • @raxmaismailofficial598
    @raxmaismailofficial598 2 роки тому +2

    Masha Allah

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 2 роки тому +1

    Nolal qurux badan u rajaynayna

  • @ikrancisman776
    @ikrancisman776 2 роки тому +3

    😥we will never forget you

  • @fardusali5547
    @fardusali5547 2 роки тому +2

    Dhagdheer dhimto dhulkii nabad

  • @Bintuxaji629
    @Bintuxaji629 2 роки тому

    Mashaallh guul iyo gobonimo

  • @deeqabdiaadan4106
    @deeqabdiaadan4106 2 роки тому

    Masha Allah Allah hakuxafido xasus aan lailaweyn,baad katagty sonoqo,markale2026,siaad usiiwado ,adiunban kusugayna

  • @ztrenditv7223
    @ztrenditv7223 Рік тому

    Mansha Allah
    Ilaahay ha idin ilaaliyo

  • @lulali6059
    @lulali6059 2 роки тому

    Bye 👋🏼 👋🏼 👋🏼👍👍👍 good bye fiican ayuu kaga baxay ugu danbeeyntii hortaada hor Allah. Mudane madaxwyne xasan shiikh na Allah la garab galo masuuliyada Aamiin🤲🏼🤲🏼🤲🏼 InshaaAllah

  • @cafifanuur1950
    @cafifanuur1950 2 роки тому +1

    MaashaAllaah cadowgeena ha jabo.ishii buktaay ku bikaacso nooloow madaxweyne Farmaajo sharafteeni ayaad ku u qaadey allaah haku sharfo waxaana kuu rajeynayaa soo noqod wanaagsan

  • @ducochannel9386
    @ducochannel9386 2 роки тому

    Masha Allah mudane madaxweyne cizi iyo sharaf ayaad naga mudantahay

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 2 роки тому +3

    Soo Noqosho Kale Aabe Shacabka Iyo Wadankuba Way Ku Tabi Dooanane😔

  • @Somfox1
    @Somfox1 2 роки тому

    Farmaajo nin dhisay ciidanka kana farxayey shacabka 👍👍👍👍👍

  • @mmmn4605
    @mmmn4605 2 роки тому

    Allow ku xafid madxweyne kaa wanagsan anu manan arag qaran bilow bad gal waan kuu xiisi donaa

  • @hodancabdi3793
    @hodancabdi3793 2 роки тому

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴😪😪😪😪 we love u farmajo walhi ilahay no soka casho markal adigo iyo nogo nabada waxa tahay madaxawanah kal qaranimo no mujiya 👏👏👏 salan qaali ban hawad ku somarinya

  • @shabeelweheshade4297
    @shabeelweheshade4297 2 роки тому +3

    Eesh calaa hogaamiyr qaran waan qiirooday I am sorry

  • @zakitrucker6763
    @zakitrucker6763 2 роки тому +4

    One thing will remember is u built owr army so proud of u

  • @yasminmohamud4982
    @yasminmohamud4982 2 роки тому +3

    Madaxweyne an ubahnen aya nagatagy emarat maydehe duligas

  • @itistrueitisafact5432
    @itistrueitisafact5432 2 роки тому

    Sogootinta madaxwaynaha waa arin wanaagsan waana wax cusub sidaan filaayo. Madahsanid madaxwayne. kan cusubna aad u ducayno

  • @ciiltireboy9033
    @ciiltireboy9033 2 роки тому +2

    Weyka quruxbadantahay 2017ki ciidanka laguwarejiyay

  • @maryanahmed2226
    @maryanahmed2226 2 роки тому

    Mansha allah