Sidee ayuu baarlamaanku xilka uga qaadi karaa wasiirrada xukuumadda?
Вставка
- Опубліковано 2 лют 2025
- Xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya ayaa ka keenay mooshin dib u eegis loogu sameeynayo xilka wasiirka arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga ee Soomaliya, Axmed Macalin Fiqi, sida ay noo xaqiijiyeen xubno ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya.
Xildhibaanada mooshinka ka keenay wasiirka oo sida ay noo sheegeen qaarkood gaaraya in ka badan 40 xildhibaan ayaa ku doodaya qodobo ay ku eedeynayaan oo ay ku jiraan "in wasiirka uu shaqadii wasaaradda curyaamiyay".
Waxaa ka mid ah sida uu BBC da u sheegay xildhibaan Jeesoow oo ka mid ah mudanayaasha Golaha Shacabka Soomaaliya ee mooshinkaan gudbiyay waxyaabaha ay ku eedeyeen wasiirka, arrimo la xiriira muranka u dhaxeeya Itoobiya iyo Soomaaliya, isaga oo sheegay "in wasiirku uu ka gaabiyay difaaca madaxbanaanida dalka".
Xidhibaano maaha ee waa itobiyaan
Baar lamaan ma'ahan kuwaa waa Ethiopia meesha inoo fadhiyaaaan
Waa xilibaano danoh gaar ah leh
Fiqi wasiir uma qalmo, kolay meeshu waa somalia oo asn dawlad ka jirin qabyaalad buu ku yimi ,
Amuus oromo ku dasha was
Adiga nocas dahayo dolad kama jirto dolad aqon san yahay ka jirto xolo tahay faqash oromo tahay laxey
Fiqi xiligaan waa astaanta difaaca madaxbanaanida .kuwa moshinka ka keenay waa lagu dhaxjiraa .
Hooyada iyo tiii siilka qarmuned
Hooyada silka ku ma yalo miyaa mise waa laga salaxay sheg musqulow
😠😠😠😠 xildhibaanoo luufluuf rabaa
Ega tuuga