reer burco oo si kulul uga hadlay ka ay jecelyihiin cirro iyo muuse biixi una codaynayaan🤣🤣

Поділитися
Вставка

КОМЕНТАРІ • 59

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Місяць тому +1

    Muusow Habaryar good by
    Aanu kuu duceynee
    Dadkii waa isku dhamaadey
    Ab iyo Abtiba waad isku dhameysee
    Allahayow Wadani ku guulee Doorasha
    ALLAHUMA Aamin Aamin Aamin

  • @11naa44
    @11naa44 Місяць тому +1

    Muse 1988 bu weli taganyhy
    Cirro wa aqonyhy rer.magaal ah

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому +2

    waa Magdhawgii reer burco waydiinmadii hore keeba Doqan ah eed reer burco waaydiisey

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Waxa doqon and tuugaa jabiyay cidaankk ina biixi

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 Місяць тому +2

    Madaxweyne Muse Qoriga maxuu u qaatey difaac qaranka

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Ina biixi dhadiga isaaq muu dagalmiin

  • @user-zd9vh6hh3s
    @user-zd9vh6hh3s Місяць тому +3

    Muusu la doortaa. Malah roobaku di ilaa

  • @Abdirshiidabdilahi
    @Abdirshiidabdilahi Місяць тому +3

    Wadani ha dhaco

  • @Abdirshiidabdilahi
    @Abdirshiidabdilahi Місяць тому +3

    Wadani ma rabno waa somaalia

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h 25 днів тому

      Muuse marabno alle hadhaafiyo dalka iyo dadkaba muuse waa fulay wadankii badh lagaqabsaday mee ciidankii qaranku mee hunkii 33 la uririnayay?

  • @JamalAli-pz6kn
    @JamalAli-pz6kn Місяць тому +2

    REEL WADDANI WAA. HUWANTA YUSRA HARTI

    • @user-sg5np8xe9h
      @user-sg5np8xe9h 25 днів тому

      Reer kulmiye waa fulayaasha ciidankii iyo hubkiiba kasoocararay lanac

  • @cabdininwanaagsan3827
    @cabdininwanaagsan3827 Місяць тому +2

    Afka huwanta Gudaha

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Waa dadkii soo dayay Ina askar

  • @abdirashidismail1334
    @abdirashidismail1334 Місяць тому

    Tolow halkuu Muuuse wadani ku noqon waayay . Cirro na ku noqday Cajiib Waar reer kan Way dawakheen

  • @Abdirshiidabdilahi
    @Abdirshiidabdilahi Місяць тому +2

    Waligiinba caytama hadad heshanba

  • @duuliyexaruuri3316
    @duuliyexaruuri3316 Місяць тому +2

    Ma magdhawdii sawirkii doqonka ahaaba suuqii huwanta qabtay

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Waa dadkii soo dayay Ina askar

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Munafaqdii waa laa bartay barigoo waa mid

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 Місяць тому +2

    Waryaa Sakariye Aaway gabadhii xijaabka cas jidhnayd ee maanta hadlaysay maxaad uga reebtay

    • @mohamed88466
      @mohamed88466 Місяць тому

      Ma inaad is daawato ayaad doonasay

  • @saeedhassan4125
    @saeedhassan4125 Місяць тому

    Good Poll I loved, keep doing Mr JAKARTA

  • @user-bz3jy1vt1y
    @user-bz3jy1vt1y Місяць тому

    Cirro maanta waa madax weyne

  • @user-cv9mr3ij2s
    @user-cv9mr3ij2s Місяць тому +6

    Muuse biixi ayaanu ucodaynaynaa

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Місяць тому

    Viva wadani dr cira

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 Місяць тому +1

    Waa doorasho reeraysan

  • @user-sg5np8xe9h
    @user-sg5np8xe9h 25 днів тому

    Duqan muuse biixi oo laridaa roobku da ilaa

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p Місяць тому

    Mabay fahmin maxad ku dooranaysaa midkaliya oo kahadlaya biyaha aqoonta shaqada guryaha schoolada wadooyinka gabigooduba nacayb muuse

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 Місяць тому

    Said

  • @user-uz4ly1js4p
    @user-uz4ly1js4p Місяць тому

    Qofkaliya oo barnamij haya ku dooranaya wadani majiro

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 Місяць тому +1

    Daantii yuusa ayuu joogaa ,😂😂dadku run ha moodina

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Waa dadkii soo dayay makhnuudkii ina askar dhadiga isaaq

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 Місяць тому

      @@hassan-mp1pk cilaajkii yuusa u qaabil sanaa commet ka 😂 UA-cam Kursi Laguma Helo

  • @user-bz3jy1vt1y
    @user-bz3jy1vt1y Місяць тому

    Haber jeclo maata waa wadani

  • @user-vt8ni6pc3e
    @user-vt8ni6pc3e Місяць тому

    Cabdiraxaman aden mohamed 😂😂😂😂

  • @sahraj3885
    @sahraj3885 Місяць тому

    Maansha Allah Tabaraka Allah
    Wixii cusub caalamkaa jecel

  • @user-fk5ok5ds4j
    @user-fk5ok5ds4j Місяць тому +1

    War kuwani ma sidanay odooyaal ku sheeganayaan ana oo 16 jira ayaan ciro taageerayn kulahaa wan jijaabinayna marka uu somalia idinla mideeyo ayay hawli idintaalaa 😂😂😂😂

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому

      Munafaqdii dhadiga isaaq

    • @11naa44
      @11naa44 Місяць тому

      Muse orom hargeyaa wxu ka iibiyey itobiya

    • @user-fk5ok5ds4j
      @user-fk5ok5ds4j Місяць тому

      @@11naa44 hoyadapa orome odeyga ka xisho neefyahow

  • @babwaaqoibraahim19
    @babwaaqoibraahim19 Місяць тому

    😂😂😂😂😂

  • @Libaansayli3i636
    @Libaansayli3i636 15 днів тому

    Reer burco w xarabo bal odayga 80jirka ee kolba dhinac kaga imanaya ee wax camalaqa eeg 😂😂😂

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 Місяць тому +1

    Ciiro idinka sida uso eegaya ayu idin xaraashi oo Somalia oo futada qori idinka galin dona idinku dari dona. Burco = Faqash and Huwan

    • @11naa44
      @11naa44 Місяць тому

      Muse orom na itobiya idinka iibiyey

  • @BlackDemonofJapan
    @BlackDemonofJapan Місяць тому

    😂😂😂😂😂🎉🎉🎉🎉saalo 🎉🎉🎉😂😂😂😂😂

  • @choukriali1710
    @choukriali1710 Місяць тому

    Sarifta lacagta🎉

  • @amalhersi8704
    @amalhersi8704 Місяць тому

    Jakarta waxaad tagtay xaafada mucaaridka

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 Місяць тому +2

    Maxaa meesha hunguri yaacaya muuse dhici maayo ha waalanina

    • @hassan-mp1pk
      @hassan-mp1pk Місяць тому +1

      Tuugaa ina biixi family dhanbaa tuugaa

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 Місяць тому

    Waar afka garxajis dhe tuugyohow

  • @IsmailJama-xo4gv
    @IsmailJama-xo4gv Місяць тому +1

    CIRRO ha la doorto sanadkaan . Isbedel ayuu dalku u baahanyahay somaliland guil❤❤

  • @worldwide9687
    @worldwide9687 Місяць тому +1

    Waddani baanu dooranay

  • @honfarhandiraac4231
    @honfarhandiraac4231 Місяць тому +3

    wallahi been ma aha Lipx''''C/rahmaan ciro wax dhaamo lawaa muse waa mujaahid doqon ah 😁

  • @worldwide9687
    @worldwide9687 Місяць тому

    Mansha Allaah dadkeenu maanta wanaag bay wax ku kala dooranayaan