KU BANAANIDAA DOOKHA | ABDI YARE | HEESTA AROOSKA CAWAALE IYO CAWO.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 лют 2025
  • Waa hees hadiyad ah oo uu Cawaale Deeqsi u hibeeyay marwadiisa Cawo Rashid Ali.
    Laxankii: Laabsaalax
    Music: Cadceed
    Ereyada: Cawaale Deeqsi
    Mahadnaq gaar ah: Eng: Ismail Hussein Faarah.

КОМЕНТАРІ • 105

  • @MOTIVATION8351
    @MOTIVATION8351 Місяць тому +19

    Cajiib hiboolayaL waa weyn ayaa heesta isugu tagay CAWAALE,Laabsaalax,Cadceed,Hobol Cabdi Yare m.a isku waara bata oo barakooba Abwaan Cawaale iyo Marwadiisa♥️💍

    • @HilinShow
      @HilinShow  Місяць тому +4

      Mahadsanid wll

    • @zakidalmar9221
      @zakidalmar9221 Місяць тому +3

      ​@@HilinShowcawaale deeqsi wllo waxaan jeclaan lahaa in aad ku badasho halka ah
      Noloshaad kusoo biirtay
      Maxay guulo badan gaadhay halka ay ka tahay maxaa guul usoo biirtay waanad mahadsantay guulaystay adiyo dumaashidayba alle caruuro badan haydin kala siiyo

    • @bashirmohamed383
      @bashirmohamed383 26 днів тому

      ​@@zakidalmar9221 wlhy warunta guusha kaliheed ileyn may gaadhine lkn saaso ay thy heeska walatumay walaso saaray o sahal maaha malaa in labadelo imnka ereygaas lkn ereygaaga kaga haboon

  • @updirahmanmustaphe2009
    @updirahmanmustaphe2009 Місяць тому +14

    Wxan isla wayay hibada abdi yare iyo wax soo saar wlhi isma lihi qofka ka talented baa fanka ku jira really really goatt

    • @bashirmohamed383
      @bashirmohamed383 26 днів тому

      Cabdi yare wlhy hipoole adigu waa aniga uun warkoo koopan😂

  • @asmafarhan9919
    @asmafarhan9919 5 днів тому

    Wofff waxni hees way faadhtaY wlhi alle haysukiin barakeeyo🎉❤

  • @Hannikeyf2025
    @Hannikeyf2025 Місяць тому +9

    Konton jeer ka badan waan dhageystay caawa, hiboolayaal ayaa isugu tagay heeskani isku waara oo wadajira waligiinba❤️

  • @rooblemaxamed5570
    @rooblemaxamed5570 Місяць тому +5

    Isku waara abid.
    Wada daadeheeya ubad.
    Hambalyo Abwan Cawale& Boqoradiisa Cawo.
    👑🙏

  • @inantaSomalilandkufanta7766
    @inantaSomalilandkufanta7766 Місяць тому +4

    Masha Allah cawale iyo cawo magacyada wax lo dhigo jirin isku wara❤🎉

  • @abdirahmanisse-lb2eb
    @abdirahmanisse-lb2eb Місяць тому +3

    Oo waad isku cammirtee, waad isa soo dhigtayba 😂 guulayso abwaan

  • @Xalwo-b9j
    @Xalwo-b9j Місяць тому +2

    Mansha Allah illahay ha isku kiin barakeeyo waa ereyo culus leh miisan leh laxanka iyo eryada iyo codkaba waa la isla heley ❤Waan idinla dhuuqayna heesta 😂

  • @YAHYESAID-xt3pq
    @YAHYESAID-xt3pq Місяць тому +1

    Barakooba oo ubad khayar qaba Eebbe idinku manaysay.
    -Abdi yare waa fanan buuxa.

  • @hodanosmaan9203
    @hodanosmaan9203 21 день тому

    Heesta ila wakhtigi laso dhigay ila hatan kama daalin dhagysigeeda alle haysku barakeeyo reerka❤

  • @Fayye25
    @Fayye25 Місяць тому +2

    Maashalh Mid heestan oo kale noo sameeya allow noo sahal

  • @fatimamohamed4685
    @fatimamohamed4685 Місяць тому +1

    😍🔥 really tan hees wy dhaafty m.a Hambalyo abwaan🎉

  • @xasan-yaretube6210
    @xasan-yaretube6210 Місяць тому +3

    Waa Hees koobsatay ereyada Qof baniaadam ah Lagu darajeeyo Cawaale Deeqsina waa Halbeegyadiisa Farshaxanimadiisa.
    Hooballo Dahabiya ayaa isugu tegay
    Deeqsi, Laabsaalax, Cadceed, iyo Cabdi yare 💯

  • @ummaasia1343
    @ummaasia1343 Місяць тому +1

    Barakooba oo ubad khayar qaba. Eebbe idinku badanaaa Nasiibkaaagu wllo Allfa mabruuk Congratulations ❤️💙❤️💍💙💯🩷

  • @FataxFatax-m8r
    @FataxFatax-m8r Місяць тому

    Maaasha Allah abwaan cawaale deeqsi io cawo isku waara abidkiiin ❤ hanbalyo 🎉

  • @imbashiir1825
    @imbashiir1825 26 днів тому +1

    Insha Allah I am going to save this art of masterpiece for my future wife ❤ this song is too much for relationships so it should be reserved for the right person 😮plz guys don’t misuse it😂 and btw congrats for your union ABWAAN🎉

  • @Samiiraabdi-r7o
    @Samiiraabdi-r7o Місяць тому

    Badanaaa nasiibkaaagu wllo guulaysta
    Barkooba Noloshiin tiir adag allah kayelo ❤❤🌎♥️

  • @hamseabdi9464
    @hamseabdi9464 Місяць тому +2

    Erayada heestan wax la tuuro male cawaale deeqsi abwaan alle hanooka daayo🫡

  • @nafisaismail6686
    @nafisaismail6686 Місяць тому +1

    masha allah bata oo barakoba lamnahaygii cawaale io cawo 💏❤❤

  • @muwahipabdiqadir4515
    @muwahipabdiqadir4515 Місяць тому +9

    Xalay ayey Facebook igaga so horbaxday yado 3saacadood taala hees iy0 badh weyaan mashallah alleh haysku kiin daay0 inshallah waxan gabadh walba oo soomaliyeed ugu ducaynayaa nin rageed qiimaheega fahmaysa inu alleh uu calaf ugu dar0❤

  • @yonezcrown
    @yonezcrown Місяць тому

    Masha Allh Isku Waara Ubad Khayrle Na Alle Haydinkala Siiyo Wllkayow 😊🎉🎉❤❤❤

  • @abdiqani50
    @abdiqani50 10 годин тому

    Wuu dareen hadlay abwaanku . Hadaad dhuuxdo ereyada waad yaabaysaa

  • @khaalidsooyaan2203
    @khaalidsooyaan2203 Місяць тому +2

    Nin weyn baa laxan weyn saaray❤

  • @hoodoibraahim7721
    @hoodoibraahim7721 Місяць тому +1

    What a song
    Mansha.allah tabarakal raxmaan ilaahay haysku kiin daayo❤

  • @mobaar5767
    @mobaar5767 Місяць тому +14

    ninkaa cabid yare muxuu fanaan yahay, wallahi kursiga looga taliyo fanka isagaa ku fadhiisan lahaa haduu sidey tahay fanka ugu soo jeedo isaga qudhiisu isma oga ayaan u maleynayaa cidii taqaan ninka fanka usoo jeeso dhaha amba iskaga bax.

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 Місяць тому

      Waa xaasle wll 2Dana wuu isku wada dorosha lagu mashquulay

    • @BaasheCaabi
      @BaasheCaabi Місяць тому

      ❤❤❤❤

  • @hamdahanaan9992
    @hamdahanaan9992 Місяць тому +1

    Barakooba wll caawle iyo cawo ❤

  • @XaawoAbdimaxamed234
    @XaawoAbdimaxamed234 Місяць тому +2

    Hambalyo abwan iyo marwadiisa🎉🎉🎉❤❤

  • @nimcoxuseen8144
    @nimcoxuseen8144 Місяць тому

    mubruuk isku waara reerkii guulaysta🎉❤

  • @mubaarikcolaad8787
    @mubaarikcolaad8787 17 днів тому

    Masha allah heestan way iga gaddantahay, hiboole ayaa ku fara yaraystay

  • @cadar2917
    @cadar2917 Місяць тому

    Baryahan eryo sidaaso dhan u misaan leh maan dhagaysan Abwaan isku waara oo isku badhaadha ❤

  • @hoodomaskar6672
    @hoodomaskar6672 Місяць тому

    Dareen dhaba marka laga sameeyo hestu. Macana❤balantay wada qadaanay wacadkenen buri wayey🥺

  • @BarwakoIsa
    @BarwakoIsa Місяць тому

    Mansha Allah ilaahoow isku kiin daa Cawo iyo Cawaale ❤❤❤

  • @abchirabdillahi3036
    @abchirabdillahi3036 Місяць тому

    Hambalyo ❤ abwaanka weyn cawale deeqsi ❤

  • @SalwaYusufOsman
    @SalwaYusufOsman Місяць тому +1

    Heesta waanu idin la leenay😂❤ masha allg

  • @FARDOWSOAPDIFITAX
    @FARDOWSOAPDIFITAX Місяць тому +1

    MNSHALLH magac yadooda ayanba kahelay❤

  • @abdiqaadirmohamouddaahir1987
    @abdiqaadirmohamouddaahir1987 Місяць тому +1

    Heestu way macan tahay aadna waxa ugu soo baxay mustafe kante ku luuqaynteeda

  • @ahmedyaska9220
    @ahmedyaska9220 18 днів тому

    Download ka fura 😮

  • @asmadarwiish7958
    @asmadarwiish7958 Місяць тому +2

    Jacayl walba oo dhab ah heestani astaan bay u noqonaysaa. ❤

  • @Burcaawi_10
    @Burcaawi_10 Місяць тому

    Legend cabdiyare wu gaadhsiyay heesta hiitkeda

  • @faysaahmed-un6rr
    @faysaahmed-un6rr 26 днів тому

    Eesh cala hees yaa abdiyare ❤

  • @AliHidig
    @AliHidig Місяць тому +2

    Barakooba abwane

  • @rudwaan3352
    @rudwaan3352 Місяць тому +2

    Hambalayo hambalayo abwaan

  • @QaliMohamed-gs5cl
    @QaliMohamed-gs5cl Місяць тому +5

    Masha Allah ❤

  • @nimcaanmukhtaar1370
    @nimcaanmukhtaar1370 Місяць тому +1

    Masha Allah reerkii lagu nastee lagu nagaado

  • @Ilkacasemaxamuudkhadar
    @Ilkacasemaxamuudkhadar Місяць тому

    Hambalyo hambalyo cawaale deeqsi aroos wacan isku waara

  • @horseedmedia5456
    @horseedmedia5456 Місяць тому +1

    Xildhibaankii came back buu sameeyay😂😂😂

  • @ayuuushmaxamed4162
    @ayuuushmaxamed4162 Місяць тому

    Hambalyo hambalyo wll qali ❤🎉❤

  • @yaasir5920
    @yaasir5920 Місяць тому

    Codkii cabdi yare. Cawaale iyo cawo Mnshllha guri khyrele

  • @khaalid_Sacad
    @khaalid_Sacad Місяць тому +2

    Barakooba Walaalo.❤❤

    • @HilinShow
      @HilinShow  Місяць тому +1

      Mahadsanid Khaalid

  • @CabdiXakiim-v8f
    @CabdiXakiim-v8f Місяць тому +1

    Ereyada iyo laxanka noo raaci ustaad😂

  • @zs4967
    @zs4967 Місяць тому +1

    Masha allh isku waara idam alle❤

  • @AbdiwakiilMahamuud
    @AbdiwakiilMahamuud 15 днів тому

    Hees iyo badh iyo fanaan codtalmon

  • @sabahegeh425
    @sabahegeh425 Місяць тому +1

    Masha Allah isku waara.

  • @Yusufclraxman
    @Yusufclraxman Місяць тому +2

    Hamblyo abwan

  • @AyanAli-fd2xm
    @AyanAli-fd2xm Місяць тому

    Heesta sanadka ❤❤❤

  • @CasriMahamed2021
    @CasriMahamed2021 Місяць тому

    Allahu Mubarik❤😊

  • @abdihakim7491
    @abdihakim7491 Місяць тому

    Hambalyo bro ilaahay ha idin barakeeeyo.

  • @MahmedWali-s2m
    @MahmedWali-s2m Місяць тому

    Xildh wali waa laxamayste

  • @FardowsoMaxamad-pz3bn
    @FardowsoMaxamad-pz3bn Місяць тому

    Mabruug 😢🎉

  • @SalmaanWarsame-tb2qn
    @SalmaanWarsame-tb2qn 25 днів тому

    What asong ❤🎉

  • @IdoOmer-j8j
    @IdoOmer-j8j Місяць тому +1

    Ya salaaam❤

  • @Nagma-1d
    @Nagma-1d Місяць тому

    hees way dhaafty❤️

  • @MihiimAhmed-r4f
    @MihiimAhmed-r4f Місяць тому

    Barkoba abwaan iyo wll❤

  • @Mushaaaaq
    @Mushaaaaq Місяць тому

    Barakooba inder❤

  • @salmanhassan1644
    @salmanhassan1644 3 дні тому

    Abwaane heesta downloadka u fur mahadsanid

  • @King_maanoh
    @King_maanoh Місяць тому

    Wa hees shidan 2025 hordhac u thy❤❤

  • @XasaanMuusee
    @XasaanMuusee Місяць тому

    Waaw

  • @mahadcumar-b6i
    @mahadcumar-b6i Місяць тому

    BayLahdaan gufayntayda keligay ka bixi wayeey
    Bilis yahay aduu g00rsann rabi kaags00 beegay halkii igu bannanyde
    N0l0shaad ku s00 biirtey maxaa guul us00 biirtey❤

  • @abdirehimdama
    @abdirehimdama Місяць тому

    Wat a song bravo 🎉

  • @AyaanMohamed-ry8eo
    @AyaanMohamed-ry8eo Місяць тому

    Isku waara idam alle❤😊

  • @AxmedDeeq-v4f
    @AxmedDeeq-v4f Місяць тому

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @saadaqyare9394
    @saadaqyare9394 11 днів тому

    Mash all

  • @cadceedmediapro6142
    @cadceedmediapro6142 Місяць тому

    Cadeed on the beaz 🎉

  • @AbdikaniQalib-t6n
    @AbdikaniQalib-t6n Місяць тому

    Bilicdadn nuurku baxayo
    Bilisyahay horta ma arag
    Oo bilahiye inan ku banto
    Waa ii busharana maanta
    Lilahiye ada badhkay ah
    Oo bishuna waata caawa
    Bixiinaysa badhkii baqday
    Bilo hore ku qasary buuq
    Hadalkagu waa bar ku yala
    Bartamaha wadnagayga
    Wuxu boos wayn ku yeshay
    Beesha biladaha caashaq
    Barta igaga beegneedna
    Way burqanaysa kaliiged
    Waxan baafiyan ku joojin
    Inaad igu baaqdo bogaga
    Oo bulkhayr ii maruug ah
    (-----)😁

  • @KALTUUNMAXAMEX
    @KALTUUNMAXAMEX Місяць тому

    hanplyo noqad kuwi lagu farx xaro jiiro ooo jooga mn sh allhe

  • @murtiileofficial1935
    @murtiileofficial1935 Місяць тому

    Musdafe kante ayaa aad igusoo baxay. Hiboolayal ❤

    • @happyahmad9689
      @happyahmad9689 Місяць тому

      Cabdi yareba waa godka codka xaasle mashquulu noqde

  • @abdirahmanrajab4554
    @abdirahmanrajab4554 Місяць тому

    Beautiful 😍

  • @miskicabdiraxmaan
    @miskicabdiraxmaan Місяць тому

    Congratulations congratulations ❤❤❤❤❤

  • @cabduweliorange5066
    @cabduweliorange5066 Місяць тому

    Waligiina jira oo wada jooga

  • @alfanaandhoolayare4457
    @alfanaandhoolayare4457 Місяць тому

    🎉🎉🎉Allfa Mabruuk Qoyskii Lagu Badhaadho Barakooba Alle Ha idinka Dhigo🎉🎉🎉

  • @abdisalaanmoshidane9825
    @abdisalaanmoshidane9825 Місяць тому

    Barakooba idimka alle

  • @NajahApdimuse
    @NajahApdimuse Місяць тому

    Mnsha Allh ❤

  • @miskicabdiraxmaan
    @miskicabdiraxmaan Місяць тому

    Hambalyo Hambalyo Hambalyo

  • @Ruwayda-s7d
    @Ruwayda-s7d Місяць тому

    Waww🎉🎉🎉🎉❤

  • @abachirahmed539
    @abachirahmed539 Місяць тому

    🎉🎉

  • @MythTrek
    @MythTrek Місяць тому

    Hanbalyo

  • @mustafelamo
    @mustafelamo Місяць тому

    🎉

  • @FARDOWSOAPDIFITAX
    @FARDOWSOAPDIFITAX Місяць тому

    Caruuskow arooska haku ilobin muqaladad noso dhigi jartay😂

  • @DaauudBoosti
    @DaauudBoosti Місяць тому

    Weewee😂

  • @Codka_Bulshada
    @Codka_Bulshada Місяць тому

    Waarya Hore U Soco Koley Nagu dul Mehersataye😂

  • @raaqiyoaden
    @raaqiyoaden Місяць тому +1

    Mabruuk isku wara cawaale i.o marwadise 🎉❤

  • @balqiisamahat6555
    @balqiisamahat6555 Місяць тому +1

    Masha allah ❤

  • @MaxamedXasan-kl5cj
    @MaxamedXasan-kl5cj 25 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mustafelamo
    @mustafelamo Місяць тому

    🎉