DEGDEG: Soomaaliya oo Go'aansatay in ay Bad Bilaash ah Siiso Itoobiya

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 25 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 84

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому +8

    Xaqiida marka laga hadlayo soomaliya iyo sland waa laba.dal oo kala gaar ah Aduunkuna ma.ogola inay.soomaliya soo fara geliyo jam.sland ❤❤❤❤❤

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 місяці тому +5

    Xasan sh bada hindiya haduu siinayo Ayaa ku haysta taasi Ayuu xeerku u igolyahay laakiin bada sland halkeey usoo maraysaa soomaaliya ITOOBIYANA ma ka yeelaysaa

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 2 місяці тому +1

    very good aad iyo aad baad u mahadsantihii gar yaqaan bubaarik iyo wariye dhamays thank you sifiican oo aad iyo aad u qurux badan ayaad u iftiimiseen arimihii ka dhashay MOU gii

  • @HudaJama-v8l
    @HudaJama-v8l 2 місяці тому +3

    Been dowlada somaliya ku fadhida waa taa kici weyday sidii hal duq ah, somaliya beenta lagaga dhaqmaa, s/land dadkeedu waa daacad mana hungoobaan, bal daawada dowladii X/shiikh iyo Fiqi sidey u rafanayaa

  • @saciidguuled2398
    @saciidguuled2398 2 місяці тому

    Qaar barnaamij wanaagsan waan ku hambalyeynaya wariyaha daadihinaya sida fiican ay u soo gudbisey iyo horyaalTV

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 місяці тому +1

    Waa Ethopian dabadhilif ah.
    Waa in wadanka jaarkaagu kuu ogolaado oo aan colaadi inka dhaxaynkn.
    Hadaad coltihiin wuu ku diikarakaa.
    Dhul iyo Bad laguma siinkaro.

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 2 місяці тому +1

    Garyaqaanka malaha Qaadkaa gaadhay jkkkk 😂😂😂

    • @Noredin20
      @Noredin20 2 місяці тому

      Anu wax khalad ma arag. FARMAJO keliya ayuu ilaaway inu ERETRIA & DJIBOUTI 🇩🇯 kala doortay.

  • @abbdll
    @abbdll 2 місяці тому

    Kkkkkkk soomaaliya way diiday taas

  • @ahmedshire1382
    @ahmedshire1382 2 місяці тому

    Thank u Mr aqoonyahan
    What u think about
    The military base Ethiopia desire
    To obtain
    Is it possible to get base military
    It is very danger

  • @garyaqaanxasanaxmed9562
    @garyaqaanxasanaxmed9562 2 місяці тому

    ❤❤❤❤

  • @mohamedahmedmohamed54
    @mohamedahmedmohamed54 2 місяці тому

    With CONSENSUIS NOT BY FORCE

  • @abdirizaqyusuf4894
    @abdirizaqyusuf4894 2 місяці тому

    Somaliland has no sea Somaliland is not recognized

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 2 місяці тому +2

    Lk hadii loo ogolaado waxaas oodhan ee anaga somaliya hadanahay ma ogolin taas

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 2 місяці тому

    Walaal horta sawirka kuu saaran iska sax

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 місяці тому

    Midkaani sharciga mayaqaan ama wuu kabaqayaa arinta Itoobiya waayo heshiiska ina farmaajo galay maahan sharci waa suuq madaw iyo been ladhoodhoobay waayo aaway heahiisku?waa kuwee Dakadaha afarta ah oo lasiiyey.

    • @Noredin20
      @Noredin20 2 місяці тому

      @@Hajidulmidiid haday been tahay maxay Ethiopia 🇪🇹 u keentay Shirka ..ilaa Jaalle siyaad ,1988 kii . Cabdullahu yuusuf 2006. Sheekh shariif 2008. Ali geedi 2006. FARMAJO 2018. Gurguurte 2023 in Somaliland la geli karto heshiis wadankii ay doonto oo u madax banaan tahay. Sabbta darteed Ethiopia 🇪🇹 warqadii Sland ula timi ku gashay heshiisaka. UAE 🇦🇪 already ku ledahay BERBERA Saldhig military 🪖. Somalia ka hadlin saldhig UAE 🇦🇪 . Wax buuqa ka furin lkin marka Ethiopia 🇪🇹 & Sland wax samaysanayan buuq bilowdo

  • @abdirizaqyusuf4894
    @abdirizaqyusuf4894 2 місяці тому

    ItS by through passing Marin baded not by ownership

  • @mohamedidirisducaale8190
    @mohamedidirisducaale8190 2 місяці тому

    Toog toog dhalay soomaliya laxoogaa halka Somaliland hishiis aa kkkk oo yaad wax usheegeysaa sxb waxa mar walba araxda kajabaya waa adinka 😂😂😂😂

    • @Noredin20
      @Noredin20 2 місяці тому

      @@mohamedidirisducaale8190 already Ethiopia 🇪🇹 Guul Bay ku daanshonysa. 7 gobol oo Somalia gudaha ugu jiryaa. MARKA & BARAAWE ayay ka talisa . Ugama baahna Somalia 🇸🇴 wax heshiis ah. 40 dawlaood oo XALANE u jooga Muqdisho Ethiopia 🇪🇹 ayay la socdaan. Turki wa ku fashilantay Somalia 10 saxeex aya la so hordhigay oo dawladihii Somalia saxeexen..😁.. SLand Hal saxeex lagama hayo.

  • @ahmedshire1382
    @ahmedshire1382 2 місяці тому

    Asc
    Adeegu mahadsan
    Aqoonyahanga
    Waxad weydiisa aqoonyahanka
    Military base muux noqonaya.

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 місяці тому

    Hishiis waa Ok lkn badda qabiil io reer maleh waxuu ka dhaxey qofkasto soomaliya meeshu doono ha jooge sida qayeraadka kaleba uga dhaxeeya.

  • @abdulahimohamud-yp4oo
    @abdulahimohamud-yp4oo 2 місяці тому

    Xaraamiyad batahay adiga iyo kan aad wareysaneysaba Somali did aan ciilanen maba arak

  • @IdrisAlikorow-my1ld
    @IdrisAlikorow-my1ld 2 місяці тому

    That would never happen sister come what may.

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 2 місяці тому

    Kanaa sharci kala taliya golaha Wakiilada, waa wax Abditisaaq khaliif diyaarsaday.

  • @mohamedsharmaan7779
    @mohamedsharmaan7779 2 місяці тому

    😂😂😂😂😂😂😂😂 waa maxay mirqaamkan indha la,aanta ah

  • @ahmedmose5466
    @ahmedmose5466 2 місяці тому

    War gar yaqaan kahadal dhulka itopia xagey kamareysaa xaduudka dhulka hakuboodin Bada ee kahadal shar ciga u ogollanayo dal kale sidee bad dalkale ku helikartaa.
    Hays'ku qaldin shar ciga Bada iyo kan beriga plz fadlan cadee etopia sidee ayey ku garikartaa Bada ineen xaduud beribaa jira

  • @AliAli-yl5rh
    @AliAli-yl5rh 2 місяці тому

    Xasan maaha muuse bad bilaashna itoobiya masiinayso ee ninkaas waalal ee muuse shaani qatarta uu dalka galino

  • @saafi1302
    @saafi1302 2 місяці тому

    Mey wey diisato Eritrea

  • @musetafexdahir2032
    @musetafexdahir2032 2 місяці тому

    Kuma qasbana somaliya inay itoobiya bad siiso sababtoo ah wax heshiiska caalamiga ah ka baxsan bay doonaysaa markaa waa u xor soomaaliya inay difaacato khariiradeeda ilaa ay soo marto ama u hogaansanto sharciga caalamiga ah kuna heli mayso si indho la'aan ah iyo boob

  • @Horn-sc2hzgtdooonbbfd
    @Horn-sc2hzgtdooonbbfd 2 місяці тому

    Isaaq Oromo waa ku daadsan tahay😮😮😮😮😮

  • @adoonaleadoonale
    @adoonaleadoonale 2 місяці тому

    Itoobiya iney cadow tahey taa hala ogaado

  • @KeyseAwadAliAbdi
    @KeyseAwadAliAbdi 2 місяці тому

    Qofta wariyaha wuuu harawsaday Warkiisaa ku socda kkkk😂😂😂

  • @khadijaibrahim3054
    @khadijaibrahim3054 2 місяці тому

    WERIYE LA ISKAMA YIRAAHDEE WAA AQOON YAHSNAD MAHADSANID

  • @faisalmohamedabdulla3600
    @faisalmohamedabdulla3600 2 місяці тому

    Farmaajo barlimaan ma geyan mana ansaxin sharcina qof ma gaaro ee xeerer dalka io nidaamka u yaal.

  • @saafi1302
    @saafi1302 2 місяці тому

    Somalidu ma baqeen see ithiopian bad usiinayaan sharcigee bay noogu yeelan kartaa

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 місяці тому

    Waarkuwat ciraaqmarkaykuduushaywixiiqabsaday sawtiilaogaa badciddhiibikartaa majirto walaasoomaaliya walaasoomaali laad

  • @AnisaWarsame-jx5xy
    @AnisaWarsame-jx5xy 2 місяці тому

    Ee😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 місяці тому

    Somalia haday siinyso bad itopiya ayaday u taala balse heshiska somaliland iyo itopiya ayay qiil ka dhigan ay ku bexinyso badeda

  • @AbdikaadirMahamud-mf5yx
    @AbdikaadirMahamud-mf5yx 2 місяці тому

    Garyaqaan iidoor xaal qaado

  • @Allsportshighlights1600
    @Allsportshighlights1600 2 місяці тому

    Rufyaan walbo oo foolxun ha iska hadlo

  • @hanafarxaan4309
    @hanafarxaan4309 2 місяці тому

    Lkn dakada barbara sow xassankan joogaa ma saxiixin

  • @abdulkadirsheikhmohamed5
    @abdulkadirsheikhmohamed5 2 місяці тому

    They can have.acces only in internationalwaters which is away from any nations waters Land locked countries arw not allowed to take any coast by force like what ethiopia is threatening somalia.

  • @ClrasaaqDucaale
    @ClrasaaqDucaale 2 місяці тому

    Markalagahad layoitoobiya iyosoomaaliya waalabadalookalagaar ah cidnininuukuboobodoonaya cidbadsiinkartaamajirto

  • @elmidini1390
    @elmidini1390 2 місяці тому

    Been baad sheegtay somalaia wax bilash masiinayso ethopia eebeenta iska dhaafa

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 місяці тому

    Hadalada ay Ethopiya ay suuqa soo galiso ayaad fulisaan.
    Maryoolay aqli ma jiro.
    Ma jirto meel Bad nilaash ah laysku siiyo e cishooda.
    Waa sheerko ay sirdoknla Ethopiya suuqa soo galiyaan oo ay ka wadaan in loo soo lala dhuunto.kkkk

  • @Fara2034
    @Fara2034 2 місяці тому

    Awdal?

  • @abdirashidfarahahmed8651
    @abdirashidfarahahmed8651 2 місяці тому

    Looyerka waxad waydiisaa sharcigu muxuu kaqabaa base milateryga laysku hayo

  • @ubahmohamed9839
    @ubahmohamed9839 2 місяці тому

    Kan oo kale ayaa nugu dhexe jiirha oo daba dhilif shiiyeey

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 місяці тому

    Naa naga aamus bahal yahay siiilka bakhaarka ah ahi ee oromada ahi

  • @aq1186
    @aq1186 2 місяці тому

    Nifaaqa iska daaya, waa cudur maskaxda ku dhaca ku dayashada kuwa aydaan isku Diin ahayn...

  • @AbdiMohamud-wu9kp
    @AbdiMohamud-wu9kp 2 місяці тому

    Fariid

  • @ahmedsheikhdoon5471
    @ahmedsheikhdoon5471 2 місяці тому

    Beenlow falalow Beenlow falalow war beennta kadaa dadka hadaad dawlad tihiin xawaalada iya itopia airline difaacda qabiil yahow beenta isu sheegay

  • @ramsiosman8325
    @ramsiosman8325 2 місяці тому

    Garyaqaaan aqoonyahan sare leh

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 2 місяці тому

    Kuwa aan rusheen doono ayaad tihiin!!!

  • @diriyemohamed7061
    @diriyemohamed7061 2 місяці тому

    Benaale

  • @ashaelmi7863
    @ashaelmi7863 2 місяці тому

    Wariye Ninkan Aad Wareysaneesid Wa Miiskin Aan Waxaba Kala Ogeen .Ninka ETHOPIA Xoog Ayay Badda Somalia Ku Qabsaneesa..I'm So Sorry For Him.Wanna Say Him .Shut Off Your Big Mouth.

  • @bashirali7325
    @bashirali7325 2 місяці тому

    Beenley

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 місяці тому

    Ethiopia guuleysanaysa kulahaa bal nacaskan fool xumada wey waxa uu ku hadlaayo eega midda kale qabiil qaran ma noqon karo cid somaliland wax layidhaahdo oo la'aqoonsanayaa ma jirayso

    • @Noredin20
      @Noredin20 2 місяці тому

      @@warsamewaberi3792 Ethiopia 🇪🇹 hore ayay u guuleysatey hadana wa Guuleysanaysa. Somalia ma laha wax xuduud sax ah oo jeexan ay la leedahay Ethiopia 🇪🇹 .. Halka xuduuda Somaliland tahay mid Sharci ah oo caalami. Ethiopia 🇪🇹 7 gobol oo Somalia aya Ciidankedu jooga.. weligeed kama baxayso Cid ka saari karta ma jirto. 40 dawladood ee Muqdisho degan XALANE Ethiopia 🇪🇹 markay doonto wa timaada oo Baxda. Ilaa MARKA BARAAWE wa xukun ta. Wax heshiis wllhi uma baahna .

  • @mahamed6329
    @mahamed6329 2 місяці тому

    Beenleey adiga iyo kan ku agfadhiya

  • @rahmabarkad7070
    @rahmabarkad7070 2 місяці тому

    😢😂😂😂😂😂

  • @LFc233
    @LFc233 2 місяці тому

    Balaayo been badan wararkaaga waa been

  • @hajii2033
    @hajii2033 2 місяці тому

    garaqanka beenale beenta jooji

  • @MohamedAden-vo5lj
    @MohamedAden-vo5lj 2 місяці тому

    Kanaalkaan ma ISAAQ LAND buu ufuran tahay si qiyaaliga loo siiwado? Hadii iidnaan ogeeyn Etiopía waa yuhuuda madoow ee africa 50 sano kadib ictiraaf iskadaaye dumarkana weeykufsan dhulkana weey kaala wareegi sida falastin waxaa u muuqata sideey ula diriri lahaayeen dalka yaman si eey ucaawiyaan yuhuuda cad EE walaalahoda somali guul iyo gobonimo

    • @Noredin20
      @Noredin20 2 місяці тому

      @@MohamedAden-vo5lj @@MohamedAden-vo5lj cid sidada Canwan ahan jirtey ilaa ka awoow la shekayso.. Somaliland waa Hooyada GURIGA dadka ku abtirsada NEBI IBRAAHIM CS. CARAB , ISAAQ, DIR , XABASHI, KUSHITICS & YUHUUD. intaba 1000 kumanan Qarni ayay ku noolayeen. Cida Qariib ku ah Aduunka ee an TOL , Tirsiimo & tamar lahayn waa idinka. Ethiopia 🇪🇹 waa Dad isir, dhaqan & diimo & taariikh leh.. Cida dhaqanka u leh Futo fooraris NIIKO ..KUFSi Bilaa ISIRKA ah meelay Zinji qaban Baniaadam ka lama yaqaan waa idinka JEBERTI DAAROOD ah iyo Adoonta Somalia degta.

  • @YasserAA93
    @YasserAA93 2 місяці тому

    Waxaan been ka badan!!!

  • @XuseinmaangeCusmaaniidle
    @XuseinmaangeCusmaaniidle 2 місяці тому

    kkk itoobiya hadaay xoog wax ku khaadan karto bada somaalia waa la arki Doonaa itoobiya iyo somali diid allah burburiyo aamiin

  • @yahyanorhassan8199
    @yahyanorhassan8199 2 місяці тому

    Dhilo afxun baa tahay

  • @QatimoGarad
    @QatimoGarad 2 місяці тому

    Aqontakangashayxuma

  • @hajii2033
    @hajii2033 2 місяці тому

    tuug beenale

  • @Saadaahmef
    @Saadaahmef 2 місяці тому

    Beenaale

  • @fadumogedi7423
    @fadumogedi7423 2 місяці тому

    Bada somaliya Ethiopia marabto waa cabsi waa ay fogtahay
    Red Sea ayey Ethiopia rabtaa Somaliland ayaa ka kiraynaysa

    • @wagadadawe6156
      @wagadadawe6156 2 місяці тому

      Ethiopia kiro marabto bad xoog bay rabta dagaal u diyar garoow afka ha taagin