Itoobiya oo 48 saac Somalia kala doodaysa Bad aysan laheyn & dulaalka xariifka ah oo orad ku jira

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 9 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 269

  • @quenmaida1376
    @quenmaida1376 28 днів тому +61

    Anaga ku hoos jirno gumeysi EITOPIA hadeynu nahay somali galbeed somalaaay manta ayaad Janis haysataaan ee ka fogaaada hagar daamada EITOPIA

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 28 днів тому +4

      Wllhi waa runtaa waxay rabaan in hooyooyinkood iyo ubadkooda lagu hor garaaco maalin kasta. Dadkan Addoonsi bey u xiso qabaa. Somalia raggi ragga ahaa waa ka dhammaadey.

    • @Baaruuda2024
      @Baaruuda2024 28 днів тому +1

      Itoobiya anaku waxaanu soo dhawaynaynaa. Dadqalatada Argagixisada ah ee Somalia way Naga xigaan

    • @Fast.money86
      @Fast.money86 28 днів тому +1

      ​@@Baaruuda2024 xabartàada sodhowey Ethiopia dhul somalia 🇸🇴 amar la.aan wax kamafulinkarto abii axmed waxaa lagaarey hiligii godkiisa biyo ugusigali lahaa asga iyo muuse nacalaa kutashe

    • @minursa02
      @minursa02 28 днів тому

      @@Fast.money86 Aboodinu ba waxeey kuso aroorteey caay, ummad jiliicsaan aaf kunool aah. Maxaad Ethiopia ka qaadhi kaartiin, Libaaxyaadi 77 ka hoortimii ayaaba la jirtee. Xabaashi weey inoo kiin sokeyaan, baadas na weey hesheey, ku seexda kuna toosa.

    • @abdiazizyare6741
      @abdiazizyare6741 28 днів тому +1

      aad iyo aad ogaden wa 8m haday somaloa dowlad hesho gorgortan gali mayso waan u dhimanaynaa

  • @ubahhussein7382
    @ubahhussein7382 28 днів тому +17

    Wlhi waa wax yaab badan allow raga soomaaliyeed damiirka U Soo celi soomaali inta ay isku maqneyd ayaa laga dhex fa'iideystay alle noo Maqan Malin walba waxa maqlaynaa in soomaliya ceel dheer Ku sii dhacayso in shaa allah qeyr🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 28 днів тому +1

      Itoobiya manta ayeey ugu liidataa oo wax faraha kuma hayso dalkeeda meel walba dagaal aya ka socda iyadoo saas ah ayeey wali dooneeysa xoog iney dhul iyo bad somaliyeed qaadato taana waa jileec laga arkay xukuumada manta joogta

    • @MohammadMohamed-qt4ip
      @MohammadMohamed-qt4ip 28 днів тому

      Somali ayaa ka liidata irir samaale iyo daarood iskugu dirtay way ka faaidi kartaa Ethiopia maanta wayna helee u fiirso bada​@@wondroussoul5414

  • @aragtidahorumarkabulshada8060
    @aragtidahorumarkabulshada8060 28 днів тому +18

    Waa nasiib Daro in wada Hadal Lala galo Ethiopia wax aysan Xaq Ulahayn marnaba

    • @umumahado1766
      @umumahado1766 28 днів тому

      Relly sidee dhulakaga looga hadalay

    • @shamsoibrahim4431
      @shamsoibrahim4431 28 днів тому

      Wll wa runta ma mudna hadal laakiin 2’saxiix oo Muuse iyo Farmaajo ah ayay ku dacwinaysa, Farmaajo madaxweyne saxiixisu la ictirafsan si Xassan weeye, arinta tii muuse kaabtay. Allaah kariim

    • @Baaruuda2024
      @Baaruuda2024 28 днів тому

      Waxa kasii qaadan in Somalia wakhti ku lumiso wax aysan lahayn. Bada Somaliland ayaa leh marka reerahan Faqashta mooryaanta ahi Qalad Ayey ku tahay inay bada Somaliland ka haflaanba

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 28 днів тому +9

    Dagaal waa lama huraan... Wixii qoriga qaadi kara ha difaacaan dalka.... Somalia 🇸🇴 waa iney gacanta ku dhigaan BERBERA & BADA CAS

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub 28 днів тому

      Hhhhh maxad alshbab dagal igu qaadi waydy baada ka qaata iyo cashurta intad leedhy barbara dagal halaga rido caqli gaab 😂😂😂

    • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
      @MaxamuudMaxamed-sm3ub 28 днів тому

      Dadka somalyeed aad malin walba ku hanjabto so kaxyso qorayaha qaata dheh waa diyaar somaliland 😂😂

    • @AdamYare-cw6lo
      @AdamYare-cw6lo 28 днів тому +1

      Marki hore haa lkn markan arkay koonfurtii oo iyaduba kadaran waqooyi oo badi gadaya dee waa dhul laga dilaalayo

    • @safiasheikhahmed5170
      @safiasheikhahmed5170 28 днів тому

      ​@@AdamYare-cw6loxageed kuaragtay dhula gadayo beenta iskadaa oo dalka difaacda doqmayaho caacdu kasoo hadhay uf uf

  • @Gmaaad
    @Gmaaad 28 днів тому +15

    Ku qabso ku qadi meysidee wayab malinba afrikan kaliita badada hakugu qabsado

  • @IbrahimOmar-jy6se
    @IbrahimOmar-jy6se 28 днів тому +9

    Wa nasib daro itobiya in lagala dodo bay ayna lahayn

  • @ShariifNahar
    @ShariifNahar 28 днів тому +9

    اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 28 днів тому +4

    Somalia is busy with tribalism, countries take advantage.

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 28 днів тому +27

    Ethiopia 🇪🇹 waxey 33 SANO ka shaqeynaysay iney soomalida kala qaybiso, isku dirto.... Midhaheediina maantay guraneysaa oo waataas badeenii inagu haysata

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 28 днів тому +1

      Waar caqli iyo garaad buu ilaahay ku siiyey aad wax ku kala garato ee cidna ha eedayn miyey kaa caqli badnayd Ethiopia,imika waxaad is leedahay wax fiican baad ku hadashay lkn caqligaaga iyo ka dadka waaqica ah ayaad caayeysaa maxaad Ethiopia iyo shisheeye kle ugu eedayn inata aad adu halkaa is dhigtay 30sano,adu hadaad somali tahay marka hore naf ahaantaada hkaa imaado is bedelku lkn halkaasan joogaya inaan kici waayana dad kle ku eedaynayaa.
      Warkaagu waa jug-jug meeshada joog.

    • @Baaruuda2024
      @Baaruuda2024 27 днів тому

      @@user-sr86ui3xsuhsw Illahay ayaad been usheegtay. Somalia waxay noqotay xabaal iyo argagixiso miidhan

  • @dalmarcabdilaahi8566
    @dalmarcabdilaahi8566 28 днів тому +6

    Ey weeye abyi axmed bad uma hayno,ee xabad baanu uahaynaa
    😊

    • @Hasanali-kt2xh
      @Hasanali-kt2xh 28 днів тому

      ABYI MA AHAN EE WA DAMEERKA FULAYGA AH EE DALKA XUKUMA. DALKEENU MADAX MA LAHA EE RAGGAAN CALOOSHOODA U SHAQAYSANAYO WA IN AN ISKA QABANAA.

  • @pharah01
    @pharah01 28 днів тому +6

    Kooxda Villada joogta maxay wareejin doonaan sanad iyo bar kadib?.

  • @Iazuz
    @Iazuz 28 днів тому +3

    The way the talks are being conducted by the gov of Somalia and the way they approached this whole situation is the reason why Ethiopia will never ever back down. Ethiopia can easily see the current Somali gov are not genuine or serious when it comes to nullifying this MOU between Somaliland and Ethiopia. So anyone who is hoping this current gov of Somalia will convince Ethiopia to back down is daydreaming. Any talks with Ethiopia now is just a waste of time and worse even strengthen Ethiopian hand in this negotiation. It gives the impression or the wrong picture to the International Community, Somalia is willing to negotiate on their territorial integrity. Which is unthinkable with any real sovereign nation in this world. Sad day for Somalia and it is people. To watch such blatant interference from a very WEAK Ethiopia. Ethiopia today shouldn't be standing up, trying to take anything Somalis own by force.

  • @superfun1819
    @superfun1819 28 днів тому +3

    Ethiopian insha allaah waad dhamaane

  • @saadhussein5466
    @saadhussein5466 28 днів тому +2

    Siyaasiyiinta raba in kursiga xaaraan kusiijoogaan dhul iyo badba wey iibsadeen hada waxan waxey udhacayaan Un Muuse Dalable kursiga Soomaaliland siiheysto

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 28 днів тому

    Thank Galen media for your latest updates news and information and your excellent analysis
    Well done and well analysis

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 28 днів тому +1

    Elatraia bala haku dhacaana

  • @mohamedahmed-vg5pi
    @mohamedahmed-vg5pi 28 днів тому +7

    Yaab!

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr 28 днів тому +4

      Walhi xaley ilaa hada waa yabanahay hadii xolahaga lagu dooda wax no dhiman miya jiro

    • @abdullahiqaasim7120
      @abdullahiqaasim7120 28 днів тому +1

      @buunkahasancade-fe3yr masul ka fakar lakin yaysan kula tagin bahashu oo aadan niyad jab aadan ka qaadin. Kasoco masul

    • @buunkahasancade-fe3yr
      @buunkahasancade-fe3yr 28 днів тому

      @@abdullahiqaasim7120 ok sxb waa kuma mahadsantahay 😎🫡

  • @user-xc5vn1do9z
    @user-xc5vn1do9z 28 днів тому

    Subxaanallaah Somaaliya dhulkeedii baa laguheys’taa.
    Bisiq Sarmaan

  • @user-xe8kf3hw8w
    @user-xe8kf3hw8w 28 днів тому

    faqash oo dhan mid wariye isku sheeg ah mid siyaasii isku sheeg ah mid qabiil isku sheeg ah waxay dhaman ku guul dareysteen xasidnimadii somaliland ay la rabeen ilaaheeyna ma jeclaa kuwaa wax xasidaa allaa wax walbaa ay ku jirtaa gacantiisaa somaliland iyo itopiya guuul guuul guul ishaa allaaaa amiiin

  • @user-hx5gt2ts8v
    @user-hx5gt2ts8v 28 днів тому +1

    Itoobiya waxaa dabajooga yuhuuda imraadka iyaa qaatay qandasaka itoobiya waa lagu arw kacsanayaa waala adeegsanayaa waa inaad fahantaan waxa kasocda Daaha dabadiisa

  • @abdifatahhassan5561
    @abdifatahhassan5561 28 днів тому

    Waa yabanhy dalkii somalia oo kala hadlaya eithopia bad aysan lahyn sidee baynu ugula hadlynaa xoolaheena xabashida

  • @basragalinle4069
    @basragalinle4069 28 днів тому +2

    Reer Somali waxa ka maqan e ay itoobiya ka doneysa bada Somaliland ba leh Somaliland maha Somali wad riyoneysan idinko so jeda kkkkkkk

  • @user-hr5rx1cw8f
    @user-hr5rx1cw8f 27 днів тому

    Rag maba joogo bee ragga waa tagay allah soo ciliyo

  • @AbdiAgood
    @AbdiAgood 28 днів тому

    😢😂❤😮
    Ku mahadsanid Tabintaada Wararka tayada ❤❤😂😂

  • @abdilahiyusufyusuf3395
    @abdilahiyusufyusuf3395 28 днів тому +1

    Soo soco

  • @AllaaaminMaiisho-wx6kd
    @AllaaaminMaiisho-wx6kd 28 днів тому +1

    Waa nin adag waayo markii uu ciidankayga lagma soo saari karo muqdisho.. wuxuu rabaa sidii uu bada ku heli lahaa

  • @user-bv7yt7oj8g
    @user-bv7yt7oj8g 28 днів тому +1

    Hooyadii wadahan rageenu maxay ugu jawaabiwasyeen

  • @itsimaan248
    @itsimaan248 28 днів тому

    Wa xoog

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 28 днів тому

    somaaliya gaar ahaan Xasan Shiikh Heer ay dulinimo ay gaareen Itoobiya baa bad ay laheyn ku heysato.

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 28 днів тому

      Farmajo oo aby axmed sxb la ahaa wlaipa u balan qaaday 4 deadwood taas dulinimo maaha miyaa ?

  • @adengoumaneh5232
    @adengoumaneh5232 28 днів тому

    Waa Cajiib dhabtii wadan badiisii lagu hasto

  • @NimcoMaxamed-ek8vj
    @NimcoMaxamed-ek8vj 28 днів тому

    Abii wa jabasiis yahuudeed yusan idin dhumanin

  • @muxumedmacalin9217
    @muxumedmacalin9217 28 днів тому +1

    Walee badsoomliyeed beysan itoobiya Qaadanin

  • @maryami2299
    @maryami2299 28 днів тому +1

    Abi bad ganacsi ma Rabo ee wuxuu rabaa in uu bada dago oo maraykan iyo yuhuud lacag uga qaato Isla am kaan idinka celinayaa ma yaman buu la dirayaa

  • @fordoosabdalla9819
    @fordoosabdalla9819 28 днів тому +1

    Yaa rabi illaahoow adigaa umadaan u maqan

  • @shairabdi
    @shairabdi 28 днів тому

    Itoobiya maxeey nasab tahay saa waxeey aragty siyaasi raqiis ah!
    Soomaaliyeey maxaa wada hadalka keenay 2da wadan xaduud bad mawada lehee?!
    Wllhi meeshaan waxbaa ka salag leh! Ilaahaw wadanka noo xifdi 🤲

  • @CaliMaxamuud-l3h
    @CaliMaxamuud-l3h 28 днів тому

    Maaha Arin Sidani Turkiguna Waa Khaldan Yahay Waxaan Kula Talinayaa Wafdiga Soomaliya Majirto Wax Idinka Dhexeeya Itoobiya Oo Xidhiidh Dublamasi Inlahagaajo Iyo Ganacsiga Laakiin Majirto Heshiiskale Iyo Sheeka Badeed Haduu Turkigu Maalgashanaayo Dekedo Haa Waan Soodhawey Nayaa Laakiin Itoobiya Maya Maya Aqbali Mayno

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 28 днів тому +1

    Abiy wuxu arkay Soomaali qoqoban isaga ukala Carara aan Wadani aheyn leefleefa iyo Baddo Dayacan.....

    • @adirie6157
      @adirie6157 28 днів тому

      Exactly……. Before uu na weydiisan bu markab badeed iyo ciidamo badeed diyaarsaday tuuuuga injirta leh

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 28 днів тому +1

    Maskaan madow ee Abi ah Farmaaja no keenay, waxuu ku doodayo wa warqadu u saxiixay, muuse-na wa kan saxixi u magac bixiyay.

  • @moktaraden9120
    @moktaraden9120 28 днів тому

    Amazing why fédéral gouvernement sit éthiopien gouvernement like this is illégal discuss note well our sea no sell

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 28 днів тому +2

    Subxaanallah waa yaab itopiya bada somaliya waa ba xaaran waxas in laga hadlo taas
    Itoopiyo dal iyo dad beey naga heeysata waa in aan dalkeena ka soo ceshana ???😡
    Xasan moryan weeye asiga iyo waxa uu wato muuse dhiigyacab iyo ismacil baa kamasul eeh
    War hooy dhaninyaroy kaca oo
    iska qabta moryanata itopiya iyo dadka ak fadhiyo😢😭💔

  • @ahmedfaarah9677
    @ahmedfaarah9677 28 днів тому +2

    Ilaahay tuuga tuugu dhalay ee khaainkaa ee xasan sheekh dalka haka qabto naarti eebe haku fogeeyo

    • @guuldoon1
      @guuldoon1 28 днів тому

      Dambi ayaa dhex fadhidaa marka xasuusp fatmaajo inuu yahay sxbka koowaad ee aby ahmed walipa uu u balan qaaday 4 dekadood asagaana rajada galiyay xabishida

    • @umumahado1766
      @umumahado1766 28 днів тому

      Mnt xassan xidhiidh ku waa jaraya

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 28 днів тому +1

    xasan iyo kooxdisow ama sawiro halaydinka hayo ama hungurigu hadin weeynaado ee dhulka iyo badda soomaaliyed xaraash maaha ee wa in xukunka laydinka tuuro

  • @omerjibril7318
    @omerjibril7318 28 днів тому

    Brother's and Sister's
    We're Somalian peoples
    We must stand up with government Somalia 🇸🇴
    And forgot about Turkey 🇹🇷
    Ethiopia 🇪🇹 they dreaming and they Turkey 🇹🇷 give Somalia 🇸🇴 Sea to Ethiopia 🇪🇹 !!! ?
    We don't cara any countries
    Only we cara about our country

  • @NimcoMaxamed-ek8vj
    @NimcoMaxamed-ek8vj 28 днів тому

    Turkey wa abeeso.

  • @ilwadmed3465
    @ilwadmed3465 28 днів тому

    Ethiopie inchallah rabi naabu baanaasidho dhuuulka baadan ee baraka

  • @adirie6157
    @adirie6157 28 днів тому

    Quud an jirin qoryo u guro. Baastar ka marakiib badeed iyo ciidan badeed before u Somalia la hadal. Wa eey eey dhalay

  • @JamacBare
    @JamacBare 27 днів тому +1

    Adiguna bad iyo dhul aanad lahyn ayaad sheeganaysa. somaliland iyadaa leh mulkiyada dhulka iyo badda, Somaliya was inay xaqiiqada uu nooqotaa.

  • @Bedhub69420
    @Bedhub69420 28 днів тому

    Oo eleteria iyo kenya may heshiis la gasho

  • @sour.candly7868
    @sour.candly7868 28 днів тому

    Soomaali markey la Fariisteen ayey Qiimeeyeen iney isasii Kibriso Xabasho waa wax loo yeelay ........Wir iyo Car ayey inoo Mreysay Stepka u xigi kara waa Dagaal ee Soomaaliyeey Cadowga aan u Midowno oo Hantideena ilaashano...

  • @abdinaasir6238
    @abdinaasir6238 28 днів тому +1

    ma qabo xitaa in lala fariisto Lagan hadlo dhaxalkii dhalinyarada

    • @abdinaasir6238
      @abdinaasir6238 27 днів тому

      waa xaraan in lala fariisto lala hadlo itoobiyaan yahuud ah ninkii keen waa la mid

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 26 днів тому

    Somali iyaga halka is dhigaye intaye qabyalad iyo xasdinomo dhaqan kaa dhigteen

  • @xidhintamedia3893
    @xidhintamedia3893 28 днів тому

    Cabaadkii baa qadaad wayntii

  • @HakiimHakiim-t8p
    @HakiimHakiim-t8p 28 днів тому

    Unukaaleh oromo ayaa ka aqli badan

  • @maryami2299
    @maryami2299 28 днів тому

    Yaman aan dhulka soomaalida ka weererno

  • @abdurahmanali4374
    @abdurahmanali4374 28 днів тому

    madaxweynaha Eritrea baa la yaabay Xasan Shiikh munaaqadiisa iyo daciifnimadiisa in Itoobiya badda Somaaliya ku qasbato.

  • @XasanCisman-iv7qv
    @XasanCisman-iv7qv 28 днів тому +1

    Waaadiga cidakudacwiyasabadaanaylahayn

  • @himiloiyohiigsi5289
    @himiloiyohiigsi5289 28 днів тому

    Caqli xumada soomaalida 😢😢😢
    Dabaalada ayaa madax inoo ah
    Marka natiijada ka dhalatay waa hoog iyo halaag

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 28 днів тому +1

    waxan kabaqaya in isaaq qimaamaha laso saaro iyago gaalo lasafan oo iskumid noqdaan ingriis iyaga horgal u ahaa haderna amxaaro soo wada

    • @CabdiLahay
      @CabdiLahay 28 днів тому

      Danteenu waxay ku jiraan in aan isaaq la heshiino oo talada iyaga udhiibno iyaga ayaa anxaaro ladagaalami badeenana ka difaaci ilayn 77 kii dadkii ugu badnaa ee galay waxay ahaayeen isaaq Markii. Soomaalia mid ahayd

    • @firdowsmusay-ze9gs
      @firdowsmusay-ze9gs 28 днів тому

      ​@@CabdiLahayisaaq wa gaalo raacyo soomaali neceb

  • @user-xd2hq9vq1e
    @user-xd2hq9vq1e 27 днів тому

    wax baaan Soo Jii jiile Soomaali hurudoo

  • @nuryousuf5147
    @nuryousuf5147 28 днів тому +1

    Ethiopia maba ahan in lagalahadlo badeena somaliya mou ga katanasula dakadkale ayan idiin siineyna waa qaladka u guween taas

  • @superfun1819
    @superfun1819 28 днів тому +1

    Somali 130 waye

  • @husseinibrahim8799
    @husseinibrahim8799 28 днів тому +7

    Walee ciil loma dhinto Ethiopia 🇪🇹 ayaaba manta dhulkeeni naguheesato kuwana ay usacaba tumayaan
    Eritrea 🇪🇷 waa umad kayar 7million hadan Ethiopia oo dhulkeeda heeysato iyo badeena marna kumadhacdo hadana waakan anaka naguheysato dhulkeeni ciil badanaa

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 28 днів тому +2

      Somali iyaga meeshaa is dhigay itoobiya oo manta liidata aan wax awood laheyn dalkeeda meel walba dagaal ka socdo aya dooneeysa xoog iney badeena ku hesho taana waxa u sabab ah madaxda jahiliinta e xamar fadhida

  • @abdirahman6263
    @abdirahman6263 28 днів тому +1

    Wllhi bilaahi ilaa inta ay somalidu khatarta gudahooda fahmayso waxa ay tahay oo ay iska qabanayso wllhi baanay shisheeye iska qaban karin,ilaa inta aynu dadka madax ah ee xun aynu iska qabanayno shisheeye car iyo wir toona ma odhan karno,somalidu waa dad kaliya ee aan aduunka ku arkay ee aan aaminsanayn in qofka u talinayaa ama madaxda u ah u khatar ku noqon karo isla iyaga dalkooda,waa foolxumooyinka iyo mahadhooyinka 30kii sano inagu dhacay inay maanta Ethiopia 🇪🇹 inagula doodo badeeni,waxa la yidhi:(doqon ta marna usha agteeda lagu dhuftaa,marna waa lagu dhangadeeya)waata ta ay maanta somali ku jirtaa🤔

  • @zeinababdi5130
    @zeinababdi5130 28 днів тому

    Turkey wa munaafiiqiin diciif nimadena ka faidaysan rabaa illahow awoodada nooga qabo Ethiopia ciil badana

  • @HodonUpdullah
    @HodonUpdullah 28 днів тому

    2006 maxay ka samesay somali itoobiya

  • @maarmaar6136
    @maarmaar6136 28 днів тому

    Cajiib!! Yaab!! Tacajib!!
    Dhabano _hays amakaag!!
    Meeshan ku yaabay basn fadhiya
    Which means south africa iyo Mozambique 🇲🇿 bada iyo dhulka somaliyeed way inagu qabsan karan inteey rabana waa lo xukumi karaa
    Allow Ana yaab u dhiman dulinimo dhagxumo hadii lo dhiman lahaa waan ku jirnaye

  • @elmidahirbulaale2992
    @elmidahirbulaale2992 28 днів тому

    BADDA MA HOOYADAA AYAA ISKA LEH HA NOOSHEEGIN DANTAYADA

  • @jamalyusuf9857
    @jamalyusuf9857 28 днів тому

    Ethiopia 🇪🇹

  • @MohamedIsmail-gf7mv
    @MohamedIsmail-gf7mv 28 днів тому

    Waa yaab, what does Somali has from Ethiopia!!!! Nothing

  • @mohamadismail1880
    @mohamadismail1880 28 днів тому

    Ethiopia has more rights than turky for the somali sea access because they are land locked naibour but we wonder what turk is doing here

  • @Wiyeeryare
    @Wiyeeryare 28 днів тому

    Waa Geesinimo halkii ugu dambeysay 😂

  • @shamsoibrahim4431
    @shamsoibrahim4431 28 днів тому

    Xassan Wu shegay inusan gorgortan gelin dhul iyo bad somaliyed laakin saxiixi Muuse bixi iyo Farmaajo ayay ethiopia cuskanaysaa maanta caqabad ku noqday dalkeeni😢

  • @user-ti8qb2hl7l
    @user-ti8qb2hl7l 27 днів тому

    Waa in aan hurdada ka kacnaa

  • @gobaad1275
    @gobaad1275 28 днів тому

    Somalia waa ku fashilantay inay Bad aanay shaqo ku lahayn kula muranto Ethiopia, Gaylan Guni ma xidhopto

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 28 днів тому

    Bada hela ama da.a maxaa naga galaya

  • @osmanahmed3512
    @osmanahmed3512 28 днів тому

    Xarash geyaha dalka somali e maha madaxweyne

  • @user-ov2wz5eh9u
    @user-ov2wz5eh9u 28 днів тому

    Dowlada wa in ay bilawdaa in ay somali galbeed soocelisaa

  • @-xu9nd
    @-xu9nd 28 днів тому

    Xasan wuxuu rabaa inuu muran galiyo bada soomaaliya sidii sheekh shariif uu u galiyey muranka waa arin layaab leh ma siyaasada ayeysan fahasaneyn mise wadanka ayey san waxba ku lahayn

  • @abdiaboubakar184
    @abdiaboubakar184 28 днів тому

    Nin aan balaayo arag ayaa yidhaa balaayo ayaan aragnay waa nasiib daro walahi

  • @Somfox1
    @Somfox1 28 днів тому

    Ethiopia ku dhici wayday BadaCas ee ERITREA!!!!!

  • @Sasqwwgvtgg
    @Sasqwwgvtgg 26 днів тому

    Xasan sheekh waxaye aheed inu aqonsado somaliland u kala shurutamo inaye xabashi kaa fogadan ama u somaliland wax laadhaho baabiyo

  • @MosuleimanGaabow24
    @MosuleimanGaabow24 28 днів тому

    Farmaja usabb aha in ethopia badeena so damacdo
    Oo siiyy Afar dakadood

  • @maryami2299
    @maryami2299 28 днів тому

    Muxuu dhimashada ku galay aa Waa lacag in uu ku qaato

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 28 днів тому

    Intaaan dhaxdeena isku mashquulsaneen waa natiijadii kadhalatay

  • @umumahado1766
    @umumahado1766 28 днів тому

    Sideena kuwada hadalanaa yaaba xoolahaga

  • @AllaaaminMaiisho-wx6kd
    @AllaaaminMaiisho-wx6kd 28 днів тому

    Wali waan garan laayahay sobobta ay uwada hadlayaan somaliya iyo itoobiya waa wax lala yaabo ... takale maxaa kaliya ee m/w soomaaliya uu odhan laayahay wax bad ah mahayo... ???

  • @faisalbarise4631
    @faisalbarise4631 28 днів тому

    soomaali cidka liidata malaha
    iyagaa isku dhagan markasta lkn iyagii ayaa hada lagu haystaa dhulkoodii iyo badoodii

  • @abdisahalqaylo8812
    @abdisahalqaylo8812 28 днів тому

    Itoobiya waxay wax waydiisanaysaa dad xaq iyo xuquuq u leh dalkooda sland balse sheegasho iyo laablakac waa dawladda fadhiidka ah ee muqdisho...soomaalinnimo waa la wadaagaa dawladaase lakala yahay.....

    • @adirie6157
      @adirie6157 28 днів тому

      😂😂 dawlad xaal qaado

  • @user-gj6hv4bj7b
    @user-gj6hv4bj7b 28 днів тому

    Xasanow ma adaaleh dooda aad galisay bada soomaaliyeed
    Adiga waxaalagaarabaa inaanad wadahadal kagalin badeena

  • @firdowsmusay-ze9gs
    @firdowsmusay-ze9gs 28 днів тому

    wadanka xasan sheekh halaga qabto wuxu urogay baddi iyo dhulki soomaaliyed meel lagu muransanayahay halka itoobiya dagaal kuhanjabayso

  • @user-yp2ml8ou4k
    @user-yp2ml8ou4k 28 днів тому

    Itooobiya bad aanay lahayn in lagala hadlo maaha ee waa in lala dagaalamaa oo soomaali midowdaa

  • @xaajilacag828
    @xaajilacag828 28 днів тому

    Gaylan daaroodka unbaa ku raaxeysta nacnacdaada....
    Dawlada fedaraaligaa eeee somalia 🇸🇴 aaaaaaa wabaaaaaa 😢😢😢😢
    Midowgaii somaliland iyo somaliya
    Sharci daruu ahaa....
    Shaley ethiopia .....

  • @user-qg6uw5du1p
    @user-qg6uw5du1p 28 днів тому

    Somaaliamoqifkedhacadeso

  • @sudiissa5701
    @sudiissa5701 28 днів тому

    Soomaaliya waa wadan wanaagasan khayri ilaahay siiye laakiin shacab malah dad siyaasiyiin ilaahay ka cabsada wanaagasan ku kalasoon wadankoda malaha waa maxaan cuna duliyiin u ja jaban wadamada kale eyagu is neceb qabyaalada qofka soomaaliga markan arko magacayga ima weeydiiyo qabiilkayaga iwayediiya iyo deegaankan soomaaliya ka soo jeedo

  • @maxamedgaab4153
    @maxamedgaab4153 28 днів тому

    Away dadkii somaliyeed
    Ee lagu tilmaami jiray dad
    Caqli iyo karti badan manta
    Mawaxay marayaan in
    Dhulkooda iyo dhaxalkoodi
    Ay ukala baratamaan inay cadawgoodii so jireenka ahaa
    Si ay ugu warejiyaan ??????

  • @raabciiseraab4559
    @raabciiseraab4559 28 днів тому

    Ku qasbo ku Qadi mayside ayuu wada abi ahmed wx ba khalad ah in lala fadhisto axmaarada

  • @maryami2299
    @maryami2299 28 днів тому

    Walaahi abi wuu calool hadlay dhaqan loo soo dirsaday waarna yuhuuda

  • @youssoufdoualeh333
    @youssoufdoualeh333 28 днів тому

    Idaacadan in la xiro waxay kaga wanagsantahay ma jirto.
    Cida ay matasho wa cid wareersan ismana oga inay wareersantahay.

  • @ismacilabdi1278
    @ismacilabdi1278 28 днів тому

    Waxan ilahay
    IGA baryayaa xasan
    In ilahay umada kaabto
    Waayo wuu baqayaa oo
    Wadankii cabdi ayuu
    Siinayaa muu cadhiyo
    Muxuu UGA baqayaa itoobiya yaa ka futo
    Xun tarki Dan nooma hayo ee isaga ayaa dantiisa wato

  • @CabdikhadarIsmaaciil-f5i
    @CabdikhadarIsmaaciil-f5i 28 днів тому

    EITOPIA. Waa in liska dhiciyaa ma nin an baddabaa an laheyn maxad kala rafisaneysaa