КОМЕНТАРІ •

  • @dabshide3878
    @dabshide3878 Рік тому +9

    Xasuustii axmed gacayte yuusuf iyo Haweeya biixi alle haw raxmaado lapdoodapa🤲🏻💯

  • @khadarhassan5864
    @khadarhassan5864 Рік тому +7

    Waa nabade so noqo kuma niciine sonoqo xabiibti i miss you wlhi X.

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 Рік тому +1

    Alah ha u naxariistee waa Heestii Axmed Gacayte Yusuf iyo Haweeya Biixi waa xasuustii labadan Fanaana waan salaamey

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 8 місяців тому

    Gabadhu si fiican bay u qaaday heesta Cajun waan ka filayay oo waa old soul good job

  • @qaaliahmed5200
    @qaaliahmed5200 Рік тому +5

    Mamadu washidantahy baqedunah wakacsan yahay zxb lagutilmanyaye nacas nimo yeysan kuqadin

  • @halhaystv
    @halhaystv Рік тому +1

    Inta fahan san in safiya tusmo loola jeedo like ta ku Booba dhiigeena wada Jira 😂

  • @abdikanihassan5689
    @abdikanihassan5689 Рік тому +8

    cabdi cajun saxib cod ale kuu dhiibay waligaa sharaftaada ilaa sho nin wacan saxiib ❤🎉

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 8 місяців тому

      Dumarka waawayn ha camaajurayn dheh waliba waa mu’alif

    • @idilCali-mw7lv
      @idilCali-mw7lv 4 місяці тому

      ​@@jamaadnuura10The566

  • @Uknownw
    @Uknownw Рік тому +3

    Waay cod macaan yihiin labaduba layaab layaab👏👏👏💛

  • @ismaelsori773
    @ismaelsori773 Рік тому +3

    Waaw bro and siz excellent music reminder of those nice days keep it up

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +3

    Wow 🥺🥺 wow Farxiya Rasta and Cajuun excellent voices pleasing and perfect to listen 👂👂👂 thumbs up you both

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 Рік тому +1

    Wow cod baa ku dhacay gabadhan hore uma maqal

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 Рік тому +3

    Warya show cabdi cajuun ilmo yarbuu ahaa sowkaa waynaday hada kadib is ilaali magacaaga illaasho

  • @rashidgoondibi1454
    @rashidgoondibi1454 Рік тому

    Codkii Ahmed gacayte iyo haweeya bixi. /Milay samaan ahaa alle ha I naxaristo

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +9

    Two talented singers Ideally enjoyed their wonderful voices Farxiya Rasta and Cajuun amazing

  • @sakiaxmedyutebofcificl7193
    @sakiaxmedyutebofcificl7193 Рік тому +2

    Woow halkeeday dhigeen walhi

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 11 місяців тому +1

    Wa nabade so noqo kuma nicine so noqo naxli maleh jacaylkuye WOW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @roodaciise8286
    @roodaciise8286 Рік тому +3

    Hore usoc jidhkygii

  • @Muhanadbunis7
    @Muhanadbunis7 Рік тому +2

    Music by Digale yare Allah Yacisag 🥰🖐

  • @jamilajamac108
    @jamilajamac108 Рік тому +3

    Cajuunow is jilci inader markad ciyareysid 😍😍😍

    • @fawzihadjiahmed8905
      @fawzihadjiahmed8905 Рік тому +5

      rag waa adeyge cajuuna lafaha iyo dhuuxa weeyoo waa dhaladkii hawdka 😍

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 Рік тому +1

      🤣🤣

    • @hiboahmed8114
      @hiboahmed8114 Рік тому

      @@fawzihadjiahmed8905 Naag uu idhi waan wada tumanay ee maan qabin Miyuu rajo ka naawilayay waaba nacas

  • @nouramohd1314
    @nouramohd1314 Рік тому +2

    Nin adag cajuun ku soco

  • @iqraaxmedmaxamuud1024
    @iqraaxmedmaxamuud1024 Рік тому +1

    Digaal yare xidigahaad u socotaa walaal guuleyso🙏🥰

  • @nimcohaybebulaale8881
    @nimcohaybebulaale8881 Рік тому +1

    Hore Udoc Jidhkygii❤❤❤❤ cabdi cajuun ❤❤

  • @sadiaahmed160
    @sadiaahmed160 11 місяців тому

    Digaale noolow abidkaa🎉🎉🎉🎉

  • @mohamedabdullahi4652
    @mohamedabdullahi4652 4 місяці тому

    Farhia rasta cod toolmooon waxaan kaasoo salamaa magaaladadii Dhusamareeb

  • @aarsadaamdayib6537
    @aarsadaamdayib6537 Рік тому +2

    Cajuun khatar islaamahay ugu baxdaa

    • @hodhare961
      @hodhare961 Рік тому

      Meesha ma shukaansi baa yaal waala wada heesayaa 😂

  • @saadoqaranofficial6248
    @saadoqaranofficial6248 Рік тому

    Waaaaaaaaaaaaaaaw waaaaaaaaw wale wsd dhigteen masha allaa fanaaniin qaaliya

  • @h-ibnukuus1173
    @h-ibnukuus1173 Рік тому +3

    War cajuunoow waa sidee😁

  • @cigeoch23
    @cigeoch23 Рік тому +3

    Waar waa lagend Cabdi cajuun alaylehe taa kama agfogid looolz

  • @iftiinkawarka3558
    @iftiinkawarka3558 Рік тому +2

    Ahmed saleeban iyo cabdi qeys Yaa laha curinta heesta

  • @suleqajacfar2957
    @suleqajacfar2957 Рік тому +2

    Waaw cadi maahan❤

  • @iltiredoualeibrahim
    @iltiredoualeibrahim 4 місяці тому

    J aime cette trust belle chanson❤❤❤

  • @fadumoelms4582
    @fadumoelms4582 Рік тому

    Cod cajiibaa ayaa lagu manaystay labadooda ba masha Allah

  • @shabeelweheshade4297
    @shabeelweheshade4297 Рік тому +3

    Cabdi Ciise Cajuun legend

  • @ismaaciilciise5173
    @ismaaciilciise5173 Рік тому +7

    Cabdi cajuun the king of the voice

  • @khalidgaranti7093
    @khalidgaranti7093 Рік тому +1

    leggenkii waynaa cabdi cajuun

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +3

    Great voices and splendid singers

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому

    Farxiya Rasta Maanta Iiguhoreyse Cabdi Cajuun Ayaagaranaya

  • @hassankhadarmohamed584
    @hassankhadarmohamed584 Рік тому

    farxiya raska way gaboowday waaban faraan waayay alla maxay addis noo shiday habeeno bada

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 Рік тому

    Hees aan kahelo oo aad sifiican uqaaday oon ilaa hada dhagaysto waxaa jirta adiga iyo gabadhii uhoraysay ee dad badaniba codkaga maqleen waxaan umalay nayaa in magacedu ahaa safiya. Aadbaan heesta ujecelahay. Abdiyow heeso kuu gara soo qaad.

  • @user-qt1jj4wv4y
    @user-qt1jj4wv4y 5 місяців тому

    Shukri ali

  • @issaadan323
    @issaadan323 9 місяців тому +2

    Heestan waxa dageysanaya hawen Isnin tariqdu tahay 9/10/2023 dacadu 00:00 Lixsac Habenimo 😢😢😢😢 Xaska iga maqan muda Shanbilod Inago aroos laba bilod keliya bey Cidoda adey uur bey lahayd kadib mey soo noqonin waa didey iney kusolabato gurigeda waan fahmi laa ahay waxay damacsantahay 💔 hestan aya kuceshanaya dor jeer waa nabade soo noqoo Kuma nicine soo noqo naxli ba ku maqante naaf kujecel baan ahe

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 8 місяців тому +1

      Don’t air your dirty laundry on social mediaha. Waxaad karaysay Inaad tidhaa si gaaray ii taa batay. Arooskaaga iyo uurka labada biloodaba iyo sh’uuni dakhilia looma baahna in bulshadu ogaato dhaqanka iyo xishoodka ilaaliya

    • @Username11249
      @Username11249 6 місяців тому

      @@jamaadnuura10absolutely you put him his place.reer xamarku waa bilaa dhaqan rag iyo dumarba badan koodu,social media wada taagan yihiin.waar xataa ninkii qabay soo duubay waan aragnay oo ay wali la joogaan

  • @abdiabdi8116
    @abdiabdi8116 Рік тому +3

    Always the best both of them viva cajuun🎉

  • @garxajisweyne7980
    @garxajisweyne7980 Рік тому

    Farxiya Rasta Aun kooshin yare

  • @shaarublibaax7139
    @shaarublibaax7139 Рік тому +1

    Hada baan gartay waayo badan lama arag

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 Рік тому

    FADXIYA RASTA COD DAHABLEY ❤❤❤

  • @ahmedamuse8666
    @ahmedamuse8666 10 місяців тому

    Erayadii Ahmed saleeban bidde

  • @munamaykalabdi5512
    @munamaykalabdi5512 Рік тому +2

    Man sha allh

  • @sahalnuux2969
    @sahalnuux2969 Рік тому +1

    Inta jecel nebiga scw

  • @ayanwarsame7218
    @ayanwarsame7218 Рік тому

    Waxaasa cod ah Raasta iyo Cajuun.

  • @hindihassan1094
    @hindihassan1094 Рік тому +5

    Oooooof cajuun legend

  • @user-wy7jd7rz5t
    @user-wy7jd7rz5t 9 місяців тому +1

    Asc😅

  • @sumayamaxamuud8157
    @sumayamaxamuud8157 Рік тому +4

    Niyaw maxa ku helay oo iga kaa danbeeyay waxay soo noqoda hhhh🤣🤣🤣🤣

  • @amalabdirihman975
    @amalabdirihman975 Рік тому

    Hayaay waa cajuun hhhhh

  • @nimcaanaxmedbasher7152
    @nimcaanaxmedbasher7152 Рік тому +1

    Cabdi ciise dadka waween lagama so gaadho 😅🤣👊

  • @MrKayse2011
    @MrKayse2011 Рік тому

    Well done

  • @aqoonqaate8109
    @aqoonqaate8109 10 місяців тому

    Farxiya rasta oo qaaci qaadaysa hadaad aragtaan waa yaabaysaan

  • @bashiircase
    @bashiircase Рік тому +1

    Digaale yare waad fiican tahay sidad u wado howshan lkn chanelka loogo inoogu samee

  • @mustafarlaadichannel8835
    @mustafarlaadichannel8835 Рік тому +1

    digaale.wan.kusalamey.ababa.musigan.rabey.side..kugu.soqabta

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 Рік тому

    This Young man is A Great Singer 🔥

  • @khaalidbaashe8051
    @khaalidbaashe8051 Рік тому +2

    Heesta hablaha somaaliyed ee qurbaha jooga ayaa qaada itay odayga ku kibraan oy isyeelyeel u saaraan ayay laba todobaad kadib sariirtu kusoo YARAATAAA ,OYKA BILAABAAN TII YARAYD AYAA BUKTA IYO CIYAALKOO LAGULA SOO HADASHiIYo

  • @mustfeyuusuf804
    @mustfeyuusuf804 Рік тому

    Waw

  • @kaydkadirir5253
    @kaydkadirir5253 Рік тому

    Ereyada ayaa lahaa iga caawiya

  • @khadarmaxamuud1235
    @khadarmaxamuud1235 Рік тому

    Sxb wad dadalysaa lkn..ereyada cida le.iyo laxanks..iyo..ruwayda

  • @shabcanadan2251
    @shabcanadan2251 Рік тому +2

    Cajuun oo labiska bartay

  • @zamiirsuldaN
    @zamiirsuldaN Рік тому

    Gabdhu meel dhigtey lkn cabdi mahsyo heesta codkeeda

  • @liibangalmudug9039
    @liibangalmudug9039 Рік тому

    A

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 Рік тому

    Waxaan odhenlahaa Heeso badan ayaa lumey oo u baahan inla bàadi doono sidaa nimanka doonyaha ee daalin waligood .ee badaha dulaamiyo duufaanka u jilib dhiga sidaa
    Diinku wuxuu dhalo ugu koriyo daymada adoon dumar wax dheereyn dadka kaa jecleystee

  • @kaydkadirir5253
    @kaydkadirir5253 Рік тому

    Safiya tusmo miyaa u jeedaan
    Waar way galbataye samir

  • @aw-geeddishaambow9792
    @aw-geeddishaambow9792 Рік тому +1

    Heestii ugu maraxsanayd heesihii Gacayte. Maxay ahayd Rasta xashiishka miyey cabtaa mise magaca ma taqaan macnihiisa lol

  • @wiilkareerwarsame7863
    @wiilkareerwarsame7863 Рік тому

    Hhhhhhhh cajuun

  • @munaali4725
    @munaali4725 Рік тому +4

    Cabdaw sxb 80 ayaa jeceshahy islaamaha ayaad wastaaa

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari Рік тому +1

    Heesaha kufsiga halaga daayo

  • @rashidgoondibi1454
    @rashidgoondibi1454 Рік тому

    End CJ go v to ku week to we if we k do it k to her so big

  • @deeqahussein1261
    @deeqahussein1261 Рік тому +1

    Abdiyow heestan codkeeda mahaysid, wayku shiiqisay islantu. ninyohow dumarkan codkodu khatarta yahay iskadhaf. Yurub geenyo oo aad ku ag babaday, khadra silimo iyadna kugu dolsoco tay, waar dumarkan haku dabalumin. Bal islantan eeg manshaa Allaah cadkeedu waa dahab.

  • @asmacali111
    @asmacali111 Рік тому

    Waw