Sahro waxaad ka dareemaysaa in ay aheyd Gabar yar codkeeda. Heesta waxaa la sheegaa in loogu duurxulay “Shakeetiga” laakiin Ilaah baa yaqaan. Dawooy= Shakeetiga
abdullahi hersi, 3 fanaan oo caan ahaa xiliga riwaayaddaan soo baxaysay aadna u dhigi jiray ruwaayadihii xiligaas socday ayaa ii sheegay in heesta DAWO ay ku timid sidaad u sheegtay lkn weli lama Oran karo waa xaqiiq maxaa yeelay abwaanka, fanaaniinta ama cid marka uu samaynayey heesta la joogtay qisadaan kama maqlin. Si kastaba ruwaayadaan Adduunka Aad ayey Samatar iyo Dawo uga dhex muuqdeen inta aan xasuustana 3 heesood ayey wada qaadeen oo kala ahaa 1. Heesta Dawo 2. Heesta cagta ii dhig 3. Iyo heesta gacaliye iyo gacaliso. Allaha u naxariisto Abwaan Kaariye wuxuu ahaa Abwaan buuxa oo ay adag tahay in dib loo sameeyo ruwaayadihii uu sameeyey. Mar walba way haboonaan leheed in buugaag loo bedelo ruwaayadaha iyo heesahaba.
@@abdurahmanrooti4328 waa sidaad sheegtay walaal oo Abwaanka iyo Ilaah baa og xaqiiqda ka danbeysa heesta. Laakiin qofkasta si buu u fasirtaa heesta. Haddii ay 3 fanaan oo caan ahaa ay sidaas kula wadaageen, kolkaa waa laga yaabaa in wax ka jiraan. Hees kale oo uu isna Cigaal qaado oo aan filayo in uu isla Kaariye Alifay baa iyana lagu sheegaa in ay isla duurxulkaan laga waday waana tan tiraahdo:- “ Digrigu Culimadu Maadaayaanee Dan kuuma ahee iska a daayey Miyaan Dhegaha u daloolshaayee” Laakiin Alle iyo Kaariye unbaa og 😂
In badan ayaan raadinayay cida laxanka saartay. jiim sheekh ilaahay ha u naxariisto laxan cajiib ah ayuu saaray
Mahadsanid xogta aad nala waagtay walal
Maxamed Cali Kaariye Sameeye
Laxanka Jiim Allh Unaxariisto Asbuucii Inadhaafay Buu Geeriyooday
Ale hau naxariisto aamiin
Heesta: Dawo
Miraha/Ereyada: AUN Abwaan Maxamed Cali Kaariye.
Fanaaniinta ku luqeynaya: Xasan Aadan Samatar & Sahra Abuukar Cabdi (Sahra dawo)
Riwaayadii: Adduunka 1984
T/Qabasho: 1984
Naaneysta “Dawo” heestan ayay ugu baxday.
P
Heesta waxa sameeyey ku farayreystay
Dhakhtarkii jacaylka ilaahay ha u naxriisto
Abwaan maxamed cali kaariye
Waa RIWAAYADDII adduunka 1984 waana RIWAAYADDII u HOREYSAY OO banaadiri IYO waqooyi isku jir ahayd waxaa la heesayey xasan aadan sahra dawo faadumo qaasim IYO aweys qamiis dhinaca reer xamarka waxaa KU mataleysey shamsa cumar
Waxaan filaa iney ku jirtay Ruwaayaddii Adduunka oo alifay abwaan Kaariye
mahadsanid brother
Yaa salaam🥰
Mirihii m.c.kaariye laxankii jiim sh muumin codka x.a.samatar iyo sahra dawo ruwaayadii aduunka
Hees culus weeye runtii
Haa wllhi habbi
Erayadii Abwaan Kaariye 1982 AHUN
Laxankii Jiim Sheekh Muumin AHUN
Luuqda Sahra Dawo iyo Hassan Aden.
Ninkii farxad raboow qaraamiga la saaxiib
Ku mahadsanid sxb waayo waayihii wacnaayow inaad nala wadaagtay oo aad noosoo bandhigtay codsiyadayadii
Waxaad noogu xigsiisaa
tubeec iyo maryan heestii taladaan la ruugin
Xasan iyo aamina "googaa"
Bacalwaan iyo sahra ahmed "ladane iyo lunsan"
Kinsi iyo xaydar "dhabta miyaan ku saaraa"
Xasan aadan "damac guur"
Khadra daahir "isha sacabka mari"
Kuluc iyo magool "dadnimada aqoonso"
Digfeer heestii ina cabdi
Xasan aadan iyo Aamina (Googaa) waa tan
ua-cam.com/video/DHI353zeUtM/v-deo.html
Laxankii Jiim Erayadii Kaariye
Hees Qaali Ah Cajiib.
Thanks.
Heestan kadib magaceedu Sahra Dawo ayuu noqdey
Laba legend
🥰🥰🥰🥰🎸🎸❤️
Fadlan noogu xigsiiya heesta saafi ducaale ee salaan macaan iyadoo kaleera waayo ta imaka yoube kujirtaa ama lahayaa shucaac ayaa kujira waana hees somalidu jeceshahay aadna udhagystaan markey maqalaan heestan salaan maacaan saafi ducaale x%75 baa lagystaa marka idacadaha lagmaqlo walw ay shucaac ku jiro heesta
Sahro waxaad ka dareemaysaa in ay aheyd Gabar yar codkeeda. Heesta waxaa la sheegaa in loogu duurxulay “Shakeetiga” laakiin Ilaah baa yaqaan. Dawooy= Shakeetiga
Shakeetiga maxaa laga wadaa??
@@eymakay2Biyaha Dhanaan ama “ Wab Markaan Ka Siiyaa Indhaha Wahab Ka duulaa “ 😂
abdullahi hersi, 3 fanaan oo caan ahaa xiliga riwaayaddaan soo baxaysay aadna u dhigi jiray ruwaayadihii xiligaas socday ayaa ii sheegay in heesta DAWO ay ku timid sidaad u sheegtay lkn weli lama Oran karo waa xaqiiq maxaa yeelay abwaanka, fanaaniinta ama cid marka uu samaynayey heesta la joogtay qisadaan kama maqlin. Si kastaba ruwaayadaan Adduunka Aad ayey Samatar iyo Dawo uga dhex muuqdeen inta aan xasuustana 3 heesood ayey wada qaadeen oo kala ahaa
1. Heesta Dawo
2. Heesta cagta ii dhig
3. Iyo heesta gacaliye iyo gacaliso.
Allaha u naxariisto Abwaan Kaariye wuxuu ahaa Abwaan buuxa oo ay adag tahay in dib loo sameeyo ruwaayadihii uu sameeyey. Mar walba way haboonaan leheed in buugaag loo bedelo ruwaayadaha iyo heesahaba.
@@abdurahmanrooti4328 waa sidaad sheegtay walaal oo Abwaanka iyo Ilaah baa og xaqiiqda ka danbeysa heesta. Laakiin qofkasta si buu u fasirtaa heesta. Haddii ay 3 fanaan oo caan ahaa ay sidaas kula wadaageen, kolkaa waa laga yaabaa in wax ka jiraan. Hees kale oo uu isna Cigaal qaado oo aan filayo in uu isla Kaariye Alifay baa iyana lagu sheegaa in ay isla duurxulkaan laga waday waana tan tiraahdo:-
“ Digrigu Culimadu Maadaayaanee
Dan kuuma ahee iska a daayey
Miyaan Dhegaha u daloolshaayee”
Laakiin Alle iyo Kaariye unbaa og 😂
@@abdullahihersi1188 saas ma’aha ee si fiican udhuux abwaanadii hore waxey ahaayeen dad sarbeeb wax ku gudbiyà waa nin ay naagtiisa dareenkiisa kicisò oo jecel haduu daalanyahey habeenbarkii ayuu u’soo guureynaa si uu dantooda iyo jaceylkooda uusan udhumin🫢 Maxaa gabalkoo dam’yiri dadkoo seexdey guura’galey maxey dirqi igu’ageyd danteenaa inaan u kacó muxuu daalkà igu’badnaa iskà faham sheekada waa between husband and wife 😉 waaxey khamradà wake-up 😂🤣🤣😂
Dal masheeya roboo
Waxaa la sheegaa in macnaha uu abwaanku ka dawo ay tahay Qamri waa sida la sheego
Kir beenta abwaanka kadaa waryaa nin dhaqan ah oo reer Culimaa kasoo jeedo ayuu ahaa waa maxay Khamriga aad sheegeysid 😡
@@Garaad1000 Waa Runtaa qof dhintey wax’bà lagamà sheego keliya waxaa noo banaan inaan Naxariis u’weydiinò uunà isla’markaanà uu ILAAHAY swt u’dambi dhaafó InshaAlLaah 🤲🏽 Aamiin.
@@Garaad1000 walaalkiis yuu u’dhashey kaariyè ILAAHAY swt 🤲🏽 ha’u naxariistee InshaAlLaah Aamiin!
saas ma’aha ee si fiican udhuux abwaanadii hore waxey ahaayeen dad sarbeeb wax ku gudbiyà waa nin ay naagtiisa dareenkiisa kicisò oo jecel haduu daalanyahey habeenbarkii ayuu u’soo guureynaa si uu dantooda iyo jaceylkooda uusan udhumin🫢 Maxaa gabalkoo dam’yiri dadkoo seexdey guura’galey maxey dirqi igu’ageyd danteenaa inaan u kacó muxuu daalkà igu’badnaa iskà faham sheekada waa between husband and wife 😉
Waaxey khamradà hurdada ka’kac 😂🤣🤣😂
@@KaKa_641m.c. kaariye waa gudoomiyihii iyo aasaasihii kooxdii waabari, waa abwaanka ugu heesaha badan soomaalida,
reerka uu ka dhashay waa
maxamed hiraab (martiile)