Faarax Macalin oo Sidii Ugu Xumayd U Karbaashay Abiy Ahmed Iyo Qoomiyadda Oromada ee Damaca Waalan.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 5 жов 2024
  • Qarri Jiqood is a 24 hours News Channel that brings you the latest All Somalis News and Videos covering, Islaam Videos, Muhaadarah, News in Business, Politics, Entertainment, technology, and Much More.
    Don't forget to Subscribe, Share And Like Qarri Jiqood
    FG: Lagu Xigtaa lagu Xasuustaa ka horeeysa💕One💕Love💕.
    QarriJiqood

КОМЕНТАРІ • 31

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 5 місяців тому +1

    Asc faarax macalin GEESI QARAN OF SOMALIA 🇸🇴 GUUUUUL SOMALIA

  • @maxamedaxmed6374
    @maxamedaxmed6374 5 місяців тому +1

    Ninkan kaliya wuxu isku Diraa somalida iyo Ethiopia, Somalidiisa iyo keNyana wuu ilaashada Anakuna waanu ku fahaney.

  • @maryami2299
    @maryami2299 5 місяців тому +1

    Walachia Farax Waa run tii indhahayga waxaan saaray sawir laga qaaday trabuunka muqdisho mayd itoobiyaan oo kun dhan oo lays duldaaray Waa markii iigu jiray say oon mayd inta leeg I n hayaa ku arko

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 5 місяців тому +2

    Abiyey waa madaxweyne dawlad 120 milyan ah oo aan abidkeed la gumeysan hugaamiya ! Muxuu afxumo kaga qaadaya Ogaadeen Kenya iyo Ethiopia gumeysataa !!!

    • @AliMadina-o6o
      @AliMadina-o6o 5 місяців тому

      Ma runta dideysa ???

    • @hassanalihashi2105
      @hassanalihashi2105 5 місяців тому +1

      Dadku isku fahan maahan waxaana uguxun qofwixiijirana aan ogeyn hadii loosheegana aan fahmeyn waxa loosheegana aan farahmacalin waa soomali waliba kuwa uguqalbigawanaagsan

  • @maryamhusein670
    @maryamhusein670 5 місяців тому +1

    Labadiinuba Ogaadeen ayaa tihiin, DDS waxaa madax ka ah niman Ogaadeen ah F.Macalinoow warkaan iyaga maad u sheegtid

  • @UgasskJama
    @UgasskJama 5 місяців тому +1

    Waligay nin intaa le'eg oo reerkiisa lagu muransan yahay ma arag Ugaadeen iyo Gaadsan baa isku haysta

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 5 місяців тому

    Faarax yuuna khaldamin soomaalidaa itoobiyaan ma aha ee waa soomaali

  • @abdullahiisman1567
    @abdullahiisman1567 5 місяців тому

    Farax macalim nin somalinimada kuwayntahy way

  • @ahmedugas7722
    @ahmedugas7722 5 місяців тому

    Absolutely, I’m not understand this person. He is a flexible. Finally a think he isn’t important for the solutions of political agenda. Especially in the horn of Africa. I hope the JWXO/ ONLF is the part of solution, so I would like to know something about he’s speaking in sstv many times and what is the benefit for the s. Ogaden under the colonial of Ethiopia.

  • @Maxamedmarayare
    @Maxamedmarayare 5 місяців тому

    Soo adigii shalay noo ammaanayay, maxaa iska baddalay aragtidaadii ku aaddanayd Abiy Axmed?

  • @CabdiDhere-z1u
    @CabdiDhere-z1u 5 місяців тому

    Asc

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 5 місяців тому +1

    Kani Ethiopia Ayuu karidoobay reerkasu waa Ethiopians 98% waa ormada iyo axmarda ayaa gumaysta inkle Kenya rarrato maxaa kagalay somalida xorta ah dr abiye Ahmed sawdigii shalay amaanyey fadlan Ayaad tahy Wlee 😂

    • @AbdiShakur-f1s
      @AbdiShakur-f1s 5 місяців тому

      Cid gumeysata ogaden ma jirto dhulkoda iyagaa maamula etoopiyana ma aha ee wa somali asal ah

  • @FAYSALIsmaciil-ym6ej
    @FAYSALIsmaciil-ym6ej 5 місяців тому

    Doqoniimo weynaa oo doqonsanaa
    Waxaas ayaa siyaasi lagu sheegayaa

  • @hhmdasuna8290
    @hhmdasuna8290 5 місяців тому

    Magaca. Adhaama. Wa. Hadaamo. OO wa Afsoomaali. EE saas. Ogaada

  • @talentfilmz7026
    @talentfilmz7026 5 місяців тому

    Faar uraaye qaybyaaladiiste cagdherr ah hooyadiin wasa iyo asalkiina

  • @TheDayib
    @TheDayib 5 місяців тому

    Faarax hadi Abiya qabilkisa sidaas ugalashkaystay Faraxaw adigana ila iyo inteelag baad Qabilada Somaliya uga shekaysay????????

  • @yusufhassancumar3603
    @yusufhassancumar3603 5 місяців тому

    Itopiya yaa u dagaalama ciidanka boqolkiiba sideetan waa oromo faraxoow maantana ma tanaa keentay

  • @maxamedxadhigle3975
    @maxamedxadhigle3975 5 місяців тому

    afka wuxuu uga eg yahay dameer la kuday

  • @AbdifatahMahamedaidid
    @AbdifatahMahamedaidid 5 місяців тому

    Faan aan waaqica ku salayasnan somali gabi ahaanba way ka siman tahay waan waxyaabah raga liida faanku waa in aan dhayalsano cadawgeena waxna aynaan iska celin

  • @kadrahadji9734
    @kadrahadji9734 5 місяців тому

    JanuaryS.waxa aad eed ku amaanta Aabie waa beenta waxa aad kaxishoota jawaabta aad ku sheegtay Aabie oo ah Oromo Caqli ma laha.oo burburisay îtopiya isku dirtay umadii kunooleeyd itopi
    Oo laysay caruuti iyo biri ma
    Gaydi Aabie.waxa la ogaaday in Oromadu naaqus tahay ku noqda wixii aad faidada kulahayd oo ah beerti qota Oro

  • @Abdulrahman-xv2uf
    @Abdulrahman-xv2uf 5 місяців тому +1

    Horaa loo yidhi afnooli wuu hadlaa eyna wuu ciyaa iska ciya

  • @maxamedfarax4280
    @maxamedfarax4280 5 місяців тому

    Farax macalin waa ay kolba cidii wax utuurta ayuu leefleefa 😂

  • @abdihashi9863
    @abdihashi9863 5 місяців тому

    Waar Faraxafweine been badanaa sidu ku ogaaday waxa uu ka waramayo

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 5 місяців тому

    Faarax sow ma tihid ninkii lahaa dadka xamar hala laayo, ma adigaa wax noo tilmaamaaya

  • @deeqsheekh6423
    @deeqsheekh6423 5 місяців тому

    Asc