Kabtan Canjeex oo kamid ah ciidamada Gorgor iyo imaatinkiisii ka qaybgalka dagaalka Laascaanood

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 14 бер 2024
  • Kabtan Canjeex oo kamid ah Ciidamada gorgor ee ka dagaalamayey Laascaanood ayaa warbixiyey marxaladihii dagaalku soo maray iyo halka uu kudhamaaday

КОМЕНТАРІ • 208

  • @HamdaIbrahim-vj4sb
    @HamdaIbrahim-vj4sb 3 місяці тому +21

    Masha allaah wa geesi geesi dhalay somalinima iyo dhiga wada dhalasho wad ka so baxday kabtan ❤❤❤

  • @user-ut7hf5qh1w
    @user-ut7hf5qh1w 3 місяці тому +10

    We need more programs like this very interesting

  • @shukri114mohammed2
    @shukri114mohammed2 3 місяці тому +17

    (MASHA”LLAH TABARAKA”LLAH)🙌👍🌺🎊💖💖💖🎊🌺🌹🌹🌺🌺🎊💖💖CAPTAIN🧑‍✈️CANJEX🧑‍✈️💪💪waa NIN. GEESI💪🧑‍✈️💪💪ah! XILIGII DAGAALKU SOCDAYKAALIN LIBAAX 💪ayuu ka geystay!! GEESI🧑‍✈️💪💪weeyaan, GUULO BADAN SOO HOOYAY!! (RABBI) Haku Xafido (ALLAHUMA AAMEEN)🤲🤲🤲🤲CADAWGAAGU HAJABO(AAMEEN)🤲🤲🤲

  • @fadumamohamed7014
    @fadumamohamed7014 3 місяці тому +12

    Geesi ilaahy cimri dheer haku siiyo ❤

  • @MH__1__MH
    @MH__1__MH 3 місяці тому +17

    Fadlan noo Soo badiya wareysiyadaan si aan wax uga ogaano wixii dhacey

  • @abobasement346
    @abobasement346 3 місяці тому +25

    Kabtan canjex wuxuu difacayay sharaftah D5 wuxuna kah xoreyay Argagixisadih snm

  • @osmanabdulle6539
    @osmanabdulle6539 3 місяці тому +23

    Dhiigu biyo ma'aha,waa geesi dadkiisa iyo dhulkiisa difaacey👍🙏

  • @user-ic3ht8jx2b
    @user-ic3ht8jx2b 3 місяці тому +8

    ❤❤❤❤❤dowladii dhexe meesheey geesigaas calankii somaliya gooni koosadka ka difaacayay mushaarkii ka goosatay kowa noocaas ah baa madaxweyne noo ah allaha KU xafido dowlada Puntland waxaan ka codsnayaa kabtan canjerx waa in la dalacsiiyaa bilad geesina lasiiyaa

  • @user-ep8ws5kt7l
    @user-ep8ws5kt7l 3 місяці тому +25

    VIVA CAPTAIN CANJEEX OF SOMALIA

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh 3 місяці тому +14

    canjeex soo yarki reer garaad ma ahayn? waa reer ceel cade

    • @user-sn5yz7vg8v
      @user-sn5yz7vg8v 3 місяці тому +4

      Haa waa daarrrood weyne SEDE MR❤❤❤❤❤

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 місяці тому +3

      Geesi wiil daarood ah oo marreexaan ah ❤

    • @user-ic3ht8jx2b
      @user-ic3ht8jx2b 3 місяці тому +3

      Haa waa sade darood reer garaad buuna ka yahay waa geesi geesi dhalay snm cashar u dhigay

  • @cismaanaxmed4854
    @cismaanaxmed4854 3 місяці тому +7

    Man sha alah

  • @nasroali3279
    @nasroali3279 3 місяці тому +11

    ❤❤❤❤❤❤guul iyo gobanimo

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 3 місяці тому +49

    Kabtan canjeex waa halyeey dhulka Somalia odhan kasoo dagaalamay , galmudug, hiiraan; shabeelooyiingka , jubband askari somaliyeed buu ahaa lkn SSC markuu tagay qabiil buu noqday bey kuleeyihiin, waa caqliga daanyeerada.

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 місяці тому +5

      Waa caqliga daaanyeerta

    • @maryammb7064
      @maryammb7064 3 місяці тому +3

      Wejiga in la arko ma ahayn😮😮😮

    • @batulasmail8261
      @batulasmail8261 3 місяці тому +2

      ​@@maryammb7064
      Yaa laga qarinaya
      Wadani dadkiisi iyo Dalkiisa u hiiliyey weeye

    • @cabdirisaaqdaahir7884
      @cabdirisaaqdaahir7884 3 місяці тому

      Godobta reersomaaliland xaguu ka gali ?

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 3 місяці тому +3

      @@cabdirisaaqdaahir7884 somaliland wax la yiraado majiraan dhulka Somalia miyaa magac idiin noqon ingiriis wuu idin waalay ee dadkiina gees karaaca ama isaaqland labaxa oo dadkale ee idiin afduubana kafuqa. Mida kabtanka illaahay baa wax dila waxna nooleeya wax aad kaqaadikartaan ayaan jirin.

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q 3 місяці тому +5

    Kabdan canjeex dhulbahante ogda oo kawar haya walaahi asgoo dedo aadi kara waxuu ka doorday laascanood ❤❤❤

  • @maryanabdi5111
    @maryanabdi5111 3 місяці тому +7

    Canjeex cadowgaa ha jabo cimrigaagu Dheeraa caafimaad kunooloow

  • @aliandi6710
    @aliandi6710 3 місяці тому +20

    waa geesii geesii dhalaay anigo nin abgaal ay kutageersan soco

  • @jmohamud8961
    @jmohamud8961 3 місяці тому +7

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waa qalad sir badan baad bixiseen⛔ waa qalad joojiya mid danbe ha bixin⛔⛔⛔

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 3 місяці тому +14

    Kabtan Ilahay ciimriga hakudheereyo amiin

  • @Khaatumawi987
    @Khaatumawi987 3 місяці тому +15

    Masha allah taliye can jeex geesi noolo intay nolol jirto bro 🦁🦁

  • @hassahilowle-nh7nj3ru5s
    @hassahilowle-nh7nj3ru5s 3 місяці тому +6

    Laascaanood wa in Saldhig Ciidanka Somaliya ku Yeeshaan.

  • @user-oo3yl2ry3c
    @user-oo3yl2ry3c 3 місяці тому +8

    Wareysigaan danta daljir ka leedahay maxay tahay yaa loo sheegayaa in canjeex yahay rer gedo oo ka dagaalay laascaano

    • @AdoonAdoon-ei3dd
      @AdoonAdoon-ei3dd 3 місяці тому

      Ujeeduu kaleeyahay waraysiga
      Ama waa midasn wax hahansanayn

    • @Manallagaraadbaa
      @Manallagaraadbaa Місяць тому

      Waad ka maseyrtay miyaa macnaha? Anagaa naloo sheegayaa oo nala barayaa geesinomadiisa Masha Allah.

  • @shukrihazzan2366
    @shukrihazzan2366 3 місяці тому +21

    War waxaani halyeysaa alle haku daayo

    • @nimcocabdi-ij9vu
      @nimcocabdi-ij9vu 3 місяці тому

      Maxa halyeya inlooshirqooley ciidanka somaliland buu cadeeyey radio and inlosoxadu cadeyey 😂😂

    • @suldaanhalabuur4662
      @suldaanhalabuur4662 3 місяці тому

      ​@nimcocabdi-ij9vu sawdinkii lahaa garxajis ayaa ciidanka basaasay oo isgaadhsiinta ciidanka bixiyay

    • @user-oo7ne4rx9v
      @user-oo7ne4rx9v 2 місяці тому

      ​@@nimcocabdi-ij9vu cabaadween amaan qaldamay suqaar rali noqo kugufogan mayo lkn uyeer ina dheereye.

    • @shukrihazzan2366
      @shukrihazzan2366 2 місяці тому

      @@nimcocabdi-ij9vu ha uga xumaan halyey wuu yahaye hhhhhhh

  • @user-db5ts6je7z
    @user-db5ts6je7z 3 місяці тому +3

    Kabtan cajeex runtii wa halyey reer SSc khatumo sharaf iyo karaamo loo hayo cadowgii SNM idoor wa ninkii soo afjaray guuuuuuull iyo gobonimo❤❤

  • @ABDULSHAKURGOOD-be6yf
    @ABDULSHAKURGOOD-be6yf 3 місяці тому +5

    REER SHEEKH ISXAAQ
    DAAROOD KALIYA LAMA DAGAALAMIN EE SOOMAALIYA OO DHAN BAA LA DAGAALAMAY❤❤❤🎉🎉

    • @Puntland1
      @Puntland1 3 місяці тому +4

      Ciidanki idoorka Dhulbahante/ rer Buhoodle ba Kufsaday DAGAALKI Kalshale. Fulayadi idoor oo dumarka iyo caruurta madaficda la dhacay Miya rag Iska dhicin kara?

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 місяці тому +1

      ​@@Puntland1dir waqooyi oo dhan ayey ku dagaalamayeen jaarso ciise ayey wateen harti ayey ka qaylinayanaan

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re 3 місяці тому

      ​@@Puntland1 dagalki kalshaale h.jeclo kaliya Aya ahayden oo siilbahante xasuqaya watay taalada udhistan si ay uxasustan lkn adiga ilmo saliid qumbe 🥥🏳️‍🌈 raga shegayso ad ledahay kuwa inta laqabtay Ina cambaasha ilmader nahay leh manay idinka ahayn😂

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re 3 місяці тому

      ​@@fardushurre1668 siilow 200 nin ah Aya hariga shegayso waxa la laayo iyo waxa maydkooga gorowe lageyo ayay ka dhigen ninka waxan ahay ad isugu urur satay 200 nin ad iska dhicin kari wayday 😂😂😂

    • @Abdikadir1984
      @Abdikadir1984 2 місяці тому

      Hadaabad qirtay inay reer ahaayeen cidna ma aqbali karto reer inuu kudhoho anaa dowlad kunoqone igu daba fayl

  • @abdirahmandualeh2778
    @abdirahmandualeh2778 3 місяці тому +13

    Mansha allah waa geesi

  • @AxmedAxmed1234-ru6ot
    @AxmedAxmed1234-ru6ot 3 місяці тому +8

    geesi daarood adeer. isaaqow idinkaa daarood xiniinyo taabtay xalima ciyaarta daarood iyo isaaq yeynu nahay iska kaaya celiya from jigjiga

    • @Mustafe787
      @Mustafe787 3 місяці тому

      Idinkaaba dhulkiina laydinku haystay

    • @Mohamed-un8tk
      @Mohamed-un8tk 3 місяці тому

      Kkkk jigjiga maxaad ka tahay dawlada federal ka yaa ku jioga Dir baad hoos fadhidaaye isaaq wa ayo cawaaan yahow 😂😂😂😂😂

    • @SuhaybCabdi-ku3re
      @SuhaybCabdi-ku3re 3 місяці тому

      Cagdheer aamu adigu adiga 100 Sano Aya lagu guumaysa marka Aya hadli karta daarod ilahay wu ibaray sida isaga celiyo

  • @user-oo7ne4rx9v
    @user-oo7ne4rx9v 3 місяці тому +4

    Libax mahadsanid rageedii unbaa abaalkaga garan. KIBIRJABIYE WALI MAKULANTEEN ina bashidhere awowga bu'ahaa Approximately 100sano kudhawad yaa iidoor cabaadween kakeenay kana tirsaday darsin Tindheera marka I expect nothing less your Kind Cause that's your heritage manta saadshegtay radiyoga iidoor cabaadween kabarorta dheh waligoodba. Boga kaa'ogsooni ina adeer kabtan canjeex❤ wiil balo awowga dheh🙏🇸🇴❤MR

  • @AdoonAdoon-ei3dd
    @AdoonAdoon-ei3dd 3 місяці тому +4

    Wara wiilka faraaha kaqaad
    Maaxd uwaraysanaysaa
    Inaad dadka tustaa rabtaa
    Ooqabiilkadhigto
    Illahay haxifdiyo wiilkaa

  • @ahmedabdi684
    @ahmedabdi684 3 місяці тому +3

    Geesi geesi dhalay✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻✍🏻👍👍

  • @Aminaali680
    @Aminaali680 3 місяці тому +2

    MashaAllah what a hero

  • @simaasma3095
    @simaasma3095 3 місяці тому +2

    Guulayso canjeex geesi qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 місяці тому +2

    Maasha allaah guul

  • @hiradbahwal4488
    @hiradbahwal4488 3 місяці тому +1

    KABTAN CANJEEX WAA QALAS QALAS DHALAY OO D5 COMMANDOS AH..
    RAGA CIBAADEYSATAY ✌️ EE KU CIBAADEYSTEY 25/8/2023.🇸🇴 GACANTA 🐴 KUSOO ❤️ DHIGAY 💪 MUJRIMIINTII 🏆 LAASCAANOOD 🇸🇴 MADAAFIICDA ❤️ LADHACAYEY ❤️.
    GUUL ❤️ IYO ❤️ GOBANIMO 🇸🇴🐴❤️💪🏆 .
    TAARIIKHDAA 🇸🇴 IDIN 🐴 XUSEYSA ❤️ JAMAAHIIRTA 🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤❤❤❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 3 місяці тому +1

    Thanks 🙏 eeddo allaah yaxfadak ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @Aminaali680
    @Aminaali680 3 місяці тому +4

    Guul handsome brother May Allah protect you please becarful 🤲🏻🤲🏻👏🙏🏼thank you for serving your people ssc khatumo state of Somali 🙏🏼

  • @soodalxiis4296
    @soodalxiis4296 3 місяці тому +2

    Ninkaas malaga yaabaa in Arinkaas Dhib ku keeno Simali Fudayd Badanaa Xog Dira weeyee Subxaanalaah

  • @amiinaali779
    @amiinaali779 3 місяці тому +2

    Viva ssc khaatumo.
    Cid laga baqayo hadda majirto.
    Snm waa lagumaaday, haday mardanbe soo laabtaan dhulkooda ayaa lagu dagaalamayaa xaqiiq .
    🇸🇴🇸🇴👏🏽👏🏽

  • @user-bk3ue3fr7z
    @user-bk3ue3fr7z 3 місяці тому +3

    Ma yuhuud buu la dagalamayay ninku cadow Sanaa. Illaahay ummadda ha kaa qabto

    • @user-py3ip6dt3w
      @user-py3ip6dt3w 3 місяці тому

      Yahuud baan ladagalamayeey maad maqashee umada allah hakaqabto snm oo mujahiidnimo shegaato

    • @mohamudgelle9382
      @mohamudgelle9382 2 місяці тому

      Snm ayaay la laayay ayagu markaay masaakinta madaaficda la dhacaayeen ma ya huud baa ahaayeen

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 3 місяці тому +3

    war wariyahan hala xidho waa jaajuus waan hubaa

  • @NasriJama
    @NasriJama 3 місяці тому +2

    Qaar waxaas Iskq daayo maalmihii aan ku duqayn jiray xageed ku maqnayd😂

  • @museali8972
    @museali8972 3 місяці тому +2

    WARKAAGU WUU CAD YAHEY DADKII FARMAAJO UU DARAJADA BEENTAA SIIYEY INAAD TAHEY

  • @mohammedpalle5934
    @mohammedpalle5934 3 місяці тому +3

    Geesi curadkii Daarood ah

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 3 місяці тому +12

    Mansha Allah inadeer guulayso geesi wiil mareexan we love you ❤❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤🦁🦁💪💪💪🐎🐎🐎🥰🥰🔥🔥❤❤💘💘🌹💖💖🙏💔🦁🦁

  • @mohamedsharif5693
    @mohamedsharif5693 3 місяці тому +2

    Dolkaaga markii duulaan lagu soo qaado waxaa wajib kugu ah in aad difaacdo sidda anjeec oo kale❤

  • @user-mk1ux6uu1p
    @user-mk1ux6uu1p 3 місяці тому +4

    Waa laguu hayaa goor dhow
    Guul British sland

    • @fardushurre1668
      @fardushurre1668 3 місяці тому +2

      Miskiin baa tahay ninkan waa nin daarood ah ilaahay besaa qaban kara

    • @user-fr8kw7vy9m
      @user-fr8kw7vy9m 3 місяці тому +1

      naag biritish waa kaad qoodhaha ujaqijirtay

  • @user-ld3gg9nd6y
    @user-ld3gg9nd6y 3 місяці тому +1

    Geesi guuleyso inader ❤❤❤❤

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 3 місяці тому +4

    Weriyahan xagee buu ka soo jeedaa,

    • @AxmedAxmed1234-ru6ot
      @AxmedAxmed1234-ru6ot 3 місяці тому

      weriyaha waa maxamad cali bile reer buuhoodle nin nadhibasn asal buuhoodle waxuna lagala yahay reerkoodu wacays adan axned

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 3 місяці тому +2

    Weriyahan waa mid
    U jeedo ka wataa
    Wahigiisa waa uu qarinayaa,

  • @user-rk9eo7yb5n
    @user-rk9eo7yb5n 3 місяці тому +2

    Hooyadaa doqoniimadakawas inkawaxdilaa mafaano yaad usheegaysaa

  • @lulaykhalif4794
    @lulaykhalif4794 3 місяці тому

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-lh6hj6wd1m
    @user-lh6hj6wd1m 3 місяці тому

    Soo badiya waraysiga

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 місяці тому

    Allow somali kala qabooji yaarabalcaallamiin allaahu ma aamiin yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭❓‼️

  • @museali8972
    @museali8972 3 місяці тому +1

    SARKAAL BEENBEEN WAXAAD U TIMID LAASCAANOOD WAA QABIIL WAXBA HA QARIN

  • @abdinasirmohammed4595
    @abdinasirmohammed4595 3 місяці тому +2

    Insha allah waxaan ku daawan doona adiga oo maxbuus ah

    • @CarfiAbdi
      @CarfiAbdi 3 місяці тому

      Madhacayso inshalaah taasi ragani isma dhibaan sida kuwiina

    • @AdoonAdoon-ei3dd
      @AdoonAdoon-ei3dd 3 місяці тому +1

      Yashuu ,habaar waadibad insha allash xaqbuu kudsgsslamaya
      Insha allah csfimsad iyo cimidherer eedo kuwar
      Eedo cadawgas jaban
      Guul canjeex

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 3 місяці тому +1

    Ninkani waa SNM warye iska dhigaya iska jira dibinqoolka SSC ku socda

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 3 місяці тому +2

    Xog ciidan in labixiyo wax fiican maha waraysi danbe sidan oo kale hasaarinina kanna waa in midiyaha laga saraa hada

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 2 місяці тому

    Subxaanallaah 😭

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 3 місяці тому +1

    Kaptan canjeex wiil hoog guileyso

  • @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905
    @rabikabaqmeelkastadjoogtid8905 2 місяці тому

    Geesi weeye❤

  • @engrmohamoudgeelemohamoud2303
    @engrmohamoudgeelemohamoud2303 3 місяці тому +2

    RAGOOW KIBIRKA WAA LAGU KIFAAYE KAAS HA LO' OGAADO

  • @AbdulqadirLyli-cx5ul
    @AbdulqadirLyli-cx5ul 3 місяці тому +1

    Su,aala xumada lama yeelo intixaan & su,aal waa kala gaar .Weriye maaha kani Dadkale ayuu ku fahamsiinayaa!!!

  • @moustaphahoussein9317
    @moustaphahoussein9317 3 місяці тому +1

    qisadaan mageeceeka waaxa ladhahaa the Game is over canjeex iyo qayrkii aya soo afjaray beenti magacyada badnayd ee qaraanka qaraanka kkkkkkkkk

  • @MohamedHassan-fk6us
    @MohamedHassan-fk6us 3 місяці тому +1

    Aab nkii madhax katoganay laha waikan ex air force from kenya

  • @Canshuurvet
    @Canshuurvet 3 місяці тому +2

    Xogta uu askarigu bixinayo ma cabsi galinbaa?!
    Mise waa mid si aan qaab ciidan ahayn u baxday?!
    Daljir sow idaacad deegaanku leeyahay ma ahan miyaysan tafatire lahayn?!
    Sniper uu ku dagaalamayay target uu lahaa iyo xiliyadu waa xog dhamaystiran oo uu bixiyay walina cadowgii waa soo socdaa sidee xogtaan loo ogolaaday in la bixiyo?!
    This is an ethical cord for military command information ℹ️
    Wuxuuna mudan doonaa dib u ridid iyo dhaqan celin jaah leh

  • @zuperwaliano5667
    @zuperwaliano5667 3 місяці тому +1

    Waraysigaan waraysi jaajuus ayuu u egyahay ee halagu laabto😢

  • @ShugriBashiir-xx2lo
    @ShugriBashiir-xx2lo 12 днів тому

    Sooqabta waariyaha

  • @farhiyajamaa7717
    @farhiyajamaa7717 2 місяці тому

    Masha Allah geesiy geesiy dhalaya inader

  • @alisaladahmed424
    @alisaladahmed424 2 місяці тому

    Meesha Cabdi bilaha lagu qabtay gaandharigii iyo intii ag dhawydba waa la cunay, nin Beekam shaandho lagaga dhigay oo ay naftu ka bixi wayday baa ku jiray, aad buu u taahayey, waa lagu dhamaystiray qorigii iyo booshkii laga sii diirtay 💯

  • @mohamed88466
    @mohamed88466 3 місяці тому

    Nin rag ah

  • @OmarMohamed-db3iy
    @OmarMohamed-db3iy Місяць тому

    Guul iyo gobanimo captain canjeex waajib ayeey aheed in la difaaco SSC khatumo.
    Dhulbaahante ma iihi lakiin waa difaaci lahaa hadan joogo somaliya sniper man

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 3 місяці тому +1

    Muuse ciidanka idinku fasaxi waayee maad hadasheen. Canjeex by bararee? Faqash Faqash dhly

  • @jaamacfaarax2375
    @jaamacfaarax2375 3 місяці тому

    From qaran to qabiil,from gedo to laaska.
    Wajogiisii ayuu gubay inankani.

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 3 місяці тому +1

    Calnka shanta somleeyd bay u daglmyeen marka leedhy reer lascnod maxa la idah shanta somaleyd marka ma qabilkga la idah

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi 2 місяці тому

    Canjeexow adeego lacagta waa laguu soo daynayaye hlkee lagugu soo daayaa mushaharkii

  • @ayanabdillahi420
    @ayanabdillahi420 3 місяці тому +1

    Sirtiin khashifantay😂😂😂😂

  • @user-yi4cn3nz6e
    @user-yi4cn3nz6e 2 місяці тому

    Taliye canjeex waa salamayaa waa ciidamadii qabtey goojacade draashiishta puntland

  • @saharamohamed7908
    @saharamohamed7908 2 місяці тому

    Kkkkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂 (Qabyaalad baa ku geyser maad iska tiraahdid)

  • @Itzmojii
    @Itzmojii 3 місяці тому +1

    Maxaad ugu socelcelinaysaa woilka

  • @mukhtarcabdirahman1369
    @mukhtarcabdirahman1369 2 місяці тому

    Ninka raga ahi markuu dagaal Ka sheekeynayo ciidankii kasoo horjedey awoododa ayuu qira lkn wax walba anaa watey😂

  • @mariamsaeed7538
    @mariamsaeed7538 3 місяці тому +2

    Soomali siduu Soomali udilay wareysi maaha
    Waa is ku dir,
    Weriyahan ?

    • @rashkaoa9521
      @rashkaoa9521 3 місяці тому

      Maryam waxaa tahay gabar caqli badan allaha ku xifdiyo

    • @mariamsaeed7538
      @mariamsaeed7538 3 місяці тому

      Walal weriyahan waa in la waydiiyaa ujeedada wareysigan.

  • @dhacwac7746
    @dhacwac7746 3 місяці тому

    Kaptan Canjeex waa libaax wlhi👍

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 3 місяці тому +10

    Rag Turki soo tobabaray oo ah kamandoos run ah weeyi Gorgor laakin kuwa Somaliland waa wax Xabashi oo masgaxdu fadhido ay soo tobabartay oo hadana cadaawad qabta somalinimo weeyi, 1 askari ee Turki soo tobabaray wuxu u dhigma ama u babac dhigi karaa 150 askari oo Xabashi soo tobabartay

    • @AhmedAhmed-tx6dj
      @AhmedAhmed-tx6dj 3 місяці тому

      Waxaa iyaguna dagaalka qeybtii dambe oo hada uu sheegayo 23kii August gelinkii dambe kusoo biiray 25Kii August na wacdaro ka dhigay ciidamadda sida gaarka u tababaran ee Puntland oo qalab casriya ku hubaysnaa,waana kuwa fududeeyey in Buurta Maraaga oo difaaca SNM ugu adagi joogay inay aroortaas 25ka si dhakhso lagu fuulo. Ku darsoo ciidamaddaas waxay aroortii 25 August kasoo dagaal galeen dhinaca Dhoodida oo ku beegneyd taliska SNM laga hogaaminayey oo Kii Goojacade ka guuray ee layidhaahdo Dhuxun ilaa Nuur daaqsimaha. Gorgor,Harimcad,Danab,Eriteria,Ps,Pmpsf iyo sarasom baa SNM cashar u dhigay oo hubka dhigis ku sameeyey.ku darsoo Jamaahiirta iyo kumanaan Hartiya oo ciidana ayaa casharkaa dhigay .ha ilaawin wacdirihii Beesha Fiqishini,Cayr dagaalka ka dhigeen iyo wiilashii Sacad,Hg ama Xawaadle ee Hoobiyayaasha ridayey,iyagoo Abtiyadood Dhulbahante hiil ugu yimi weliba wiilka Xawaadle Mareykan buu uga yimi dagaalka. Waxaa kaloo la ilaawi karin wariyayashii Ogaadeen Ee Nuur,Ilkacse,Guuleed yare,Jaamac Galad iyo veteran Catoosh oo habeen iyo maalin tebinta tooska ku jiray. Ugu dambeyn Wariye Cabdullaahi Balwaan oo dhiiga warbaahineed dagaalka u shubay.

    • @user-hl9hh4mb2r
      @user-hl9hh4mb2r 3 місяці тому

      Kuwan somaliland xabashi ma tabababarto ee xeryo cidan somaliland ayaa lagu tababaraa hal askari oo dalka dibadiisa lagu soo dababaryana kuma jiro
      Dararweyne,, sheekh,, goryocawl,, iyo meelo kale oo bdan ayay tabar ku qaataan

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 3 місяці тому

      @@user-hl9hh4mb2r qofka kula hadlaya waa nin reer Somaliland ah saxiibaday oo dhan baa ku jira cidamada Somaliland oo aan Ethiopia wada joognay, majority magaalo yar oo adis ababa 1 hour u jirta oo debreseyt la idhaa bay kasoo baxeen, adeer beenta aan kala xishoono

  • @nuursaid3444
    @nuursaid3444 2 місяці тому

    Waraysigaan wa ila qaldanyahy munaasab ma ahayn

  • @cabdirisaaqdaahir7884
    @cabdirisaaqdaahir7884 3 місяці тому +1

    Cidlaa laga kaxaystaye miyaa Cudud naloo sheegtay. Isaaq oo mid ah baan isinla galin dagaal. Faqash Faqash dhaly. Walee hogaanka Dalka ayaa I jabiye in aanad hadasheen.

    • @AhmedHassan-tc9gu
      @AhmedHassan-tc9gu 2 місяці тому

      Soo qalad maahayn in adoo isaaqa tiraa daarood baan la dirirayaa aduun laandhere kataliya dabacayuunow teeda kale meesha daarood ma imaan hada yarkan wa mareexan anagoo dhan 10 qof laascaanood naga joogtay absame gari leelkase awrtable hal kama imaan

    • @Banuhashim237
      @Banuhashim237 2 місяці тому

      YUSUR HARTI AYAA BASAASTAY CIIDANKA

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 3 місяці тому +1

    Yaa dagaalba idinla galay masaakiin.markaad wax wareertaaba jawaab yar laydinku soo jawaabayey yaaba,idinla dagaalamay ilaa iminka,sidii laydin dhawrayaa wixii Goojacadde ka dhacay waxaa isku sameeyey somaliland gudaheeda iyagaa is jebiyey taa idinna,waad ogtihiin.
    Illaa iminka far laydima saarin.
    Yaa daaroodeey yaa soomaaliyeey ka dhacday waad isugu wada timaadeen meesha.

    • @Badahda
      @Badahda 2 місяці тому

      Kkkkkk

  • @humanitarianactivist
    @humanitarianactivist 3 місяці тому

    NINKAN WUXUU SHEEGAY CIIDANKA SOMALILAND INAY AHAAYEEN CIIDAN ADAG OO DHAYAL LOO JABIN KARIN HASE YEESHEE AY HELEEN MID KAMIDA RADIAHA CIIDAMADA OO SARKAAL DHINTAY AY KALA BAXEEN KAASNA AY KALA SOCON JIREEN HAWL GALKA CIIDANKA MAHAD SANID CANJEEX LESONS LEARNT AYAY NOO NOOQN DOONTAA MARKA DAMBE LAGAMA YAABO RADIYAHA DAMBE OO LAWAAYO 24 HOURS CID KA JAWAABAYSA IN LA ISTICMAALO DHAGAX AYAAN UBADALI DOONAA INSHA ALLAH GOOD POINT SIR AYAAD NASIISAY

    • @suldaanhalabuur4662
      @suldaanhalabuur4662 3 місяці тому

      Sawdinkii lahaa garxajsi ayaa isgaadhsiinta bxiiyay oo na basaasay

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 3 місяці тому +1

    Waxba maad sheegin waad isku dhex yaacsan tahay.

  • @garaadfirane2914
    @garaadfirane2914 3 місяці тому +5

    Wiilkaan waa Mareexaan sidaan maqlay waana ninka kali ah ee Mareexaan ah oo Laascaanood ka qeyb galay dagaalka SSC
    Lkn
    Darajooyinka uu sitaa waa been, oo ciidamada Somalia 🇸🇴 darajooyinkaas kuma qaadan...

  • @foosiyaismaaciilyuusuf3936
    @foosiyaismaaciilyuusuf3936 2 місяці тому

    Aakhirana waad hoogtay waana Lagu qaban dhagar qabe

  • @bashirsheikh8630
    @bashirsheikh8630 3 місяці тому +1

    Askariga markuu is tutus oogahadla media, wuxuu udhigmaa jajuus cadow

    • @user-oo7ne4rx9v
      @user-oo7ne4rx9v 3 місяці тому

      KIBIRJABIYE WALI MAKULANTEEN inan gumeed abaarsow jaajuus io amxaar jabuutiyahan io qomuludba sowkulama dagaalgalin istustus io jaajuus waa dhaxal cabaadween. Canjeexna waa Ina bashidhere awowga yaagaranahayo ha isku dheerarin libaaxan Ina Amiir nuur boqortooyadisi dhashiisi weeye magac cabaadween io waji mawato hakugafin

  • @ibrahimabdighani9184
    @ibrahimabdighani9184 2 місяці тому

    Xogtaan ciidanka in labixoyo miyaa la isla ogolaaday dagaalki weli waa kow wariyahaan mafahmin sababta xogtaan loo baahiyaya

  • @Samiya106
    @Samiya106 3 місяці тому +1

    GEESI SOMALIA DILAYAA 😂

  • @SacdioSacdiohassan
    @SacdioSacdiohassan 20 днів тому

    Wlahy warunti galab ciyar adag bey ahyd waa galabki nin reer hagar ba wxa lagah qoray in u yiri harti ilahy hadu kheyr la donayo qoraxda buu yara ha kin laha 😂😂😂

  • @AbdirishiidYasiin-sz7br
    @AbdirishiidYasiin-sz7br 3 місяці тому +1

    Waiyahan howshiiza ma fahmin hala xidho

  • @omersamatar4219
    @omersamatar4219 2 місяці тому

    Ninkani waa Calaamadsanyahay

  • @abdullahiomarali5241
    @abdullahiomarali5241 3 місяці тому +1

    waxaa jirey dhagar qabe isna aan filyo wiilkan marxeen in isku qabiil ahaayeen kan yar waa in looo qalaa waliba hadii nabad lagu qabto ha la gubo why canjeexii siyad barre la shaqeyn jirey baa nabad kaga baxsdey Somalilnd

    • @user-oo3wc5is6k
      @user-oo3wc5is6k 3 місяці тому +4

      Hooyada was adoo abaarsa nin taariikhleh oo daarooda miyaad cawrayaysaa adoon isaaqad tahay xabad sigara kugu bakhtiinayaa

    • @---bk4lg
      @---bk4lg 3 місяці тому

      Somaliland dheh ama iidoor dheh , cabaadka joojii oo ragga iska celi ama iska aamus . 😂

  • @maahir5711
    @maahir5711 3 місяці тому

    Dagar qabe dhulka u sanqadha hurdo ha filan aakhirana jano ha filan

  • @abdirahmansheekhkhalif9367
    @abdirahmansheekhkhalif9367 3 місяці тому

    Anna.gorgor. baankatirsanahaywaankudilaayaa.khibradaadan.gartey.waryaa.canjeex.wastolkey.anbataliyaayashu

  • @Badahda
    @Badahda 2 місяці тому

    Fariid

  • @cabdicaydiid3320
    @cabdicaydiid3320 3 місяці тому +1

    Beenaale War cidi idilama dagaalamin.