Inaalilaahi wainaa illahi rajacuun geeridu waxaq kulu nafsu da iqatul moot samir iyo iiman sadiq ah Allah awoodalihi ha inagasiyo amiiiiiiin Somaliland hadba nabadoonki aan dadka dheeren dhimaye dadka iskala qad qadayow ee malin walba xumaha ka shaqeynayo waxa kufican in aad wanag kutalisid ood aakhiradada utudhid garxaji s w ax ba ku tarimayo malin tad dhimatit Wa odayaash garxajs ee umada kalqabinayow bisaad ina jaambiir qaf Allah
انا لله وانا اليه راجعون.Ilaahay ha u naxariisto marxuumka maalin Jimce ah iyo bisha barakaysan ayuu geeriyooday,ilaahay dambigiisa ha dhaafo janat alfardawsna ha geeyo,ehelkiisana samir iyo imaan haka siiyo.Amin
ما شاء الله يؤتي الحكمة من يشاء، ومن يؤتى الحكمة فقد أوتي خيرا كثيرا. اللهم اغفر له وارحمه وأدخله فسيح جناتك أمين يا الله.
أمين امين
Alle naxariistiisa hageyo xaaji cabdi waraabe runti waxa modo dheer xasuusnaandona qalbiyada umada reer Somaliland iyo guud ahanba umada somaliyeed ..... xasan maxamed yuusuf na alle caafimaad hasiiyo macaan daran ayaa haya amiin
Alle ha unaxariisto qabriga Ha u nuro kitabkisa midegta Ha uga dhibo Amiin amiin amiin yaa Rabi
Aamin
Alle ha u naxariiste xaji abdi iyo sheekh ibrahim waxay ahaayen dhidibada ay somaliland ku shaqayso
إنّا لله وإنّا إليهِ رَاجعُون إن لله ما أخذ وله ما أعطى وكل شيء عنده بأجل مسمى اللَّهُمَّ اغفر لَهُ وَارْحَمْـهُ، وَعَافِه وَاعْفُ عَنْـه، وَأَكْـرِمْ نُزُلَـه وَوَسِّـعْ مُدْخَـلَه، وَاغْسِلْـه بِالْمَـاءِ وَالثَّـلْجِ وَالْبَـرَدِ، وَنَقِّـه مِنَ الْخَطَـايَا كَمَا نَـقَّيْتَ الـثَّوْبَ الأَبْيَـضَ مِنَ الدَّنَـسِ، وَأَبْـدِلْه دَارًا خَـيْرًا مِنْ دَارِهِ ، وَأَهْلًا خَـيْرًا مِنْ أَهْلِـه ، وَزَوْجًا خَـيْرًا مِنْ زَوْجِه، وَأَدْخِـلْه الْجَـنَّةَ، وَأَعِـذْه مِنْ عَذَابِ الْقَـبْرِ وَعَذَابِ النَّـارِ. اللَّهُمَّ آمين
Maanshaa allaaa Alle ha inooga daba naxariisto
Alle ha u naxaristo alle qabariga ha u nuuro
Allaah YARXAMU samataliye QAALIYA buu ahaa ilaahay Qabriga ha u nuuriyo wax ka khayr badana ha ugu bedelo ummada soomaaliyeed ee uu ka baxay.
Mashaa allah
Alle ha u naxariiste xaji abdi iyo sheekh ibrahim waxay ahaayen dhidibada ay somaliland ku Istaagtey.
Mahadsanid
Mashaa allah alle ha u naxariisto
Alle ha u naxariato
Alle haw naxariisto Xaaji Cabdikariim Xuseen (Xaaji Cabdi Waraabe). Balwad ninkeedii dilootay bal ninkii quruxda la tiici jirey ee Xasan Maxamed Yuusuf fiiri.
Wlhi waa Runtaa sxb Hadalkaaga Aad ayaan Uga helay
Walhi waan garanayaa ninkaa uu gaboobay waa jadaka
Alle ha unaxariisto xaajiga
Alle ha u naxariiisto nabadooonka.. allaaah yaaa raxma.
Duqa" Ilahay Ha Unaxaristo Duqa" Dadkisana" Samir iyo Iiman Alle Ha Kasiiyo" Amin Inshalahu
Alle qabriga ha unuuro xaji abdi
Xasan maxamed Yusuf abdi adna zharaf kunoolow wllky
Alle hawnaxaristo
Ilaahay qabriga ha nuuriyo Xaaji abdi waraaabe
Inalillahi wa ina ilayhi raajucun
ilhy naxariisti jano haka warabiyo
Marxunka iftinbki nabadu no ah isna ilhy qabrigisa haka dhigo nuur😢😢😢
Ilahay ha u naxariisto aameen
allah ha u naxariisto
janatul fardawsa ha siiyo
Aamiin aamiin ya allah
Alaha unaxaristo janadiina haka warabiyo wuxuu ahaa nin ayna tariikhdu iloobi donin
Allah yarxamu xaaji xikmad alla ku manaystay buu ahaa
Xaaji Cabdi waraabe AUN Nin Qaranka ku qaaliya ayuu ahaa
Iilhaw unaxaristo aamiin aamiin yaarabi
Allah naxaristii jano hakawraabiyo
Allaah haw naxariista nin qaaliya ayaa sland kabaxay ee illaahay bedelkiisa hasiiyo maslax ayuu ahaa
Allah haw naxariisto
ilaahay hawnaxariisto oo qabriga haw nuuro inagana haynooga daba naxariisto waa bil khayrlehe
illllahay.ha.u.naxariisato.xajiiga
Alle hawmaxaristo
Eng. Osman abdillahi ali
Xaaji abdi kariim iyo sheikh yusuf awkiyo ayey ahaayeen. Dadkana lamay sinayn waxay qabeen duco iyo karaamo weyn naxriistii janno ilahay ha siiyo.
allow ku naxariiso wlhi nabadoon ba naga tagay ani ahaan ma aanan fileen qabyaalada heerkas ine nalaso martay lkn wa ina cashar laga bartaa 😭
😭😭😭😭😭😭😭😭
Allah haku naxaristo 😦 awoowo
alle ha u naxariista marxuun xaaji cabdikariin idoorku waligiiba waxba iskuma ogolayn
Hadayna waz isku ogalayn halkaaba may soo gadheeb
raage dirir Faqash ayaa tahay
ba ayanba ayan alla hawnaxariisto amin amin
Waa ruun
Ma ilaa Saladi bay soctay subhanalah
Alow kunaxriiso
Inaalilaahi wainaa illahi rajacuun geeridu waxaq kulu nafsu da iqatul moot samir iyo iiman sadiq ah Allah awoodalihi ha inagasiyo amiiiiiiin Somaliland hadba nabadoonki aan dadka dheeren dhimaye dadka iskala qad qadayow ee malin walba xumaha ka shaqeynayo waxa kufican in aad wanag kutalisid ood aakhiradada utudhid garxaji s w ax ba ku tarimayo malin tad dhimatit Wa odayaash garxajs ee umada kalqabinayow bisaad ina jaambiir qaf Allah
Subxana allh rer waqooyiga qabyalad badanaa ma masajidkii baad qabyad ka bilaawdeen yac
Wllo siyad barre ka hor ayay ahayd imika wixii waa laga baxay
Mata wan ska ohy walhi 😭😭😭
انا لله وانا اليه راجعون.Ilaahay ha u naxariisto marxuumka maalin Jimce ah iyo bisha barakaysan ayuu geeriyooday,ilaahay dambigiisa ha dhaafo janat alfardawsna ha geeyo,ehelkiisana samir iyo imaan haka siiyo.Amin
Alla dadku jahilsanaye barigii hore Kulaha waxay saladan ciidagale iyo sacad muuse Qaybsadey
Waar been musasalkaasi uu sheegayo xasan maxamed yusuf mana jirto meel salaad iyo masaajid ay ku qaybsadee ciidagale iyo sacad mu muuse wa
Allah haw naxariistee xaaji cabdi waraabe dagaalkii waxuu ahaa halyeey nabad doona
Eebow unaxariiso janooyinkaaga ka waraabi
Walee arin xigmad leh.
التاريخ الصومال الكبير مزورة
Ninkii Xasan Maxamed Yusuf maxa ku dhacey Subxanallah balwadi Xumaa
Xasan yuusuf miyuu xanuunsaday
Omg magaldaan daganaa la gu asey axxx toooon dhax buskul abuwalad ka sooo ibsadey matana swdan joga
Rageedii Ibrahim Walo maxtirii Kumo fahmiyan 😬😬🙈
Warda Korontooo ma reer toonmed bad ahyd qali
Isaxaaq maxey ahaayeendee waligey maan maqaLe
Afkaaga xun wax ula hadh Nadal yaw
😂😂😂
Dee waa reer jira
isaxaq waa jilib habaryonis ka mid ah
Wll waa isaxaaq carre siciid(habaryoonis) ismaciil(garxajis) sheekh isaxaaq oo waa qoloda degta xaafada niyu hargeysa
Waa qiso 😂 funny
Gaani
Hhhhhhhhhh waa dad waalwaalan isaaqu
Aar ninkii xasan maxamed yuusuf nio maxaa.helay miyuu xanuunsadayna
Raabi haw naxristi
ale haunaxriisto xajiga
Hhhhhhhhh walahi waxbaa ka dhacay meesha Ilaahay ha inoo dambi dhaafo odaygii sheekh isaxaaqbaa suufi waalan ahaaye oo inagu dhalee
Odagaan waxuu Ku dadaalayay inuu kala gooyo wadanka somalia
Somalia waa tee
alle ha u naxariisto