Cudur Halis Ah Oo Laga Helay Gobolka Sanaag MArkii Ugu Horeysay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 21 гру 2024

КОМЕНТАРІ • 13

  • @HRU2100
    @HRU2100 23 години тому +2

    DR XAASHI WAA NI AQOON BADAN U LEH CUDURADA IYO CAAFIMAADKA.. HAKA FAA'IIDEYSATO SOMALILAND

  • @AwohashiAbdi-xr1gf
    @AwohashiAbdi-xr1gf 22 години тому

    Mashalah DR Ahmed Hashi

  • @Gyyhir1134
    @Gyyhir1134 День тому +1

    Ilaahay haku xafido

  • @KayseAxmed-n1b
    @KayseAxmed-n1b 23 години тому +1

    27:30 waa.runtii.dhaqtarka.dusigaa.waxa.layidhaahda.xamas.wana.uu.ku.noolyahay.gubanka

  • @SahroAbdi-e2p
    @SahroAbdi-e2p 18 годин тому

    Dr xagee kala xiriiraa

  • @baalgoraychanel9116
    @baalgoraychanel9116 23 години тому +2

    Waar Xoole Dhoofinta Ha inaga Joojinina ee Hoos ayaa lagu dhameeyaa arimahaas Saxaafad Waxba Laguma Hagaajiyo ee Wax uun bay sii Xumaysaa oo Sumcadda Xoolaha Somaliland oo dhan ayay Saamaynaysaaye,Wasaaradda Caafimaadka iyo Wasaaradda Xanaanada Xoolaha inaad La Wadaagto Weeye oo Wax laga Qabto, SAAB TV idinkuna Ciwaanka ka bedela oo Khafiifiya oo Dr-ku Wuxuu yidhi Mar hore ayay ahayde Wax Cusub oo hadda ah Ha ka Dhigina Waana in Deg deg Wax looga Qabto Baadhitaano dheer lagu Sameeyo Lana Hubiyo Waxa Keenaya intaan Lagu Dhawaaqin

  • @Maxamed-z4d3t
    @Maxamed-z4d3t 15 годин тому

    Duqsigaa waxaanku arkay meelo badan ayaan ku arkay Sid wayaabaha ama noolasha baqtiyay ee baddu Soo tufto ayuu aad ugu badanyahay oo uu aad ugu xoomaa isagoo cunaya

  • @dr.yusufgarow4539
    @dr.yusufgarow4539 22 години тому

    Dr Ahmed would you share with us the data that you obtained the the three patients including the positivity of Leshmania tests, to see if there are more cases in different area’s.
    Many thsnks

  • @CabdiXaaji-vx4dv
    @CabdiXaaji-vx4dv 14 годин тому

    😅😅

  • @MohamedAli-cs1zy
    @MohamedAli-cs1zy 16 годин тому

    Dhakatiir iyo shaybadhyo haloo dhiso oo hala horumariyo. Dadkeeni BILAA dhaktar iyo BILAA dao tayo leh bahaysano. Dowladu waa in ay wax ka qabato arintaas.