M.A ALLAH ha unaxariisto Xaajiga waa sheeko cajiib ah Lkn somalida maxa udiiday in qofka marka uu nool yahay wanaagiisa iyo qisooyinkiisa la sheego?!!!
@T dots realest Doqonyow ogaadeenka ahi bal waxad ku hadleysid dib u akhri intad isku caydey ayad ku leedahay wad na necebtihiin darood qabiil asaasaqey moyane wax kale maha dee maxd u diidi waa halyeeye somaliyeede idinku dulligaas bad tihiine
Muxuu sidaa ugu sheegi waayay SNM iyo reer woqooyi in aayan qawricin , dilin ,gubin bluugley, Soomaaliya, Koorfurta , iyo Maxamed Bare ; oo uu sidaa ugu sheegi waayey in hubkii ay soo siiyeen cadawgii Soomaaliya, Mingistu Xayle Maryam iyo kuwii la midka ahaa, ku dhufanin hashii maadeeq, kollaytaba waarimayside war ha kaa haro weeyee, hadduuba aqoon u lahaa sheekadan iyo Cid ama wax abaalgud mudnaan karta , ka hor intuusan ku dhiman gooni isutaagnimo, Alle ha naxariiste.
Sheeko jilicsan ayad haysa zxp,nin ku dilaya oo dadkagi dilaya iyo dalkagi side ayad uga celin nin ku difacaya oo ku dagalamaya wax caqliga gali karaya maha ee yan lagula yabine afka isku qabo,maandeeq waxay manay ahyn tii umadi somaliland lagu babiyay ee iyago nool lagubayay adigu gawrac iyo waxasad ka hadlaysaye
Waa geesi cadawki gaalo ah dadkisa ka difaco. oo rer dhan oo kitabka aya hadda ka magan kaliwayey ee ma dad aya ka magan kalayay dad gala ah waa geesi cadawka galada ka sarey dulkis. Alle ha unaxaristo xcw amin ya rabbi
Alla maxa dad bila caqliya calamka ku nool mala ciyalbatay shalay dhashay oon wixi Somaliland dadkeda logaystay waxbaba anka ogayne ama tarikhda so baadh ama ciyal nimo halaso shiirtagine naska hoyada iska jaaq oo dhaxanta iska qari waxba dunida kama ogide
wcs wall lama odhan gabadhu 17jir ayey ahayd markay reer noqdeen ee 17sano ayey kala maqnaayeenbaa meesha kuxusan tankale warbixintan kuma xusna in reerkii koobaad ay gabadhan ahayd iyo inkale way dhici kartaa inuu reero kale lahaa ileen markan dilbay usocdeene guur mayna usocone waa talo gadaal kadhalatay guurkuye
Xaaji Cabdi Warabe Allah SWT ahu naxariisto. A true Somali hero
Inanta Xaji Cabdi loo dhisay ee uu guursaday waxay ka soo jeeda beesha Arab sheekh Isaxaaq, Muse Abokor waxaaney u dhashay caruur farabadan.
Alle ha naxariisto x/ c/ kariim jandii firdawsana ha ka waraabiyo
Allaha u naxariisto Jano allaha ka waraabiyo wuxuu nin wax garad ah abaalkana yaqaano janadii fordowso ayan ugu duceyey
Allah ha u naxariisto xaaji cabdi waraabe adon wanaagasanbu aha
M.A ALLAH ha unaxariisto Xaajiga waa sheeko cajiib ah
Lkn somalida maxa udiiday in qofka marka uu nool yahay wanaagiisa iyo qisooyinkiisa la sheego?!!!
wixii fiona igaga dayadsii
aamiin aamiin
Alle ha unaxariisto Nin Wanaag iyo Sharaf Lagu Yaqaano Ayuu Ahaa
Allah hunaxariisto xaji cabdkariin xuseen cabdiwarabe janadi allah haku casuumo
Amin aamiin a amiin amiin
Masha allh aaqilbuu aha alle ha unaxariistee
Allaha u naxariistee cabdi waraabe Talladaas uu rabbi ku aadiyey waatan dhaxal siisay 14 ilmood wlle rag kala garaad badan.
Mansh alah alah u naxaristo gob baa abaal taqan
Alaah. Ha. Unaxaristo. Sheqa. Cabdi. Warabe. Mashaa. Alaah.
Sheekadan ayaa wexey nabareysa in liscafiyo in ey muhiim tahay💯
masha Allah nin wanag san ayuu ahaa alle ha u naxariisto
Ilah haunaxaristo qabrigana hauwasiciyo Amiin amiin
Alle haw naxariisto qabrigana haw waasacsho
bal eeg wanaagga nabadda iyo is cafiska " hal qof ayaa maqnaa oo aabihi ah hadduu dilo ninkaaas ma aw heleen cidda ka maqan, hadduu daayayna wuxuu helay sharf iyo 14 ubad ah"
Allah unxariisto
Allaah ha unaxariisto aamiin aamiin
Illahay ha u naxaristo qabrigana ha u wasiciyo amiiin amiiin amiiin inshallah adeero inshallah
Allaah ha unaxariisto
Allah yaa raxmak
يرحمني ويرحمكم الله 😭😭😭😭😭
Alle ah ku naxariisto xaji abdi warabe
Alle haw naxariisto
Alle ha u naxariisto murxuumkaa
Allah ha unaxariisto
Alle how naxariisto xaaji cabdi
Allah unaxariista
Illahay haw naxariisto
Allh haunaxariisto wuxu aha qof aqlileh iyo garashoo
Allaah yarxamhu wa umatu Muxamad
Soomaalida waxa rogey oo dhabaatada ugu wacan dambi uu mugrim galay mu,min lagudilayo, ninkaasi Ag Alle Ayuu kanoolaaday, waxaalayiri qof safdaqo bixiyey oo dhintay lama Arag, Allaha unaxariisto,
Ilhyo unaxaiiso xajiga inga baxy
MSHLLH TABARAKALLAH ALLAH KARIIM ALLAAH KARIIM🍇🍈🍉🍊🍋
Xaji Abdi halyey Umada soomaliyed kadhaxbaxay Allah unaxariista
@T dots realest iidor hada samada laka casumey weyan waxa uu dhintay jimce oo ramadan 10 ki u horeye waa qof rabbi jecelyahay.
@T dots realest daroodka aya bagtiya ayaga oo gaala ah lakin iidor malaikta aya soo dhaweysa markay dhintan oo waxay adunka ka dagan ayaga oo karameysa.
Halka qofka darood dhinto isaga oo nijas ah
@T dots realest Doqonyow ogaadeenka ahi bal waxad ku hadleysid dib u akhri intad isku caydey ayad ku leedahay wad na necebtihiin darood qabiil asaasaqey moyane wax kale maha dee maxd u diidi waa halyeeye somaliyeede idinku dulligaas bad tihiine
Wax kasta ha Ku hadlin meytida iska dhaaf ala ka baqoo
Illahay naxariistii jano ha ka waraabiyo
Nabadoon soomaaliyeed ayuu ahaa
Allah unaxaristo xaji Abdi
Naxaiistii janno allaha ka warabiyo haji abdi waraabe
ilaahayow
unaxariiso
codka iska hagaaji wariye thnks
MA OGTAHAY, 😅😅🤣😅
Ilahey towfiiqda waafajiyey dilka loogusocdana mabageysan ninkale .weligoodbey soomaalidu qalad qalad kusixijireen. Ilahey ha unaxariisto caaqilkan.
Lisa kim
Ilaheya hunaxarisato amiin yabi
Asc mashallah Allah'a unaxariiso Jana a fardkws haugaraali noqda
Wcs aamiin wall
Wcs Amiin
K
Allha unaxaristo
illahay ha u naxaristo
Very sad 😢
Don't be sad. He left a legacy
True you said
Illaahay haw naxariisto garashadu waa hibo illaahay bixiyo xumaanta iyo godobtu miro ma dhasho laakiin wanaagu miro macaan ayuu dhalaa
Sahra A
Masha Allah
Ax
Wuxu ka mid yhy HALDORKI igu simay inaan nolol raaxo leh ku noolado
Iyo SHACABKA #SOMALILANDBA
ALLAH HOW NXARISTO
AABO X.CABDI
Xaaji cabdi nasabuu ahaa adear kayna nasab buu ahaa
ok
Allah dhigislanka badbadiye
Oh sorry
Fadlan supscrebe ii saara
saas haduu dhahay nabadoonkiina in lacafiyo ruux idin xumeeyay maad somaali iscafisiin somaliland
Allha u naxristo
Ilahay ha unaxariisto
Ilaahayo unaxariso aamiin yaa rabi
Amin aamiin a amiin amiin
Dadki huro afartan weykuguursanjireen
Ninbadeedbuu ahaah
sadqadi owku fakaday
😭😭😭😭😭
asc
Muxuu sidaa ugu sheegi waayay SNM iyo reer woqooyi in aayan qawricin , dilin ,gubin bluugley, Soomaaliya, Koorfurta , iyo Maxamed Bare ; oo uu sidaa ugu sheegi waayey in hubkii ay soo siiyeen cadawgii Soomaaliya, Mingistu Xayle Maryam iyo kuwii la midka ahaa, ku dhufanin hashii maadeeq, kollaytaba waarimayside war ha kaa haro weeyee, hadduuba aqoon u lahaa sheekadan iyo Cid ama wax abaalgud mudnaan karta , ka hor intuusan ku dhiman gooni isutaagnimo, Alle ha naxariiste.
Sheeko jilicsan ayad haysa zxp,nin ku dilaya oo dadkagi dilaya iyo dalkagi side ayad uga celin nin ku difacaya oo ku dagalamaya wax caqliga gali karaya maha ee yan lagula yabine afka isku qabo,maandeeq waxay manay ahyn tii umadi somaliland lagu babiyay ee iyago nool lagubayay adigu gawrac iyo waxasad ka hadlaysaye
Waa geesi cadawki gaalo ah dadkisa ka difaco. oo rer dhan oo kitabka aya hadda ka magan kaliwayey ee ma dad aya ka magan kalayay dad gala ah waa geesi cadawka galada ka sarey dulkis. Alle ha unaxaristo xcw amin ya rabbi
Isaga ninkii ka diley wuu soo dhaweeyee siyad barre ma soo dhaweeyey SNM?
Alla maxa dad bila caqliya calamka ku nool mala ciyalbatay shalay dhashay oon wixi Somaliland dadkeda logaystay waxbaba anka ogayne ama tarikhda so baadh ama ciyal nimo halaso shiirtagine naska hoyada iska jaaq oo dhaxanta iska qari waxba dunida kama ogide
Asc suaalo baan qabaa 25 jir Ayuu kugaaray geel jire nimo
Gabadha markii lasiiyay waxay ahayd
2 sano jir 17 kadib Ayuu usoo laabtay maxay gabadhu unoqon weeyday 19 jir ileen markii lasiinayay ayayba ahayd 2 sano jir ee ???
Midakale abdi reerkiisii ugu horeeyay 40 sano jir miyuu ku aas aasay xisaabta meesha eey ka qaldantahay hala saxo. ???????????
wcs wall lama odhan gabadhu 17jir ayey ahayd markay reer noqdeen ee 17sano ayey kala maqnaayeenbaa meesha kuxusan tankale warbixintan kuma xusna in reerkii koobaad ay gabadhan ahayd iyo inkale way dhici kartaa inuu reero kale lahaa ileen markan dilbay usocdeene guur mayna usocone waa talo gadaal kadhalatay guurkuye
Jazakalaahu khayran waan fahmahay hada mahadsanid. ✅👍✅
Ragu waqtigaa 40 jir bey ku guursan jireen. 17 iyo 19 maxaad ka dhex baadheysaa.
Yusuf Ali anfac media ayaa iga qancisag jawaabtii saxda ahaydna weey isiisay warkaa waa xiran yahay Ramadan kariim
nuur naasir