Maskaxda Dadka Ma Laga Maarmay?
Вставка
- Опубліковано 4 лис 2024
- Waa maxay Garaadka Macmalka (Artificial Intelligence -IA)? Muxuu taraa? Nolol maalmeedkeenna agabyada aan adeegsanno ee garaadka macmalka ku shaqeeya waa kuwee? Ma laga yaabaa in garaadka macmalka uu mustaqbalka beddelo maskaxda bani'aadanka? Su'aalahaas iyo kuwa kalaba waxaa ka jawaabaya video-kan oo uu marti iigu yahay injinneer Cabdullaahi Bootaan.
#ai #garaadkamacmalka #machinelearning #data #algorithm #shamaca
FADLAN #SUBSCRIBE saar @Shamaca@Shamaca haddaad igu cusub tahay. MAHADSANID.
HALKAN AYAAN IGALA SOCON KARTAA⤵️
Instagram:/ shaakirmc
Website: www.shamaca.com/
Facebook: / / shakirmc
Twitter/X: / shaakirmc
MAHAD GAAR AH
⚫️ ENZA HOME SOMALIA
⚫️MOHAMED DEKZI
Fadlan kanaalka RUKUMO/SUBSCRIBE saar. Mahadsanid.
Mashalah. Enjineerka si fiican ayuu u sharaxay. Mahadsanid.
Muuqaal qiimo badan. Mahadsanidiin asaatida. ❤
mansha alaah tabaraka laah ina abtigay engineer cabdulahi botan alaha ku Xafido adiga iyo inti kula mida 👍
Muuqaal waxtar leh. Horay ha loo sii wado hawlahan oo kale.
Mahadsanid Adeer Shaakir iyo Eng. Abdullahi botaan. Xog badan oo si heer sare ah loo diyaariyay ayaan dhagteyda lahelay. AI inlala saaxibo waxee kaa hormarini saxiibkaa oo aan la saaxibin AI. Markle mahadsanidiin👍
Mashallah ❤❤ Hambalyo🫶🏽🙌🏼 new podcast
Mansha allah
Waa video wax badan laga faa,iidaayo
😂 Masha Allah 👍🤣
Qodobyo fiican Buu ka hadlay ustaadka aad Buu u mahad sanyahay eng Abdullahi 😊
Waa mowduuc xiiso leh
Masha aalh
Editka Top wye really ❤
Well concluded
👏🏽👏🏽👏🏽
Gacmahaagu ha barakoobeen, macallin.
@@Shamaca Aamiin Dhamaanteen Ustaad.