Deg Deg Shirkii Nabad iyo Nolol iyo Mucaaradka Cusub oo Qodobo Xasaasi ah looga hadlay

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 жов 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaaliya,Caalamka iyo madadaalo nagu soo biir#Subscribe_Like_Share_XidigahaTube

КОМЕНТАРІ • 10

  • @abdixukun9046
    @abdixukun9046 2 місяці тому

    Oo Yaa ka wanaagsanaa maxamed siyaad barre AUN

  • @BaxsansiciidOwnuur
    @BaxsansiciidOwnuur 2 місяці тому

    Xabiibulu malyiin farmaajo soo noqo markale insha allaah

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 2 місяці тому

    Farmaajow ❤ha isku aaminin kuwan beenaale yaasha ah muqdisho waa meel dadka wadaniyada lagu cuno ee iska jir dowladeena iska jir Farmaajo hunguri ayey raban hada u sheeg wax kasta radiid ay ku baxayan ku dheh

  • @elmimiad8121
    @elmimiad8121 2 місяці тому +1

    Xabibi malayin farmajo so noqo mar kale

  • @ibrahimshanfool
    @ibrahimshanfool 2 місяці тому

    Farmaajo wuxuu ahaa wadani soomaaliyeed waxaase jira xukun kasta qofna wuu u wacan yahay qaarna wuu u xun yahay sababtoo ah dadku waa kala aragti sax iyo khalad waa wax jirey waligeed balse qofka haduu xun yahay iyo haduu fiican yahay waxaa inta badan la ogaadaa markuu dhinto ama shaqada uu ka tago balse waxaa xaqiiq ah farmaajo inuu ahaa muuqaalka kaliya ee dalkaan u ahaa rajada soo nooleynta qabkii iyo dowladii soomaaliyeed

  • @adeerknoor4878
    @adeerknoor4878 2 місяці тому +1

    Guul xabiibul malayin madaxweyna maxamed abdulahi farmajo so noqo dalka adigu ku bahan yahay dalki dowlada bahalodey fashil tay dhinac kasta ka fashil tay ba qabsadey oo hogaminayo xasan gorgurde familykisa marxun xamza sheikh adan madobe abdi xaashi sacdiya firibi tuugda argixisada madaxtooyada hef damajid wey jaban

  • @cabdiraxmaanmaxamed9235
    @cabdiraxmaanmaxamed9235 2 місяці тому

    kkk been argagixiso waxtar xumo tabar daro caqli daro intaasba waa isaga waxmagaratada sidiinoo kale ah beentiisay la wareereen markaas ayad wanaag iyo xumaan kala garan weydeen

  • @cabdiraxmaanmaxamed9235
    @cabdiraxmaanmaxamed9235 2 місяці тому

    Kkkkk soomaali waa eber nabar iyo naxdin iyo faaruq farmaajo oo caqligiisa kusocon oo ciyaal ku adeegto ayey hadal hayaan

    • @sahrujainaali132
      @sahrujainaali132 2 місяці тому

      ALLOW NAGA QABO DABADHILIFYADA U SHAQEEYO QABIILKA IYO SHISHEEYAHA AAMIN ALLOOW NOOSOO CELI XABIIBU MALAAYIIN FARMAAJO INTA NECEBNA ISHOODA KA BADBAADI ADIGAA JECELAADAY ANAGANA WAAD NA JECLEYSIISAY XABIIBU MALASYIIN SOO NOQO ADIGOO NABAD AH

    • @abdixukun9046
      @abdixukun9046 2 місяці тому

      Saan Lee argagax ugu jiree markaa xabibul malaayin maqashid Yaa horgal