Ilaahayow calaamo ka muuji dadka masaakiinta xooga u sheeganaaya ee dhulkooda ku haysta aamiin dhaha meesha dowladi ma jirto ee si khsyr qabta noo dhaafi iyaga dadka isku eegaaya
Ilaahay dulmiga maa jecla alla maxa dalkeena dulmi yala walhi waa dad wada jilicsan war ilahay kaa baqa oo rabigiina Kaa cabsada Subax Allah tani waaaduunyo goo yar oo caad yaa laysku duubaya rabi Kaa baqa oo umuda xaqdarada kala taga yaa Allah
Haddii ay jirto arinkaaz reernimada lagugu zheegtay waa ceeb wayn wllhy taazi wax aananu leenhay waar ka daaya oo anigaa reer sheekh isaxaaqa ah ceebta inga daaya magacii izaaqana karmada ha ka ridina oo somaliland ayaynu wada leenahye ka daaya
Waxan yaabaa markan arko, comment noocaana! Meel musiibo ka dhacday qof leh, qadaadwaynti baa sidana ama adoo kale qaabaa'il magacyo ku sheegaya! waxaana u badanaa dadka noocaas ahi in aanay Soomaali ahayne isku keen dirayaan. Afka iyo faraha Allaha qabto kuwa sidaasa. Dad Soomaaliyeed oo caddaalad darro tirsanaya ayaa meesha jooga, u ducey ama xumaantaada ka hayso! Anigu reer muqdisho ayaan ahayn laakiin hooyadan tan xaafadayda daggan ayay iila xanuun tahay, diir iyo diin ban wadaagnaa, Ilaahay swt baana uga mahad naqayaa caafimaadkaas, cudur kan caqiidada iyo caqliga gala ayaa ugu xun subxaanallaah
Akhirad war ka cadeyne dulmigu Ma fiicne umada u daya hantidiida haduu iibiyo khamri Dee xidha mad dhacaysan wa waxanan wa an iga bowing dhulbahante anad u Dhalan inad dag to waliba dawlad Ma lahayn muuse ayaba boo a baloodhada
Innaa Lillaah wainnaa ileeyhi raajicuun, Allaha unaxariisto
Dulmigii iyo qabyaaladdii xadhkaha ayay goosteen, ilaahow masaakiinta u gargaar!
Subxana Allah war dulmiga intaa leeg bal eega Insha Allah wa laga bixi Insha Allah
Ilaahayow calaamo ka muuji dadka masaakiinta xooga u sheeganaaya ee dhulkooda ku haysta aamiin dhaha meesha dowladi ma jirto ee si khsyr qabta noo dhaafi iyaga dadka isku eegaaya
Ina lilahi Ina ileyhi raajicun
سبحان الله سبحان الله سبحان الله حسبي الله ونعم الوكيل لا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم
Khayrkaytagi insha allah
Allah ugargaaro
Ilaahay dulmiga maa jecla alla maxa dalkeena dulmi yala walhi waa dad wada jilicsan war ilahay kaa baqa oo rabigiina Kaa cabsada Subax Allah tani waaaduunyo goo yar oo caad yaa laysku duubaya rabi Kaa baqa oo umuda xaqdarada kala taga yaa Allah
Wallhi shacaboow Hadii Aynu farteen ku Aarsan weyno kama baxayno dulmigaa leynagu hayo
Oo yaa laga aarsan oo dulmi inagu haya
@HindaAden-o2t Dowladaa Dadkii ay Ahyd in ay wax tarto ka boobeysa wixii yaraa e ay haysten ku qabsaneysa de
Waa dad wanagsan iimaan kamuuqdo@@aymanxcabdi
Mnsha alaah waa reer ii man badan
WALLAAHAY WAXAAN KABAQAYAA IN HARGAYSA LAGU HALAAGO DADQAAR SIDAY UDHAQMAYAAN
Qabiilka an Bass ilaahow xal u Keen' soomaali waa ku dhamaatay
Waa ceeb bisinka
HADDAAN CADDAALADI JIRIN MACNAHA TII SOMALILAAND AHAYD AYAA LAGU KHASAARAY.
MAXAY DAWLAD KA TAHAY HADDAYNA MUWAADINIINTA XUQUUQDOODA ILAALIN KARIN.
Inaalĺaahi wa innaa ilayhi raajicuun yaasif inanta difaaca hadii lagu dayn waayey somalilandnimadii
EEDO HABEEN KII SAQDADHEXE SOKAC TUKO O SHAKODA ALLAA KABATI IN ILAAH KAQABTO WAN NAXAY
Haddii ay jirto arinkaaz reernimada lagugu zheegtay waa ceeb wayn wllhy taazi wax aananu leenhay waar ka daaya oo anigaa reer sheekh isaxaaqa ah ceebta inga daaya magacii izaaqana karmada ha ka ridina oo somaliland ayaynu wada leenahye ka daaya
Ilahay haa idinka qabto
Ilaahay uqaysho ilaahay ayaa kaa ridi insha alaah
Dowladan waa dulmigii Oo qofa illaahay dagdag ha Uga tuuro meesha nimankan kibray
Taasi soconmyso walhi anagaa garabkina taagn
Qabiilkaas intuu umada dhibaatada ku hayo qaran nimo dhimatey😢
isaq Niinku dhallay guniimo iyo gumayisii
allah aya baday
dawlladii isaq wata ilmahay dhallen lagu dullmayo
qof sida ulahadlayo hooyo da'daa jirta oo xishod Aan lahayn oo awood iyo qabil u sheeganayo aqiro saban, cebey tacal
ADEERO KA LEEXDA DADKA MASAAKIINTA AH DHULKOODA WALLAAHI WAAD KU GUBANAYSAAN KUNA GAMIMAYSAAN ISKAGA LEEXDA.
illaahow dulmiga hanagu rogin ...Alle ayaa awooda iska leh illaahay haka qabto daalimiinta dadka masaakiinta ah u awood sheeganaya
ADEER TOLBAAD KA DHALATEE ADEER AWDALBA WEEY JOOGAAN HADII EEY KU TAABTAAN ADNA WAAYI MEEYSIDEE ISKA SOO GUUR
Waxasi waxa dhicikara maaha waxalagaqabto
Toloo Yaa reer Hargaysa marka ?
Axaxaxaxa😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
SUBXAANLAA CAKU QABYAALAD SNM
Wllo SNM maahee waa dowlada muuse biixi iyo inta la shaqaysata ee ilaahay hana dhaafiyo
@@Umo580 ya ka qabyalad iyo xasidnimo badan 😂😂😂😂 qurjile
Waa taa Cuquubada DADK IYO DALKABA heysata
Xerna maahee waa gidaafad xertu qabyaalad mataqaano
😢😢😮😮😮
😢
IIDOOR FASHAQ DULMIGOODII AY DADKA KU HAYEEN MARKEEY JABEEN IYAGAA HADA IS DULMINAAYA ALAAHU AKBAR
Waxan yaabaa markan arko, comment noocaana! Meel musiibo ka dhacday qof leh, qadaadwaynti baa sidana ama adoo kale qaabaa'il magacyo ku sheegaya! waxaana u badanaa dadka noocaas ahi in aanay Soomaali ahayne isku keen dirayaan. Afka iyo faraha Allaha qabto kuwa sidaasa. Dad Soomaaliyeed oo caddaalad darro tirsanaya ayaa meesha jooga, u ducey ama xumaantaada ka hayso! Anigu reer muqdisho ayaan ahayn laakiin hooyadan tan xaafadayda daggan ayay iila xanuun tahay, diir iyo diin ban wadaagnaa, Ilaahay swt baana uga mahad naqayaa caafimaadkaas, cudur kan caqiidada iyo caqliga gala ayaa ugu xun subxaanallaah
Waaar iska celinaya aabohood wasooyinka garacda garacdu dhashay
Adaa garaca waxad waxba ka ogan ayaad qiiro jabaan ku rumaysanaysaa marka hore wax hubso
O ma dad bu laha odaygi waligi silcayay
quruxkey qaska JoJi
fadlan
REERKAN HADEEY SAMAROON YIHIIN AABAHOODNA UU AHAA NIN 50 SANO UMADA CAAWINAYEY AJARKIISA ILAAHAY KAMA HABAABIYO LAAKIIN INEEY ISKAGA SOO GUURAAN BEEY AHEEYD ADEER AYAGAABA IS DHACAYA
Waar haday arintani jirto waa in wax laga qabto weeye haddii kale weynu rogmanaynaa
Sorry sorry
Mikiinkii dar ilaahay wadooyinka uga shaqaynaayay hantibadan ugama tagin markii intii yarayd ee sagarada ahayd ayaa istaraajiti noqotay alah baa u arakeeyay masakiintaa halaga qabto wixii dulmi kuhayaba
Waa urkutalo
Dhulkii xoolu daaq ijireen baa ninwalba meel iska qaytay
Ialaahay ha idinka qabto waa ceeb sidaasi dadkaasimasaakiinta ah in lacag loo adeegsado maahee
Xabagtii iyo khamrigaad iibinaysay ayaa ku tusay inaad sheegato beer aha dadra miyaanad ahayn qofka kalimantan ee umada ku baa biyay iibinta khamriga
Akhirad war ka cadeyne dulmigu Ma fiicne umada u daya hantidiida haduu iibiyo khamri Dee xidha mad dhacaysan wa waxanan wa an iga bowing dhulbahante anad u Dhalan inad dag to waliba dawlad Ma lahayn muuse ayaba boo a baloodhada
ciida iyo hoyadaba was dheh kaas neefkaa hala soo qabto
Waar qabiilna wax tari mayo ee dulmiga hala qabto
Dawladii waxaa loo dumiyay in dalka iyo dadkaba intii jilicsan la boobee iska samra huunooyin
Iska imaada meeshe
Warcidikaamaxigte...ciro...Utag
dadba run moodi doona wax qasab layskaga qaada majirto hadad leedihin cid idinka qaadaysa majirto runta hadan sheegno
Muuse Miya I baloodho khasab ku qadan
Beenta dadka ha laga Joojiyo
Dhul sidaas laguma Helo sidaas
Waa wax la yaableh in Been sidaas sidaas loo Buun buuninaayo
Adu ma nooci dhulka ku haysta tahay
Beenta ohinta iyo isaaq masabidka wa laga macasha walal
@@princesshawd6859ilaahay ka yaab war uma hayside
Cuquba inagu dhacaysa hadaan masaakiinta dhibno ilaahay halaga baqdo tan waa laga tagayaaye
@@se1059 walal wa haday run tahay 100 her ban arkay dad oyaya o been noqotay dhulka dadku wu ku washay xogogal ban u nahay
so kuwi laha Mohamed siyad barre ayaa nagumeysta, nacalad inkudacday