Warqadda Lacag Qaadashada YOUTUBE & Sida loo ansixiyo Google Adsense | Tutorial

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 20 вер 2024
  • #arimaheena #lacagta #youtube
    ​My Social Media Accounts
    / arimaheena​​​​
    ​​ / arimaheena1
    ​ / arimaheena​​​​
    ​snapchat: arimaheena
    Email: arimaheenahagio@gmail.com
    Muuqaalkaan kahor waxaan heesanay:
    584,985 subscribers

КОМЕНТАРІ • 512

  • @ibrahimmohamud5989
    @ibrahimmohamud5989 3 роки тому +19

    Maanta waa maalin jimce igula saliya xabibkena mohamed scw💕💕

  • @SalmanTifow
    @SalmanTifow 3 роки тому +28

    Keep going
    Arimaheena legend in the building
    600k coming soon i cant wait

  • @mohamedabdi5970
    @mohamedabdi5970 3 роки тому +18

    armaheena legend keep going
    600k coming soon

  • @kheyralnisaatube46
    @kheyralnisaatube46 3 роки тому +35

    Thanks Arimaheena sidaq inoogu faaideysay 💜💜

    • @ArimaHeena
      @ArimaHeena  3 роки тому +28

      Waamudan tahay

    • @kheyralnisaatube46
      @kheyralnisaatube46 3 роки тому +4

      Cabaar a qoslaaye sidaa warqadaa u raadineysay you funny waaku xiisay walahi 🎉💜

    • @daacadofficial5674
      @daacadofficial5674 3 роки тому +1

      @@ArimaHeena wllky Arimahena legend waxan kaga bahanahay cawinad taso ah inad shareout iisameyso waxa jeclahay inan noqdo youtuper sida adiga oo kale wankugu daydaa wlh keep going
      Hormar wacan iiso jawab🙏🙏👈
      From muqdisho🇸🇴💯👈 iga farxi wllky

    • @mahadyaqub
      @mahadyaqub 2 роки тому

      Mfamli

  • @user-tt7yu6mc9z
    @user-tt7yu6mc9z 3 роки тому +19

    Arimeheena keep going legend ❤️ 600k is coming son

  • @siciidcabdi5757
    @siciidcabdi5757 3 роки тому +24

    20 minutes 2.6k another level keep going wll

  • @qassimali8849
    @qassimali8849 3 роки тому +79

    I cannot Wait six hundred thousand Arimahena❤️💯

    • @nasiimomedia8047
      @nasiimomedia8047 3 роки тому

      Walaal bangiyada soomaaliya sida dahabshiil bank
      Malagu xidhan karaa

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow 2 роки тому

      way ku imaan iska yara sug. kkkkkk

    • @nasiimomedia8047
      @nasiimomedia8047 2 роки тому +1

      @@AsiyasTVShow
      Ma sugi karee mxaa layeelaa

    • @AsiyasTVShow
      @AsiyasTVShow 2 роки тому

      @@nasiimomedia8047 ka seexo inta la gaadhayo loool

    • @mohadmohamed6521
      @mohadmohamed6521 Рік тому

      Imika 900k ayu marayaaa

  • @kingabdull2710
    @kingabdull2710 3 роки тому +7

    Arimaheena sxb wankuxisay bro legend hore usoco I.a a road to 600k team arimaheena one love

  • @hiboofficial9310
    @hiboofficial9310 3 роки тому +5

    Ninka kaliya een youtubarada somalida ka tageero arimaheena legend keep going

  • @wadani6926
    @wadani6926 3 роки тому +5

    Asc walalkey arimahena waan ku taageraa in badan video waa igu mada daalisay masha allah alle haku xafido walalkey waxaan ahy arday marka walalkey waxaan u baahnay laaptop aan cashirada ku diyaarsado 🙏🏻❤️

  • @100KSubsChallengee
    @100KSubsChallengee 3 роки тому +14

    legend 💥✅

  • @moustafaabdisalam6267
    @moustafaabdisalam6267 3 роки тому +4

    arimaheena in the building
    inta ku naceb ha naxaan♥️

  • @mahamedherromohamedherro5520
    @mahamedherromohamedherro5520 3 роки тому +2

    m.a waa kaa faa iiday sxp noo soo badi Arimaha youtubka legend guulayso

  • @sacadahmed5810
    @sacadahmed5810 3 роки тому +8

    Arimaheen legend one love😍

  • @zxpkabulshada
    @zxpkabulshada 2 роки тому +1

    Haa sax weey big pro waan rajynayaa inaan ka faa'iidaysan doono anigiyo cidii kale u baahan

  • @ahmedmaxamed6736
    @ahmedmaxamed6736 3 роки тому +2

    War maalmahaan waad soo jeedaa hanaga caajisin 😍😍😍😍😍😍

  • @mohamedbashiir1432
    @mohamedbashiir1432 3 роки тому +11

    Waa mahadsantahay lakin soosamee part 2 sida loo baxsado lacagta

    • @ArimaHeena
      @ArimaHeena  3 роки тому +13

      insha'allaah

    • @deksimoudadendeksi2418
      @deksimoudadendeksi2418 3 роки тому +1

      Haa wll sosamee

    • @daacadofficial5674
      @daacadofficial5674 3 роки тому +2

      @@ArimaHeena @ArimaHeena wllky Arimahena legend waxan kaga bahanahay cawinad taso ah inad shareout iisameyso waxa jeclahay inan noqdo youtuper sida adiga oo kale wankugu daydaa wlh keep going
      Hormar wacan iiso jawab🙏🙏👈
      From muqdisho🇸🇴💯👈 iga farxi wllky

  • @jeylaani9814
    @jeylaani9814 3 роки тому

    Ilaah amarkiis hadeydhacdo in arimaheena i million ck uga hormaro yaab miyee kulanoqinlaheed

  • @mohamedadanibrahim8590
    @mohamedadanibrahim8590 3 роки тому +6

    Thanks our teacher arimaheena keep going pro✌✌✌✌

  • @amenck8137
    @amenck8137 3 роки тому +3

    Wal arimahena hal codzi ayan wata
    100k views imiska lacag aya ka so gali karta.
    200k.views imisa lacag aya kaso geli karta.
    300k.________
    400k______
    500k________
    600k_______
    700k________
    800o_____
    900k____
    (1M)_______IMISA LAXAG AH AYAN INTAZ KAZO GALI GARTA PLEASE WAXN RAPA INAN OGAADO🙏🙏🥰

  • @suhaybxusen9448
    @suhaybxusen9448 3 роки тому +2

    Legend Of The Year ArimaHeena

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 3 роки тому +7

    Keep GOING LEGEND

  • @fartuunshariif5618
    @fartuunshariif5618 3 роки тому +4

    600k coming soon

  • @abdull1772
    @abdull1772 3 роки тому +3

    Arimaheena on the building 👊

  • @cabdijaceylow2
    @cabdijaceylow2 4 дні тому +1

    Yutub lacag iso bixi sxb🎉

  • @MyShorts51
    @MyShorts51 3 роки тому +7

    Next video do about Taxes info please thanks

  • @worldshorts3756
    @worldshorts3756 3 роки тому

    Wlhi sxp youtuber kulamida inaan weligey arag 2014-2021 aan Ku dawanooya oo wlhi ah
    Markasta wxad nalawadagta waxa aad nadheerth🙏
    Wxan xiseyaa editing ka inta aan aqaan sida ay ubadanyihiin adiga. Ayaan kaaa barty wana aan Ku faraxsanhy inaad cilimga aad na dheerthy nala wadaagto sxp✅✅🔥🔥 sxp omrow nolaw weliga

  • @darwiishstudio
    @darwiishstudio 3 роки тому +1

    Arimaheen is legend of youtuber

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 роки тому +7

    MashAllah bro! Good for you, you are helping other ppl in Somalia or less fortunate situations who don’t know.

  • @blacktiger5835
    @blacktiger5835 3 роки тому +1

    Nabiga maxamad kusaliya scw scw

  • @mohamedibrahim5027
    @mohamedibrahim5027 3 роки тому +3

    May allh thnkz pro , waxan ku leeyahay go forward 😘

  • @4ALone4ever
    @4ALone4ever 3 роки тому +2

    Love you Arimahane wllnimo ku jclhay 💓💓💓

  • @mohamedsalaad2445
    @mohamedsalaad2445 Місяць тому

    2024 inaa daawanoo yo maley ga dareemaa

  • @cabdalacali928
    @cabdalacali928 3 роки тому +3

    arimahena sidee loo dalbadaa neh 🙏🙏🙏

  • @naciima_family
    @naciima_family 3 роки тому +1

    MAASHA ALLAAH WAADMAHAD SANTAHAY WALAAL ARIMAHEENA WAAN KAA FAAIDNAY

  • @yasiromar4702
    @yasiromar4702 3 роки тому +3

    Keep going Legend Arimaheena

  • @c.qaadirofficial1106
    @c.qaadirofficial1106 3 роки тому +3

    Wllkey UA-cam indho kaar igu lahaaw sher ii samey ♥️♥️

  • @djmohachannel1462
    @djmohachannel1462 3 роки тому

    Arimaheena nio waxaan rabaa inaan noqdo UA-camr ma iga caawin kartaa codsi waaye

  • @xikambigfunofficial
    @xikambigfunofficial 3 роки тому

    Mahadsanid arimaheena waan kaa faa'iday qeer allaha ku siyo inkastoo cilad ihaysato in aad isojawaabto ayaan rajeynaa in shaa allha

  • @qeyrfaafiye6991
    @qeyrfaafiye6991 3 роки тому

    arimaheena instagram kaaga saxda meesha ku soo qor sxbow mar walbo waanku dhibanahay thank you my brother

  • @cabdikaafi8566
    @cabdikaafi8566 3 роки тому

    Sidee lacagta loola bixi karaa video Ka soo Samey lenged arimaheena 👍

  • @Madadaalomedia337
    @Madadaalomedia337 3 роки тому +3

    Wllhi barnaamijkan mudaa u Xayirnaa mahdsnd wlky 🙏

  • @cllaahimaxamed9106
    @cllaahimaxamed9106 3 роки тому +2

    Legend arimaheena always legend keep going

  • @abdullahimuminomar6892
    @abdullahimuminomar6892 3 роки тому +1

    Wad mahadsanthy legend dhanka fb ga video noga so samey qabka facbook lcg loga sameyo iyo qabka payment ga👋

  • @mohaofficial7766
    @mohaofficial7766 3 роки тому +5

    Keep goin legend

  • @Siciidaadan12
    @Siciidaadan12 3 роки тому

    Zxp 14.2k baan marayaa ee saan ugu xidhaa lacagta sxp from hargeisa

  • @juniorbubaofficial8012
    @juniorbubaofficial8012 3 роки тому

    M.A wllhi ariin muhiim aax oo zaid aan usiguya sii laigi jahiil bixiiyo. Thanks man.
    I appreciate 🥰

  • @Elyashagi
    @Elyashagi 3 роки тому +1

    Arimaheena wllkey Nooga soo hadal bixida Anshuurta qaabka loobixiyo

  • @ahmedmaxamed6736
    @ahmedmaxamed6736 3 роки тому +1

    Arimaheena challange cusub la imaaw inta igu raacsan like

  • @nimcohonesty4817
    @nimcohonesty4817 3 роки тому

    Arimahen dhaga iga xanunjisaye😂🥊

  • @sadaamliil962
    @sadaamliil962 3 роки тому +4

    Legend alwey legand✌️❤️

  • @bashiirhusenguure5
    @bashiirhusenguure5 2 роки тому +1

    Legend waa ku wataa.sxb jiro waxaan rabaa in aan akoon furtaa rabaa see ku furu karaa bro.in aan 1.k gaara miyaa.ku furun karaa

  • @naasirsuriya
    @naasirsuriya 3 роки тому +1

    part two arimahena muqal noga same sida loo gashado addreska

  • @marwamohammed1146
    @marwamohammed1146 3 роки тому +2

    Masha Allah hore u soco wallo

  • @somalisqueen161
    @somalisqueen161 3 роки тому +2

    Arimaheena soobathi muqalahan cml

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 роки тому

    Thanks brother 👍 Arimaheena keep going brother
    Wax Badan wan ka faa'idey sxb sare 👏❤️

  • @duufaan6300
    @duufaan6300 3 роки тому

    Videoyada waad kala jar jartay Hadii aad nooso bilaawi laheed bilaaw ilaa iyo dhamaad ama kuwi hore iyo Kani playlist noo Gali saan ugu fa'ideysano ilaahey haku awaal gudeee

  • @nasrachannel3431
    @nasrachannel3431 3 роки тому

    Marwalbo o kudawado Arimahena aan dhahaa marka dhahdid halkaa naga dawanesaan waaa Wa dalay 😂😂😂😂

  • @xiismohamed5483
    @xiismohamed5483 3 роки тому +1

    Arimaheena.malmahan.kumeedee..wax.ma.soo.duubtid.wan.ku.dawan.jirnayee..dhakhso.wax.soduub

  • @djqarniofficial1
    @djqarniofficial1 3 роки тому

    Arimaheena Lagend Coming soon 600k insha Allh

  • @saladoxassan7160
    @saladoxassan7160 3 роки тому

    Aadaa u mahadsan tahay wll xusni wlhi meel aan talo ka bilaawo ayaan la'aa thank so much xabiibi

  • @sadeafrax343Fahan1
    @sadeafrax343Fahan1 3 роки тому

    I.a 600k inta aan bari lagaarin ayaa garaysaa

  • @cawilsudaysi
    @cawilsudaysi 3 роки тому +2

    Jimce Wanaagsan ArimaHeena Family.

  • @KaskiiHadle
    @KaskiiHadle 3 роки тому

    *Arimaheena legend weyaan 1million subscribers buu u qalmaa*

  • @aweysdaacadoffical8509
    @aweysdaacadoffical8509 3 роки тому

    Walaal qaali taleefankaaga iisooqor walaal qaali walaal gabar walaalo nahay ayaadaristiihiin walaal aniga waxaan joogaa soomaaliya waxaan ahay yuutuubar walaal qaali janalkeega magaciisa waxaa layiraahdaa aweys carab walaal labadeeda moobeel waan kuusaaray waana kutaageeraa walaal qaali waxaa tahay walaal qabifiican walaal taleefankaaga iisooqo

  • @cilmikaabe2925
    @cilmikaabe2925 3 роки тому

    Sidee laiskudiwangaliyaa canshuurta zxb 🥰

  • @abubakarabdi1214
    @abubakarabdi1214 3 роки тому +2

    m.allh ninka kaliya e an ku daydo arimahena nolow wll🖐️❣️

  • @mohafootballchannel6874
    @mohafootballchannel6874 3 роки тому

    Canshuurta ayan raba sida loo soobuxiyo ee nososamey.. from 🇦🇺👋👋

  • @riyaqcookingandcleaning
    @riyaqcookingandcleaning 3 роки тому

    Muqaal kaas aniga koow ka ah inta ka faeday👈👈❤️❤️

  • @Lii_gamer
    @Lii_gamer 3 роки тому +1

    Thank you I didn't expected this video but thank you!!!

  • @AsiyasTVShow
    @AsiyasTVShow 2 роки тому

    Masha Allah good work walaalkay waad ku mahad santahay information fiican waaye.

  • @SuldaaNMo
    @SuldaaNMo 3 роки тому

    Tutorial camal inoo soo bandhig aad io aad aan idinka mahad celinaa thanks wllka wyn✌

  • @siirtadumarkaoffice8939
    @siirtadumarkaoffice8939 3 роки тому

    Walalo sida video loo idhidgareyo noo soo gali adoo raliya

  • @bashkatube2363
    @bashkatube2363 3 роки тому

    Arimaheena shp anoon waraaqad wadan kawrn

  • @maankazurajofficial
    @maankazurajofficial 3 роки тому

    Legend arimaheena 200k coming soon

  • @qaniempire4914
    @qaniempire4914 3 роки тому +1

    First ❤

  • @saidyusufmohamed2688
    @saidyusufmohamed2688 3 роки тому

    1- UA-cam algorithm sidee buu ushaqeeyaa majiraan farsamooyin la isticmaala si muuuqaalka uu u gaaro asxaab badan?
    2- Bank Account oo dalka ah maku xeran karaa Method Payment ga?

  • @soarbchanel
    @soarbchanel 3 роки тому

    Aniga waxan rabaa inaan UA-cam furto maxaad iigulatalin lahayd arimaheena fadlan like isaara si UU uarko wll waadmahadsantihin

  • @laylaqurux9224
    @laylaqurux9224 3 роки тому

    Aramaheena.adaa umahadsantahay.tanka kale.canusharta.waa kasugeena hormaran kuu rajeynaa wllkey arimaheena

  • @anasetokante9777
    @anasetokante9777 3 роки тому +2

    No viewing number one❤🤩

  • @nololwanaagsan2365
    @nololwanaagsan2365 8 місяців тому

    ❤❤❤❤ mahadsanid wall

  • @JOKERMAN10
    @JOKERMAN10 3 роки тому +2

    Hal Qof oo No Jooga diba ma jiro wllke youtube 1k subs 400000 watct waan buuxiyay lkn warqadaayar meshi la igu so diri lahaa ayaaa wayay marka wllkeyow inaa adress igu xidho rabaa hadaa awoodo koley videogaan wxba ima taraYo aniGa ileen maba hayi warqadan mana helayO🤥😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔😔

  • @ayuubaliayuubcali4455
    @ayuubaliayuubcali4455 3 роки тому

    Thanks arimaheena soo samey UA-cam lacag badan mala samen kara video

  • @Teamiitaataabo
    @Teamiitaataabo 4 місяці тому

    Sxb ani wax badan ayaa ka rabaa oo ku saab san youtube ka 😂❤❤

  • @ciisexasanmaxamed132
    @ciisexasanmaxamed132 3 роки тому +1

    Thanks bro you are muhiim

  • @safaabdi5194
    @safaabdi5194 3 роки тому +1

    Arimaheena wllo inaad cabdulaahu hagio iyo abeero brank kusoo samee wllo

  • @AbukarDeerow
    @AbukarDeerow 2 роки тому +1

    Saas waaye ugaas mahadsanid ❤

  • @inaaadan706
    @inaaadan706 3 роки тому +1

    Zhp waxba hanaga reebin youtube ka ku saabsan pls 🙏

  • @aahilyare3135
    @aahilyare3135 3 роки тому

    Waan ka faaidnay
    Thank you my brother 👍👍👍👍

  • @beec_waaye
    @beec_waaye 3 роки тому +2

    Keep going bro 🥰✌

  • @abdullahimohamudfaarah9114
    @abdullahimohamudfaarah9114 3 роки тому

    ARIMAHEENA KEEP GOING PRO
    MAR WALBA WA KULA SOCNA ZXP🥰

  • @zamiiraabdiaziiz4399
    @zamiiraabdiaziiz4399 3 роки тому +1

    Legend Arimaheena 🔥😘

  • @DamashaadMediaChannel
    @DamashaadMediaChannel 3 роки тому +1

    ArimaHeena Keep going

  • @jibrilsharif4403
    @jibrilsharif4403 3 роки тому +1

    600k soon 💖😍🌹

  • @SalmaanKuseysi
    @SalmaanKuseysi 7 днів тому

    Mahadsanid ❤❤

  • @crezyfootball4631
    @crezyfootball4631 3 роки тому

    noo soo samee arimaheena canshuurta

  • @abdiqani3478
    @abdiqani3478 3 роки тому

    Barakalah wllo arimaheena keep moving

  • @kaydkaSuugaanta1
    @kaydkaSuugaanta1 3 роки тому +1

    Arimaheena keep going bro

  • @abokoroday4194
    @abokoroday4194 3 роки тому

    Account ka wadnka somalida mad ku xidhan karta mise waa mid dabada un ArimaheenA

  • @jadensmith3504
    @jadensmith3504 3 роки тому +1

    Keep going pro 👍 💪 👏 🙌