"Waxaan war war weyn ka qabaa natiijadda doorashooyinka, Saamiga reer Awdalna..." Nuuradiin Diini.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

КОМЕНТАРІ • 67

  • @hamdahassan3685
    @hamdahassan3685 11 днів тому +3

    🎉🎉🎉 bravo Siyaasi well say masha Allah

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 11 днів тому +4

    ماشاء الله تبارك الرحمن اللهم بارك
    Ninkani waa Somaliland Xalaala, Gaalka dil gartiisana si, wadani waa faqash isagaana ka masuula ciidamada lakala qolo qolooyey

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 10 днів тому +1

      Habar dhali weydey alleelo ku waalatay maxaa waddani ciidanka u keenay ma Taani/Muuse shaani iyo waddaniga dhabta ah baad kala garan weydeen.

  • @raage6364
    @raage6364 11 днів тому +1

    Wali siyaasiyiin damiirkoodu noolyaa wadanka somaliland kunool nuuradiin haka daalin inaad xaqa ku adinto ilaahay dakeena qabyaalada iyo nin jeclaysiga baabiisay haka saaro amin

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 11 днів тому +3

    Saxaafada shisheeyaaa maamula ! Ha laga qabto wadankan inta badan far baa ku godan!

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 11 днів тому +1

    Baro siyaasad wllo

  • @degan8661
    @degan8661 2 дні тому

    Ninkan nuuradiin waayo horta

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 10 днів тому

    Kkk wariye iskusheg horri wuxu
    Kamidyahay shakhsiyadka ugu
    Hagardamada badan e qadiyada
    Jsl hororka ku ah, waa lagadhay
    Xilligi la xisabtami lahaa jsl guul

  • @WiilkaMagaalka-oo1od
    @WiilkaMagaalka-oo1od 10 днів тому

    Qudhmiye Allaha na dhaafiyo

  • @aishabarakalaafikummahadss1670
    @aishabarakalaafikummahadss1670 11 днів тому +1

    Kani weriye naaha waa xag jir.doorashada wadani hadhaw buu odhan dadkii dhintaa codeeyay e yaa marsiinaya

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 10 днів тому

    waakaa caawaan nimada isaq hayee togdheerna ana dagmaa iga maqan oo burco ah waayo buuhoodlaan haaystaa hadii caaynaba noqotay sool oo hal dagmo kamaqantahay togdheerna burcoo dagmo ah baa iga maqan oo buuhoodlaan haaystaa xayawaaniin

  • @AbdiqaniMshanle
    @AbdiqaniMshanle 10 днів тому

    Masha allaah siyaasi nuuradiin

  • @KhadaryYusuf
    @KhadaryYusuf 10 днів тому

    XUKUUMADEY SAXAAFADAN QARAN DUMISKA AH !!!

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 11 днів тому +1

    “Huuno!”😂
    “Doorasho”😂 “wadnaha farta huuno”!
    Juudaan 😂

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 11 днів тому +1

    Ninkani ururkisa u dhacay waa wareeray

  • @user-de3iu8yu3w
    @user-de3iu8yu3w 10 днів тому

    Gadabursi waxba ka faidin dalkoda la dhiisin

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 11 днів тому

    Muuse wararka lagga qabaa

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac 10 днів тому

    Reer awdal ma nabiyaa mayna ahayn huushtii hiimada lahayd ee mar walba cadawga isaaq raacaysay waar xishooda ama baqa nacdal baa idinku taale

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 11 днів тому

    Muuse sabab u ahaa dheh mxaad uga warwargeegi su aasha

  • @SadoDahir-g6w
    @SadoDahir-g6w 11 днів тому +2

    maanta runbaa sheegtay nuradiinow

  • @user-de3iu8yu3w
    @user-de3iu8yu3w 10 днів тому

    Ninkan la wareysanayaa diidi doona hala beel noqdo inkasto wariyaha muuse qaawane ayeey isku beel yihiin laakin waa cadalad

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 10 днів тому

    Musaalaxda in la raacaa waa qodob dastuuri ah.

  • @AdanCise
    @AdanCise 11 днів тому +1

    Kusoco

  • @ahmedcaalin9175
    @ahmedcaalin9175 9 днів тому

    Waa reer somaliland Qudha oo habar awal iyo habar jeclo ayaa somaaliland ah ee dadka beenta ka daaya.

  • @CamuudAwed
    @CamuudAwed 10 днів тому

    Durba ma iyadoon doorashaba dhicin Oon Dad kuba codkooda dhiiban baad muran iyo qarjajacdii Aad ku caan baxdeen iyo ku qabso ku qadi maysida ahayd sii bilow deen Anagu waxaanu ku talinaynaa in Xisbiyadda iyo murashaxiinta Madaxweyna nimo intaan doorashada la gaadhin la dhaariyaa in ay natiijada soo baxda ku qancayaan khaasatan Xisbiga wadani Oo ah xisbi muran qarjajac iyo ismaalaa kadeed ku caan baxay 🤭🤭🤭

  • @TanayKhan-c5k
    @TanayKhan-c5k 6 днів тому

    Martinez Christopher Perez Jennifer Jackson George

  • @hallad598
    @hallad598 11 днів тому +1

    Kani waa Heegadii yidhi "Laascaanood ha la go'doomiyo".

    • @zubeirwaran-bari8730
      @zubeirwaran-bari8730 10 днів тому

      Iyaguba waa dambiilayaal ee niicda jooji.

    • @hallad598
      @hallad598 День тому

      ​@@zubeirwaran-bari8730 dad dhulkooda u tashaday siday danbiilayaal u yihiin? Caqli xumadu waa waxa 500 oo maxaabiis ah la idiin kaga qabtay.

    • @zubeirwaran-bari8730
      @zubeirwaran-bari8730 День тому

      @@hallad598 hadaa yaan hayn maxaabiis. 40,000 darood ah baanu qabanay 1990 inta aanu hubkii kala hadhnay baanu soo fasaxnay. Adeer waxaan libin ahayn libin haka dhiganina ee mabda' la kaalaya aan qabyaalad ahayn.

  • @galoolqudhac
    @galoolqudhac 10 днів тому

    Huush fooqal huush

  • @abdihakimahmedjamanuur8999
    @abdihakimahmedjamanuur8999 7 днів тому

    Kan yar ee saxaviga sheeganaya gobol dhan baa maqan buu naleeyahay.gibolkee maqan nacalaa wajiga kaaga taal.war ma laaacaanood baad gobol nooga dhigaysa in saqajaan

  • @HassannuurCilmi
    @HassannuurCilmi 11 днів тому +2

    Wariyasha dalka jooga horta dhaqan xuma dhamantot

    • @husseinibrahim-y8h
      @husseinibrahim-y8h 11 днів тому

      Sadex ayaa somaliland dilay.
      Nin,nag,afxun
      Nin,nag uurxun.
      Nin,nag ilxun.
      Intaas, ayaa somaliland rogtay.

  • @QafKaf7
    @QafKaf7 10 днів тому

    Maxaad kasiibaqaysaas

  • @amranaden3059
    @amranaden3059 10 днів тому

    Hobos ma manna tuulaa maqan. Soo baro Juqraafoga. Sixifina Waa sheeganausaa

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 11 днів тому

    Kulmiye waa tagayaa wana la hubaa illaahay idinki siday u eegtahay balse haday booban way eedi karis xun iyana wax kula

  • @DavidGuertin-l4l
    @DavidGuertin-l4l 4 дні тому

    Jackson Anna Martin Amy Harris Robert

  • @farhanqalib2028
    @farhanqalib2028 11 днів тому

    Waar samaron meeshu waa duntay ee tashada iidoor waalay dhamaan toodod waxaa ku dhacay cudur ladhaho qabyaala cadaw cunfi belaayo oo dhan waa dumeen

  • @maxamedcumar4942
    @maxamedcumar4942 10 днів тому

    Mansha allah wa siyaasi aqoonyahan ah sifiican ayu ufalanqeeyay arimaha taagan

  • @abdullahhassan2940
    @abdullahhassan2940 11 днів тому

    NINKAN WARIYAHA AH WAA CUNSURI
    TOGDHEER WAXABA LAMA SIIN EE WAA HABAR AWAL WAXA WAX QAATAY BEESHA DHEXE WAA BALAADHANTAHY MAXAAD IDINKU WADANKA KA TIHIIN

  • @raageabdullah331
    @raageabdullah331 11 днів тому

    Hoori iska cadeyso inaad tahay huwan

  • @ifraaxmohamed213
    @ifraaxmohamed213 11 днів тому

    Nuradin si waanagsan u fahfaahiye

  • @Keysek
    @Keysek 11 днів тому

    Nuuradiinkani waa nacnacle walhi midh garan maayo 😅😅😅

  • @ahmedaydiddiriye2089
    @ahmedaydiddiriye2089 11 днів тому

    Distuurka waa lagu qori karaa waxaas besha dhexe ayaa leh waxaan darafyada leh iyo awooda wadanka oo dhan oo la qabsado sidaasi ayaanan filaya in somaliland dan u ah diini inkastoo uu dhexdhexaad iska dhigaayo waxooga ayaa jiidanaysa qabyaalad ah carabkana waa ka yara dhawraya waana inoo maldahaya lakiin waxan leeyahay wali qaan gaadh siyaasadee maad noqon ee iska soo barbaar distuurna hadaad maqasho waa wax dad wax wada lihi aay ku heshiiyeen

  • @GwenStephens-e4m
    @GwenStephens-e4m 4 дні тому

    Robinson Thomas Wilson Mary Miller Timothy

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 10 днів тому

    kkkkkkkk gobol ma maqnee adeer sool sanaag iyo qaayb togdheer kamid ah baa ssc khaatumo maamushaa taa niyada gali oo naftiina runta usheega beentii 34sano waa dhamaataye

  • @Mammadorujovsz-x7k
    @Mammadorujovsz-x7k 6 днів тому

    Rodriguez Eric Young Ruth Harris Margaret

  • @axmedcali-h3z
    @axmedcali-h3z 11 днів тому

    Muxuu ahaan jireen guda biirsaygii
    Tirada yara snm kahor masaakiin soo meero wax saamayn ah aan ku lahayn geeska borama dergedo

    • @mahamouddjama7117
      @mahamouddjama7117 11 днів тому

      Adoo taariikhdaaduba snm dhaafsanay inaad is waydiiso gadabuursi wuxuu ahaan jiray waxay cadaynaysaa inaanad xitaa iskool dhiganin ood jaahil geel jire ah tahay ee dadka wax dhigtay waydii awdal Empire waxay ahayd

  • @mudiali719
    @mudiali719 11 днів тому

    Been badnaa qofku

  • @AGuled-z5h
    @AGuled-z5h 11 днів тому

    Somaliland cidii iyo wixii ka baxaya hada hadhaafto ,out.
    Inta somaliland ku hadhaanaa dekadoodu ku filan kana badan.

  • @Mohammed-j5j1u
    @Mohammed-j5j1u 11 днів тому

    Iscadee ninyahow oo nin rageed noqo waxaba ha lablabcin

  • @LiibaanAxmed-so4ty
    @LiibaanAxmed-so4ty 11 днів тому

    Hoori abtiyaanu heateku Ku gaadhin kolay ree xareed baa ku dhale 😂

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 10 днів тому

    beena waas isaaq qudhaa islaqaatay

  • @advyser
    @advyser 11 днів тому +1

    Dooraashada hadii kulmiye iyo muuse laga helo, wadanka cabsi looma qabo, waa hubaal in aanay buur la fuulo iyo qalalaanse toona la imaneen
    Laakiin Cida leh ama anaga heli ama waa lagu khala yaaci waa wadani
    Hadii doorasho xal ah laga helo oo diidaan, waa in Somaliland meel uga soo wada jeesto, Sidii dagaalkii sokeeye oo kale

  • @jamiljama8650
    @jamiljama8650 11 днів тому

    Beenale xagee beelahu ku qaten ee aad ogyd.war shacabka beenta ka daa xaramyo beenaha ahi

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 11 днів тому

    Beenleh ayàad tahy

  • @mudiali719
    @mudiali719 11 днів тому

    Sool tagtey sxb sanaag is second bigaarle riyo ku noole

  • @maxamedcumar4942
    @maxamedcumar4942 10 днів тому

    Wariyuhu lkn caadifad reernimo aya ka muuqata inkasto la.qanciyay

  • @alitani5045
    @alitani5045 11 днів тому

    Inankan yar ee waririhii ma sirdoonbaa mise waa wariyeh. Hakala cadaayo

  • @rayalefifty3069
    @rayalefifty3069 11 днів тому

    Ninkan weyn ee faaruqaa bal fiiri. War rabitaanka shacabka rer sool maanu la mid ahayn rabitaanka rer woqooyi galbeed. Idinka maad jeclayd in qasab laydinku haysto. Wlhi weroyahani waa miskiin. Isagoo gobolkiisii been laga sheegayo ayuu iska dhegaysanayaa halka weriyauaasha iidoor xirfadooda halkaas iska dhigaan marka qoobadoodayar lataabto

    • @mohamodmohamod3574
      @mohamodmohamod3574 11 днів тому

      Beenta laga sheegayaa xey tahay huunno?
      Dalka dagaal doorasho ayaa ka bilaabmaye dadka meel kaga biira gunyahay guntu dhashay.
      Haddii aad gursiga madaxweynaha qabiil ku gaadhi kartaan ma cid baa idiin diidan la soo baxa de.
      Sowtaad dalka haysan jirteen ma cid baa reernimadiina iyo miisaankiina diidan huunooy.