QISADA

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 15 вер 2024

КОМЕНТАРІ • 58

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 15 днів тому +9

    gacmo dheero xiro walaal adoo raali ah

  • @user-lo1bh7wb9j
    @user-lo1bh7wb9j 15 днів тому +12

    Ruuneey gacmaha qarso wall walgaaba asturkaan kugujeclaa

  • @Akp83366
    @Akp83366 15 днів тому +10

    Gabadhaas Somaali lee dhibkaas u gaysatay ayaan qiyaasa Somaali iyaga cadow isku ah😢😢

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 15 днів тому +6

    Wa sax loyar ha qabsato dacwada ka diib waxa la helaya qofkii qoralka qoray

  • @aminaabyan6373
    @aminaabyan6373 15 днів тому +4

    Ruumi sow adiga wadaada ah maxaad gamcahaaga aad u qawisey ilahay ka baq gacantaada imisa boqol ayaa dawaneysa hadey taadii noqoto fiidyowgaaga wuu ku jirayaa walahay igama aha in aan kugu durayo e waa nasteexo uun❤

  • @Fatmaj114
    @Fatmaj114 11 днів тому

    Alhamdulillah, gbdhaas Ilaahay hanoo ilaaliyo iyada & familkeda Waa xidig Ilaahay nooga deeqay❤️ horay usoco walashay, ilaahay kuma dayacayo tanna waxay kuu tahay dhiirigelin👏🏾❤️

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 15 днів тому +4

    XABIIBO ALLAAH HALA JIRO AMEEN ALLAHAYOOW 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

    • @nimaosman3940
      @nimaosman3940 15 днів тому +2

      Je te donne de like parce que tu es une Somalie

  • @hawaahmed9851
    @hawaahmed9851 15 днів тому +5

    FAMILKAN WAXAY ILLATAHAY INAY ILKUDHACDAY WAYO NICMADA ILAHEY KUSIIYAY WAA LAQARSADAA XASAD IYO ILBAA JIRTA 🇸🇴😭

    • @marwaadan7906
      @marwaadan7906 13 днів тому

      Nimcada ey heesato maxay tahay dhib baa ba dilay iyo shaqo 8 kg sabaayaad dishay

  • @salmacadey5128
    @salmacadey5128 14 днів тому

    Inshallaha everything will be fine xabiibo she will be Oky no matter

  • @MuhiimAhmed-v8c
    @MuhiimAhmed-v8c 14 днів тому

    Hadaad aragto naag Soomaaliyeed oo gabar isku filaatey ama nolosha horumar ka gaartey waa mid faashilat ah oo ayadii wax qabsan weydey waxay ka xuntahay in ayadii meel gaariweydo mid iyada la mida ay wax qabsatey oo successful noqotey waa quuri waa

  • @Ruuneyfamiliy
    @Ruuneyfamiliy 15 днів тому +9

    ASXABTA NO SHARE GAREYA LIKE SHARE SUBSCRIBE THANKS

  • @CoffeandTea1
    @CoffeandTea1 14 днів тому +1

    Subhanah Allah

  • @mohamadjamaboodle-qu1cn
    @mohamadjamaboodle-qu1cn 15 днів тому +4

    WCS WALAASHAY 🫀 SCW ❤ SCW ❤ SCW ❤ ALLAAHU AKBER ☝️

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 15 днів тому +2

    Uma malaynayo in somaali yihiin caqligaas caqli qof cunsuri ah buu ila egyahay caanimo wax kale noqotay subxaanalaah

  • @AheadCabdiali
    @AheadCabdiali 15 днів тому +2

    Haabo ruun waan ku jeeclay❤❤❤😢😢

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 15 днів тому +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

  • @tressahassan8947
    @tressahassan8947 15 днів тому +4

    Cajiib intay wadamada Islameed🎉buuq ladontan dalkiina🎉dhista Mel walba xasid imo halajoginine koley soomali ayaa ka danbeysay

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 15 днів тому +3

    Wcs walshey allxmduliilh allxmduliilh allxmduliilh yaab subxanllh subxanllh subxanllh

  • @IfrahJama-d4n
    @IfrahJama-d4n 14 днів тому

    Nimacada waa la qarsadaa banaanka lama keeno dadku waa xasidiin illaahay sharkooda hanaga qabto

  • @sahromahamud
    @sahromahamud 15 днів тому +1

    Soomaali Ayagaa Is Rufiyaanaayo Oo Qabiil Iyo Xasadnimo Isku Sameeyaan Subxaanallaah

  • @abaneymahamuud9615
    @abaneymahamuud9615 15 днів тому +1

    Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha ugargaro musliminta ya Rabi

  • @anabanabhassan7556
    @anabanabhassan7556 15 днів тому +1

    Allah h u garagro abayo xabibo amniin amniin amniin amniin 🤲

  • @SuadoMahamud
    @SuadoMahamud 14 днів тому

    dumarka Somaliyed melkasta iyaga ku dhiban iyagaana Lugaha isku dhagan oo horumar isku quurin oo xaasid isku ah ilaahey kuwa xaasidka ah haso hanuniyo

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 14 днів тому

    Gabadhu waxay ahayd iney nolosheeda qarsato xaasidka badan

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 15 днів тому +1

    Kuwa dhahaya waa la qabaa oo qabida xumaan ka dhigaya xataa waan arkay yaab wllhi

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 14 днів тому

    Dhib badan baa loo gaadhay reerkaas.Ilaahay ha ka qabto

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 13 днів тому

    somali unba gabdhas dacweysay ilhey somalida qar shartod hanaga qabto

  • @amalabdirahman3989
    @amalabdirahman3989 14 днів тому

    ❤❤❤❤❤❤

  • @ayanayanayuush8312
    @ayanayanayuush8312 15 днів тому +2

    Naa walal runta ma isku shegna midey noloshu ukala kacdaba xaysiis ayey bilabeysa Nimco walbana xasad bey leedahay ee hablow intaa noloshina qarsada imisaa xasada Oo kaa xun

  • @JamacKahiye
    @JamacKahiye 15 днів тому +1

    YA rabi

  • @Nagaad1
    @Nagaad1 15 днів тому +2

    Aniga waxaan filayaa inay carab dacwaysay
    Soomali ma aha

  • @himilofishingcompany2565
    @himilofishingcompany2565 14 днів тому

    Qaladka iyadaaaaaaa iska leh

  • @marwaadan7906
    @marwaadan7906 13 днів тому

    Filterka iska yaree gacmahana qari yaa shiiqunaaa

  • @maryan953
    @maryan953 15 днів тому +1

    abayo waxa larabay in ay dawlada u sheegto

  • @hooyasharaf
    @hooyasharaf 14 днів тому

    Aniga waxan layabay dumarka somaliyed badankod waxey iskuyihin cadaw maxa yelay markey arkan gabar somaliyed o dhib kudhacay wey kudigtan

  • @user-go2fg7pf9o
    @user-go2fg7pf9o 14 днів тому

    Please filter ka iska daa sidadi ku qurux badnyd indhhaga lmao eegi karayo

  • @User-T-c2v
    @User-T-c2v 15 днів тому +2

    Naago habardigir ah o Germany joga a dacweyay wa le helay hadhow e qabiil u badali doonan dadka xasid ka ah in la sheego wa xaqiiq

  • @AhmedgabowGarmadow
    @AhmedgabowGarmadow 15 днів тому +1

    Asc dhamaan iisooduceeya in allaah caafiyo allaah dartiis

  • @user-zx5nz8ef3b
    @user-zx5nz8ef3b 15 днів тому +1

    Asc huno roumi

  • @maryan953
    @maryan953 15 днів тому

    Deg deg😂 looyar ah qabsto

  • @ubahmohamedhaji5930
    @ubahmohamedhaji5930 15 днів тому +1

    Ruumi wa saasheegtay policeka shaqadooda ayeey gudanayeen si ay naf u badbaadiyaan. abaayo please habiibo usheeg in aysan policeka eedayn ama dagaal iyo cadaawad cusub anay abuurin. Videos aan daawaday eeda badan ayey usoo jeedisay.

  • @hayatali4756
    @hayatali4756 15 днів тому +1

    اتق الله

  • @inaxaajicumar4010
    @inaxaajicumar4010 15 днів тому +1

    Subxanalaah😢

  • @NellyMarshall
    @NellyMarshall 13 днів тому

    8950 Sunny Drives

  • @ilwaadinasheikh
    @ilwaadinasheikh 15 днів тому +6

    gacmo dheero xiro walaal adoo raali ah

    • @ruumichannel
      @ruumichannel  15 днів тому +2

      Haye wllo mabab arkenin😢

    • @hawayassin7172
      @hawayassin7172 14 днів тому +1

      Subxanallah xabiibti waad ku mashquushay yarta.

  • @suhurdiamond7319
    @suhurdiamond7319 15 днів тому +1

    Uma malaynayo in somaali yihiin caqligaas caqli qof cunsuri ah buu ila egyahay caanimo wax kale noqotay subxaanalaah