HEESTA DUNIDA C LAAHI QARSHE BY FANSAN BAND

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 17 жов 2024

КОМЕНТАРІ • 29

  • @xayatimaxamed9758
    @xayatimaxamed9758 Рік тому

    Allah ha u naxariisto cabdinaasir macalin caydiid iyo cabdillaahi qarshe😢🤲🤲

  • @farahdahir8554
    @farahdahir8554 6 років тому +7

    Allah ha'u naxaristo Cabdullahi Qarshe, Hargeysa Hoyga fanka yaa ku haysta....

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 2 роки тому

    Ale ha unaxariisto cabdilaahi qarshe
    Hormuudki soomaaliyed

  • @duaalesomalilander5452
    @duaalesomalilander5452 7 років тому +2

    Cabdillahi qarshe Rabi ha unaxariste wuu dhigay barteedi heer sare. Cabdinaasir Macalin caydiid waad mahadsan tahay

  • @cabducaziiz2929
    @cabducaziiz2929 3 роки тому

    Cajiib runtii waa hees intan hees maqlayay heestani waa murti dhaba

  • @Abrahan-biihi
    @Abrahan-biihi 7 років тому +5

    Wlahi waan Ooyay Alah Yaa Rahma C/lahi Qarshe

  • @mohamudmahamud108
    @mohamudmahamud108 4 роки тому

    Xasuustii halgamaagii abahii fanka well done abdinasir macalin caydiid

  • @caabichannel5264
    @caabichannel5264 7 років тому +2

    kay waayo daysaw iyadàa ku dooxiye walee heesihii hore heeso ahaa alle hakuu naxariist abwaan kii lahaa

  • @kaban1245
    @kaban1245 6 років тому +1

    haaaye
    zxp aduunka
    macalin
    baa wacan
    aad hor fadhiisato

  • @muktarnadifyousuf3807
    @muktarnadifyousuf3807 4 роки тому +1

    Key Waayo Deeysow Iyadaa Ku Dociye
    Waduni Gabowdo Ileen Waa Dumale .
    Nina Malab Darsanayaa Nina Dacar Ka Lefaa #AabhihiFankaSomaliyedCabdilahiQarshe #AHU😭😭😭😭

  • @khalidqordher9683
    @khalidqordher9683 7 років тому +2

    ustaadka iyo xaaskiisa inan tiisaa iyo fananiinta kale

  • @rashidnoor3970
    @rashidnoor3970 3 роки тому

    Goormuu dhintaay

  • @kaban1245
    @kaban1245 6 років тому +2

    waxaan
    rabaa
    inaan kabanka
    barto zxpyaal
    halkeee ugu
    hagaaga
    cabdinaasir macalin
    caudiid

  • @kaledhozen3462
    @kaledhozen3462 7 років тому +1

    Heestan qarshe Wuu Soo saaray hore ayan u dhagaystay

  • @ccdigaale5829
    @ccdigaale5829 7 років тому +2

    Magaca fanaanka qaadaya MIYAAD GARAN-WEYDEEN Bahda SAAP TV, Heesta waxaa Ku luuqeynaaya *C/naasir macalin caydiid* Kooxda FANSAN BAND Way jiibinayaan Bes

    • @kaledhozen8595
      @kaledhozen8595 7 років тому +1

      CC Digaale wuxuu ka Wadaa uun midhaha iYo laxanka iYo codkaba waxaa lahaa uun qarshe horana wuu u qaaaday 1994 wan arkaynaa laakiin inuu hada qaaadayo naasir

  • @mohamedhabatayni6688
    @mohamedhabatayni6688 6 років тому

    Wa duni gabowdo IlayN Wa dumaale Ala yacizak

  • @jimcaalecabdi8764
    @jimcaalecabdi8764 2 роки тому

    Deeqsan abeheed waxkale

  • @jupi1tel352
    @jupi1tel352 7 років тому +1

    heestii qarniga walee !

  • @khalidqordher9683
    @khalidqordher9683 7 років тому +1

    waaw xafad dhan baa heesasa

  • @alcabqari5713
    @alcabqari5713 6 років тому

    cabdilaahi qarshe allah yarxamhu

  • @mohamoudabdi301
    @mohamoudabdi301 7 років тому

    dabariyo hoganiyooow Dan iyo seto weeyeee

  • @mohamoudabdi301
    @mohamoudabdi301 7 років тому +1

    dibufiirsigeda lagudiirsan master!!!

  • @sadiqulamiin7650
    @sadiqulamiin7650 6 років тому

    Lyrics pliz igucaawiya walalayaal???

  • @abdiyasin5079
    @abdiyasin5079 5 років тому +3

    Fankii iyo Sugaantii waxay u muuqataa in ay markale Hargeysi dib majaraha ugu qabatay Soomaali oo.....Dadka Soomaalida sheegta ee aan hadana ku hadla afka Soomaaliga u egi waa markii aynu markale afbari lahyn.
    You tubeka kala socda Wallaweyneey!

    • @legendruuzi
      @legendruuzi 5 років тому

      cuqdad ayaa adunka idinka reebtay intad walaweyn ku heesan aqoonsi waa idinka xaarAn