DEG DEG MW Xasan Sh oo Aqoonsiga S/Land Miiska Saaray, Drone lagu arkay dulArkay Villa Somalia & XAB

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 8 лют 2025
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 41

  • @AhmedCabdulaahi-ge1dl
    @AhmedCabdulaahi-ge1dl 8 днів тому +2

    Waa kumahadsan yahay madaxweyne xasan sheekh max'uud ilaalinta midnimada cireed,dhuleed iyo badeed Ee Ay soomaaliya leedahay.

  • @Mohamed-ali-abdule
    @Mohamed-ali-abdule 9 днів тому +3

    Fast comment suldaanka wararka

    • @DaahirCabdiwahab
      @DaahirCabdiwahab 8 днів тому +2

      Xogtan uffrso soomaaliya waa magac uyaal

    • @abdillahiwaberiabdillahi6692
      @abdillahiwaberiabdillahi6692 7 днів тому

      Somalia..wadawlad..kalia...
      Muuqdisho..hargassa.way.jeceshahay.lakin.horomarka.iyada.lawada.hargaysa.dh

  • @zakariamohed6385
    @zakariamohed6385 7 днів тому

    Somalinad xaqa bay uleedaha in la aqoonad

  • @CadnaanFaysal-l1k
    @CadnaanFaysal-l1k 7 днів тому

    Haaàa. Free. Somaliland

  • @UsmailUsmail-c5p
    @UsmailUsmail-c5p 7 днів тому

    Ineydib ummidoobaan

  • @AhmedYasco-bg5wj
    @AhmedYasco-bg5wj 8 днів тому

    Thump Yahuuda ha soo dajiyo somaliland Dhulka Falastiin halo daayo fastiin 😅😅😅😅😅❤

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 8 днів тому +2

    Xasan shek uma qalmo madax weyne maha in u gorgortan ka galo kalgoyenta somLia

    • @Ahmed-n6r1k
      @Ahmed-n6r1k 8 днів тому

      Saaxiib. Wax aan sharciga guud ee Africa iyo Kan Caalamka waafaqsanayn Trump kuma kici karo lkn Trump aqoonsiga Somaliland waafajinayaa Qaynuun. America wuxuu ka mid ahaa Wadamadii ugu horeeyay ee Aqoonsaday Somaliland 26 jun 1960. Markii Ay Madaxbaanida ku dgawaaqeen

  • @AxmedCali-n6p
    @AxmedCali-n6p 8 днів тому +1

    xasan guurguurte xafaayad wen udoona xaarka ayaa daya

  • @kiinali409
    @kiinali409 7 днів тому

    Haday jirtodiyaaradaas waa Emirates wax uu kadambeeyo eexarumahooda hala burburiyo

  • @aliandi6710
    @aliandi6710 8 днів тому

    aqoosiga aad sheegayso waxa suurtagal mahan 24 sacado ayan kuqabsanay guud ahan somaliland cidamada tirbadan ee duuldhigay badda cas iyo India oceans

  • @ABDIJAMALSAHAL
    @ABDIJAMALSAHAL 8 днів тому +2

    Xasan shek wadanka wa in ay barlamanka moshin ka kenaan

  • @AxmedAbdirashiid-c6z
    @AxmedAbdirashiid-c6z 8 днів тому

    Kolay nabadiidka koonfur diyaardo daroon ah ma leh daroonta waxaa laga leeyahy dhankaas io bari maadama buntiland ka Soo adkaaty kooxihii bari waxay aadeen dhankaas io koonfur maadama dowlada laan ka jirto koonfurta somaliya

  • @mohamedahmed-ps6yj
    @mohamedahmed-ps6yj 8 днів тому

    Xasan duufle waa duli waxaa u garanyaa maxaa cunna

  • @Ahmed-n6r1k
    @Ahmed-n6r1k 8 днів тому

    President Trump. Aqoonsiga
    Somaliland wuxuu Waafajinayaa Sharciga Xuduuduhii Gumaysigu uga tegay Africa. Ogaadana America waxay ka mid ahaayeen wadamadii ugu horeeyay ee aqoonsaday S/land 26 jun 1960.gii

  • @mohamedahmed-ps6yj
    @mohamedahmed-ps6yj 8 днів тому

    Tromp waxaa sheegay in aanay jirin wax soomaliya la yidhaahda jirin

  • @fauziahashi8469
    @fauziahashi8469 8 днів тому

    xSM kinfurna shabaab bu u dhiiba sidi Talaban bu diyaarad ka raacay wuqooyina Somaliland bu u sixiixayba

  • @AbdiHassanabdi007
    @AbdiHassanabdi007 8 днів тому

    Kkk xasan baraf markuu yimaado ( imaaraadka ayaa soomaaliya xukuma ), waa yaab imaaraadka ayaa ateeno ka taagtay Eeriboorka Muqdisho war meeshu ma DUBAI-baa?, Maxaa qaldan? Xasan shiikh iyo imaaraadka maxaa ka dhaxeeya oo uu yac u dhihi la,yahay?

  • @mohamedahmed-ps6yj
    @mohamedahmed-ps6yj 8 днів тому

    Dal aan baahixiisu dhamaanayn

  • @maxameddeeq2574
    @maxameddeeq2574 8 днів тому +1

    Waxan jece aqoosi

  • @cumarmahamed5335
    @cumarmahamed5335 8 днів тому

    Xuduudaha somaliland waa kuwii ay gumaystuhu dhigeen waxabana kama badalayso oo way waafaqsan tahay xuduudihii gumaysiga somaliland waxay waafaqsan yihiin xududihii haka ayan somaliya ka lahayan xuduud la aqoonsan yahay

  • @maxamedxasan4418
    @maxamedxasan4418 8 днів тому

    xasan diufle daroonta ku dulmeeraysa iska celi maxad somaliland ku soo gaadhaysaa

  • @mohamedahmed-ps6yj
    @mohamedahmed-ps6yj 8 днів тому

    Duli duli dhalay wuu la dagay

  • @lukmanH-r8q
    @lukmanH-r8q 8 днів тому

    😂😂😂😂😂. Suldanka. News Dadbaa. News u maleeya

  • @saidibrahim5931
    @saidibrahim5931 8 днів тому +1

    Drone taas Mareekan ama Emaratka aya iskaleh oo rabo inu Somalia kala qeybiyo

  • @AHMEDIbrahim-jb5yw
    @AHMEDIbrahim-jb5yw 7 днів тому

    *Somalia dawladeedi waxay ku koban tahay magalada Muqdisho 5 gobol ee konfurta ma gadhisina xuukunkeeda,Cidankeeda,cashuurteeda Amaankeeda Yadiba is haysta oo dayaacan* *Marka suragal ma noqoon karto in ay la midobo wayo Somaliland waa nabad galyo habki dawladnimo uu dhisan tahay oo democratik ah*
    *Way uu qalata in la aqoonsado hadi indhaha layska ridaan**Somaliland meel kaleh laga eggo waxay ku taala meel strategie micin uu ah Bada Caas ay hawlo ka taggan yihin oo saxlaysa in la aqoonsado*
    *Somalia inay xaasidnimo la timado ma habona wayo Cid walba way arkaysa inu* *faraq weyni uu kala dheexeyo siday kala yihin Somalia iyo Somaliland Awalna* waxay kala ahayen laba *dawladood oo isku biray Haday midnimadi socon wayday inay Somalia tirado igama taggi karti wax suragal maha Somaliland oo aqoonsi radinaysay oo* *shurudi lagu aqoonsan laha buuxisay aya manta farsad ku heeli doonta Aqoonsiga taso noqotay daan guud oo* *Mareykan uu arkay inu aqoonsado tasuna shaki maleh inu Mareykan aqoonson doono isago ka arkaya daantisa*

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 8 днів тому

    Beenaale ma hooyadaa ayaa siisey ssc gobolka sanaag da yuus unukaa leh.

  • @Garka-ud9kb
    @Garka-ud9kb 8 днів тому

    Stop lying to Somalis, Somaliland only represent Isaac tribe only and would never be recognized as independent country.

  • @FatimaAli-hc2zy
    @FatimaAli-hc2zy 7 днів тому

    Alla ku qabay Xasan Gurguurtow cadhadaadana ku dhimo waxba Somaliland ka qaadi maysid taada naf geli adigaa cidla jiifa 😂😂😂

  • @MaxamedAxmed-w4k
    @MaxamedAxmed-w4k 8 днів тому

    Haheey

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 8 днів тому

    hooyada was indhahaaga oo shan ah ayaa la ictrifaa doono waxba hadajka ha sii raacin

  • @almasahmedali3967
    @almasahmedali3967 8 днів тому

    Love 🇸🇴🇸🇴💯💯👮👮👮💯🧕🏻🤲🏻🤲🏻