IFRAAX TOLMOON | NAFNAF DOORATEY | XIDIGAHA GEESKA 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 18 бер 2020
  • Ifraax Tolmoon, Anshax, Maxamed Cirro, Mursal Muuse, Oday, Asma Love, Asma Saban, Hodan Abdirahman, Xidigaha Geeska, Somali song, Hees shidan, Music Video, Waqal Studio
    Barnaminjka Xidigaha Geeska 2020 Presented by Eglan Show
    Ifraax Tolmoon
    Heesta: Nafnaf Doora
    Erayada & Laxanka: Xasan Dhuxul Laabsaalax
    Music: Furinle
    Camera Crew: Yampro, Shiine, Nuuraadin Dugsiye, Idiris Dabcasar, Cadaani,
    Liibaan Dahir, Mustafe Saleebaan, Caydarus Ismacil, Jeex, Waqal
    Produced: Afro Waqal Furinle Hawraar
    Xariir, Miss Xiis, , kiin jaamac, gulleed simba, Ifraax Hargeisa, khaalid Messi, Mukhtaar Beeroof, Somali Music 2020

КОМЕНТАРІ • 454

  • @munajama5507
    @munajama5507 4 роки тому +111

    Soomaaliyeey gabadhaa xidiguhi way yasaan ee allan idinku dhaarshee tiktik ha qabsato inta igu raacsan farta taaga walahy waan kanaxaa gabadhaa gabadhaha somaliyeed ifraah cirka aynu marino

    • @hanadmoalim9687
      @hanadmoalim9687 4 роки тому +3

      Ha wllhi 6years iyo 3 heesood wax isu dhigma maha 🙈

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 4 роки тому +3

      Muna jama wey idin dhafi ayey lehyahin ee weyka bixi inchallah

    • @qisasduniya1053
      @qisasduniya1053 4 роки тому +1

      Hanad Moalim waa xasidin xidigahu

    • @ilisaalii7823
      @ilisaalii7823 3 роки тому +3

      Haa wlh markasta sas ku fikira wll an garab is tagno pls😍

    • @munanuur2210
      @munanuur2210 3 роки тому

      Ani waa wataa ee so dhiga
      Tiktak

  • @suhaybcabdinuur8592
    @suhaybcabdinuur8592 4 роки тому +400

    Inta heesod ay xidiguhu wadan in ay heestani ugu shidantahay hadad aminsantahay like ta ha ila dhafin

  • @Queen_girl4838
    @Queen_girl4838 4 роки тому +32

    Ifrax Toolmon fananada igu cod macan xidigaha geeska weyan Hees shidaan oo macan Mashallah Jibuti baan kaso salamaya 🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @maxdar11
    @maxdar11 4 роки тому +50

    Maasha allh waar inantu cod macaana waxay xidiguu xaqiraanba waa taa soobaxday ninba waa maalin ifraax toolmoon annagaa kuu sheegaynee waxaad leeday hibo fanneed codna wuu kuu dheeryey masha allh

  • @basra.93mohamed86
    @basra.93mohamed86 4 роки тому +42

    Tolmoon cimaamadaada lama heysan karo abaayo❤👌 from mogdisho anshax iyo tolmoon baa ugushidan wixii hees la daldalaayay maanta dhan👌👌

  • @hamdaabdulkadir6598
    @hamdaabdulkadir6598 4 роки тому +14

    *Inantaan codkeedu waa 100%*
    Si kasTood u hagrataan waa hobolad Xidigaha ugu sitada IFRAAX TOLMOON❤🙏

  • @MohamedAli-dw1ne
    @MohamedAli-dw1ne 4 роки тому +18

    Gabadhan hore ayaan u sheegay walahi waxay noqonaysa gabadh ka caana gayiga somalida waa gabadh cod macan wana gabadh isku kalsoon waxan u rajaynaya kolay fanka xasiidnimo iyo xuman ayaa laga dhaxla iyo qaar luugaha is haysta ee in gabadhasi hawada gasho 🙏🙏 big respect sister

  • @somalivlogs6780
    @somalivlogs6780 4 роки тому +33

    Waa Heesta Kaliya ee Barnaamijka Ugu Shidan
    Runtii Gabadhan Cod Ayuu Ilaahay Siiyay
    Abwaano fiican oo Gacan Qabta ayay Rabtaa

  • @ilserupper2777
    @ilserupper2777 4 роки тому +58

    Inantu cod macanaa mansha Allah 🥰 Like Hadaad jeceshahay hesaheeda #Tolmoon

  • @dholeamiin2175
    @dholeamiin2175 4 роки тому +3

    Gooraaad idamacdaa
    goormaad idoontaaa
    doraad baad I aragtaye
    goor maad igu dulooyaysaaa
    👏👏❤❤

  • @salmaabdi5142
    @salmaabdi5142 4 роки тому +8

    Masha Allah Ifrah Tolmoon inader qali cod asaal ah buu ilahay kuu siyay. Jabuuti baa kasoo salamayaa xppty ❤️❤️❤️♥️🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @suldanabdirahman3970
    @suldanabdirahman3970 4 роки тому +36

    Woow waa heesta ugu macan heestaan iyo heesta cabdi risaaq anshax inta igu racasan likta

  • @dhemaniyoluul407
    @dhemaniyoluul407 4 роки тому +101

    Asma love iyo asma saban codkoda iyo gabadhan marka lays ag dhigo waxy isku yihin sida ay isu yihin abaar iyo barwaaqo

  • @akae5153
    @akae5153 4 роки тому +11

    Fanaaniintu waa xasidiin, inantani waa dadka hibada leh iyada iyo ifraax Hargaysaba hadana lama siin jaanis wanaagsan uu dadku ku barto waan ka xumay.

    • @mohansinglee9934
      @mohansinglee9934 3 роки тому

      Wlhi waa runtaa my brother xitaa lama fiirsan heseheeda

  • @amirshanafi7088
    @amirshanafi7088 4 роки тому +2

    Gabadhaa ugu cod macaan xidigaha run ahaantii .
    Hodan 2

    • @SALMAANN-m2t
      @SALMAANN-m2t 7 місяців тому +1

      Yurub geenyo Malaga body 😂sawtu raxma boqorada codka gayiga somaliyed

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +4

    This girl is a real gem 💎💎💎💎 she sings with such passion 😻😻😻😻😻 love her voice

  • @cabdiraxmaanismaaciil7908
    @cabdiraxmaanismaaciil7908 4 роки тому +26

    Wooow ifraax tolmoon wax dhama la waa style ka xita mant ada ugu shidn
    Codka 100%
    Music 100%
    Ardayda 100%

  • @zaaanc7008
    @zaaanc7008 4 роки тому +30

    Wale Fanaan Labo maaha. gabadhaan wa. Number One. Good Voice Good Style. wow Amazing

  • @mohamedabdirahman4208
    @mohamedabdirahman4208 4 роки тому +11

    Ifraax tolmoon wllhi waa qof wangsan oo miskiin ah
    Alle riyadeeda iyo hankeeda ha urumeeyo 🤲🤲
    Fanku iyadoo kale ayuu ubaahnyahy😍

  • @drabdurahman_mohamoud_ali
    @drabdurahman_mohamoud_ali 4 роки тому +14

    Cod aad u macaan ayay leedahay run ahaantii tan oo kale waxa lagu tilmaami karaa hibada dhabta ah ee qofku leeyahay.
    Keep on wllo ifraax.

  • @mustaphaabdimohamed909
    @mustaphaabdimohamed909 4 роки тому +7

    Kuwii odhan jirey ku arkayoo
    Ku caashaqay heestan sifiican bay idiinla hadlaysaa idinkuna naftiina lahadla👏

  • @asadboqor7453
    @asadboqor7453 4 роки тому +6

    Really gabadhan waan u laap kacay zhp hore u zoco wlhy xidigaha ayaad cizha dhaw noqon waliga ha u jabin niiclayazha aan waxba ka qadi Karin zhp
    Heeztan kaliya zhawga ifizay🥰

  • @abdikhaliif9354
    @abdikhaliif9354 4 роки тому +6

    Xidigaha geeska sanadka
    Ifraax tolmoon
    Nimco migil
    Abdihani xaashi
    Anshax
    Mukhtar sandkaaan intaaa ayn wtaaa heestm ifrax waan kaa wataa❤

  • @sumayaabdijama4383
    @sumayaabdijama4383 4 роки тому +13

    Heesta ugu macaan heesaha x geeska EE 2020🔥🔥🔥 ifraax tolmooon

  • @nouhmohamet
    @nouhmohamet 4 роки тому +68

    𝗛𝗮𝗱𝘂𝘂𝗻 𝗯𝗮𝗮𝗻 𝗵𝗲𝗲𝘀 𝗸𝗮 𝗵𝗮𝘆𝗮𝗮 #𝘄𝗮𝗾𝗮𝗹𝗮𝘄 𝗳𝗿𝗼𝗺 𝗯𝗮𝗿𝗯𝗮𝗮𝗿𝘁𝗶 😍𝗯𝘂𝗿𝗰𝗼😘 𝗰𝗶𝗺𝗮𝗮𝗺𝗮𝗱𝗮 ❣𝗧𝗼𝗹𝗺𝗼𝗼𝗻🏅 𝗹𝗮𝗺𝗮 𝗵𝗮𝘆𝘀𝗮𝗻 𝗸𝗮𝗿𝗼❣🤙

  • @ahmdadn9165
    @ahmdadn9165 4 роки тому +6

    Quruxlay joog wacan cod macan.
    Dagan oo debeecad ku darsatay.
    Love y tollmooneey

  • @mubarikosman1807
    @mubarikosman1807 3 роки тому +3

    Labda asma ee codka bisdaha lehe Gabdha ka cod macan way yasen miskiinta ifrax tolmon

  • @rahmaabdi5366
    @rahmaabdi5366 4 роки тому +6

    Masha-Allah tolmonti na deeqday adaan kuku jeclahay xidigaha geeska inta hada jogta marka laka imaado boqoradii khadra silimo

  • @xamsesaban3384
    @xamsesaban3384 4 роки тому +25

    Waar laabsaalax intuu asma love iyo sama Saban iyo waxaan jirin meesha nagu dawkhiyey muxuu inantan ugu soo saari waayey
    Dadka
    ifrax toolmon full fanaan weeyi

  • @hayatomar5763
    @hayatomar5763 4 роки тому +22

    Fanka Dad Na Waxeey u leyahin Hibo Lakin Waqtiga Ciley. Oo Janis Ma helin Dadna Xoog iyo Indho cades 😂Sida Asma love Camal Watiga u Hiliye Mahe Ruun Tii Cod meesha Kuma heyso Lakin Ifraxa Tolmon Firi Hada Masha Allah cood 💐

  • @munayasin3451
    @munayasin3451 4 роки тому +5

    Waaw ifrax tolmon wa hest keliy ee kujirta barnamijka xidigaha❣❣❣❣❣👍👍👍👍

  • @abdiasis2428
    @abdiasis2428 4 роки тому +8

    Daacadi ma hungowdo maasha Allah, hore usoco walalo😍😘❤😍

  • @yusufjama8819
    @yusufjama8819 3 роки тому +2

    Asc ifraax waan ku salaamayaa marka hore Mar labaad nice song 🎵♥nice music 🎶thanks 😊ifraax best yusuf jama UK 🇬🇧 Birmingham

  • @sagalb9780
    @sagalb9780 4 роки тому +5

    ifraax toolmoon fananda kaliyeen dhagysdo mar walba hees macn wa lagu yaqan iyo cod macn guulayso wllshy

  • @nasraabdinur6710
    @nasraabdinur6710 4 роки тому +4

    Yaasalaaaam wlhi bilhi naaga bdn iswalwalqyo meley kusoo xirty msha allh ifraax toolmoon💯💯💋💋💋❤❤❤❤💪💪💪🙏🙏🙏🙏🙏wlhi 10 mar kbdn waandawady 💋💋💋💋💋💋💋💋

  • @qisasduniya1053
    @qisasduniya1053 4 роки тому +8

    Mashallah duriyadi isse ifrah tolmon inader horay u soco

  • @nahrii4775
    @nahrii4775 4 роки тому +6

    Heeatiii ugu macnyd ifraax tolmoon keep going siatereeey❤❤❤😍🖐

  • @rahimamahmoud7481
    @rahimamahmoud7481 2 роки тому +2

    Heestaanoo kale waa kuwa qalbiga qaboojiyo masha'allah inantu cod macaanaaa 💯❤

  • @khudaaroofficial1698
    @khudaaroofficial1698 4 роки тому +3

    Ifraax Tolmoon xidigta iyo iftiinka xidigaha geeska ka soo Hilaacdey
    Daganey Alaha ku xiftiyo wllshy qali♥️🎶🎶🎶🎶

  • @mukhtarcolujoog8771
    @mukhtarcolujoog8771 4 роки тому +6

    Waa fanaanada kaalinta kowad ugu jirta xidigaha geeska Ifraax Tolmoon

  • @bintiahxmedsaleban9682
    @bintiahxmedsaleban9682 4 роки тому +5

    Ooow Waxay La Yimaadeenba Heestan Baaa Eryatay 👏👏👏👏😍😍😍

  • @umalkhayrmaxamuud8652
    @umalkhayrmaxamuud8652 4 роки тому +7

    Ifraax toolmon waa naxday
    😍😋NAC NAC Ahsan sawt

  • @MuniirHaadi1
    @MuniirHaadi1 4 роки тому +19

    La’aantin fanka somaliyeed waalaso duugi lahaa
    Jira o jooga fanaaniin nagu qaaliya

  • @istahilabdi3402
    @istahilabdi3402 4 роки тому +8

    Inaaanta qof kaa cod mcn meesha kuma jiro

  • @mohamedadan3924
    @mohamedadan3924 4 роки тому +1

    Aheey ah fanaanad iyo maaaha inantaasi ifraax shukri osman nolol waarta wll

  • @farhiyadhamys6403
    @farhiyadhamys6403 4 роки тому +1

    Mansha allag Ifrah cod macan Fananda degan allow ku dhowr xbbti 😍😍😍😍😍👏👏👏👏👌

  • @amiiraamran867
    @amiiraamran867 4 роки тому +2

    Gormaad idamacdaa Gormaad idoontaa Darad bad iartayee Gormaad igu dul oydaa
    👍👍🙏🙏🙏

  • @fardowsasacidhalane8307
    @fardowsasacidhalane8307 3 роки тому +1

    Ifraax Toolmoon cod ayaa lagu maneystay hore u soco xabiibti

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 роки тому +3

    Dulugagay hargaysa waan xiisay dulgi hooyo like isra walahay somaliyed 🙏🙏

  • @ubeydyarre757
    @ubeydyarre757 4 роки тому +1

    Masha allaH cod meesha kga saartay naagihiii codka bisada lahaa ifraaX tolmoon😍😍😍

  • @fartunmohamud2693
    @fartunmohamud2693 4 роки тому +3

    Eshcala cod ader ama sasa lo heesa amah waa laska dayaa ifrah tolmon waa ku taganhye❤❤❤❤🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @abiyow10
    @abiyow10 4 роки тому +6

    From mugdisho gbdhan tolmoon walle cod tolmon aye hysaa hore u soco sister

  • @hanadcali7276
    @hanadcali7276 4 роки тому +8

    Waa la xaqiraa yee waxaba yadaa ka cod macaan waaw ❤❤❤👏👏👏👏👏👏👌

  • @shamai1570
    @shamai1570 Рік тому +2

    Lovely heartfelt voice 💗💗🤩 love it

  • @banditmo09
    @banditmo09 4 роки тому +2

    Yaa ii soo radin karo telka ifraxaa tolmoon pz waan u bahanahay gabdhaas

  • @kowtharnoor971
    @kowtharnoor971 3 роки тому +2

    Xidiguhu wa xasidhin gabdahan wey xaqireen codkeeda wow❤❤

  • @kmvegoss5312
    @kmvegoss5312 4 роки тому +5

    Xoog xoog mahe wa tap yo xeelaD inanta xagey ku jirtey yaabaye 😩😩🐉

  • @abwaankurlibax5055
    @abwaankurlibax5055 4 роки тому +4

    Waxaad leedahay hibo ilahay ku siiyay hore u soco👍👍

  • @tawalyusuf1851
    @tawalyusuf1851 4 роки тому +2

    Heestu Hadan iyo Mursal ayay ku socotaa. Waa heestii Cudoon way tagtee ilaw oo kale . Waa dabeecadaha dagdagii ragee.

  • @raaqiycali9078
    @raaqiycali9078 4 роки тому +3

    Mcha Allah heesaha sanadkan ee xidagaha tana ugu maacan

  • @nasteexomaxamud5626
    @nasteexomaxamud5626 4 роки тому +2

    Ax ya cod gorma idaamcda gor mad i donta gormad i oyda😘😍fananad buuxda waaw

  • @munaabdi4435
    @munaabdi4435 4 роки тому +1

    Fanaanada aad ayey u codmacaan hadana heesta say qaaday inaba caadi maaha 👑👑👑❤❤❤❤👏👏👏🍇🍇🍇🤩

  • @ayaanqali5966
    @ayaanqali5966 4 роки тому +1

    Wllky khadar waqal hore u zoco wllo qli❤💯

  • @deeqaxmed2851
    @deeqaxmed2851 4 роки тому +2

    Waynkaa fagarah inaga iska lehe ifraxadayad caashaqa 🤗😘🙋🙌❤

  • @abdirahmanadareahmed2101
    @abdirahmanadareahmed2101 4 роки тому

    Mashaa allah gabarta ugu codmacaan Xidigaha geeska

  • @rabiaismail3471
    @rabiaismail3471 4 роки тому +1

    Ifrah tolmon madhallah sister keep going forward x x x 💜

  • @meymuunahmed2870
    @meymuunahmed2870 4 роки тому +3

    Masha allah cod macaan leedahay ifraax tolmoon heesta kal iyo laab

  • @ayanlehhassanali
    @ayanlehhassanali 4 роки тому +1

    Naya ciirka wax wanagsan uun aya taaga ee abwan heeso qadaya , alleh kama rali noqdo.

  • @husseinalihassan5121
    @husseinalihassan5121 4 роки тому +6

    Waqaloow haif million baad mareysaa HAMBALYO

  • @mubarakahmed5364
    @mubarakahmed5364 4 роки тому +1

    Ifrah talmooon waaaa qof fan yaqaaaana waaa inanta kaliya eeen taaageero heesaheeda fankeeeda

  • @maizasultan6269
    @maizasultan6269 4 роки тому +2

    Dagdagii rageee ifraah tolmoon hore usoco wll

  • @mahdibra8592
    @mahdibra8592 4 роки тому +1

    Gabadhan way cod macantahay walahi wa fanaanad cod macan Masha Allah

  • @Bilal-hq3gb
    @Bilal-hq3gb 4 роки тому +18

    Codkeedu inaba caadi maaha ilaa shan jeer oo isku xigta ayaan kusoo ceshceshaday

  • @sacdiofaisal9132
    @sacdiofaisal9132 4 роки тому +1

    Cod baa ku jira gabadhaan www💜💜💥💥💥

  • @ubaxgaraadcartan7266
    @ubaxgaraadcartan7266 3 роки тому +1

    Inuuu weedhsamya Eryo uu dhiibo wyen waa qof cod hel ❤️❤️❤️❤️

  • @yuusufaxmed4781
    @yuusufaxmed4781 4 роки тому +10

    iftiinka fanka ifraax toolmoon hadaan lays xaqirayn waa boqorada codka xidigaha geeska.

  • @FARHIYAHAPPYTUBE
    @FARHIYAHAPPYTUBE 3 роки тому +2

    Teem ifraax toolmoon heesaha ifraah toolmon waa in hawada la galiyaa like iyo share 👍👍👍❤️❤️🌺🌸🌸🌸

  • @abdirahmanadareahmed2101
    @abdirahmanadareahmed2101 4 роки тому

    Love you Ifraax from Muqdisho

  • @Lagend-tf8bq
    @Lagend-tf8bq 11 місяців тому

    Xubi al awal ladhaha ifraax 😂😂😂😂😂😂😂 wajira🎉🎉

  • @munajama5507
    @munajama5507 4 роки тому +2

    Waaw ifrax sanad walba walahay heesteedaa ugu macaan

  • @ishwaaqali8305
    @ishwaaqali8305 4 роки тому +2

    Xidiigaha geeska hargays waha salmaay ifrax toolmoon hore ousco 🌹😂🌷🙏

  • @ilisaalii7823
    @ilisaalii7823 3 роки тому

    Ma sha allah ifral tolmoon waxasa ka cood ah kuwan aad modo doro codkoda mesha kala taga gabadhan xinka inta ka daysan heeso nakuso dhiba

  • @aishan121
    @aishan121 4 роки тому +1

    Yasalam wa murtidi abwanka qarniga laabsalaax 👑tolmoon codba kudhacay 🌹

  • @nimcoali4004
    @nimcoali4004 4 роки тому +3

    Waar gabadhu cod mcnaa mansha Allah tan halkee lagu hayay

  • @riyaaqcumar7958
    @riyaaqcumar7958 4 роки тому +1

    Woooow woow cadi maha hees iyo badh 🙏🙏🙏♥️🙏

  • @alishisultan
    @alishisultan 4 роки тому +25

    Xiddiguhuba waa wada reer Awdal ileyn! Ifraax Toolmoon waa fannaanada fannaaniinta oo dhan. Guuleyso

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 роки тому +2

      Ali Sultan abowe mcn subscribe isaar plz abowe

    • @mohamedderie2290
      @mohamedderie2290 4 роки тому

      @@tuushofficial6289 waan kuu saaray walal

    • @barwaqoabdi7494
      @barwaqoabdi7494 4 роки тому +7

      Reer awdal aaaa😂 waa wada reer hargeysa dhamantod
      Anshax
      Aarshe
      Abdi hani
      Ifraax hargeysa
      Cirro
      Oday
      Yurub geenyo
      Asma love
      Asma saban
      Barwaaqo iyo ugbaad oo maqan
      Kliya saddexba awdal kaso jeeda balse
      Aan ku noolayn
      Nimcaan onkod
      Hodan
      Mursal

    • @alishisultan
      @alishisultan 4 роки тому

      @@barwaqoabdi7494 waa runtaa in badan ayaa ah reer Hargeysa, laakiin reer Awdal ayaa ka badan. Dadkan badan ee aad ii tirisay badankoodu waa reer Jigjiga sida Anshax, Cirro iyo Asma Love.
      Bal anna shaxdayda dhugo waa tane.
      Mursal
      Hodan
      Nimcaan Onkod
      Yuusuf Hanad
      Ifraax Toolmoon
      Xuseen Kaafi
      Axmed weli Furinle iyo qaar kaloo badanba waa reer Awdal.

    • @barwaqoabdi7494
      @barwaqoabdi7494 4 роки тому +1

      @@alishisultan hhhhhh hno asma love dhamantod wxn tiriyy wax reer jigjiga kuma jiro asma love na waa naag habar awal sacad muuse ah jigjigana waxpa kama soo galaan halkan bay daganyd wligeedba ilaa reerkoda
      Anshaxna waa nin reer hargeysa oo wligiibu joogay
      Dhamantodna waa duriyada sh.isaaq
      Dhamantodna waa reer hargeysa
      Toolmoona waa naag ciise ah oo reer jabuutiya ha isku qaldin wax

  • @cabdicaduur9022
    @cabdicaduur9022 4 роки тому +1

    Waaw waa gabadha ugu cod macaan fanaaninta xiddigaha

  • @mzamal5957
    @mzamal5957 2 роки тому +4

    I love this song .❤️❤️❤️

  • @cabdilaahibakayle9186
    @cabdilaahibakayle9186 4 роки тому +1

    Ifaraax tolmoob Fanaanad Buuxda keep going

  • @zuhraabdullahi2802
    @zuhraabdullahi2802 4 роки тому +5

    Wow cot wanag ifrax talmon fanandeyda ✨👌💖💋

    • @tuushofficial6289
      @tuushofficial6289 4 роки тому

      Zuhra Abdullahi abayo mcn subscribe isaar plz abayo

  • @samirasam4430
    @samirasam4430 4 роки тому +3

    Heestan igu shidaan💕💕

  • @najiibsalaad9905
    @najiibsalaad9905 4 роки тому +1

    Waaaaw 100% hibo faneed qoftan arkay ma dhawayn xusulka heesta xaqiraya 😁😁😁😁

  • @adamyounis4449
    @adamyounis4449 4 роки тому

    Waad nagaga keenteen ilaahay ha idinkaga keenee, xidigaha hore u socda

  • @xayaadcaynan3397
    @xayaadcaynan3397 4 роки тому

    Walhi gabadhani wa fananad qarsoon waaaw horay usoco

  • @safiaismael5234
    @safiaismael5234 3 роки тому +2

    J l aime vraiment cette chanteuse a la voix dore j t aime beaucoup ifrax

  • @khadrafarah9023
    @khadrafarah9023 4 роки тому

    Ifrax tolmoon fanaanad dhab ah 🌹❤🌹yaa salam naf naf dooratay

  • @rayaaanahmed8251
    @rayaaanahmed8251 4 роки тому +13

    Axyaa cod ifrax toolmon

  • @ismailabdi2451
    @ismailabdi2451 4 роки тому

    Big fan ayan ku ahay

  • @nimcoahmedfuree2659
    @nimcoahmedfuree2659 4 роки тому +1

    Manshaa allah codkeeda waa dahabi
    Lkn xidiguhuu gabadhan way liidan ee may iska baxdo codkeeda soo sararayee

  • @abdirahmanomar9091
    @abdirahmanomar9091 4 роки тому

    Waaaw cod iyo hees wada macan hormar wacan