Ismail Dannan Tolmoon official music video 2020

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 2 жов 2024
  • Ismail Dannan, Ismaaciil Dannan, Xariir Axmed, Suldan Seeraar, Hodan Abodrahman, Kiin Jaamac, Mursal Muuse, Cabdi Hani, Anshax, Ismail Dannan, Heeso Cusub 2020, Hees Cusub 2020
    Music by Furinle
    Laxankii: Ismail Dannan
    Ereydii : Ali eid farah
    Record Producer: Dannan Studio
    / ismail_dannan
    video edited and directed by: @Biillboard (Ayanle Omarali)
    / biillboard

КОМЕНТАРІ • 824

  • @suleimanyusuf2479
    @suleimanyusuf2479 4 роки тому +37

    Heesa danan
    Hadba Waa hiro
    Ku haraadi meyside.
    Hoorarsan bal dheh.
    Habka loo tumiyo
    Luuqdiisa halaasiga ah
    Heebad Weeye fankuye.
    Habaq habaq looma heeso
    Halkaa ka hay Ismail danan👏👏👏👏👍👍👍

  • @drbaatiofficials9484
    @drbaatiofficials9484 4 роки тому +585

    Hadaa jeceshay quraanka ilahay dartiis nagu caawiya subscriber

    • @muqtarabdirizack1299
      @muqtarabdirizack1299 4 роки тому +8

      Quranku wanu jecelnhy lkn meshan Quran lugama aqrinayo wacdiya iyo asxdisa Allah hanugu kulansiiyo😁

    • @hafsaayub479
      @hafsaayub479 4 роки тому +6

      Ilahey ina kacabsatid why aad quranka ugu marmarsiyone ma shiikh umul aad comments kadhibatay subxanalah waxa ka sohadleso waa hees balaayo kugu dhacde🤬

    • @hashiosman4532
      @hashiosman4532 4 роки тому +4

      Waligaa ha ku dawarsan quraanka ilaahay

    • @PHEIZMA
      @PHEIZMA 4 роки тому +3

      Dont bring the holy Quran in this place please

    • @bintyjasfe2309
      @bintyjasfe2309 4 роки тому

      @@hafsaayub479 nice answer hafsa gabadh adag

  • @abdirahmanabdi389
    @abdirahmanabdi389 4 роки тому +428

    😘ilhay labadena walid janada ha geeyo amiin dheh like🥰

  • @AsadFaqdiid
    @AsadFaqdiid 4 роки тому +6

    Ma Boy Ismail Dannan Tolmoon inantaan arkooday miyaan tabaya hada 😩✌🏻Billboard Ayaanle Yare gacan Dahab Sxb Nolow 🙏🏻

    • @fanprojfilms121
      @fanprojfilms121 4 роки тому

      Asad Faqdiid Xaasiid Walaalka Heestisa Cusub Soo Dhig Dee Communtyga Hada ina Anigu Ku Sheego Mahayin ina Adigu isgarto bay Ahayid Walaalka Hormarkisa Ku Farax Xasinimada Joji Ok

  • @tesmayare4406
    @tesmayare4406 4 роки тому +44

    Markey Qaraxdo oo Gaarto 1Million Liketa ha iLa dhaafin⚒😍🔥👑

  • @ozlemhuroglu6106
    @ozlemhuroglu6106 4 роки тому +389

    I love Somali songs from🇹🇷✋🏻

    • @latiaahmed541
      @latiaahmed541 4 роки тому +3

      Masha allah

    • @sowhat7997
      @sowhat7997 4 роки тому +3

      Thank u sister we luv u2 salam

    • @isirahmed2033
      @isirahmed2033 4 роки тому +5

      LOVE U too xppti 🖤👸❤

    • @mraney490
      @mraney490 4 роки тому +4

      We also love 🇹🇷🇹🇷

    • @khaire6661
      @khaire6661 4 роки тому +3

      Thanks 🙏🏽🇸🇴❤️🇹🇷

  • @abdulazizziiso2637
    @abdulazizziiso2637 4 роки тому +40

    *Kuma aqaaano lkn hadad comatigayga akhriyayso wan ku salaamay😍✋* Like nd subscribe😘

  • @hassanjama6703
    @hassanjama6703 4 роки тому +218

    MUSIC: 100%
    CODKA: 1000%
    LAXANKA: 10000%
    MUUQAALKA: 100000%
    Like if you are here before 1M views. 🔥

    • @abdishakurali583
      @abdishakurali583 4 роки тому

      Hassan Dhimbil analyser weyn 😂😂

    • @ayala1627
      @ayala1627 4 роки тому +1

      Hassan Abdi Jama; show falanqeeye weny baad tahay. Kkk

    • @RamloRamlo-kw4wf
      @RamloRamlo-kw4wf 4 роки тому +1

      Adiguna 100/ 100

    • @hassanjama6703
      @hassanjama6703 4 роки тому

      @@abdishakurali583 Captain dhalaal 😂

    • @hassanjama6703
      @hassanjama6703 4 роки тому

      @@ayala1627 shaqaa iiga so baxday bro 😂😂

  • @faizamohomed9763
    @faizamohomed9763 4 роки тому +8

    Walee masrixiyad iyo cod laguguma gaadho, hore u soco fanaankeyga Danan wax nool baadtey ee halkaa kaga hay.❤🌺❤🌹👍👍👏👏👏👏

  • @sharmaakeilyaas1560
    @sharmaakeilyaas1560 4 роки тому +429

    Wixii reer Boorama like ha ila dhafin☝️☝️☝️

  • @dj.rockets
    @dj.rockets 4 роки тому +11

    Tabtuu Mowle U Uumay🇸🇴
    Cidiba Tartan Lama Galyse
    Tolmoon Inantaan Arkoday
    Miyaan Tabayaa Hadeerto♥️❤

  • @faaraxsaqiir3093
    @faaraxsaqiir3093 4 роки тому +6

    Waa Fanaanka Kaliya Codkisa Iyo Qaab Ciyaaradkisu Isoo Jiteen Music isaga saarta markaan maqlybaan Ardaagisa rukunty Qasabuu isku kay baray keep going brother

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 4 роки тому +166

    Reer borama ha ila dhafiin like ta mahadsanid wan idin wada salamaya 👋🏻👋🏻👋🏻❤️

    • @U.A.E111
      @U.A.E111 4 роки тому

      Kaa qaadnay huuno

    • @ugbaadaragsan7313
      @ugbaadaragsan7313 4 роки тому

      Wa laga qaady hno

    • @hamselooli7515
      @hamselooli7515 4 роки тому +2

      wan ka qadney zxp adna Local hayska dhigin somalinimada wax ku radso

  • @samewade7564
    @samewade7564 4 роки тому +61

    Nin rageed dhe ciyaalkii heesta ku ciyaaray waa loo badalay style ka 😂😂

  • @hipakmohmed8206
    @hipakmohmed8206 4 роки тому +1

    Hore u socaa ismciil danan fanaan tageeroh

  • @dhiirrane8898
    @dhiirrane8898 4 роки тому +74

    Waa heestii koowaad een faallo ka dhiibto, cod, ereyo iyo naaxiyad wanaagsan ayay isku heshay heestani.

  • @hashimshafii1312
    @hashimshafii1312 4 роки тому +29

    The passion, this is a banger ! Diffrent from the the mainstream somali music

  • @cidalacagtawiilkooda8810
    @cidalacagtawiilkooda8810 4 роки тому +114

    Marky 1m gaadho like 🎥🎥

  • @Galcad
    @Galcad 4 роки тому +9

    Laxankanaag iyo codkaag 🔥🔥🔥🔥🔥musickii furinle

  • @fuaadabdalle7331
    @fuaadabdalle7331 4 роки тому +2

    Dannan fanan laholin wayey heesta markuu qaadayo wuuku raaxeysata woow cod sytal Musica miro intaba 100% 😍👑

  • @mohamedmedyoussouf8582
    @mohamedmedyoussouf8582 4 роки тому +2

    One of my favorite singer nolow dannan sxb 🇮🇷🇮🇷🇮🇷🇩🇯🇩🇯🇩🇯

  • @sitiinsaid7656
    @sitiinsaid7656 4 роки тому +7

    Waa layabay 🤷🏽‍♂️🤷🏽‍♂️ DANAN DUNI KALE AYUU KA YIMI WALEE 🔥🔥 TARIKH AYAD U DHIGTAY WLHI FANANINTA SOMALIYED WAR KU DAYDA OO WAXAN OO KALE KENA AMA GURYIHINA JOOGA

  • @najiibmohamedadam645
    @najiibmohamedadam645 4 роки тому +3

    Codka 100%
    MUSIC 100%
    Laxanka100%
    Istayle 100%
    Muuqaalka 100%
    Adiga aqrinaayo hormar kuu rajeenaa❤❤❤

  • @anfacvideographer
    @anfacvideographer 4 роки тому +1

    Furinle best music
    Laxanku aad ayuu heesta
    Ukala kiciyay ereyadaa ka dhicin waadku nuux nuuxsatay

  • @abdiraxmaanbarrecismaan1211
    @abdiraxmaanbarrecismaan1211 4 роки тому +1

    2020 ya dhagaysanaya Somali waa xasidiina 🌺🇸🇴👏💯🙏

  • @kingsame5607
    @kingsame5607 4 роки тому +8

    Lagend ismaail

  • @bilefarayare5815
    @bilefarayare5815 4 роки тому +3

    Wallee ani cimaamada waanku tuurey hestaan keep going mr danan

  • @empireshow1
    @empireshow1 4 роки тому +1

    Tiriiga nuurkeda dhaafay

  • @lukeollett5728
    @lukeollett5728 4 роки тому +1

    Hormar ayan u rajenaya janaalkaka cusub la isku ma hesto hesto hestada mcn iyo cod kaka lkn janalkaka aya curdun ah inu ku kala koco ayan rajen sxb nasib wacan😍👏

  • @ItsZubeyda
    @ItsZubeyda 4 роки тому +135

    His vocals gave me chills wallah keep going huuno not everyone has the talent waa haybad and I admit that full support wllo

    • @nasiinbilan1990
      @nasiinbilan1990 4 роки тому +3

      Haal hees aad igu amay nayso soo sar magaca sundus

  • @ussuphupdy5618
    @ussuphupdy5618 4 роки тому +3

    All praise goes to the camera man billboard❤😍

  • @hanadomarofficial7556
    @hanadomarofficial7556 4 роки тому +5

    Boqorka hala caawiyo fanankeena subscribe halo saaro❤️🙏❤️

  • @rahmaahmed4317
    @rahmaahmed4317 4 роки тому +48

    Dirisle raection kiisa inta sugysa like #Teamdirisle 👍🏼👍🏽👍🏽
    From borama❤✌

  • @cabdicasiismaxamuudmacalin869
    @cabdicasiismaxamuudmacalin869 4 роки тому +38

    Hhh ani waxaan layaabanahay fanaaninta mid walba UA-cam sameyste YouTubabii heesaha soosari jiray yaa umaqan fanaan kasta aqliyu yeeshay

    • @ramlaabdi8796
      @ramlaabdi8796 4 роки тому +2

      Xita fananinti calmaka e ka cansna kuwa somalida UA-cam bay samaysten

    • @laaleyschannel2711
      @laaleyschannel2711 4 роки тому

      iLaahaybaa umaqan kuwaas hasoo heesaan iyaguna😂

    • @faizamohomed9763
      @faizamohomed9763 4 роки тому

      Youtubleydu ayagaa ka deyn waayey been abuur iyo dacaayad raqiisa fanaaniinta, bagey sameysteen fanaaniintiina youtube sameysteen iyagaaba haysta heeso ay soo galiyaan yaan loo dhaxeyn tageerayashooda.

  • @Ahmett990
    @Ahmett990 4 роки тому +1

    Wow super super erayda 100%
    Camerada 1000000% Wow😱😱
    Jaaska 100% fanaanka sanadka🥰😍

  • @khaliva
    @khaliva 4 роки тому +24

    Jaleeco aragtaye tana iga Hoo!😂😂
    Tana wakaa Hayaa
    You did it another Hitt song Men👏👌

  • @faysalfuaad9308
    @faysalfuaad9308 4 роки тому

    Furinle walee weli ardaydiisa wuu la shaqaynayaa best musion

  • @hindahappy8554
    @hindahappy8554 4 роки тому

    My brother ismaaciil mohamed barkhad noolow inder qali kuu xiisnay from boorame ❤❤❣❤❣❤❣❤❣❤❣❣💓💓💓💓❤💓❤💓❤💓❤❤

  • @ladyblue6595
    @ladyblue6595 4 роки тому +31

    You got it in your blood Ismail keep going huuno take somali music to another level....

  • @YoungAlphaG
    @YoungAlphaG 2 роки тому +1

    Ismail its me hanad your friends son and i like you melodi bro jeep goong bro🤣😎😎😜🤩

  • @sahrasy7102
    @sahrasy7102 4 роки тому +60

    Somaliyey mesha ugu jeclahey ee codka aan caadiga ku jiro waa marka mreyso 3:38mesha caadi ma ahan Wlahi omg 😍👌👍❤

    • @footballlanguage7420
      @footballlanguage7420 4 роки тому +2

      Vocal ka ma ila qadatay

    • @idirishusein4440
      @idirishusein4440 4 роки тому +1

      Aniguna waxan kahelay markay marayso 3:48 ilaa 3:49 iladhagayso waxakujira cod aan soomaalidu samayn oo funny ah

    • @sahrasy7102
      @sahrasy7102 4 роки тому

      @@idirishusein4440 mise waxad ka wada 3:38_3:40 mesha waa kula arkey 👌

    • @idirishusein4440
      @idirishusein4440 4 роки тому +1

      @@sahrasy7102 haaa walalo ma ila aragtay qaabka uu codka ujiidayo

    • @sahrasy7102
      @sahrasy7102 4 роки тому

      @@idirishusein4440 haa inaba caadi ma ahan meshas

  • @zakariadini223
    @zakariadini223 4 роки тому +25

    I swear to GOD man u the only somali singer I understand and love his song,

  • @sumeyyak1154
    @sumeyyak1154 4 роки тому +8

    3:38 Amaanta🥺Aniga lee igaa hadashay😁Thank you😂 Fanane Wan ku tageera Xog waliba horey usoco🔥❤️

  • @yasminmahamud3594
    @yasminmahamud3594 4 роки тому +1

    Eshcalaa fanaan👏👏hore uu soco Ismail Danaan👍

  • @marshmellbh6976
    @marshmellbh6976 4 роки тому +18

    Nabiil Bulle Gulled Simba Bilboard Asad Faqdiid Iyo Ismail Danan Team💪💪

  • @zuhurafaud7730
    @zuhurafaud7730 4 роки тому +13

    I like your actions, unique style, dance moves and voice 🔥😭 @ismail dannan

  • @zuweyzmohamed6103
    @zuweyzmohamed6103 4 роки тому

    Jaleeco aragtee tana iga hoo
    Heeso macaana aragtee tana iga hoo💔
    Kama daalo dhagesigeda Cajiib👌

  • @tiileedhaable4376
    @tiileedhaable4376 4 роки тому +9

    Ilaahayoow qabyaalada naga meeydh umada somaaliyeed midee kuwa midnimo waxey tahey haqaano kadhig

  • @mahamedahmed4340
    @mahamedahmed4340 4 роки тому +1

    the one and the only i always listen : from dhulka hooyo

  • @mouzeahmet671
    @mouzeahmet671 2 роки тому

    Hees lama odhn kro bro🔥🔥🤙🏻great man

  • @ridwanhakim1176
    @ridwanhakim1176 4 роки тому +1

    waaa makel jaksan (Ismacil mahmed barkhad goo forward zhp fanaan qaaliya❤❤❤❤

  • @bushramulah1012
    @bushramulah1012 4 роки тому +11

    From buntland fanan banankisa ku dhacaa tahy my bro keep going 🙏🥰🥰❤️❤️❤️❤️💐💐

  • @sumayahassan771
    @sumayahassan771 4 роки тому

    Smail danan waku tageraa wlhi video waqti galise intii nin facaga kanoolan lahaa adiga kanolow talent gaga horay usoco our fanaab🇸🇴♥️

  • @addifitahhashimi9158
    @addifitahhashimi9158 4 роки тому +13

    Ismail Dannan is the one and only one Somali singer that has an incredible talent for singing and the most talented singer in the Somali music industry and the young wonderful singer has lots of fans. Dannan is the Phil Collins of Somalis.

  • @liibaanfaisalmohamed2221
    @liibaanfaisalmohamed2221 4 роки тому

    Fananka fananinta eryaday danan

  • @jrshey8798
    @jrshey8798 4 роки тому +3

    Dannan is the best somali ginger🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @masbalahmed3304
    @masbalahmed3304 4 роки тому +1

    Super waye hesta wlh keep going ismail danan 💥💯🥰

  • @abdirahmanm6177
    @abdirahmanm6177 4 роки тому +2

    Music xxx codka tarq lxanka trarx 2020@ taraarax cishqi 2020 wn ku rxeysty xxxx xishoodka xx mc zuleeqa zulka ka dhuqay hehehe top wan tbaya hda

  • @anu_mahmeit_hassan345
    @anu_mahmeit_hassan345 4 роки тому +5

    Waxa uu videogana uu qalma 1week 1.000,000 Lipaxa kuu tageer walhi waliba ada iyo ada From Canada 🇨🇦

  • @Mohan4Vlogz
    @Mohan4Vlogz 4 роки тому

    Favorite part 1:27 ....................... This beat is another level ... Ismael Danan nin tagay

  • @SS-ol2lp
    @SS-ol2lp 4 роки тому +13

    Not somali, defo don't speak it, but this song🧡🧡

  • @ahmedmohamedahmed8874
    @ahmedmohamedahmed8874 4 роки тому +2

    Ismacil danan inta tagero uhysa like taabo🥰

  • @abdiilyas7211
    @abdiilyas7211 4 роки тому

    Je vous soutiens 100% depuis Djibouti

  • @abdiaziizali33
    @abdiaziizali33 4 роки тому +3

    1M maalintay gaadho like dhac kusii wll 🤪👍

  • @zakariyeraul7115
    @zakariyeraul7115 4 роки тому +1

    Top hees wxni hees way dhaafty intii igu raacsan like ta igu qabta

  • @mustafatess8298
    @mustafatess8298 4 роки тому

    Waa mucjiso ninkan weli fanaan somali ah oo sidi jason darula iyo chrisbrown u heesay wa #1

  • @CM-fg7rt
    @CM-fg7rt 4 роки тому

    Heesta muuqaalkii hore ee aad u samaysay ayaa fiicnaa maad soo galisid

  • @engabshirkable2871
    @engabshirkable2871 4 роки тому +7

    Hooyadaa mcn janada allaha geeyo
    Walaal subscribe iisaar plzz😢😢

  • @zadaamapdi2561
    @zadaamapdi2561 4 роки тому +1

    Markay 1M gaadho like isaar hada waxba kaama rabo adiga qoraalka aqrinaya😎😂✌

  • @raqad4642
    @raqad4642 4 роки тому +7

    Fanaaniinta caalamku lasocda Hollywood somalia 🇸🇴 hadu jiri lahaa Ismail first fanaan star ⭐️ helo bu noqon lahaa cod style laxan music everything wa top horey usoco walaalo ❤️❤️❤️

  • @abubakarshegow8726
    @abubakarshegow8726 4 роки тому +1

    Mash Allah Somalia amazing

  • @cawaaledeeqsi1525
    @cawaaledeeqsi1525 4 роки тому +7

    Ilaahay wuxuu hibo kuu siiyay cod aan laga xiiso dhacayn. Hore u soco sxb.

  • @salmaanaj2498
    @salmaanaj2498 4 роки тому +1

    Bro wlhi you are the best for me keep goin bro😍❤❤❤❤

  • @mohahmed345
    @mohahmed345 3 роки тому +1

    Aabow furinle waxkalaad tuntay waleeee

  • @Mohamet-Opderahman
    @Mohamet-Opderahman 4 роки тому +7

    Heestan In ay 1Million GaadhaysO Hadaad arkayso Like 👍👍👍😂😂

  • @macamarzaki4721
    @macamarzaki4721 4 роки тому +2

    Danan amad isdhaq daa zxb waxaada hay nin zxb ha samen sida dad ka qaar 😂oo isdhaqay sidii dumarkii camal

  • @khalidosman5708
    @khalidosman5708 4 роки тому +2

    Why this song reach 10m views why why !!!😭😭😭

  • @abdirizakmal5700
    @abdirizakmal5700 4 роки тому

    Warya ujeda in fananku badalay muqalki uu trailerka kuso saray ee xashishada u dhuqyay??
    First comenti an qoro waye hit the like 😉

  • @nimomumin9029
    @nimomumin9029 3 роки тому +2

    Fanan jira waa ku salamay aniga reer borame ah afkaaga caano lagu qabay danan

  • @hamdidiriye796
    @hamdidiriye796 4 роки тому +1

    The best

  • @bagadsiin2274
    @bagadsiin2274 4 роки тому

    Tolmoon Best ciyaar

  • @amiincabdoo7968
    @amiincabdoo7968 4 роки тому

    Al fanaan Danan # reer boorama 2020 April like iisaara

  • @radwankhadar6772
    @radwankhadar6772 4 роки тому

    Ciyalkii borma sidaa waan naqanaa

  • @anfacvideographer
    @anfacvideographer 4 роки тому

    Run ahaantii waxaad nooloaysay
    Fanka iyo suganta waxanad udub
    Dhexaad utahay fanka somaliyeed

  • @liibaansalaad9018
    @liibaansalaad9018 4 роки тому +1

    Wooow you kill it bro Amazing ❤👍

  • @MucaashaQ_19_01
    @MucaashaQ_19_01 4 роки тому +19

    Intii reer burco aH like al fanan danan

  • @abdulahiabuker5183
    @abdulahiabuker5183 4 роки тому

    Aduunka oo kale majogo

  • @apdirizackmohamed3437
    @apdirizackmohamed3437 2 роки тому +1

    Michael Jackson ❤🤙

  • @guledneero4014
    @guledneero4014 4 роки тому

    Ismail danan fankii re European

  • @ayanhassan2177
    @ayanhassan2177 4 роки тому

    Why like ta intan u thy Somaliyey ma fanan ka cod macan ba jira ama video qurxun kala kiciya mesha sxb

  • @abdulaziz.tallosame9249
    @abdulaziz.tallosame9249 4 роки тому +6

    Maasha Allah My pro hore usoco heestii qarniga weeyi

  • @rasta023
    @rasta023 4 роки тому +4

    Muuqaalkii Hore maxaad u Badashay 😥 yaaqay kii horaaa Hitt ahaaye

  • @mabsuudismael5577
    @mabsuudismael5577 4 роки тому +1

    Fanaa tagey uu talaabsadey

  • @nagwamohamed1288
    @nagwamohamed1288 4 роки тому

    Waandaalay saan usugayay heestan. Maxaad ubadashay jaakadii madoobayd❤

  • @amkh.ashayte4852
    @amkh.ashayte4852 4 роки тому +5

    Shoodhahaygii ismacil maxamed barkhad DANAN. Hore usoco indr

  • @deekera7363
    @deekera7363 4 роки тому +5

    Wow wow oh ma gash! Ismail sxb I can't believe what u did! It's so UNBELIEVABLE and don't wanna stop listening, feeling, relaxing, surprising it.
    No one to compare with you ismail go forward please and give me another hit can't wait your next move.
    God bless you

  • @shantasomaliwayn6604
    @shantasomaliwayn6604 4 роки тому +3

    Ismacil danan horey u soco waxa tahay fansan dhamaystiran

  • @calibd1637
    @calibd1637 4 роки тому

    Vidoe 👌
    Codka 👌
    Ereyada 👌
    Laxanka 👌
    Goobta lala beegsadey 👌
    Wuxuba waaa dhag 👌 like dhag kusii

  • @BidhaamiyeMedia
    @BidhaamiyeMedia 4 роки тому +3

    Qofki ismail danan taageera farta taag yaase heesihiisa inu dhagaysta jecel heestee ugu jeceshahy heesihii plz so qor wa tartan kooban

  • @AsadFamilyChannel1
    @AsadFamilyChannel1 4 роки тому +1

    Laxanka inaba caadi mahan wlhi