Jabuuti Oo Waran Lama filaana dhabarka uga Toogatay Itobiya, Oromadii oo kacdoonBilaabay & Masar oo.

Поділитися
Вставка
  • Опубліковано 16 вер 2024
  • ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔Suldaanka Tv Channel You Can Get This Channel Somali Update News 24 Hours Daily
    #@suldaankatv.

КОМЕНТАРІ • 21

  • @husseinhassan1096
    @husseinhassan1096 6 днів тому +10

    Somalia, Egypt and Eritrea GUUL inshallah

  • @nimoislawo2143
    @nimoislawo2143 6 днів тому +4

    Umada somaliyeed guul cadowgeena cagta kahoos awoowe yasheen waa noso dhifaceen dadkeena iyo dalkeena manta waa malinteena waana dhifaceeyna 🦁🦁🦁🦁🦁

  • @farhanahmed4242
    @farhanahmed4242 6 днів тому +2

    Djibouti is very smart MASHA’ALLAH 👍 🇩🇯

  • @hassanmeraneh1236
    @hassanmeraneh1236 6 днів тому +1

    Guul inshaallah eritrea ,masar iyo Somalia against oromo.....

  • @malaboa591
    @malaboa591 6 днів тому +2

    Ethiopia dhibaatada iyo isku dirka ay nagu haaysto Allaha naga reebo Soomaaliya, hadaan nahay Inshaa Allaah

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 6 днів тому +2

    Maxaa ka galay waxii sogalayo somaliya .Aromada waa Qaldanyihiin war jooga dhulkiina .weligaa ma arkeysiin dhulka ama bad umada soalaliyaad waxaa tihiin tuugo sharkiina Allah ha idinku celsho Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil Etobia iyo waxii tageera Etobia dhulka Allah ha la goyo waa dalamiin .xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @MacalinKinyaati
    @MacalinKinyaati 6 днів тому +4

    Ethopia is day dreaming because Somalia is for Somalis not for oromo and Ethopia kkkkkkkkkkkk Ethopia must go out of our country quickly

    • @Lulu-ie3jb
      @Lulu-ie3jb 6 днів тому

      Exactly, wouldn't say it better.

  • @AadanCali-l2u
    @AadanCali-l2u 6 днів тому +1

    Dowonkasn. Ogaadeen. Ha. Isla. Aamuuso

  • @dargo114
    @dargo114 6 днів тому +2

    Laftagareen mar hore ayuu Etheopia uga balanqaaday inuu siiyo badda Baraawe.

    • @sahraahmed4810
      @sahraahmed4810 6 днів тому +2

      Eelaay wiiq lafta gareen muxuu siin karaa muuse biixi ayaa lagu qabsaday see u siin karaa balanqaad been ah ayaan u aqaan bada ma dhaxal gooni ah ayuu u helay waa maya shacabka soomaali oo dhan baa leh waa dhul iyo bad soomaali futadiisuu leeyahay ha dhiibto Ethiopia ha siiyo caqligii cidihii waa yahay ninkii kursiga ku fadhiisto dowlado shisheeye ayuu taageeraa war wax isku fala Ethiopia hadaa la saaraa meel ay joogaan ba

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 6 днів тому

    Suldaan benlow kataab iyo
    Wexa war An heyn'
    Wuxu u shekaynayaa Gime
    Carruured shabka somalidda
    Wexan oo kale hadhegessni
    Ninka.mesha ka xidhe'

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 6 днів тому +1

    TALISKA MACANGAGA AH EE ABII HADAL IYO WAABSI IYO LAFTA GAREEN OO GADAAL LAGA HOR ISTAAGO DAGAAL UMA ,ARAGNEE BILILIQADA ITHOPIYA HORAY AYAAN U BARANAYEE DAGAALKA BILOOW

  • @alisuja3894
    @alisuja3894 6 днів тому +1

    Buubuuniska idaacadaan Ethiopia ee yaa la dhahay san soamliyay

  • @majaajoosmajoojoos7578
    @majaajoosmajoojoos7578 6 днів тому +1

    Mid ucuntami karto hadeysan aheeyn badda somalia waa janee soo socda dheh oo dagaalka wadankaaga kaqeeyb qaado wariye sagaxoow ee kaliya wexii aay ku hadleeyn ha,inoo,sheegin oo hainaga dhigin kuwa hadla,kaliya

  • @Sarta100
    @Sarta100 6 днів тому +2

    Masar waxay difaaceysaa oo iskaashi ka dhexeeyaa dowlada soomasliya badeeda iyo dhulkeeda oo orromo inay qabsato rabto waana lala dagaalaa lagana saaraa dalja oo dhan xuduudana waa lasoo xiraa waana la nadiifinaa kuwa gudaha ku jira sida k.galbeed gedo iyo meela kale waa ka buufunaa cayayasnka orromada ee bagu soo taacay gasjafooda iyo dilligooda kuwa la jirsada waa lagu daraa.

    • @goudhassanaden4627
      @goudhassanaden4627 6 днів тому +1

      Masar cid ma difaacdo ee danaheeda ayay wadataa Falstiin ay wax u tari lahayde.Dadkan dhagagaalaha ah ayaa waxaa loogu sheekaynayaa.

  • @rashidmoh7262
    @rashidmoh7262 6 днів тому

    Kkkkk
    Gacan ka hadel wuxu sheegayo
    Feer so

  • @fadumo2199
    @fadumo2199 6 днів тому +1

    Soomaali waa laqbsaday sidaas ayadna ka shaqeysasaan weriye siyaasi shacab si isku mid ah ..macsokor.

  • @user-gf6mu3fr3v
    @user-gf6mu3fr3v 6 днів тому +1

    DFS iyo maamulka buntland ha garab istagan ilma diyano si deni meesha loo dhafiyo.

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 6 днів тому +1

    BEENLOW....MADAXWEYNE GELLE BEEN HAKA SHEEGIN, JAAJUS ITOOBIYA O CADOW SOMALIYEED AYA TAHAY.